Wcs Hamdi walaal, subaxnimo wanaagsan adiga iyo walaalaha intii soo jeedo ee ay subax utahay, inta hurudana markeey soo kacaan ayaan ku leenahay. Aniga ayaa marqaati buuxa kaaga ah inaad tahay ardayga ugu horeeya ee daawada, Allaha ku xifdiyo.
Walahi tas benta ma ahan hada ka hor ano xanunsan aya waxa la ishegay haweney jogto landan markan isla hadalnaynewaxey itiri 600 dolar so dir kadib ayan wax ku qabanaya Kadibna waxey i shegtay in an wudran iyo furud ay ugu dawysay kkkkkk
Asc wr wb subax wanaagsan walaalaha dhamaan , waaku faraxsanahay inaan saakay noqdo ardaygii ugu horeeyay ee casharkaan daawado .
Wcs Hamdi walaal, subaxnimo wanaagsan adiga iyo walaalaha intii soo jeedo ee ay subax utahay, inta hurudana markeey soo kacaan ayaan ku leenahay. Aniga ayaa marqaati buuxa kaaga ah inaad tahay ardayga ugu horeeya ee daawada, Allaha ku xifdiyo.
Jazakilah kheer waxad ino so gudbisay Cilmi naga daahsonaa maali aan maanta aheen yoowmul xisaab mizaanka Allah ku saaro Abayo jazakilah alfa kheer
Mansha allah sual hajpga dumarka inte laga raba ado raliga bal iso sheeg
Tafsiira ina Axmed walaal su,aasha ifahansii!
Asc abaayo caadada baa iheeso mana iga socoto waxaa sameeyaa abaayo mana isduri
Asc naciima abaayo waxan u baahana hay Tallefanka ga ma isoqori karta adigo raliah waxan u bahanahay waxan inta kuske gigarin
Dharka holofka ah jirka ayey holof kasii dhigaan Anagana hadaan soomali nahay waaba ku faannaa cayilka Inyar oo hada wax bartay maahane.
kkkkkkk, aniga waxaan xasuustaa iyadoo 2da dhinacba lisku cayo, haddii aad cayishid caay beed eheed, caatana waxaaba caayda u dheereed in layiraaho haliska jiro "JIRAA JIRTAA " kkkkkkkkk, kkkkkk bakeeriga xagga naga dhiga caato ama caataa kucabay!
Haya abiyo dawmahuaysaa
ASC
Wcs Shamsa subaxnimo wanaagsan walaal, haddii ay subax kuu tahay