Intervju med Hassan Khaire

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • Intervju med Hassan Khaire som jobber i flyktningehjelpen like før han skal inn til audiens hos H.M. Dronning Sonja. Flyktningehjelpen har årets tv-aksjon og H.M. Dronningen er beskytter.

ความคิดเห็น • 330

  • @zahraahmed6217
    @zahraahmed6217 4 ปีที่แล้ว +102

    9 year ago somaliyeey hada un miyaad argteen ninka Horu nin jira u ahaa guulayso mudane

    • @hamdohussein3601
      @hamdohussein3601 4 ปีที่แล้ว +1

      9 ayu dalkesa dhibka kajiro ayuu adunka ushegayay

    • @dailyxiin
      @dailyxiin 4 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣

    • @zahraahmed6217
      @zahraahmed6217 4 ปีที่แล้ว

      Hadii la sheego ma dhibay leedahay

    • @kalfakalfa2535
      @kalfakalfa2535 4 ปีที่แล้ว

      Horo u soco 🇸🇴

    • @hamdohussein3601
      @hamdohussein3601 4 ปีที่แล้ว

      Sidaa modeyso kama wado walashey

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon9742 4 ปีที่แล้ว +62

    Mr kheyre you were the best preminster ever of Somalia, we miss you.

  • @mohamedadan4914
    @mohamedadan4914 4 ปีที่แล้ว +196

    Anoo og in xilka lagaa tuuray
    Anoo og in lagaa gardaran yhy
    Anoo og inaa thy howlkar garab waayey
    Anoo og inaa jilaa weyn ahyd
    waxaan weli kuu haayaa xushmad mudane Ex Raizul Wazaare.

    • @mahdibahdoon9742
      @mahdibahdoon9742 4 ปีที่แล้ว +15

      Anagoo og in uu dalka daacad ugu shaqeynatay
      Anagoo og inuu beeshusa ka diiday in hab qabiil ula safto.
      Anagoo og inuu Kheyreh laaluush diiday.
      Anagoo og inuu dowlad nimadii somaliya soo celiyay.
      Anagoo og inuu Farmasjo mooshin ka keenikaray.
      Anagoo og inuu kheyreh laandheer xishooday yahay.
      Anagoo waxaas oo dhan og baa afgambi loogu abaal guday halkii Madaxweyne loogu abaal gudu lahaa.

    • @mohammadabdikarem6705
      @mohammadabdikarem6705 4 ปีที่แล้ว

      😀😀😀😀😀

    • @ifraaxmaxamud333
      @ifraaxmaxamud333 4 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkkkkkkkk

    • @bintucabdala3238
      @bintucabdala3238 4 ปีที่แล้ว +5

      Anoo og halqabsi ladhahaa kaharey kheyr Wade 🙄

    • @sumayoxasan934
      @sumayoxasan934 4 ปีที่แล้ว +1

      😭😭😭😭

  • @abdiaziizmohamoud5495
    @abdiaziizmohamoud5495 4 ปีที่แล้ว +38

    We will miss you naga matagin mudane reysul wasaare ee waad noo maqantahay💪🇸🇴

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 4 ปีที่แล้ว +17

    Hassan Ali Khaire Best prime minister ever in somalia 🇸🇴 Great Leader ❤️ Next President of Somalia 2021 inshaAllah

  • @ahmedabdinoor5245
    @ahmedabdinoor5245 4 ปีที่แล้ว +80

    Yahalkan jooga xiligi Kheyre xilka lagaqaadhay

  • @mohaaibraahim
    @mohaaibraahim 4 ปีที่แล้ว +69

    Inta illa dawaneyso 2020 /7/31 like isaara plese *Hassan *Ali *Khaire

  • @fatimamohamedyusufyusuf342
    @fatimamohamedyusufyusuf342 4 ปีที่แล้ว +5

    MR kheyre you are allways our Preminister to us, that we are thouse who knows your values Masha'Allah" QEYR BAAY NOKHON innsha'allah"

  • @omarbaalwi3544
    @omarbaalwi3544 4 ปีที่แล้ว +18

    Excellent person he did good job Somali prime Minister 🇬🇧🇬🇧🇬🇧

  • @somaliforextrader638
    @somaliforextrader638 4 ปีที่แล้ว +11

    Who can stop me crying for our PM khaire 😭😭😭

  • @zaynabosman5919
    @zaynabosman5919 4 ปีที่แล้ว +18

    Dear kheyre u wear the best Vice President Somalia could ever have 😔and inshallah u will be the president next year. 🥳🤩❤️🇸🇴😃

