caaqil Sanyare oo u Jawaabay Boqor Buurmadow , Sidoo kale Faysal Cali waraabe iyo Xisbiga wadani

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 32

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 วันที่ผ่านมา +7

    caaqil guuleyso caafimaad iyo cimridheer ilaahay hakugu maneeysto

  • @ciidcaliciid698
    @ciidcaliciid698 2 วันที่ผ่านมา +9

    Legend caqil sanyare
    Caqliga iyo cimrigaba Alle hakubarakeyo

  • @rnuura334
    @rnuura334 2 วันที่ผ่านมา +3

    Adeerkey Aaqil Sanyare♥️❣️👌

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 2 วันที่ผ่านมา +4

    Caqil sanyare 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @aaa1211
    @aaa1211 2 วันที่ผ่านมา +2

    Adeer mahadsanid waa
    Odey shababka ah
    Buurmadow malaa weli SSCKHAATUMO ayuu raabaa
    Inuu horgalo r usoodiro
    Kiwii shilimada ay kushuban
    Jireen Jamaahiirta soo afjartey
    Samir iyo iimaan laascanod
    Guuleyso adeer jiroo joog

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 2 วันที่ผ่านมา +1

    Maanshallah Suldaan illaahay ha ku xafido Amiin yarabi ❤❤

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z 2 วันที่ผ่านมา +4

    Caaqli sanyare WA sax hadal ka maxa idoor noo keenaya meshan dowlad SSc khatumo oromo iyo amaxaaro meshiina jooga 😮😅😅

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 2 วันที่ผ่านมา +4

    ❤❤❤❤caaqil sanyare adeer guul iyo gobanimo adke dhankaad iga xigto ninbaa iga xiga

    • @wacayscaanood2984
      @wacayscaanood2984 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Oday saqajaana oo dadka afkooda uun eegaya oo sidaa sharaf u yaqaan weeye kani

  • @user-oj6kr2rn9m
    @user-oj6kr2rn9m 2 วันที่ผ่านมา +1

    Mashaalah ❤❤ guuleyso adeer

  • @deeqagurey6525
    @deeqagurey6525 2 วันที่ผ่านมา +2

    Caaqil.sifiican.u.karbaask.boqor.futa.madoow

  • @rnuura334
    @rnuura334 2 วันที่ผ่านมา +1

    ♥️❣️♥️❣️♥️❣️👌

  • @bby6
    @bby6 2 วันที่ผ่านมา +1

    War buur digsi wa beenaale an caqli lahayn jif caaqil guul ssc khatumo state inshallah

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon9742 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah guuleeysta Jamaahiirta SSC of Somalia 🇸🇴 💪

  • @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
    @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 2 วันที่ผ่านมา +2

    Baastar been madaw buudhkaad kulatumatay iyo guruubka maafiyoda ahi ee argagixisada snm abaarso family 💯🇬🇲🇬🇶☂️

  • @Itzmojii
    @Itzmojii 2 วันที่ผ่านมา

    Masha alaah ❤❤❤❤❤❤

  • @user-hj7ed6zh4z
    @user-hj7ed6zh4z วันที่ผ่านมา +1

    aad baan uga xumahay waxa odeygan weynee adeerkey ahi ku maah maahey😢😢😢 walaahay maradaa ka dhacdey odaga😢 Noloshii aadamaha ee Hooyada uurka leh ee bani aadamka soo saarta miyaa noqotey cay iyo wax laysugu maah maaho😢😢😢😢‼️‼️‼️😡😡😡 sidani waa dhaqan xumo

  • @rnuura334
    @rnuura334 2 วันที่ผ่านมา +1

    ♥️❣️💙❣️💜❣️🩶❣️🤎❣️🩷❣️💚❣️

  • @hawoadam204
    @hawoadam204 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤😂😂😂😂fariid adeer caawi sanyare

  • @user-gh1sg7eg6o
    @user-gh1sg7eg6o 2 วันที่ผ่านมา +1

    Geesi
    Naag uur leh kulahaa

  • @wacayscaanood2984
    @wacayscaanood2984 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa kan odaygii doqonka ahaa ee afka Ina Cali waraabe uun eegan jirey. Dhulbahante in wax ka si yihiin waxaan ku gartaa marka sagaashan jirkaa oo caytamaya oo qof afkii eegaya aan arko.

