SABABTAVJABTA CIIDAMADII MW XASAN SHIIKH RAASKAAMBOONI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 48

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 วันที่ผ่านมา +6

    Fashiluu Damul Qushaash 😂😂😂😂😂😂Ogaden wey carareen miya😂😂 Allah Adanaa Engris waa funny 😂

  • @aliabdalla8647
    @aliabdalla8647 วันที่ผ่านมา +4

    Rabbi ay mahadi u sugantey jaab xasan munafaq iyo koxadisa

  • @Terza56
    @Terza56 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Run ka hadlaha xaqiiqda jirta✅✅✅

  • @ubaxadam6636
    @ubaxadam6636 วันที่ผ่านมา

    Damuljadiid fashilkooda horey ayaad usheetey adaana sheektey inaa lasoo afjaraayo dam alkhushaash thank you so much mundane ❤anagaa markhaati ka ah ❤❤❤🎉

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    GUUUUUL JUBALAND ❤❤❤

  • @balbaalmahamed4685
    @balbaalmahamed4685 วันที่ผ่านมา +1

    Addaa. Runsheegaya. Waana. Kaxumahay. Ciidamadii. Soomaaliyeed. Inwallaalo. Hood. Laguweeraro oolayskubaaboo. Laakiin. Xaqiibaa. Guulaystey

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😢😢😢😢😢😢wax lagu farxaa maaha jabka soo gaaray labada dhinac

  • @silverloola726
    @silverloola726 วันที่ผ่านมา +2

    Guushii Jubaland ma wxaad siisay Imaaraad. Hub, Saanad, lacag luguma guuleeysto dagaal, Rug Xineey ley baa guuleesta dagaal.

  • @KaltoumMoumin
    @KaltoumMoumin วันที่ผ่านมา +1

    Wuxu ka yimid khaqdara xassan sh Allah jabiyo xassan gurgurte iyo xulusadisa

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    1. Tuug Gacantiisa baa sheegta.
    2. Kadaab na. Afkiisa.
    Waxaan La-joogin, Un baa Mid arka. Iyo #3-Namiim-nimo.
    Marka Dadkaan. Waa Dad Naartii, Og ineeysan ka badbaadeen...
    Xasan Waa 3xda ba + Waxyaale kale camal. .
    Eebena wuu balan qaaday. Naarta.

  • @husseinosman1871
    @husseinosman1871 วันที่ผ่านมา +1

    Wadanka emergense ayuu ku jiraa xassan waa inuu dhegdheg u soo laabtaa

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mar admis marna Alshabaab marna anaga waa la idin fahmey ma xishootaan damul jadiidey

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Duurkaa ugu xun kuwa galay libaax xun bey meshaasi leedahay

  • @khadarmaxamedmire4021
    @khadarmaxamedmire4021 วันที่ผ่านมา +1

    RUNTA ADIGAA SHEEGAYA LAAKIIN LAFTA GAREEN WAXAAD SAARTA BAAFIN

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. วันที่ผ่านมา

    16:19.
    Doowlada Xamar baa ba. Dagaal iyo Xiritaan ku dhawaaqday ye.
    Oo Ciidan halkaa, geeyay. Iyo Diyaarado, Guurguurooyo.. Xabadana bilaaway.
    Kaartadii Matan-Yahu waaye.
    Munaafuq, Afkiisa baa Jara..

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. วันที่ผ่านมา

    16:18.
    Xasan wuxuu dhahay. 9saac Baa guryaha, idiinku imaan.
    Laandheere-nimadeeydaa Lagu Ciyaarooyaa. Yaa la dhihin.
    Wixii Mucaarad igu ah,.
    🤔 Ma Xamar unbaa, Haduu Awood damco. Mise Waa 7-oo idil.

  • @omaromarsufi2550
    @omaromarsufi2550 วันที่ผ่านมา +1

    Guuuuul Kismayo

  • @aliabdalla8647
    @aliabdalla8647 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan munafaq wau ku garato baxa xamaz xiilaka ayu ka qad malaha so socod hh

  • @aminasalad7410
    @aminasalad7410 วันที่ผ่านมา

    Arkuwan wa ina cenayeen been badana subaxllah

  • @luqmanalxakiim4170
    @luqmanalxakiim4170 วันที่ผ่านมา

    Guul

  • @omaromarsufi2550
    @omaromarsufi2550 วันที่ผ่านมา

    Ayooo Madigee ayaa haysaa Hasan tuug

  • @NuuraxmeddahirNuuraxmeddahir
    @NuuraxmeddahirNuuraxmeddahir วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkk
    Tawarbaa urun sheegtay xasan iyo xamze

  • @ahmednur1011
    @ahmednur1011 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xagee 200 ee babur diyaar ku ahaayen oo laga soo geliyey?