  • @Awad76
    @Awad76 4 ปีที่แล้ว +10

    Cidii daawanaysa markii xilka laga qaaday like dhaha comments kaan

  • @istarmohamed6076
    @istarmohamed6076 5 ปีที่แล้ว +12

    gratulerer med dagen som statsminister Somalia 🇸🇴 🇸🇴 godt jobbe 💯🙏🙏

    • @abdiaden8182
      @abdiaden8182 4 ปีที่แล้ว

      murti maax maaye waa Aaf Norwegian

    • @MohamedIbrahim-mr4km
      @MohamedIbrahim-mr4km 4 ปีที่แล้ว

      Soomaaly

    • @Xariif_1
      @Xariif_1 4 ปีที่แล้ว

      @murti maax maya ee waa noorwegian wall

    • @horyalmedia
      @horyalmedia 4 ปีที่แล้ว

      Jeg er veldig glad for at statsministeren min snakker norsk språk. Jeg har aldri sett norsk land og folk, men likevel kan jeg snakke lite norsk

    • @mohamedabdiraxman4256
      @mohamedabdiraxman4256 4 ปีที่แล้ว

      Wuxuu leeyahay Guskaygan bac ku xidhay

  • @raaxocali7792
    @raaxocali7792 4 ปีที่แล้ว +10

    Guul nin rageed qayre. Maasha alaah

  • @darishore814
    @darishore814 4 ปีที่แล้ว +18

    Mr Kheyre we already missed you so sad😭😭

  • @fatimamohamedyusufyusuf342
    @fatimamohamedyusufyusuf342 4 ปีที่แล้ว +3

    MR KHEYRE YOU ARE THE HERO OF OUR COUNTRY SOMALIA, AND YOU ARE ALLWAYS IN OUR PRAYERS, YOU KNOW THE VALUES OF YOUR FLAG AND HOME COUNTRY, A REALLY TRUE NATIONALISM TRUE SOMALI MAN YOU ARE MR KHEEYRE, YOU WILL STAY IN OUR PRAYERS FOR EVER, ALLAHA KUXAFFDDO ALLAHUMMA AMIIN QEYR BAAY NOKHON INNSHA'ALLAH"

  • @mamasoomaali
    @mamasoomaali 4 ปีที่แล้ว +5

    Wallahi illaahay ayaa noo sooceliyey thanks NORWAY we love our prime minister of Somalia mr Hasan ali khayra 💙💛❤❤💚💜💜💜💚❤💛💙💙💙💙💙❤💚💜💜💜💜💜🏝🏝🏕🏕🏕🏕🏕🏕🏕

    • @ahmedosman7185
      @ahmedosman7185 4 ปีที่แล้ว

      Hassan Khayr du er en god mann, og vi håper du blir den neste presidenten

    • @ahmedosman7185
      @ahmedosman7185 4 ปีที่แล้ว

      Khayre

  • @zakariemahamoud783
    @zakariemahamoud783 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah my prime minister Hassan ali khaire😍💝💘

  • @COLOW-HAGI
    @COLOW-HAGI หลายเดือนก่อน

    Hassan ali khaire , became somalis best prime minister

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 4 ปีที่แล้ว

    Maasha alaahu halyaal guuul guuul guuul waad gaaraysaa insha alaahu qeyr watoowfiiq habbo aduunyo Waa galinka labadiisa waad yar tahay hamigaada waad gaari qeyr watoowfiiq habbo

  • @اممحمدجمال-ذ5ب
    @اممحمدجمال-ذ5ب 4 ปีที่แล้ว +8

    Kheyre madaxwaynaha mustaqbalka dalka in shaa alah😍😍😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fadumaomar468
    @fadumaomar468 4 ปีที่แล้ว +3

    Bra jobbad❣🎈
    Be blessed from God🤲

  • @umujihaanbeauty9263
    @umujihaanbeauty9263 4 ปีที่แล้ว +2

    Somalidaan qasab lagu maamulo ayaa ku fiican hateeba nabaddoonka eey iska buriyeen aq😭😭😭

  • @elyazheybe70
    @elyazheybe70 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxn rajeeynayaah inuu soo noqdo i. A ladoorto markleh NabadiyoNolol 🖤👈🏽

  • @mohamedabdulle8047
    @mohamedabdulle8047 4 ปีที่แล้ว +1

    War afkan Khayre ku hadlayo Energy badn nin aan lahayn kuma hadli karo, bal ninkas sidu "Nihh iyo bashtre u leyahay maqla

  • @EvaRui
    @EvaRui 7 ปีที่แล้ว +17

    Gratulerer med statsminister-jobben!

