Inaa Lilaahi Wa Inna Ilayhi RaajicuunDr Zakariya Allah Unaxriiso

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2022

ความคิดเห็น • 88

  • @Ramdammubarak
    @Ramdammubarak ปีที่แล้ว +1

    inaaliaahi wa Inaaliaahi raajucuun ale haunaxariisto isaga iyo intiika horeeysay ba ehelkii iyo qaraabadiina samir iyo iiman saadiqa ale haunaxariisto aamin Aamin yaarabi 🤲

  • @maslah345
    @maslah345 ปีที่แล้ว +2

    INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAJICUN ALLAHA URAXMADO JANATUL FIRDOWSA ALLAHA KAWARABIYO

  • @maryamisse6494
    @maryamisse6494 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin Aamiin yaa Rabi
    Allaah subxaanahu watacaalaa ha unaxariisto

  • @fatimamohamedmohamud9432
    @fatimamohamedmohamud9432 ปีที่แล้ว +2

    إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم ارحمه واغفر له واجعل قبره روضة من رياض الجنة. Dr Zakariya waxaa u ahaa qof aad u qiimabadan misane aad iyo aad usaacidijiray qofkasta oo dhibaateysan qasatan dhanka cafimaadka, waan is lasoo shaqeynay in muda ah hospitalo badan, kuma soo koobikaro wanaagiisa halkan. Naf waliba geeridu wey dhadhamin, Allah waxan uga baryaa naxariistii janno, inuu Eebahey ku hibeeyo. Gaadashiisane Allah nama fidneeyo kuwii qaatuma wanaagsan ku dhintaa Allah nagadhigo. Aaaaamiiin yaa Rabbim.

  • @umuyahya6866
    @umuyahya6866 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay ha unaxariisto qabirigana ha uwaasiciyo

  • @deqacali7067
    @deqacali7067 ปีที่แล้ว +1

    illaaheey raxmaan ha unaxariisto dr zakiriye denbigiisa Allaah dhaafo illaaheey raxmadiisa balaaran ha siiyo Anagana Gadaashii Alle nama fidneeyo

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 ปีที่แล้ว +2

    Inaalilaah wainaa ilayhi raajucun allha unaxaristo amin yarabi

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 ปีที่แล้ว

    Allaha u naxariisto anagana ilaahey ha inooga daba naxariisto yaa rabi aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahayoow Unaxariiso Marxuunka Aamiin

  • @dauudhasan7628
    @dauudhasan7628 ปีที่แล้ว +1

    رحمه الله رحمة واسعة

  • @hiya2361
    @hiya2361 ปีที่แล้ว +1

    Inaalilaahi wainaa ileyhi raajicuun

  • @queenamira2830
    @queenamira2830 ปีที่แล้ว +1

    Allah unaxariisto naxariis waàsacna siiyo rabbi qabrigiisa rawdhah min riyaadhil jannah uga yeelo asaga iyo dhammaan walaalihi kalee la shahìiday

  • @nimcoabdi8330
    @nimcoabdi8330 ปีที่แล้ว +1

    Alaha unaxaristo marxunka amiiin amiin amiin amiin amiin amiin

  • @khadraali1775
    @khadraali1775 ปีที่แล้ว +1

    Aww Allha yarxam yaa sheeqana Allha qalbiga ha uqaboojiyo sheeq iisooducee

  • @ubaxcali4687
    @ubaxcali4687 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay ha unaxaristo wllkeen qaaligaaaa wuxuu inoo ahaa wiil aan fiirsano

    • @haniyey1
      @haniyey1 ปีที่แล้ว

      Walaahi waa sax Aniga qaas ahaan abaal badan Igu leh 😅😅

  • @zamzamegal2478
    @zamzamegal2478 ปีที่แล้ว

    Xaqiiq waye dr zakariye waxan daremeya manta Allah unba og Samir iyo iiman jamila walidkisana hasiyo marti lajecelyahay Allah ka dhigo wa geeri xanuunbadn

  • @haleemahaje461
    @haleemahaje461 ปีที่แล้ว +1

    Allaah unaxariisto aamiin yaarabi

  • @Buugtel
    @Buugtel ปีที่แล้ว +1

    انا لله وانا اليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه واسكنه فسيح جناته

  • @saredofaraxg6657
    @saredofaraxg6657 ปีที่แล้ว +2

    Inalilahi wa inalilahi rajicun
    Alahaa u naxaristo
    Alahaa u naxaristo

  • @usaameismaaciil3427
    @usaameismaaciil3427 ปีที่แล้ว

    Dr zakariye qalbiyadeena oo baaqi ku ahaandoona

  • @safiyacumar3771
    @safiyacumar3771 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay how aqbalo markhaatigaas wanaagsan

