Saalo iyo Jawaabo Q 7 aad || Sh Maxamed Cabdi Umal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
    fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

ความคิดเห็น • 88

  • @cusleyeciltire1008
    @cusleyeciltire1008 2 ปีที่แล้ว +13

    Sh.Umal,muxadiradisa,su'asha uu ku jaawabayo waliga ka ma daalaysid karaysid dhageysi sababto ah waxay cad yihiin,waxu iga jawaabaya sidu u garanayo oo uu ku siinaya jawaab wanaagsan boqortooyo ah aad ku qaaci doonto oo raali ku noqoonto
    S.Umal waan ku mahdcelinaya Allah ha ku xafido daragada ugu sareysana Jannatul Firdowsa ha ku siiyo,waxaan ku rajeynaya Ramadan Mubarak 2022, wanaagsan iyo dhaman waxaay bishan inoo saamaxdo inan Allah ugu dhawaano
    Waxaad ka mid tahay sheikhyada somaliyeed ee aan aad kaa uu dhageysto.Sh.Umal waxaan jecla inaan si toos ah uu dhageysto, laakin wakhdiga saacadaaha kala duwaan ay ii samixiiwayeey,wa todoba saacadood(7-8 hours Ahead)
    Nord America to Afrika

  • @abdifatah5288
    @abdifatah5288 ปีที่แล้ว

    Masha allah sheikh mohamed abdi umal allah yaa xifdika fil dunia wal akhira amin

  • @abdunurabdule5179
    @abdunurabdule5179 ปีที่แล้ว +1

    Walaalayaal muaadaradaan waa mid hore walaalayaal suaalihii iyo jawaabihii sanadkaan 2022 noowada waxeey noo maraysay 4aad raali ahaada jazaakumullah khayr

  • @abdiazizaliissa9286
    @abdiazizaliissa9286 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah mufti umal

  • @mucaadmaxamed6779
    @mucaadmaxamed6779 2 ปีที่แล้ว +11

    شيخنا العلامة صاحب الحكم وطرائف اللهم احفظه في الدارين

  • @mr.aosman3054
    @mr.aosman3054 2 ปีที่แล้ว +2

    Rabi haku xafido Aduun iyo Aakhiraba
    Sheekh Maxamed Cabd Umal.

  • @ashaabokor8690
    @ashaabokor8690 2 ปีที่แล้ว

    MAAN SHA ALLA

  • @nasteexocabsulqaadir8381
    @nasteexocabsulqaadir8381 ปีที่แล้ว

    Xafiduhu alllh sheekh

  • @maslahali4918
    @maslahali4918 2 ปีที่แล้ว +3

    اللهم احفظ لشيخنا الفاضل محمد عبد امل

  • @qamarosman4789
    @qamarosman4789 2 ปีที่แล้ว

    Sheeqa waa la galay wlhi. Lnk waaka baxsay masha'allah. Waaarin qosol eh. 24:mint

  • @engrmohamoudgeelemohamoud2303
    @engrmohamoudgeelemohamoud2303 ปีที่แล้ว +1

    شيخ محمد عبد أمل حفطه الله

  • @leaderzachariachannel9691
    @leaderzachariachannel9691 2 ปีที่แล้ว +2

    Good guy so you educatonal leader i livefot viena so be brave

  • @barreachmed4125
    @barreachmed4125 ปีที่แล้ว

    a.s.c. markaad makarafoonka ku hadlayso adigu siini ugu hadal laguma maqlayo asc
    .

  • @zamzamisse5352
    @zamzamisse5352 2 ปีที่แล้ว +4

    الله احفط لشيخنا امل

  • @zaamahmed1470
    @zaamahmed1470 2 ปีที่แล้ว

    Allah haku barakeeyo cimriga sheikh

  • @hamzehassan2652
    @hamzehassan2652 2 ปีที่แล้ว +8

    ما شاء الله تبارك الله حفطك الله يا شيخ محمد امل ورعاك أ حبك في الله يا شيخنا

  • @abdallamalin9371
    @abdallamalin9371 2 ปีที่แล้ว

    Jazakkallah khayr sheekhanaa Sh Maxamed Abdi Umal

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah. Jazakaallahu Kheyr Sheekh

  • @kossabdi6102
    @kossabdi6102 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a sh umul 🥰🥰

  • @tukawyarawxassan7725
    @tukawyarawxassan7725 2 ปีที่แล้ว

    جزاكم الله خيرا

  • @fatumaabdullahigure7478
    @fatumaabdullahigure7478 2 ปีที่แล้ว

    Masha,Allah, Jazakallah kheyran

  • @fardowsaismail4264
    @fardowsaismail4264 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah khayr