    • @Xariif_1
      @Xariif_1 4 ปีที่แล้ว

      maxaa tiri

    • @somaliforextrader638
      @somaliforextrader638 4 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣

    • @somaliforextrader638
      @somaliforextrader638 4 ปีที่แล้ว

      In English aan ku tuso tabartada ina amanyso iyo in kale ma aqano in English hadii kale bax

  • @hodanali8159
    @hodanali8159 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah khayre

  • @ahmedhassanofficial8965
    @ahmedhassanofficial8965 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah

  • @bintucabdala3238
    @bintucabdala3238 4 ปีที่แล้ว +8

    Theyre wanku xiisu donaaa kheyrban kurajeyn nin culus bad ahed😥😥 noso noqo adonabad ah soon

  • @legendninadag7555
    @legendninadag7555 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlee waa lipx 9 sano ka hor ayuu legend ahaaa

  • @mirre199
    @mirre199 4 ปีที่แล้ว +5

    After 9years ago maad nasoo celiseen dawadayal video soo rogaal celiyay xaqiisa ha siiyo dee

  • @mohamedabdiraxman4256
    @mohamedabdiraxman4256 4 ปีที่แล้ว +7

    Xasanow Caliyoow khaire wan ku Tabi waan ka xumahy shaashadaha Kugu Arki mayno

  • @Wariyeabdisalam
    @Wariyeabdisalam 4 ปีที่แล้ว +5

    waan ka xumahay in maanta lagaa casilo xilkaagii aad wadanka u haysay uma malaynayo in uu wadanka soo mari doono qof kula karti ah lakin somaalidu kaliya waxay eeganba waa qabyalad waxan kuu bahanahay in aad nohogamiso kadib marka ay soomalidu indho yeelato ayna qabyalada iska ilaawan inta ka horeeysa iska naso mudane🙄🙄

  • @najaxjaamac9284
    @najaxjaamac9284 4 ปีที่แล้ว +1

    😥❤❤❤wax walba ay noqoto geesi geesi dhaly thy gar iyo gardaraba waan ku wataa🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤

  • @naimamuztphe8787
    @naimamuztphe8787 4 ปีที่แล้ว +1

    Mudane Raisalwasaare khyre waxan rajaynayaa inaad maalin maalmaha ka mida soo noqon doontid adigoo madaxweyne somaliyeeda .

  • @wllzohan7689
    @wllzohan7689 4 ปีที่แล้ว +1

    Somali hero

  • @ahmedjekey7751
    @ahmedjekey7751 4 ปีที่แล้ว

    Hassan ali kheyre 🔥🇸🇴❤✌
    Tussen takk

  • @yasminali74
    @yasminali74 4 ปีที่แล้ว +3

    ❤❤❤❤❤💯

  • @ilayscmr1800
    @ilayscmr1800 4 ปีที่แล้ว +2

    Han er veldig intelligent og har framtid politikk!

  • @isseelmi9384
    @isseelmi9384 5 ปีที่แล้ว +8

    Masuul ahalu sharaf ah masha alah

  • @riyaanhaaji9306
    @riyaanhaaji9306 4 ปีที่แล้ว +1

    Anoo og in aat tahay Nin hool kar ah.👏👏👏👏👏

  • @farxanmaxamed6546
    @farxanmaxamed6546 4 ปีที่แล้ว +1

    Anigoo og in vediogan uu 10sano ka hor ahaa
    Anigoo og in wagas qurba joog joogo norwy aad aheyd
    Anigoo og in aad bare jamacaded ka aheed Norway
    Anigoo og in gacan fuduekaga io damcaga dartis xilka lagaga qaday
    Anigo og inaad isku sharraxaysid madaxweyne nimo 2021
    Anigo og inaad aheed raisulwazarihii ugu fcnaa somaliya
    Ayaa haddane waxan garwaaqsadey in aad wadankaga utrutay hormar io barwaqada gaarsisay

