Prof. Cabdalla Cumar Mansuur Bandhigga Buuggiisa "Taariikhda iyo Luuqadda Bulshada Soomaaliyeed" (1)
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 10 ธ.ค. 2024
- Maqal-muuqaalkan wuxuu Cabdalla Mansuur ku qaadandhigayaa, taariikhdii hore ee soomalida oo laga eegayo xagga Afka iyo dhaqanka, gaar ahaan dabeecadaha abtirsiimooyinka qabaa'ilka soomaaliyeed.
In questo video, il Prof. Abdalla Omar Mansur illustra la storia antica dei somali attraverso un'analisi della lingua e della cultura somala e, in particolar modo, la natura delle genealogie dei vari clan somali.
In this video, Prof. Abdalla Omar Mansur discusses the early history of the Somali people through an analysis of the language and culture of Somalia and, in particular, the nature of the genealogies of the various Somali clans.
masha allaah jazaka llaah
book prof. mansuur inteen ka helaa wllo
Waaxaa imaandoonto maalin aan garan doono in isku ka la qaybinta Qabiilka ee tahay fikir u adeegaayo Gumeestaha iyo Cadowga jiritaanka Umadda soomaali. Waxaa imaan doonto maali aynu dad ahaan Soomalinimo kaliya aynan waxkale la socon ku midowno. Runtii hadaan awoodi kari inaan qabiil tirtiro waan tir tiri lahaay.
sual aniga Qamus somali ayaan haya oo dad Cabdalla mansur uu ka mid yahay ayay tafatireen , waxaan inta badan ku arka ERREYO af-carbi ah iyado lo heli karo erreyo badan o somali ah,
Phd miyaa walal.
good job real book
Afka soomaaliga wa in laga saaro erayada afka carabiga. Hadii kale sida suudaan ayey na dhanaayaan afkeena ayey ku hadlaan Waa ADOONTEENA.
Waxaan ahayn Daarood: Geri. Laylkas. Jid waaq, Jibaad Waaq, jiwaaq roon.
Hhhhhh net buu ka hadalay wallee
Subxanallah, kan ma isaga af soomali qaranaya kani
Yarta Landerad ah pls dont say that. Hadaa ma adigaa yaqaan? Subxaan.
Thank u prof. Waan heenso dhamaytay, maahayn cadaysimo.
Waxaan dhihilahaa halaga fiirsado
Markalaga la isweydiinayo asalka soomaali
Buugan xageen ka heli karaa fadlan
+Faysal Dahir Waxaad ka heli kartaa Loox Press - London. Bil ka dib ayuu soo baxayaa dabacaddiisii labaad.
Faysal Dahir qofkii aan londan joogina?
Buuggaan, Soomaaliya mala keenay ?
Hadaa hesho meel igu sheeg