alab cusub iyo hilib forno laan 🤤 meat recipes without oven

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 98

  • @faamadhudi
    @faamadhudi ปีที่แล้ว +16

    Gabadhan wlhi wa gabadha in badan no faideyso no hurto waqtigeda san rerkena iyo guryahena iyo ubadkena an ugu sameysano cuno macan oy weliba si fududd noguso gudbiso hadana amar ilaahay intey mudantahay o dhiri gelin ah nagama hesho
    Somaliyey an xasadnimada iska deyno o gabadha an dhiri gelino
    Abayo farxiyo ilaahay ajar haku siyo🥰

  • @ayaanhassan2140
    @ayaanhassan2140 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah 🌷🌷🌷🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah xabiibtii jzklq Inaba cadi ma aha cuntadaada yummy yummy thanks for sharing qaaliyeey keep it up good work xabiibtii.

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +18

    Hadii aad jaceshahay rasulkieena scw Ku Sali kheyr badan allaha Ku Siyo ❤❤

  • @sacdiyoabdikarim9332
    @sacdiyoabdikarim9332 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh abayo mashiinkaan qudaarta kushiidid meeqaa gadee

  • @umuayuub9089
    @umuayuub9089 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah farxiyo waxayabaha so dhigto ama aa kariso idhaha e iga deeqen quruxdoda hadan cuni lahay kasii daran allah kuu dhaafo gacanta aamiin

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +9

    Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤❤❤❤

  • @fariidasheikh9551
    @fariidasheikh9551 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @jamaaljaamac8835
    @jamaaljaamac8835 7 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allaah wllo qali Alle hakuxafido

  • @nimcoindhouron5980
    @nimcoindhouron5980 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah tabaraka rahmaan shugran qaali

  • @Muna4r-
    @Muna4r- ปีที่แล้ว +2

    Maansha allah tabaarakallaah wa so 🍠 yummy 😋

  • @mahamednoor7879
    @mahamednoor7879 ปีที่แล้ว

  • @aaminaxasanmaxamed3568
    @aaminaxasanmaxamed3568 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah hormar wacan xabibti jazaka allah

  • @faizaali2327
    @faizaali2327 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaha xabbiti mahadsanid horey usoco wan ku wata noso badi xabbiti ale haku barakeyo adiga iyo caruurtda 🤲🤲🤲🤲amiin amiin

  • @aadancade9854
    @aadancade9854 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah abyo

  • @mahadabdi7727
    @mahadabdi7727 ปีที่แล้ว +1

    M.a abaayo aad ayaa kaaga mahadcelinaa horey usoco

  • @maymuunsheybi1212
    @maymuunsheybi1212 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah maasha Allah

  • @simankeynaan5579
    @simankeynaan5579 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allah jizaa ka Allah kheeyr walaasheey

  • @cabdiyarepoy
    @cabdiyarepoy ปีที่แล้ว +2

    Kusaliya nabiga muxamed scw scw 🙏❤️❤️❤️

    • @farhiakushin
      @farhiakushin  ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️

    • @salmaomar4962
      @salmaomar4962 ปีที่แล้ว

      Scw scw

    • @nastehomohamed419
      @nastehomohamed419 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw

  • @maryanruun2079
    @maryanruun2079 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allh

  • @ayanahmed70
    @ayanahmed70 ปีที่แล้ว +2

    mashaallah mashaallah merci

  • @asmacali2506
    @asmacali2506 ปีที่แล้ว +1

    MashaaAllh gacanta Allaha ku barakeeyo😋😋😋😋😋😋😋

  • @dollarinshar4986
    @dollarinshar4986 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah xapipti ilahay qer haku siyo

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 ปีที่แล้ว +2

    Abayo dabka hoos malagadhamayna noofaide shukran

  • @nimcomaxaned9773
    @nimcomaxaned9773 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah wllo

  • @nuurtohappyfamily2611
    @nuurtohappyfamily2611 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah my sister

  • @hiboxasan3954
    @hiboxasan3954 ปีที่แล้ว +1

    Gacamahaqga Allah ha barakeeyo

  • @hamdichannel100
    @hamdichannel100 ปีที่แล้ว

    Digsidaan rabaaye xagee lagaa helikaraa

  • @kahamohamed7016
    @kahamohamed7016 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah abayo dorsha kusosamee ..dabka duhusha

  • @munoxasangurey7422
    @munoxasangurey7422 ปีที่แล้ว

    Wan raba digsiga wll

  • @beelaacooking4250
    @beelaacooking4250 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah abaayo

  • @aniisomohamed7234
    @aniisomohamed7234 ปีที่แล้ว

    Gabdha galiya aan tagero guuleyso abyo

  • @siciidmoha57siciidmostafe77
    @siciidmoha57siciidmostafe77 ปีที่แล้ว

    Hhhh cfwan dee waa yaabay show inankayga gmailkiisa ku jira hhhh

  • @haboonqalanjo9274
    @haboonqalanjo9274 ปีที่แล้ว +1

    Waan isku dayay insha allah

  • @dekahassan2505
    @dekahassan2505 ปีที่แล้ว

    Dabka hoos iyo kor miyaa kasarty abayo

  • @ruqiyashafi394
    @ruqiyashafi394 ปีที่แล้ว

    Asc xage laga heligaraa wl kukarga io digsidaa

  • @hamdichannel100
    @hamdichannel100 ปีที่แล้ว

    Farxiyo xagee joogtaa abaayo?

