ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Khudbadii maanta ee Masjidu Bilaal~ Sh Xassaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 เม.ย. 2019

ความคิดเห็น • 122

  • @fowziaschannel1202
    @fowziaschannel1202 5 ปีที่แล้ว +10

    Masha allaah allow sh cimrigisa cilmigisa dhamaan barakey aamin

  • @abdirahmancawil1036
    @abdirahmancawil1036 5 ปีที่แล้ว +6

    ما شاء الله شيخنا الفاضل حفظك البارئ سبحانه

  • @user-yv8ol3td4q
    @user-yv8ol3td4q 5 ปีที่แล้ว +5

    شيخ حسان ما شاء قولوا ما ماشاء

  • @axmeddhahirxuseen7472
    @axmeddhahirxuseen7472 5 ปีที่แล้ว +2

    masha allaah sh xasaan Hussein aadam abuu salmaan baraka laahu laka

  • @abdulxakim5025
    @abdulxakim5025 5 ปีที่แล้ว +4

    Mshllh waan fadiye qudbadan raaxada leh oo qof walbo iman leh tabaneyso

    • @abdikadirahmed7667
      @abdikadirahmed7667 5 ปีที่แล้ว

      ما شاء الله خطبة تقشر منها الجلود وتدمع العين لها شيخ حسان ما شاء الله مفوه بليغ في اللغة العربية

  • @mohamedabdulkadirmoalim3092
    @mohamedabdulkadirmoalim3092 5 ปีที่แล้ว +12

    Alle hanaga dhigo ku wi wanada qata e ku camal fala adigana SH XASAAN XUSEEN AADAM "ABUU_SALMAAN" JANATUL FIRDOWS abaal marin ALLE ha kaga dhigo.
    Aaamiiin... Aaamiiin...

  • @zaki_h8393
    @zaki_h8393 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah sh xassaan xuseeen aadam abu salman allah ha xiftiyo

  • @umuahmedumuahmed2440
    @umuahmedumuahmed2440 5 ปีที่แล้ว +5

    Masah allah sh xasan الله يحفظك

  • @Zakapha
    @Zakapha 5 ปีที่แล้ว +4

    MASHA'ALLAH ILLAHAY HAKU XAFIDO SHEEKHANA ILLAHAYNA WAXAAN KABARYEENAA IN UU NASIIYO CAQIIDAADA IYO CILMIGAADA OO KALE

  • @abdullahiabdikadir7182
    @abdullahiabdikadir7182 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaah Hadhowro Sheykheena

  • @nuurdawlad4820
    @nuurdawlad4820 8 หลายเดือนก่อน

    Maansha allaah

  • @xasanibraahim5174
    @xasanibraahim5174 6 หลายเดือนก่อน

    Maashaallh

  • @daahirhussein8918
    @daahirhussein8918 5 ปีที่แล้ว +3

    Sheekheyga murabigeyga moulaana sh xasaan xuseen allaha no xafido

  • @muqbulmuqbul7589
    @muqbulmuqbul7589 5 ปีที่แล้ว +3

    Waaaaw! MaashaaALLAH

  • @shukri218
    @shukri218 5 ปีที่แล้ว +1

    Jazaa kalaahu khayr sheikh

  • @cabdixaafid3004
    @cabdixaafid3004 10 หลายเดือนก่อน

    Mansha alah

  • @mohamedhussein1781
    @mohamedhussein1781 5 ปีที่แล้ว +2

    Kuwa like hoos saaray ha lasocdeen islamka kuma jiraan
    Maxaa yeelay sheikh ayad iyo hadith ayuu aqriyey like hoos micnaheedana waxaa waaya majecli waxa shegeysa

    • @jaamcdaus8079
      @jaamcdaus8079 5 ปีที่แล้ว

      diinta illaahay ayaa iska leh adduu ma lihid waxaad gacantaada ku haysato ama madarasada aad haysato dadka kasaar diinta rabaa leh dadkana waa muslimiin gaalnimaduna maaha wax lagu dag dago qofka yidhaa ayaanay kusoo noqotaa markaa sidaad u qancin karto qofka danbi ku jira u qanci kalmadan aad lasoo ordayso eed gaalaysiinayso waxaan u arkaa haanta madhan waxaa bata qaloqalowdeeda markaa cilmiga baro oo haku biyo dhigo akhi fi laah

    • @mohamedhussein1781
      @mohamedhussein1781 5 ปีที่แล้ว

      Sxb ayaga iska dhafee hadad adiga ku racsantahy like hoos in lasaara adiga islam aheen sxb diinta ma ahan wax la iska sheegta ee waa in ogata islamnimaa in ay uburta sida dalada okale

    • @mohamedhussein1781
      @mohamedhussein1781 5 ปีที่แล้ว

      Waxa lashregaya waa ayad iyp xadith ma ahab sheega
      Qofkii daara like hos ah islam kuma jira maxaa yeelay waxuu diiday ayadaha allah
      Sas wxaa sheegay alah subxannla sobara quranka kadibna tafsiirka