  • @samsamlakii1729
    @samsamlakii1729 2 ปีที่แล้ว

    Maan sha Allah tabarakalah

  • @hamzehassan2652
    @hamzehassan2652 2 ปีที่แล้ว

    يا شيخنا بارك الله يا أ خي في الله

  • @Ss53426
    @Ss53426 2 ปีที่แล้ว +2

    Suaalahan badan ee culimada la weydiinayo waaxa keenaya dadka aan waxba akhriyin diinta baranayn fadlan intiina wuxuun dhigatay is bara inaad wax akhrudaan ugu yaraana inta diinta waajibaad ku kaaga ansaxayaan bartaa
    Waa iga nasiixo

  • @Miss-sagal
    @Miss-sagal 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah
    Alle haku xafido sheekh umal ♥️

  • @leaderzachariachannel9691
    @leaderzachariachannel9691 2 ปีที่แล้ว

    Su'aalaha xaggee laga soo dorayAA SU'AAL

    • @hudasuldan5360
      @hudasuldan5360 2 ปีที่แล้ว +1

      Lambarka shaa shada yaala, qaybta labaad ee su aalaha

  • @abdihassan4785
    @abdihassan4785 2 ปีที่แล้ว

    Masha'alaah ilaahay ha'inoo xifdiyo sheekha iyo Culimada kalaba.

  • @cabdulahigaagaa1260
    @cabdulahigaagaa1260 2 ปีที่แล้ว

    Jasaaka Allah Sheikh Maxamed Cabdi Umal

  • @kasimahmed2835
    @kasimahmed2835 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @saabiriincadey2608
    @saabiriincadey2608 2 ปีที่แล้ว +1

    MASH allah

  • @bouzianebenali1200
    @bouzianebenali1200 2 ปีที่แล้ว +1

    اللَّهُـمّ صَــــــل علَےَ سيدنا مُحمَّــــــــد و علَےَ آل سيدنا مُحمَّــــــــد كما صَــــــلٌيت علَےَ سيدنا إِبْرَاهِيمَ و علَےَ آل سيدنا إِبْرَاهِيمَ إِنَّك حَمِيدٌ مَجِيدٌ اللهم بارك علَےَ سيدنا مُحمَّــــــــد و علَےَ آل سيدنا مُحمَّــــــــد كما باركت علَےَ سيدنا إِبْرَاهِيمَ و علَےَ آل سيدنا إِبْرَاهِيمَ إِنَّك حَمِيدٌ مَجِيد
    الَّلهُمَّ أَوْرِدْنَا حَوْضَهُ وَاحْشُرْنَا فِي زُمْرَتِهُ وَأَنِلْنَا شَفَاعَتَهُ وَاجْعَلْنَا فِي الجَنَّةِ بِجِوَارِهِ ﷺ
    اللهم أصلح أمة سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @garaadsan.6191
    @garaadsan.6191 2 ปีที่แล้ว

    Xalaqooyin noo diyaariya Ramadanka Ummadaha kale shuyuukhdooda barnaamijyo ayey usoo diyaariyan oo bilawga ilaa dhamaadka soconaya oo isku xiran.

  • @abdulahialta9919
    @abdulahialta9919 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh umal inaan su aal khaasa waydiiya rabay ma heli karaa

    • @maryancabdirisaq8118
      @maryancabdirisaq8118 2 ปีที่แล้ว

      Haa qeybta 1 ama 2 ee su.alah ayu ku qoran yahy dib ogu noqo

  • @HalimoHassan-q7r
    @HalimoHassan-q7r 11 หลายเดือนก่อน

    Anigo hawyne ah wadad inu kutub badan kutubta akteda taley ay IGA takgen ana Dan ba IGA gashy kutubta ana wangaday nikana maushegin asagan u shahiday Galla ba dishay anina qalbigeyga waxan kahaley Ina usadaqeya kutubta anina msajid ugeya ayan kahaley anina Mai hisbasanen qeyb wan bixay qeybta kle wan kutalajira sheekow waxan kusumeya kitabadas

  • @Deymo.
    @Deymo. 2 ปีที่แล้ว

    seeekha su´aalaha xaggee loogu soo hagaajinayaa wll?

  • @anasmohamed5191
    @anasmohamed5191 2 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @apdiqani2515
    @apdiqani2515 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk.sheikh waa iga qoliyay

  • @biyaayo
    @biyaayo 2 ปีที่แล้ว

    Su aalaha xgee lagu diraa pls

  • @ahmedsuldaannnnnooooootfew7204
    @ahmedsuldaannnnnooooootfew7204 11 หลายเดือนก่อน

    Sheekhu hadalkiisu waa cadyahay hadalkana isma dhex dhigo alaha ku xafido waa habeen a axada bishuna tahay 13/11/2023 4:52