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo8812 วันที่ผ่านมา

    Buurmadaw ma gaadhid mana u jawaabin ceebbaad korodhsatsy

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ardeyd imtxka laga qadey waa noocma illeyn school may dhigan

  • @nasroali3279
    @nasroali3279 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waji ma lah xaar madoow

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ardeyda imtaxnkaasi Xamar buu ka yami Hargeisa uga dhow Jamacda aay gali doona waa Xamar maxaa dhib sugyaa iyo gajo

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 วันที่ผ่านมา +1

    buur madoow wa munaafiq jir jiroole ah oo cayda dhulbahante shaqo dhigtay bal fiiri intas wuxu kutuhma jaamacsiyaad hiin raacyo la beer laxowsankaro laakin wa geesiyada cagta mariyay idoor

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 2 วันที่ผ่านมา

    Oomarkuu saas leeyehay
    Ma maamul buu r
    abaa in uu dhiso midreerokale leeyihiin uu Dumiyo
    Qabiil qabiilkale lagu dhiso dulmiga soomalidaa laguyaqaanaa

  • @abdillahiismail7715
    @abdillahiismail7715 วันที่ผ่านมา

    Lascaanood iska dayaa

  • @wacayscaanood2984
    @wacayscaanood2984 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Buurmadow maxaad ku haysataa ma taariikhsa dhabta ah ee dooxatadii daraawiish isu bixisey ee odaygii suufiga ahaa ee ogaadeen ee xoolaha dadka dhici jirey watey oo uu taariikh saxa ka sheegey wax aan ahayn?. Buurmadow intuu uu odaygiinnii CALI QAMAR saddex bilood ka hor sheegayey ee ahaa in hubkii u horreeyey ee ina cabdille xasan ISAAQ siiyey weliba habar jeclo ayuu sheegey ee Cali Qamar dib u dhegeyso CLIP-yadiisa.
    Wuxuu sheegey in In Suldaan Nuur Axmed Ammaan (Reer Xirsi Ammaan) suldaankii Beesha Habaryoonis ee waqtigaa uu ahaa suldaankii u horreeyey ee DARIIQADII QOOBFARDOOD (kob fardood) waana xaqiiq ee buugaagta taalla Librariyada caalamka oo dhan soo baadh.
    Wuxuu sheegay in isaaq daraawiish sameeyey oo ay markay ka hor timi iyagoo ingiriis kaashanaya dumiyeen taas miyaad diidi kartaa (alla reerku maskax yaraa oo faan jecelaa), miyaanad maqal in Ciidamadii daraawiish jebiyey uu watey XAAJI WARAABE (Isaaq, habaryoonis) soo akhri buugga uu idiin qorey odaygii buunbuuninta u sameyeey daraawiishta ee reerkiinna ahaa ee Aw Jaamac Cumar Ciise ( qaybta Jabistii Daraawiish) ee ugu danbeeya buugga.
    Yuu ahaa wasiirkii arrimaha dibadda ee daraawiish miyaani ahayn INA SHIXIRI ( ISAAQ, Habarjeclo ), yuu ahaa ibraahin buqul, yuu ahaa Xaaji Suudi Shabeelle miyaaney niman ISAAQA oo Habarjeclo ah ahayn?.
    Waxaan ka yaabayaa CAADIFADDIINA darteed inaad tidhaahdaan KUFURTU BILLAAHI sayidku NEBI YAR ayuu ahaa.
    Caqli xumo darteed waxaad u bixiseen USTAADKA oo macnaheedu yahay macallinka kkkk, wejiga ilaahay iyo wejiga ustaadka ayaad ku dhaaran jirteen isagoo 35 dumara meel ku wada guursadey oo diin alla diin u fasaxaysaa aaney jirin. Waar xishooda oo QAJILA oo ilaahay u toobbad keena. Lama diidayo in ciidankiisa markii danbe ee dadku kala MIIRMEY ee xataa dhulbahante qaybi kasoo horjeesatey aad u badnaydeen laakiin miyaad wax GUUL ah gaarteen?, mee dhulka aad qabsateen?, yaad xoreyseen ma jin mise insi? waar caadifadda iska daaya oo xishooda.
    Dooxatadaas waxaa la tirtirey 1920 kii odaygii saaxirka ahaa ee wateyna (dhegeyso Clips-ka Cali qamar) oo qiraya inuu dadka MARRE iyo ASMO ku akhriyi jirey (macnaha noocyo sixirka ka mid ah), afartan sano ka dib oo ah 1960 ayaa goboladii waqooyi xorriyaddii u horeysay oo dad soomaali ahi ka qaataan gumeystayaashii reer yurub ka qaateen ingiriiska (waa wax lagu qoslo inaad ku dooddaan ina Cabdille Xasan ayaa xabaashii kasoo baxay oo afartan sano ka dib somali xoreeyey waa dhibta maskaxda idinka haysata ee qofku lib aanu lahayn uu u waasho inuu reerkooda ku dhejiyo).

  • @BasraIsmaaciil
    @BasraIsmaaciil 2 วันที่ผ่านมา

    Bal wuxu ku maahmaahyaan

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z 2 วันที่ผ่านมา +2

    Caaqli sanyare WA sax hadal ka maxa idoor noo keenaya meshan dowlad SSc khatumo oromo iyo amaxaaro meshiina jooga 😮😅😅