  • @deqoali8160
    @deqoali8160 ปีที่แล้ว

    Asc abyo macnto gawar qalbi wanagsan ayad tahay qof kula mid ma arkin ruun ahanti labarkaga igu cawi

  • @aaminaibrahim3934
    @aaminaibrahim3934 ปีที่แล้ว

    Xagaad joogata oo an kaheli karaa dusuda

  • @jamilaadnan9028
    @jamilaadnan9028 ปีที่แล้ว

    Wall meeq ayaa gadaa digsiyada

  • @sahraabdi6134
    @sahraabdi6134 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo xlda ka wrn cfmdka waa meeqo digsida iyo kukaarka

  • @xamdinuurmaxamed4565
    @xamdinuurmaxamed4565 ปีที่แล้ว

    abaayo away wadis abkaga ayan rabaa

  • @hiboabiin
    @hiboabiin ปีที่แล้ว

    Msha Allah

  • @fatumamacalinmohamud
    @fatumamacalinmohamud ปีที่แล้ว

    Abyo nmbarka what's up ka awaye

  • @saamdahir7444
    @saamdahir7444 ปีที่แล้ว

    Farxiyo makindan wanku weydiyay qemaheda mana I jawabeysi

  • @muhuboahmed2999
    @muhuboahmed2999 ปีที่แล้ว

    Abaayo digsiyadan halke kahelikara waxn joga Uganda??

  • @samiirosetuni6929
    @samiirosetuni6929 ปีที่แล้ว

    Kukarkan aya rawa e abayo intee jogta

  • @deqoali8160
    @deqoali8160 ปีที่แล้ว

    Wn arkay labarkaga gcl

  • @truevideos8832
    @truevideos8832 ปีที่แล้ว

    Alla maxaa laguu cimaaamaday adiga

  • @salmaomar4962
    @salmaomar4962 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Walshay Aad bad umahadsantahay 😘😘😘😘😘

  • @ayanhassan3702
    @ayanhassan3702 ปีที่แล้ว

    abaayo gas muisticmala mise koronto waye

  • @ruuja12
    @ruuja12 ปีที่แล้ว

    Nambarka aawi

  • @yasminemahamud1332
    @yasminemahamud1332 ปีที่แล้ว

    Asssalam aleikoum wllo farhia tabarakallah Alle haku barakeyo gacaantada walalo sual baan qaba Djibouti baan jooga ee numberka whatsappgaka mad isheegi hadi ay surta gal tahay mahsanid...

  • @nasriincadeey4540
    @nasriincadeey4540 ปีที่แล้ว

    Cooker waa intee

  • @sunduscaabi1272
    @sunduscaabi1272 ปีที่แล้ว

    Tnx byo

  • @xamdamaxamedcabdi8042
    @xamdamaxamedcabdi8042 ปีที่แล้ว

    Lombarka mee qli

  • @sacdiyomaxamud3990
    @sacdiyomaxamud3990 ปีที่แล้ว

    kukarka waa meeqa abaayo

  • @barlinismail5929
    @barlinismail5929 ปีที่แล้ว

    🌹❤️👍🌹❤️👍🌹❤️👍🌹❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @najaxabuker972
    @najaxabuker972 ปีที่แล้ว

    Abayo gaas miyaa masa koronto guugarka

  • @Nestexanaka13
    @Nestexanaka13 ปีที่แล้ว

    Thanks abyo

  • @roodomohamed7430
    @roodomohamed7430 ปีที่แล้ว

    Salida ku ma jidho miya abyo

  • @fatimaadam5760
    @fatimaadam5760 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah tabarakallah abayo jazaakallahu khayr

  • @queenmunera8415
    @queenmunera8415 ปีที่แล้ว

    Abaayo huruda ta budada ah ma isticmali karnaaa

  • @kheiraibrahim3743
    @kheiraibrahim3743 ปีที่แล้ว

    Asc do you have the plates

  • @shugriclaahi-qt4zl
    @shugriclaahi-qt4zl ปีที่แล้ว

    Asc

  • @faadumaaxmedbucul9812
    @faadumaaxmedbucul9812 ปีที่แล้ว +1

    Kukarka anigaa heesto waa m.a digsi birtabo bir canjero wax uu didayo malaha muqdisho jogana

    • @suusuusidruush3674
      @suusuusidruush3674 ปีที่แล้ว

      Masha Allah abayo muqdisho ma yaallaa adi intee kasoo gadatey muqdisho kula joga anna e

    • @faadumaaxmedbucul9812
      @faadumaaxmedbucul9812 ปีที่แล้ว

      @@suusuusidruush3674 bayo bakaro mesha firinjerada iyo qasaladaha lagu gado

    • @aniisomohamed7234
      @aniisomohamed7234 ปีที่แล้ว

      Abyo koronto miya kukarka

  • @ashheart9761
    @ashheart9761 ปีที่แล้ว

    Abaayo lambarkaaga iisoo qor

  • @anzalali1230
    @anzalali1230 ปีที่แล้ว

    Ani Number kaga ma arko wll isoqor

  • @faadumaaxmedbucul9812
    @faadumaaxmedbucul9812 ปีที่แล้ว

    3saac dhuxusha sow madhaman makùsii dareysay

    • @farhiakushin
      @farhiakushin  ปีที่แล้ว +1

      Haaa waqasab wey damaysa waa inad kudarto dhuxusha

  • @ifraaxgalbed9793
    @ifraaxgalbed9793 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @jamilaadnan9028
    @jamilaadnan9028 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @xaliimoalibarrow1162
    @xaliimoalibarrow1162 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @mohamedhaashi3301
    @mohamedhaashi3301 10 หลายเดือนก่อน

    Asc