  • @mohamedabiib114abiib4
    @mohamedabiib114abiib4 2 ปีที่แล้ว

    Asc

    • @mohamedabiib114abiib4
      @mohamedabiib114abiib4 2 ปีที่แล้ว

      Xageen suaalo idinka weydiiya telka maad ii sooqori kartaan halkan

  • @mohamedothowa798
    @mohamedothowa798 2 ปีที่แล้ว +2

    Wll maid shektid mesha suasha an kusodiro

    • @abdinajibmohamed5746
      @abdinajibmohamed5746 2 ปีที่แล้ว

      Video yadi hore dib uraca lmbrka qebta dame ku qoran ogu dir

    • @mohamedothowa798
      @mohamedothowa798 2 ปีที่แล้ว

      @@abdinajibmohamed5746 haye wll inkastoo inad ishektan qumaned

  • @falisissahak
    @falisissahak 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc
    Sheekhow gaari baan qaatay oo dayna waxana jooga canada bil walbana lacag aan ku balanay baan bixiya
    Gaarigana kama maarmo oo shaqada ayaa igu adag
    Balse balanta aan galnay hadaan lacagtas ku bixiyo ma ribaan ku jiraa please ii soo sheeg ajar allaha ka siiyo

  • @nael440
    @nael440 2 ปีที่แล้ว

    Canshuurta USA hadii lagu yeeshoh waa in aad celiyaa adeer diintu xeeleysi ma aha alle ha laga cabsado.

  • @caaishoqaasim5135
    @caaishoqaasim5135 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh ilahey ha kuxafido waxan rabaa inaad iga jahil bixiso maalinta jimcada salaada masjidka lagu dukanayo oo 2 rakcadood ah saladii dukurkaheyd masidaasbey iigabaxday saladii duhurkii ee kamid aheyd shantii salaadood ee maalinta igu wajibkaheyd hadii masjidka kudukadho 2rakcadood ee waqtiga duhurka ladukanayo masjidka mise waxaa la igarabaa inaan dukadho saladii dukurkaheyd mida 2 mawaajibaa 2rakcadood ee jimcada hadii xataa aan ahay dumar oo aanaan heleynin masjid oo aan ahy gurujoog 2rakcadood ma igu waajibaa mise saladii duhurkaheyd bes unban iskadukadhaa sheekh

    • @samirzain7212
      @samirzain7212 2 ปีที่แล้ว

      Wll suaashan sh ibn baz ayaa laweydiiye. Hadaad masjidka kutukaneyso sida raga labo rakco unbaad tukan balse xaafada hadaad kutukaneysid afarta rakco ayaad tukan. Wallahu aclam.

  • @umumaxmuud8228
    @umumaxmuud8228 2 ปีที่แล้ว +1

    wll shiikha iiwaydii in aan wayso la aan kitaabka qur aanka qaban karo

    • @fadumohassan6511
      @fadumohassan6511 2 ปีที่แล้ว

      Wllo waa laa weeydiyay haadii xalaqadan kii kaa hooreeysay soo dhageeyso iiyaada kaa heelaysah iinsha haadii aad caado qaabtiid maaro iska xiiji kitaabka sheikha saas buu uga jawaabay

  • @samiramohamed251
    @samiramohamed251 2 ปีที่แล้ว

    asc shekhow plz noo shega mesha aan ku so gudbin kar no su allehena ama ku so qori karno plz

  • @aliyowma
    @aliyowma 2 ปีที่แล้ว

    Asc magacaygu waa Ali Yowma waxan ku noolahay Dalka Germany waxan raba sheikha in an Su‘al way diyo xagee aya kala xareraa ?
    Mahadsanaden wlalaliyal runti Barnaamijkan waxbadan aya ka faiady

  • @mohamedabiib114abiib4
    @mohamedabiib114abiib4 2 ปีที่แล้ว

    Asc waxaan rabaa inaan sualo ina weydiiyo xageen telkiina ka helaa

  • @khadraahmed6227
    @khadraahmed6227 2 ปีที่แล้ว

    ACS Wlloyaal Shekha Hal .ken ka la xidhidha Su aal way diin lahaye

    • @maryancabdirisaq8118
      @maryancabdirisaq8118 2 ปีที่แล้ว

      Waxd dib ogu noqota qeybta 2 ama 1 halkas ayu ku qoran yahy whatAspp

  • @Daljire12
    @Daljire12 2 ปีที่แล้ว

    Asc
    Sheikha alla ha xafido
    Su,aasha aan weeydiina maanta waxa waaye
    Hadii aan Taraawiixda dukanaayo Imaamkiina uu suuradii gafo (Qaldo)
    Maka fiirsan karaa Mobileka anoo rabo inaa ka toosiyo
    Wsc

    • @samirzain7212
      @samirzain7212 2 ปีที่แล้ว

      Wcs haa akhii phonkaaga waad kafiirsan kartaa dhib maleh

  • @chiracchannel3519
    @chiracchannel3519 2 ปีที่แล้ว

    Asc shiik waxaa igudhacday saxuurta waxaan cabaa biyo bis waxaanan saacada kukici jiray 04-40 marka waxaan kugaladay 05-40 markaan biyihi cabay ayaan ogaaday marka maalinkaas magileeyaa mise

  • @deeqodaahir8996
    @deeqodaahir8996 2 ปีที่แล้ว

    Sheydhaan umul maa wax wey dineysiin.