  • @sacdiya1490
    @sacdiya1490 ปีที่แล้ว +1

    Innaa iliilah wa inna ilahay rajacuun ilahay ha u naxaristo qabrigisa ilahay ha u wasiciyo wiilkas walaalkena
    Muslimka ah ilahay ha u naxaristo
    Martii lajecel yahay ilahay ha ka dhiigo
    allahumma aamiin 🤲🤲 allahumma aamiin 🤲🤲🤲 yaarabi

  • @faizorashiid2411
    @faizorashiid2411 ปีที่แล้ว +1

    Allaahum aamiin

  • @abdiazizmohamed1613
    @abdiazizmohamed1613 ปีที่แล้ว +1

    Inalilahi waina ilehi rajiun,Allah haunaxaristo

  • @fardowsaosman6456
    @fardowsaosman6456 ปีที่แล้ว +1

    allaha unaxariisto zakariye

  • @marianali9559
    @marianali9559 ปีที่แล้ว

    Inaalillaah wainaa ilayhi Raajicuun alle ha u naxariisto janadiisa ha geliyo samir iyo iimaan alle ha idinka siiyo kuligiin

  • @saidoelmi4351
    @saidoelmi4351 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay ha u naxariisto Aamin yaa alaah 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @anabrage6005
    @anabrage6005 ปีที่แล้ว +2

    Allaah ha u naxariisto Aamiin yaa Rabii

  • @fartunabdirahmen6577
    @fartunabdirahmen6577 ปีที่แล้ว

    انا لله وانا اليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس اللهم امين يارب العالمين

  • @haleemahaje461
    @haleemahaje461 ปีที่แล้ว +1

    Allaahuma aamiin

  • @f.n6491
    @f.n6491 ปีที่แล้ว +1

    Innalilaah waina ileeyhi raajucuun ilaaheey ha u naxariisto

  • @caashoxuseen7040
    @caashoxuseen7040 ปีที่แล้ว +1

    Allaah u naxriisto gadashiisna alle ina ma fidneyo amiin

  • @kaltumasheikhabdi8161
    @kaltumasheikhabdi8161 ปีที่แล้ว +1

    Allaha unaxariisto amiin yaarabi

  • @maimunamaalim2593
    @maimunamaalim2593 ปีที่แล้ว

    Inaa liaah wainilh rajico

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 ปีที่แล้ว +1

    Allah u naxariisto

  • @subanali5805
    @subanali5805 ปีที่แล้ว +2

    May Allah grant him janatul firdows

  • @ayaanadam8618
    @ayaanadam8618 ปีที่แล้ว

    ZakariaYe hurre ilhay Haku naxriisto 😭😭

  • @hoodoabdulrahman6529
    @hoodoabdulrahman6529 ปีที่แล้ว +4

    إنا لله وإنا إليه راجعون الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge8322 ปีที่แล้ว +2

    Amiin amiin ya allah xifdullah xabiibti ❤️

  • @maryanmaxamuud3228
    @maryanmaxamuud3228 ปีที่แล้ว +1

    انا لله وانا اليه راجعون اللهم ارحمه واغفر له واجعل قبره روضه من رياض الجنة يارب العالمين

  • @maryamaibrahim5420
    @maryamaibrahim5420 ปีที่แล้ว +1

    allaha unaxariisto

  • @zeinabahmed930
    @zeinabahmed930 ปีที่แล้ว +1

    Allah u naxriisto

  • @faatimacooking3577
    @faatimacooking3577 ปีที่แล้ว +2

    Ilahey ha u naxariisto wllkena Ilahey janadiisa haku arsaaqo

  • @fardowsokhadarfardowsokhad9885
    @fardowsokhadarfardowsokhad9885 ปีที่แล้ว +1

    انا لله وانا اليه راجعون اللهم يرحمه ويغفر له

  • @Hooyomacaan_A
    @Hooyomacaan_A ปีที่แล้ว +1

    Ilahay Ha Unaxariisto Walaalkeen

  • @salmanuur331
    @salmanuur331 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay ha unaxariisto

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 ปีที่แล้ว +1

    Alaha haunaxaristo yarabi

  • @muslimiintawalashood8403
    @muslimiintawalashood8403 ปีที่แล้ว +1

    رحمه الله رحمة واسعه وأسكنه فسيح جناته ويلهم أهله الصبر والسلوان

  • @mariamahmed9936
    @mariamahmed9936 ปีที่แล้ว

    Allahuma aaamin ya rabi rabi haw naxariisto wll Zakarie

  • @mursalabdikadir7851
    @mursalabdikadir7851 ปีที่แล้ว +1

    ilaaah u naxariisto Insha Allah

  • @haniyey1
    @haniyey1 ปีที่แล้ว

    Zakariye waa nin naxariis badan anigana abaaal badan igu leh illahooow u naxariisto qabrigiisa u waasaci