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maanta hadha hadha ma aha miyaa

  • @HaytiNura
    @HaytiNura วันที่ผ่านมา

    Runtii wayab cidanki wala dhameyey waxan laguliyahay dowalad way benayal bal cidanki jabkisii bal qarinayan xasan munafaq ilahay umada hakaqabto

  • @ahmedabadulahifolay204
    @ahmedabadulahifolay204 วันที่ผ่านมา

    Caqliga Ogaadeen wushaqeeyey mawaxay ladagalamilahaayeen hadayna saayeelin labada dhanba Ogaadeen baajabilahaa

    • @june6206
      @june6206 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xasan ba jabay nin ciidani ninkui ka Amat qato wa shuqul ciidan wa aqli hawiye waxa lagu jabey 😂

  • @ezzaddinbaomar440
    @ezzaddinbaomar440 วันที่ผ่านมา +1

    Jabka Xasan Shiilkh jecliyaa 😂😂😂😂.
    th-cam.com/video/kTdppGVVVUE/w-d-xo.htmlsi=gHW1XgShWN8ENrrV

  • @KamalAbukar
    @KamalAbukar วันที่ผ่านมา

    Waxaan isku dayeynaa inaan Soomaalida u sheegno qabyaaladda aad bay u liidataa waxay nagu soo kordhisay cadho aan isku faraxsanayn in la illowsiiyo salaantii waxba ma noqonayso haba yaraatee waxay ahayd in dadkeena lagu mashquuliyo goorma ayaynu is fahannaa qabyaaladdu waxay leedahay saamayn nagu yeelatay waxay dadkeenii ka saartay xaqiiqooyin aynaan garanayn si aynu hore ugu socono Waxaan dadka soomaaliyeed ka codsanayaa su'aal ah maxaa dib u dhac u noqday sidii gumeystihii neo-gumeysigu wuxuu dadkeena u geystay hadda waxaa la joogaa waqtigii ummadda Soomaaliyeed looga digayo in ay ka xoroobaan qabyaaladda sidoo kale qalafsanaan xun ayaa dhinac nalagu riixayaa sababtoo ah waxaas oo dhan waxay ku xiran yihiin. Soomaalidu waxay u haysataa inay iska jeex-jeexan tahay marka qabyaaladdu maskaxda ku hayso, runtii Soomaalida qaarkood ma garanayaan in qabyaaladda waxa ina kala kaxaysa maxaa keenay in aynu weli qoriga ku dhex haysanno Soomaaliya inagoo dadkeennii laayayno. Qabyaaladu waxay ina bartay in anagoo dadkeena neceb hadii aynu nidhaahno maya qabyaalada hadana aynu u soo noqono waaqica jira in aanay jirin wax ina daba-tagaya ama niyaddeena hoos u dhigaya Soomaali ahaan.

  • @Ayaanbarqadcali-zo1pr
    @Ayaanbarqadcali-zo1pr 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan tuug wuxuu rabay in reer jublnd qaxan laskiin ilahay Mahdi waa la gedismay moryanrtii xasan tuug manta qoxotiiga Kenya bayku jiran ugali baa loo qaybine UNCR baa bacoh uqaybinen god wlle ha qodin hadii aad qodoh ha dheeran kudhici donate Alle og guul ciidmadii bir jeex geesi yasha naftoda uhuray dadkooda dalkooda❤❤

  • @shamsogarad6932
    @shamsogarad6932 วันที่ผ่านมา

    Turkiga walaalo ma nihin ee waa tuugo munaafiqiin ah,

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mj madaxweynehoodey ku kacsanayeen daacad uma ahayn Odaga waalan

    • @AnabSaed-us1wo
      @AnabSaed-us1wo 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Cancel

  • @AnabAden-t1u
    @AnabAden-t1u วันที่ผ่านมา

    Jabiye kansar ookismaanyo gacanta kudhiga Insha alaah

    • @june6206
      @june6206 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xasan dhiiqo jabey😂😂😂

  • @siatbulle5893
    @siatbulle5893 วันที่ผ่านมา

    Kkkkk

  • @MaxamedAbdikaadir-p7h
    @MaxamedAbdikaadir-p7h วันที่ผ่านมา +1

    Kkkk guul jubaland

  • @ahmadfeysal5810
    @ahmadfeysal5810 วันที่ผ่านมา

    Cashar kadaran ayaa loo dhigi doonaa DJ state ka maaylaand godahiisa

  • @luqmanalxakiim4170
    @luqmanalxakiim4170 วันที่ผ่านมา

    Hhhhhhhhhhh

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wiilasha Somaliyeed ee Odaga waalani halligey ku farximaayo kumana farxi doono dagaal dambe laakiin Hassan in candhada ciidda loo daro waa rabey

    • @AnabSaed-us1wo
      @AnabSaed-us1wo 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Cancel

  • @abdishakur5064
    @abdishakur5064 วันที่ผ่านมา

    War beenta iskada majerten maba kujirin macalin beentadu wa badantahay

  • @siatbulle5893
    @siatbulle5893 วันที่ผ่านมา

    Kkkkk