  • @munoaliomar7494
    @munoaliomar7494 4 ปีที่แล้ว +2

    We love you khayre you come back inshalh

  • @ashaguluf8787
    @ashaguluf8787 4 ปีที่แล้ว

    Aad baan kuu guhan balyey nayaa sida hufan ee sharaftale ee aad u tanaasushey dad baad tusaale u noqonaysaa inkasta oo ay arintan kediso ahayd ilaahada waan rumaysan la ahay waayo waxaad ahayd nin hawlkar ah oo la jecelyahay garan maayo say wax u dhaceen laakiin nin aad u sharaf badan baatahay ilaahay khayr badan haku siiyo

  • @ismailgutale1206
    @ismailgutale1206 4 ปีที่แล้ว +2

    His Excellence PM Khaire has not gone to anywhere, he is still around and will give the best contributions to his people & the nation insha'Allah. Actually, he is the front-runner in the upcoming presidential election of Somalia and wish his win with majority insha'Allah, for the traitors remember he is the son of the land hence swallow your animosity as can do nothing about his growing popularity! May you long live and lead the nation with prosperity and peace insha'Allah.

  • @igudulqaadowaxaanahay3601
    @igudulqaadowaxaanahay3601 6 ปีที่แล้ว +4

    English please

  • @canabhassan7286
    @canabhassan7286 4 ปีที่แล้ว

    Xasan kheyre sifiican ayuu u soo shaqeyyey bales markii ugudanbeen mucarad ayuu raacay sharad xumo

  • @abdirashidali2669
    @abdirashidali2669 4 ปีที่แล้ว

    Vedio uuu iska kay so galy uuun mxa marki hore looo arki wayyay

  • @zaralulu3669
    @zaralulu3669 4 ปีที่แล้ว +5

    We will have you back my kheyre..we missing u sir

  • @jicrii4948
    @jicrii4948 3 ปีที่แล้ว +1

    ok 👍

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 4 ปีที่แล้ว +1

    Qofka videogaan soogeliyey, waa inaad kuqortid taarikhda hadalkiisa. (Dadka umacne hadalka-afsoomali ah)
    Waa marhore sanadkii (2010)
    Thanks Mudane H Kheyre.

    • @AbdikarimDhicisow
      @AbdikarimDhicisow 4 ปีที่แล้ว +1

      Channel-ka waxaa iska leh boqortooyada Norway wxuuna ka hadlayey tariiqdiisa norway oo kooban iyo hey'ada sama fal'ah uu ka shaqeenayey xiligaas iyo Amiirada Norway xaaska boqorka oo booqosha ku tagtay xiryaha teegertayna hey'adooda

  • @qataara6452
    @qataara6452 4 ปีที่แล้ว

    Aniga oo og In waxii maanta golaha shacabka ka dhacay ay ahaayeen sharci darro, loona marin habraacii saxda ahaa ee xil ka qaadis xukuumadeed, In xitaa aanay ajandaha ku jirin, in aanay waafaqsanayn dastuurka iyo shuruucda dalka, Haddane waxaan go’aansaday inaan iska casilo xilka aan ummadda Soomaaliyeed u hayay, aniga oo dhowraya midnimada dalka iyo inaan dib loogu laaban burbur iyo dhibaato. Si aan ugu turo shacabka Somaaliyeed, qaybna uga noqon Khalkhal iyo dib u dhac siyaasadeed, mid dhaqaale, amni iyo bulsho.
    #AmaanoIyoAdeeg
    #HiigsiIyoHorumar

  • @garaadmaalgaraadmaal
    @garaadmaalgaraadmaal 4 ปีที่แล้ว +1

    Our ex prime minister good man

  • @GA-nn3jp
    @GA-nn3jp 4 ปีที่แล้ว +2

    Bye my friend 😂😂😂

  • @khadijadaud9406
    @khadijadaud9406 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ❤️

  • @hassanmohammeds7275
    @hassanmohammeds7275 4 ปีที่แล้ว +1

    He was working for Norway. He don't have somali passport

  • @ELMANSSON
    @ELMANSSON 4 ปีที่แล้ว

    Mr khayre haddaad norway 1989 timid dhuubnidaada baan wiilyar moodaynaye Maxamed Siyaad Barre kama yarid illeen ninyohow?

