WARAABE DADOOW #1

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 31

  • @Samawadechannel
    @Samawadechannel 5 ปีที่แล้ว +3

    Wixii umada soomaliyeed dhibaya oo dhan waa waraaba dadoow mahadsanid ayaanle xuseen cabdi hanoolaato❤❤

  • @HANOOLAATOTV
    @HANOOLAATOTV  5 ปีที่แล้ว +5

    Fadlan rayigaaga hoos noogu dhaaf sida aad u aragto sheekadan

    • @HargalTv
      @HargalTv 5 ปีที่แล้ว

      Waligay toos uma akin aniga ahaan balse waa maqlay uun

    • @sowdoabdinor8548
      @sowdoabdinor8548 5 ปีที่แล้ว +2

      Waraabe dadow waxan uaqaanaa dadka labada waji leh, oo marna waji fiicanleh marna khiyaano kuu maleegaayo. Yacni qof aad u xun oo 2 wajiile ah.

    • @abdulmoaw6333
      @abdulmoaw6333 5 ปีที่แล้ว

      Kkkk waraabe dadow waxaa la yiraa dadka u dhaqma waraabe waraabe waa arxan daranyahay walee lkn ayaanle hada waxaa la arkay dad nool oo laqarxinaayo sow ma arxan darna kuwaa dadkii oo naool oo gubanaayo gargaar iska daaye waa uu dhameystiraa sidii ka dhacday kismayo gabadhii hodan naaleye iyo mahad garguurte ku dhacday sow maha kuwaa dad walato wax walba oo dhaqan xun waxaa dhahnaa dhurwaa

    • @mohamedhersiahmed7531
      @mohamedhersiahmed7531 5 ปีที่แล้ว +1

      Mudane ayaanle hussein Abdi
      Waan ku faraxsanahay inaad ku soo laabato pagekan waana page aan si gooniya aan ula socon jiray

    • @yusufwarsame9682
      @yusufwarsame9682 5 ปีที่แล้ว

      Beel ayaa lagu xumeeyaa, ee adigu maxaad ku keentay? Maad ka haddashid yaxaaska dawacada iyo dameerna iyo wixii lamida mase beesha murusade ayaad la'dahay meel aad ka gasho, bacaawyahoow cuurka leh.

  • @Samawadechannel
    @Samawadechannel 5 ปีที่แล้ว +3

    Wixii soomali dhiba
    Wixii dhiigooda daadsha
    Wixii noloshooda wiiqay
    Wadanka wixii xumeeyey
    Wixii na wareerinaaya
    Waraaba dadoow udaa👍

  • @king.celtic.wembley.harles4955
    @king.celtic.wembley.harles4955 4 ปีที่แล้ว +1

    SUBXAANALLAAH.
    Anoo yar waa maqley ALXAMDULILLAAH.
    Laakiin weli ma arkin.

  • @cumarahmedmahamed505
    @cumarahmedmahamed505 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc bahda wadani yiinta wan idin salaamey dhamaan umad soomaaliyeed meel wab eey joogto gar ahaan ayaanle iyo xuseen shire ciyar jecel mester wadani ayaanle waraabe dadow sas umanan oqon lkin wasax quumo la aanta dadkeen qofkii dadka tacdi kul kacan waa warabe wado wa anigo bahda ree rajo suga somaliyo wey hagagi inshalh

  • @abdirahman5182
    @abdirahman5182 5 ปีที่แล้ว +4

    Besha murusade xanta ka daa

  • @jdjjjxjjd1654
    @jdjjjxjjd1654 5 ปีที่แล้ว +2

    👍

  • @mohamedhersiahmed7531
    @mohamedhersiahmed7531 5 ปีที่แล้ว

    Ayaanle hussein Abdi
    Mudane waan ku salaamay. Waan ku faraxsanahay inaad dib u bilaabto hanoolaato
    Waayahaaan waa lagu dabay wllkey

  • @aliisyusuf5235
    @aliisyusuf5235 5 ปีที่แล้ว +3

    Wax Waliba Umada Somaaliyeed Dhibaayo Qofka Sameynaayo Waa Waraabe Dadoow MAHADSANID

  • @faizam523
    @faizam523 3 ปีที่แล้ว

    Hiktad fiican buuceiiljan keeney runtii, wogkii qif dila ama si dadnimada ka baxsan ula dhaqmaba waa waraabe dadoow, tusaale ahaan, mooryaanta, shabaab, magafe iyo qaar kale oo badan.

  • @yusufwarsame9682
    @yusufwarsame9682 5 ปีที่แล้ว

    Weeydii faysal cali waraabe

  • @xasansaman8882
    @xasansaman8882 4 ปีที่แล้ว

    Waan ku raacsanahay Abwaanku

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 5 ปีที่แล้ว

    Xuseen shire macalinkaa waan salaamayaa

  • @abukarmahdi544
    @abukarmahdi544 5 ปีที่แล้ว +1

    Warabaha waxa ugaar ta kale ugu duganyahay neef ka oow cunaayo waxow kabilaabaa cadhada iyo caloosha neef kiyoo nool marka waxaa arkay qof latoogtay asagoo naf baxaayo labaaranaayo

  • @abdisalaan2712
    @abdisalaan2712 5 ปีที่แล้ว +1

    Wn maqli jire

  • @cabdaledawiil7642
    @cabdaledawiil7642 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc Warabo Dadaw Ma Dawlada Hada Jirtaa

  • @hodandahira8295
    @hodandahira8295 5 ปีที่แล้ว +1

    Waxiy dhibka kuwado dadka soomaalia waa warabadado

  • @fadumocumor8003
    @fadumocumor8003 5 ปีที่แล้ว +1

    Warun dadka arxanka daran wa warabo dadoow waxaney dadka cudurka qaba ku dhaqmin ayey sameyan iyago adunyo radinaya sub xana laah waa yab

  • @ambarali3719
    @ambarali3719 5 ปีที่แล้ว

    ❤hanalooto

    • @abdikadarastur8875
      @abdikadarastur8875 5 ปีที่แล้ว

      Asc, Ayaanle waad ku mahadsantahay sida aad soomali urabti iney dhibka uga baxdo.

  • @nimo1843
    @nimo1843 5 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhhhhhhhhh walahi xasuus ilaa yarantydii ban soo xasuusty

  • @hindafarax4982
    @hindafarax4982 5 ปีที่แล้ว

    waxaa soomaali.nolasha udiiday waa waa waraabe dadoow

  • @shamsamohamed8625
    @shamsamohamed8625 5 ปีที่แล้ว

    Waraba dadoow aan soomaali ahayn miyaa jiraa