  • @aswanahmed5652
    @aswanahmed5652 ปีที่แล้ว +1

    Inalillah wa inalillah rajucun ilahay ha u naxaristo aamin

  • @zuuzuqurux1715
    @zuuzuqurux1715 ปีที่แล้ว +1

    Allaah hawnaxariisto

  • @maryamabdi4260
    @maryamabdi4260 ปีที่แล้ว

    Allah naxriista jano haka warabiyo

  • @user-oq8kl6lv6c
    @user-oq8kl6lv6c ปีที่แล้ว +1

    Allah ha unaxariisto

  • @neyramalihussein592
    @neyramalihussein592 ปีที่แล้ว +1

    Allaha haunaxaristo

  • @naimaosman2896
    @naimaosman2896 ปีที่แล้ว

    Aaamiiiiin

  • @umuhamzaosmaanali1218
    @umuhamzaosmaanali1218 ปีที่แล้ว

    Allah unaxaristo

  • @nimcoadan3705
    @nimcoadan3705 ปีที่แล้ว

    amiiiin amiiiiin ya rabi

  • @xamdiishak6876
    @xamdiishak6876 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay ha u naxariisto

  • @user-yg3lc7sr9d
    @user-yg3lc7sr9d ปีที่แล้ว +1

    اللهم ارحمه وادخله الجنة وجعل قبره روضة من رياض الجنة

  • @ifrahahmed4290
    @ifrahahmed4290 ปีที่แล้ว +1

    Inna liAllahi raajicuun

  • @jamaadam1473
    @jamaadam1473 ปีที่แล้ว

    Allah yarxamu

  • @nimcoadan3705
    @nimcoadan3705 ปีที่แล้ว

    صلي الله عليه وسلم

  • @maryanhassan3347
    @maryanhassan3347 ปีที่แล้ว

    Ilaahey ha u naxariisto qabriga alaha u nuuriyo

  • @saharaabdille4892
    @saharaabdille4892 ปีที่แล้ว +1

    inna lilahi wa inna ilahey raajicun

  • @seynabmacalin4952
    @seynabmacalin4952 ปีที่แล้ว +2

    اللهم ارحمه رحمة واسعه

  • @naciimocumar794
    @naciimocumar794 ปีที่แล้ว

    Allaha unaxaristo

  • @alphabintubudul2455
    @alphabintubudul2455 ปีที่แล้ว

    AMlle naxariis wasaca hasiiyo qabrigana alle haw waasiciyo

  • @umusumaya859
    @umusumaya859 ปีที่แล้ว

    Allaha unaxariisto

  • @halima-sacdiyaabdirahmaan9320
    @halima-sacdiyaabdirahmaan9320 ปีที่แล้ว +1

    Allaha unaxriisto

  • @faatimacooking3577
    @faatimacooking3577 ปีที่แล้ว +1

    Insha allah ilahey janada hanagu kulmiyo

  • @faadumoali5054
    @faadumoali5054 ปีที่แล้ว

    Allah hunaxariisto

  • @hodanapdirahman4320
    @hodanapdirahman4320 ปีที่แล้ว

    اللهم اغفر ورفع ذرجته فى المهذ يين وخلفه فى عقبة فى الغابرين وغفر لنا وله يا رب العا لمين وفسح له فى قبره نور له فيه اميين يا رب العالمين

  • @naimaosman2896
    @naimaosman2896 ปีที่แล้ว

    Alle haku naxariisto

  • @farduusismaciil4902
    @farduusismaciil4902 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto

  • @maryamaibrahim5420
    @maryamaibrahim5420 ปีที่แล้ว

    manta ayuu heleysa Insha allah

  • @bashkaclassic6832
    @bashkaclassic6832 ปีที่แล้ว +1

    Ilaxow unaxariso😭

  • @kamg3450
    @kamg3450 ปีที่แล้ว

    حسبنا الله ونعم الوكيل
    اللهم اغفر له ورحمه وعافيه وعفوا عنه وأكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الذنوب والخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس اللهم اجعل قبره روضة من رياض الجنة وللمسلمين اجمعين

  • @maryanl804
    @maryanl804 ปีที่แล้ว

    Illahow u naxariiso hal doorkii umada soomaliyeed waa la dhameysy illahow soomsli xaqa tus kuw diinta garab marsyna xaqa ku toosi

  • @dontask2190
    @dontask2190 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲

  • @yuusufyuusuf2577
    @yuusufyuusuf2577 ปีที่แล้ว

    اللهم ارحمه

  • @anfacmohamed7597
    @anfacmohamed7597 ปีที่แล้ว

    Wuxuu isaacday marka dhalayey baby igu horeysay allaha uraxmado

  • @sacaadaat3178
    @sacaadaat3178 ปีที่แล้ว

    ALLAHA U NAXARISTO.XASAN SHEKH IYO ARSENAL MADAXODA ALLAH KA SHUBO WIXII DAMBI AH.DHIIGA SOMALIDA ALLAH HANAGA JOOJIYO.

  • @anzalmaxamad8511
    @anzalmaxamad8511 ปีที่แล้ว

    Allah unaxaristo

  • @bashkaclassic6832
    @bashkaclassic6832 ปีที่แล้ว

    Ilaxow unaxariso😭