  • @fatimamumin5473
    @fatimamumin5473 4 ปีที่แล้ว +2

    We will miss you Mr Kheeyre

  • @hali5578
    @hali5578 4 ปีที่แล้ว

    Next president of somalia hassan ali khaiyre inshalah

  • @mohaelmioffical95
    @mohaelmioffical95 4 ปีที่แล้ว

    M.a nice mudane xasan ali khyre

  • @fatumamohamed6887
    @fatumamohamed6887 4 ปีที่แล้ว

    We will HV u back as a president I.a.keep rocking hassan

  • @abdiazizsheikh131
    @abdiazizsheikh131 4 ปีที่แล้ว

    Mxuu sheegayaa

  • @axmednuur6780
    @axmednuur6780 4 ปีที่แล้ว

    Msh allah

  • @edenhazard2461
    @edenhazard2461 4 ปีที่แล้ว +2

    Xushmad baa ku haya xasan cali khayroow

  • @maxamadmacalin6722
    @maxamadmacalin6722 4 ปีที่แล้ว +1

    60000 kun oo qaxooti aha ayaan ushaqaynaa

  • @abdikahie0
    @abdikahie0 4 ปีที่แล้ว +2

    vi savnet deg allerede vår eks-statsminister

  • @imranhassan7148
    @imranhassan7148 4 ปีที่แล้ว

    Luuqataan uu Ku hadlaayo Waa luuqadee waaba luuqad lagu hoogee Margayo Xanuunsis language, luuqad Ku hadalkeeda lagu raaxeeysto maahan in leeyska riixo eey rabtaa

  • @cabdiraxmangoud1891
    @cabdiraxmangoud1891 4 ปีที่แล้ว

    Waxaan maqli jiray walaahi inaad af xabashi ku ooyi

  • @misshamdi1801
    @misshamdi1801 4 ปีที่แล้ว +1

    9 yr veadio ah man hada daawanoyaa 🤔 sonoqod wanagsan inshalla

  • @zakijr1367
    @zakijr1367 4 ปีที่แล้ว +1

    Khaire the president of somalia 2021

  • @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512
    @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512 4 ปีที่แล้ว

    Han snakar veldig god norsk

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 4 ปีที่แล้ว

    Khayre GuulaYso 👍❤🇸🇴

  • @ciyarahaadunka3988
    @ciyarahaadunka3988 4 ปีที่แล้ว +3

    Wanka xumahay in xilka laga qado xasan Cali kheyre lakin malin buu dalka hogamin doona

  • @xasan1713
    @xasan1713 4 ปีที่แล้ว

    Masha-allah masuul

  • @zuuzuucadey1443
    @zuuzuucadey1443 6 ปีที่แล้ว +6

    Af-Jini.com kkk sxbayal wadanka ha lagu soo laabto.

  • @sharmaakeabdisiyaad1014
    @sharmaakeabdisiyaad1014 4 ปีที่แล้ว

    Libaaaxeyga waankugu faanaa insha allah next president

  • @mohamudabdirahman2748
    @mohamudabdirahman2748 3 ปีที่แล้ว

    Dawlada norway iyo boqorada ayuu amaanayaa.wuxuuna jadalkiisa kudhameeyay iney tahay wax lagu faano waxa ay qabaneyso.

  • @ashaguluf8787
    @ashaguluf8787 4 ปีที่แล้ว

    hasan ali khayre waalagu tebayaa waana laguu oo yayaa

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 4 ปีที่แล้ว +6

    wan fahan sanahay inaad weli Md Farmaajo Aad saxib tihiin oo aad lashaqeenesid welina ay xukuumada ay tahay midii aad adigu dhistay anigoo og in aad is casishay ee baarlamaanka ay prank iska eheed anigo og inaa tahay pm mustaqbalka anigo og ina xooga nasasho aad aadey oo tartanka madaxtinimada aad utartamesid anigo og ina tihiin taemka nabad iyo nolol madax ay ka goantahay horumarinta dalka anigo og in ay idinka goan tahay sidii dalkan usamata bixin leheeden mudane come back agein viva farmaajo iyo kheyr anigoo og anigoo og

    • @axmedcynte7102
      @axmedcynte7102 4 ปีที่แล้ว

      Farmajo suuli ayuu isku riday ninkana ha isku dhajinina down nabar iyo naxdin

  • @hodanfarax4298
    @hodanfarax4298 4 ปีที่แล้ว

    kheyre qabiil mawadaagno siyasad hadalkeeta dhaaf hadana waka xumey in lacasilo sha allaah wukusolaban xilka

