ความคิดเห็น •

  • @abdisalaansalaad3088
    @abdisalaansalaad3088 8 หลายเดือนก่อน +2

    Hapi qadra dishay

  • @aminaidris426
    @aminaidris426 8 หลายเดือนก่อน +6

    Happy waxaa dilay wof rabay inuu haboon dilo

  • @fardowsaxarji
    @fardowsaxarji 8 หลายเดือนก่อน +3

    Jamaa isagaa dilay gabadha😢😢😢😢😢

  • @caishafaarax7136
    @caishafaarax7136 8 หลายเดือนก่อน +2

    Iglan ayaa dilaaga ah waa hubaaa

    • @suqrafarax
      @suqrafarax 8 หลายเดือนก่อน

      Haa aniguba sas ban is leyahay

    • @amuun9967
      @amuun9967 8 หลายเดือนก่อน

      Mahan waa Jamal Iglan iyado gurigeda jogta baa ninkaan kahoos baxay sxbay suu unaxsan yhy arag

  • @haniisse5090
    @haniisse5090 8 หลายเดือนก่อน

    flimka gadaal buu ka soo kululaadey

  • @MarwoYaasin
    @MarwoYaasin 8 หลายเดือนก่อน

    Habi didan baadishey

  • @caqilcismanyusufmaxud9393
    @caqilcismanyusufmaxud9393 8 หลายเดือนก่อน

    Habi inay ka dhimato filmka may ahin waxa dishay habarti warka badnayid ban u malaynaya

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 8 หลายเดือนก่อน

    Jama isaga dillay Happy qabta tuga 😢😢😂😂

  • @saynabmohamed6745
    @saynabmohamed6745 8 หลายเดือนก่อน

    Jamaaaa isagaa dilay gabadha waaa huwaaa Ani 😢 ax habi inaa ka baxdo filimka may aheen sacdiyo doqon Naa ma waqtiganaaa jacel la shegaaa 😂😢❤

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 8 หลายเดือนก่อน

    Qofki happy dilay dirac inu qabay filaya . Wax jira Allah og

  • @hodanhawsi575
    @hodanhawsi575 8 หลายเดือนก่อน +2

    Qofka happy dilay waa qof qolka Haboon & guriga hubay. Amuu Happy abaheed uu islaha islaanta haboon is dhaafi oo baati i noo soo gashaday? Kabtaa wayn cag dumar ilama eekaa

    • @aminaidris426
      @aminaidris426 8 หลายเดือนก่อน +1

      Aniga waxaan ka shakiyey inuu qofkaas jamaa yahy waayo maalintaas gabadha la dilay daaqada ayuu fiifiiranaayey wuu cabsanaayey waan shakiyey ani laakiin muxuu u dilayaa haboon taas baan ka yaabay

    • @hodanhawsi575
      @hodanhawsi575 8 หลายเดือนก่อน

      @@aminaidris426 soo maaha. Sababta uu dili rabo haboon maan fahmanin. Waayo ileen mama igland isla lamay dhalne asaga. Takalena, siduu ku ogaa qolka haboon seexato. Kolayba qacan dhiig luhu waa nin, wana qof huba guriga haboon 🤣 👞 intaa leegi cag dumar. Haboon ninkeed iyo maami baa ogaa qolka haboon seexato

  • @ZadiiqAhmed-l2x
    @ZadiiqAhmed-l2x 8 หลายเดือนก่อน

    War filmki khakh bu isu badaley 😂😂

  • @SahraLuul-w2u
    @SahraLuul-w2u 8 หลายเดือนก่อน

    Sacdiyo Acuudu bilaahi waaba doqone
    Waqtigaan maa jaceyl iyo guur laga hadlaa

  • @FaadumoHussein-sb4jc
    @FaadumoHussein-sb4jc 8 หลายเดือนก่อน

    Iklan Aya dishay habo

  • @ayaanyar8724
    @ayaanyar8724 8 หลายเดือนก่อน

    Anaa u horeyaaa cawa 😂❤❤

  • @fatxisheikh
    @fatxisheikh 8 หลายเดือนก่อน

    Sacadiyo wadhimee😂😂

  • @Siman2213
    @Siman2213 8 หลายเดือนก่อน

    Sacdiyo mia walate nayahe 😂

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed900 8 หลายเดือนก่อน

    Mami caaqil ayaa thy adoo tacsiyey kuu taalo walashaa ay dhimatey guur kulahaa😢

  • @Munir2019
    @Munir2019 8 หลายเดือนก่อน

    Jamaa'sshoes Nd the killer shoes are same but why?

  • @Munir2019
    @Munir2019 8 หลายเดือนก่อน +2

    Jamaa why you kill her for what now?😞😞

  • @Wasn2-z3c
    @Wasn2-z3c 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @DeeQamuuseFaarax
    @DeeQamuuseFaarax 8 หลายเดือนก่อน

    Jama isaga diLay Hdba Hapi😢

  • @seynabciise2035
    @seynabciise2035 8 หลายเดือนก่อน

    Secon anaa cawa ah😂 dilaaga hore wa sagal oo habon u socote dilaaga hdana yuu noqon kraa😂

  • @amuun9967
    @amuun9967 8 หลายเดือนก่อน

    Sacdiyoy ninkana walasha diley iska ilaali

  • @fardousaali8771
    @fardousaali8771 8 หลายเดือนก่อน

    Jamaa baa dilay habi doqo.tanu dili raba

  • @ShukriAbdule
    @ShukriAbdule 8 หลายเดือนก่อน

    Gulesta my team❤

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 8 หลายเดือนก่อน

    Azxby odaygii c/nasir ahaa aaway horta

  • @suqrafarax
    @suqrafarax 8 หลายเดือนก่อน

    Dadkan haya jamaal ba dilay happy jamaal naag miyaa war qofka happy dilay toob buu xirnaa😂😂

  • @sahroabdullahi2401
    @sahroabdullahi2401 8 หลายเดือนก่อน

    Waxaa dilay adeerka ama aabaha

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed900 8 หลายเดือนก่อน

    Jamaal habi isagaadiley xaqiiq waye xaqana feeruhu ka dilaacaa dhib malahn😢

    • @Nimco-c9o
      @Nimco-c9o 8 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢😢

  • @FeysalabdiGabre
    @FeysalabdiGabre 8 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @basrabashir5726
    @basrabashir5726 8 หลายเดือนก่อน

    Waxuu moodayay inuu haboon dilay markay albabka kafurtay wuu yabay kaaga darane gabadhii kaluu shukan sanayaa ma idincaawiyaa askar ma keenaa walee waa lagusoo heli goor lagu helaba

  • @Nimco-c9o
    @Nimco-c9o 8 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @XamdiAbdiwali-e3z
    @XamdiAbdiwali-e3z 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @fardousaali8771
    @fardousaali8771 8 หลายเดือนก่อน

    Aniga naxdin udhimana

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 8 หลายเดือนก่อน

    Jamaa ka wahii buu wataa wuuna fiigsanaa !

  • @Naima_dgn
    @Naima_dgn 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤🎉🎉🎉