Guulaysta insha allah ciidamada puntland alle haydinku guuleeyo dabargoynta cadowga argagixisada ah daalimiina aad iyo aad bay ugu guulaysten ciidamada geesiyasha ah ee puntland guulaysta u malayn maayo in dib loo hungurayn doonin
Weligaa ha degdegin; wax walba u samee si degan iyo ruux deggan. ... Nolosha nabadda gudaha, is-waafajinta iyo walwal la'aanta, waa nooca ugu fudud ee jiritaanka." ... Dhaqanka dadka kale ha u oggolaan in uu burburiyo nabaddaada gudaha. ... Naftaada mooyee cid kale nabad kuuma keeni karto.”somali Harti Darod.
Maashallah VIVA KHAATUMO. State of SOMALIA 🇸🇴 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻
Guulaysta insha allah ciidamada puntland alle haydinku guuleeyo dabargoynta cadowga argagixisada ah daalimiina aad iyo aad bay ugu guulaysten ciidamada geesiyasha ah ee puntland guulaysta u malayn maayo in dib loo hungurayn doonin
Guuleysta geesiyaash Reer puntland 🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🤲🤲🤲
Inshallaah dhaqsaa loo soo afjarayaa Argagixisada
Guul iyo Gobanimo
Darwiish
Guulaysta geesi yaasha aan gaban ee ila dhashow cadowgii hajabo aamiin ❤💪🇸🇱💪🦁💪💪💪🦁from lascanood ❤💪💔🫶💔🦁🦁🦁🦁
GUUUUUL PUTLAND ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
hadee waxaanu ka jeclaan lahayn idinkoo duqaynaya cadowga inaad na tustaan , laakiin cadowgii oo aayar si nabad ah iska qul qulaya😢 kuma qanacsani inaan daawado socodkey sii socdaan
Way qoten godad muday dhulka jogen lakin inshallah way udhamatay khawarijta dhamantod iyo kuwa la jira
War nimankaan god ay qodeen majiro, waa ilaah samee buuraha
Oo dhan ayaana wada godad iyo boho waaweyn ah.
Guullaascaanood bay aad uga biuxaan ee ka saraa
Weligaa ha degdegin; wax walba u samee si degan iyo ruux deggan. ...
Nolosha nabadda gudaha, is-waafajinta iyo walwal la'aanta, waa nooca ugu fudud ee jiritaanka." ...
Dhaqanka dadka kale ha u oggolaan in uu burburiyo nabaddaada gudaha. ...
Naftaada mooyee cid kale nabad kuuma keeni karto.”somali Harti Darod.
kusooceli 350 miino? mana gucaayraysaa adeer?
Guul harti land