ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
hadda idrisle iyo aruush, waxaad mooddaa aabbe ubadkiisa talo fiican siinayaa. Aruush waa nin aad u da'yar, wuxuuna u hadlaa sidii qof weyn oo caqli badan. machallah barakallahu fikum
Aruush 👑 caqli ixtiraam recpect 🫵💛
😮😮😮😮
Aniga qudhaydu waxaan la yaabanahay goorma ayuu ereyada Idrisle qaan gaadhay. sababtoo ah waxaan marar badan kala kulmaa wiilkaas baraha bulshada oo mar walba u dhaqma caruurnimo
Anuush dad intuu dharbaaxo yuu dilaa waliba
Nio dirislaw Allah ka baq ninkaas wuu ku xurmaynayaa
sabata ay samiha kaaga tagtay, waxay ogaatay caruurnimada
Idrisle muxuu u haystaa in uu isagu yahay, sida aan qabo waa alif, waligiis noloshiisa waxba ma samayn sida uu wax u bartay, waxa aad garan kartaa in aanay caqli lahayn. Waxaan ku waydiin lahaa, dugsi ma tagtay, dugsi noocee ah?
Caasho afey cayda daa