MAXAA KU QASBAY İSRAEL İN AY MASAR KU DUUSHO?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024
  • Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah;
    1-Science-ka
    2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah)
    3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska).
    4-Psychology
    5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah.
    Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ayaadna Chanelkani muuqaal ugala soo socon kartaaa, Haddii aad tahay qof daneeya mowduucyadani waxaa uu kanaalkani uu muuqdaa mid aad wax badan ka faa'idi doontid.
    Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...

ความคิดเห็น • 19

  • @AbdinasirAhmed-mm8sk
    @AbdinasirAhmed-mm8sk 11 หลายเดือนก่อน +4

    Waad Ku mahadsantahay ustadi
    Hore usoco

  • @Umumaryama
    @Umumaryama 11 หลายเดือนก่อน +2

    Waa Run waa maqley jamaal cabdinaasir lkn xog kamaheyn
    Mahadsanid wax badan ayaan ka ogaadey
    Qeyb gumeysiyada kamid eh

  • @qasimcade966
    @qasimcade966 11 หลายเดือนก่อน

    شكرا

  • @xogtadunida561
    @xogtadunida561 11 หลายเดือนก่อน +2

    Waan kusugayey ustad ❤

  • @xogtadunida561
    @xogtadunida561 11 หลายเดือนก่อน +2

    Saxiibada aan kuwada xiranahay, Anaga produc.. fadlan isoo booqda TH-cam kayga❤

  • @hamiignolosha4101
    @hamiignolosha4101 11 หลายเดือนก่อน

    Waa sida wll

  • @Najax22Rooda-mp8ju
    @Najax22Rooda-mp8ju 11 หลายเดือนก่อน

    Muslim alle ha hashesiyo🥹🤍

  • @user-ln1nd7nz6r
    @user-ln1nd7nz6r 11 หลายเดือนก่อน

    😢

  • @abdinasirhussein5527
    @abdinasirhussein5527 11 หลายเดือนก่อน

    Dadka oo dhan mayaqaanaan Muxtamalan ee Afsomali dadka ugu sheeg!

  • @Cabdi5218
    @Cabdi5218 3 วันที่ผ่านมา

    Vv

  • @Cabdi5218
    @Cabdi5218 3 วันที่ผ่านมา

    G

  • @XamseFaysal-i1n
    @XamseFaysal-i1n 11 หลายเดือนก่อน +1

    𝙵𝚒𝚛𝚜𝚝𝚕𝚕𝚕𝚕𝚕

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 11 หลายเดือนก่อน

    Waxad akhrinaysid sidanufahmay qorshaha aktarkisa adtiri UK iyo faransis mahaniyaga sidashekada kamuqata aktarku wamaraykanka tusale Bdhexe ama carabta omuhimuahaa dhaqalaha iyo tamarta adunka ayuguhorayso masar otagero sufiyatka kahelaysay ayukasowecinayay macnaha abaldhigasho iyo kalsonisiin wanasiyasada ilaahada ukuwado kuna aminen madama shuciyadu dinta islamka khatar kawayn midarergalbedka kuahayd

  • @Cabdi5218
    @Cabdi5218 3 วันที่ผ่านมา

    H

  • @ahmedmohamud678
    @ahmedmohamud678 11 หลายเดือนก่อน

    Dowledaha musliminta iyega Mesha is dhigay.wax walbo adunka aowod lagu yesho allah Wu siyey shidal nocyadisa kala duwan adunka dhen iyega wax siyo balse kama faidesan.hade Wax so sar samen lahayen cidan 500k-1m o hegan ahne isku dari lahayen sida Nato manta gala san uma duleysan lehen.insha alalh Weli qalpiga ayan ka nolnehe allah ina kulmiyo

  • @Umumaryama
    @Umumaryama 11 หลายเดือนก่อน

    Markey meeshaas dajinayeenba dantooda ayey kuwateen lkn carabta dariska la eh oo kuhareereysan lacag kumayaree mexey ugu fikiri waayeen saacaan falasteen lama gumaadeene ayaga xataa laheysta yaal waaye waayo juuq madhihkaraa. Allahu akbar

  • @Stilltyping69
    @Stilltyping69 11 หลายเดือนก่อน

    Saacadaan maad kahadlee masar iyo hayuuda😂kkkkk waxkale keen tan waa duug

  • @hassanhussein7374
    @hassanhussein7374 11 หลายเดือนก่อน

    Taariikh.hore.ayAd.ka.dhihaysaa manta beenta maxa.kugu.kelifay

  • @hassanhussein7374
    @hassanhussein7374 11 หลายเดือนก่อน

    Maxaad.qoràallka.beenta ah soo gelinaysaa midiyaha