    • @luleyhussein4876
      @luleyhussein4876 2 ปีที่แล้ว

      Subaxanallaha ilahey ha kuso hadeyo waxa ku dhaho ma aqane

    • @deeqodaahir8996
      @deeqodaahir8996 2 ปีที่แล้ว +1

      @@luleyhussein4876 maxaa dhacay hee, waayo waa ogtahay inuu caayay NABIGA C.S.W, marka muxuu yahay bakhtiga ii sheeg.

    • @luleyhussein4876
      @luleyhussein4876 2 ปีที่แล้ว

      @@deeqodaahir8996 ilahey ha kuso hadeyo isgo nabi sce cayahyo ma arg ee edb u yel afkad walihi ilahey Wu ku weydi dona waxa adionkisa ku caysay had wa bil ramdan aqald waa muhiim

    • @deeqodaahir8996
      @deeqodaahir8996 2 ปีที่แล้ว

      @@luleyhussein4876 TH-cam ka , ka raadi waa arki doontaa, asigoo ku sheegayo in nabiga C.S.W injir laga helay, sidaas awgeed umul hadaan dilo jano aa galaa.

  • @makaabiikar4092
    @makaabiikar4092 2 ปีที่แล้ว

    Koo,oh.I'm so,o

  • @umumaxamedamiin2185
    @umumaxamedamiin2185 2 ปีที่แล้ว

    Ina adeer maxaa su'aashi shalay komantiga kuugu reebay iiga gaarsii weysay intee lagu diraa oo kale su'aalaha iisheeg walbo ama iga gaarsii

    • @maryancabdirisaq8118
      @maryancabdirisaq8118 2 ปีที่แล้ว

      Qeybaha 1 ama 2 ee sualaha ayu ku qoran yahy numbarka ee dib ogu noqo wll

  • @mohamoudahmed6621
    @mohamoudahmed6621 2 ปีที่แล้ว +2

    What's different sigaarka iyo Bakhaakhda hhhhhhhh

  • @cabdiraxmanmaxamed1634
    @cabdiraxmanmaxamed1634 2 ปีที่แล้ว

    Xaaske mar baa furey hal dhalaaqo ka dib rajacto ayan dhaxey marlabaad mindi ayay qaadatey ano careesan culumo ayan u tagey waxay yiraaden dhalqadaas ma dhacin mar sadaxaad ayaan is dagaalney wax igu dhufatey anigo dhiig iga daadanayo ayan furey dhalqadaas madhey???

  • @hoyomanalchannel3257
    @hoyomanalchannel3257 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Allah xiftiyo sheikhyadena waxan Inka codsanaya subscribe isara channel mahadsanidin

  • @abdiabashir1456
    @abdiabashir1456 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @MouadLSane
    @MouadLSane 2 ปีที่แล้ว

    Wll maid shektid mesha suasha an kusodiro

  • @MouadLSane
    @MouadLSane 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll maid shektid mesha suasha an kusodiro

    • @DawradaSheekhCali
      @DawradaSheekhCali 2 ปีที่แล้ว

      Halkaa ku soo dir

    • @nanatihuseinkenya4105
      @nanatihuseinkenya4105 2 ปีที่แล้ว

      @@DawradaSheekhCali halkana walal

    • @ashmoh5727
      @ashmoh5727 2 ปีที่แล้ว

      @@DawradaSheekhCali Asalamu calaykum wa raxmatulaahi wa barakaaruhu
      Suuaal ayaan qabaa waxaana rsjeeynayaa sheekh umal inuu ka jawaabo khayr Allah ha siiyee.
      Zakada fidriga khasab miyaa inuu ninkaygu iga bixiyo. Waan shaqeeystaa waana iska bixin karaa ninkayguna hadda isku waddan ma daganin. Wuu iga bixin karaa laakin hadaan anigu idka bixiyo ma sax baa?
      Jazakum Allahu khayran

    • @ashmoh5727
      @ashmoh5727 2 ปีที่แล้ว

      @@DawradaSheekhCali Asalamu caleikum suaal kale ayaan qabaa. Sunnada salaadaha faralka ah ku xigta mar marna waan tukadaa mar marna waan ka tagaa. Waxaan maqlay inay fiicantahay in cibaadada laga dhigo joogto. Ma khalad baa markaan xoog iyo waqti iyo caziimad igu jirto inaan sunnaha tukado markii kalana faralka ku eekaado ? Jazakum Alllahu khayran