  • @caliciidxuseen5093
    @caliciidxuseen5093 4 ปีที่แล้ว

    Wuxu af xumaaa

  • @abdirizackhassan9123
    @abdirizackhassan9123 4 ปีที่แล้ว +1

    Afkan laiskudibayo maxawaye Bismillahi digal cadhii wayee hhhh

  • @aminaosman3308
    @aminaosman3308 4 ปีที่แล้ว

    Wakugu dadatey.. Marexanad is modey tagsaxib

    • @makosiyaad881
      @makosiyaad881 4 ปีที่แล้ว

      Marexan xuu yahay ma dada horta garcyahey🤔🤔🤮🤮

  • @deqafarah8036
    @deqafarah8036 4 ปีที่แล้ว

    Waan kuxisanaaa shiire

  • @maxamadmacalin6722
    @maxamadmacalin6722 4 ปีที่แล้ว

    Waxaan kashaqeeyaa arimaha qaxootiga sida soomaliya kenya

  • @saciidoyahye9200
    @saciidoyahye9200 4 ปีที่แล้ว

    Guulayso

  • @ashaguluf8787
    @ashaguluf8787 4 ปีที่แล้ว +1

    insha allaah waxaad noo noqon madax weynah Future ka

  • @Hafzar333
    @Hafzar333 4 ปีที่แล้ว +2

    Eski Somali Başbakanının görevden alınmasından memnunum
    Bilmeyi ve bilmeyi hatırlıyorum🤣😂🤣😂👍
    From Switzerland

    • @activ8eblue78
      @activ8eblue78 4 ปีที่แล้ว

      asad aadan osman translate what he said for me

    • @Hafzar333
      @Hafzar333 4 ปีที่แล้ว

      @@activ8eblue78
      Choose which language to translate for you

    • @user-ks9ql3ig5v
      @user-ks9ql3ig5v 4 ปีที่แล้ว

      O geri dönecek inşa allah

    • @Hafzar333
      @Hafzar333 4 ปีที่แล้ว

      @@user-ks9ql3ig5v 😂😂😂😂😂😂😂 asla geri dönmesini beklemeyin

    • @Hafzar333
      @Hafzar333 4 ปีที่แล้ว

      @@user-ks9ql3ig5v I've got it on Gmail so check it out welcome thank you

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 4 ปีที่แล้ว

    Mudane ex Raysalwasaare Hassan Ali kheyre

  • @m.h.a8476
    @m.h.a8476 4 ปีที่แล้ว

    Tuug ma ahayn Laakiin Doorashadii shicibkuu Taako u dhigtay wiiftaana la tagtay

  • @ccqccqccq6364
    @ccqccqccq6364 7 หลายเดือนก่อน

    wr odaygu see wax uwada mayday qaab hadalkiisi ahaa (hadaanu nahnay,waxaaanu saa araknay bawaaaaqo )hhhhhhhh😁🤣🤣

  • @mahamudibrahim7058
    @mahamudibrahim7058 4 ปีที่แล้ว

    Anoo og in clipkan 2010 yahay
    Anoo og inaad same fale tahay
    Anoo og xoogaga wadaniyyinta ku taween
    Anoo og intaas dhan waxaan rajeenayaa 2021 inaad so noqoto

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 2 ปีที่แล้ว

    ayarailaa qofku 10 sano iyohada waaiskumid

  • @MohamedAbdiHassan-ey9wm
    @MohamedAbdiHassan-ey9wm 2 หลายเดือนก่อน

    Aadanmacaljn 0:28 0:31

  • @qeesiyoleelloqeesiyoleello3517
    @qeesiyoleelloqeesiyoleello3517 4 ปีที่แล้ว

    Ok

  • @ubaxdeeq975
    @ubaxdeeq975 4 ปีที่แล้ว +1

    Maca salaama hassan khayre iilen af jinigana waad ku hadashaaye

  • @ducaalexajicali9468
    @ducaalexajicali9468 4 ปีที่แล้ว

    Dhurwaaga markii lacunay meshisiu bu ku laabtay

  • @dr.gutale6980
    @dr.gutale6980 5 ปีที่แล้ว +4

    The primeminster of Somalia

  • @noortiirow
    @noortiirow 4 ปีที่แล้ว

    Luqadee kuhadla hayaaa

  • @bahjaali5413
    @bahjaali5413 4 ปีที่แล้ว +1

    Kheire wlhi inan hal ka fahmin hhhh tramtaqm aa lipaaax labo maa han

    • @nuuranuur9976
      @nuuranuur9976 4 ปีที่แล้ว

      Khayre waan ka xumay waxa lagula kacay nasiib daro kolayba qof ka fiican laguma badali dono