    • @user-dh9bd5st6t
      @user-dh9bd5st6t 5 ปีที่แล้ว

      Mohamed Hussein dad is qarxiya waa digoo kale

    • @mohamedhussein1781
      @mohamedhussein1781 5 ปีที่แล้ว

      @@user-dh9bd5st6t
      Ka carar beesha yaa lagu qarxin

  • @kheirwade5026
    @kheirwade5026 5 ปีที่แล้ว +3

    Xafidakallah sheekhana

  • @xudurofficail
    @xudurofficail 5 ปีที่แล้ว +2

    ما شاء الله الله يحفظك

  • @binshinaahussein1726
    @binshinaahussein1726 5 ปีที่แล้ว +4

    حفظ الله شيخ الاسلام ورعاه

  • @ninweynootagay8838
    @ninweynootagay8838 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah khudbo aad umacaan

  • @akrambinasmar2604
    @akrambinasmar2604 5 ปีที่แล้ว +3

    Manshallah shekuna xassan hafidullah

  • @mohamedabdulkadir1479
    @mohamedabdulkadir1479 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha alalh الله يحفظك

  • @inashshariif7071
    @inashshariif7071 5 ปีที่แล้ว +8

    الشيخ أبوسلمان شيخ المجاهدين والمكافحين شيخ أهل الحديث والفقه

    • @inashshariif7071
      @inashshariif7071 5 ปีที่แล้ว

      @@qamuus9778 إيه فاجئتناكيف عرفتني

  • @dixaakmedia
    @dixaakmedia 5 ปีที่แล้ว +5

    هوشيخ الإسلام في زماننا

  • @abdiazizibrahem8170
    @abdiazizibrahem8170 5 ปีที่แล้ว

    Ilaahay Dulbadanaaa Muxuu dad Abuuray , waa sheekhii baneeney in la dio culumada somaliyeed ee fatwadiisa lagu dilay sheekh Cqaadir Nuur Faarax, Sh. Axmed Xaaji C/raxmaaan.
    Sharkaaga Ummadda Allah haka qabto

  • @Geeslaab-Production
    @Geeslaab-Production 2 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allah

  • @CabdullahixumidiidCabdul-pw2cw
    @CabdullahixumidiidCabdul-pw2cw 8 หลายเดือนก่อน

    ماشاء الله جزاك الله خيراً يا ابا سلمان الصّومالي

  • @al-marifahmedia816
    @al-marifahmedia816 2 ปีที่แล้ว

    حفظك الله وثبتك على الحق واثابك

  • @Gfunkyistheshit
    @Gfunkyistheshit 5 ปีที่แล้ว +2

    Waaba kheyrbee anu waxaan islahaa malaha sheekha wey la dageen oo wuu xidhanyahay unbaan ku tirinayay. Masha Allah haduuba noolyahay sheekhu uuna madaxbanaan yahay. War ninka hala ilaaliyo oo yaana hoostiina lagala bixin waryaadha wallaahi hadii kale wax hadla ayaa nalaga waayi.

  • @mxdxsn1383
    @mxdxsn1383 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha alh

  • @shabanguleed7050
    @shabanguleed7050 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @issakahapicha7686
    @issakahapicha7686 5 ปีที่แล้ว

    MA SHAA ALLAH MASJIDKAAN INTU KUYALAA

  • @abuqatada9118
    @abuqatada9118 5 ปีที่แล้ว +1

    jazakallahu qeyr

  • @aniitabaashi1850
    @aniitabaashi1850 5 ปีที่แล้ว +1

    masha alllah sheikh abu salmaan khodbada danbe somali kuma aqariyo sida .sh umul .sh shilibli

  • @cumareymacalin6626
    @cumareymacalin6626 5 ปีที่แล้ว +3

    Allah haku xafido sheykhanaaa Abuu Salman

  • @abdulqanimohamed1651
    @abdulqanimohamed1651 5 ปีที่แล้ว +3

    ما شاء الله

  • @abdiwaes7065
    @abdiwaes7065 5 ปีที่แล้ว +4

    Illaahay ha ina xifdiyo adiga iyo anagaba

  • @cumareymacalin6626
    @cumareymacalin6626 5 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah

  • @islamcompletefavourfromall5701
    @islamcompletefavourfromall5701 5 ปีที่แล้ว

    Heybad baa ka muuqato Sheikha♥️♥️ cadawga alle hakaa hayo magacyada badan

  • @mustafeqalin-maal2695
    @mustafeqalin-maal2695 4 ปีที่แล้ว

    Allah yajziika Sheekh Abu Salamaaan

  • @inashshariif7071
    @inashshariif7071 5 ปีที่แล้ว +1

    ثبتك الله علي الحق وحفظك

  • @suleimanmohamed6603
    @suleimanmohamed6603 5 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله

  • @yasinhajifarah6536
    @yasinhajifarah6536 5 ปีที่แล้ว +4

    Mashaa-ALLAH, sheikh jazaaka-laah, waxaa fiicneed in noo lagu daro qudbada tacliiqdeeda ayaadoo afsoomaali ah sxb, qalaafe.

  • @alisomali2526
    @alisomali2526 5 ปีที่แล้ว +3

    أبوسلمان الفاروق حفظ الله

  • @abshirrage8127
    @abshirrage8127 5 ปีที่แล้ว +1

    Mn sha allah shekhena faadil

  • @caadilamiin5755
    @caadilamiin5755 5 ปีที่แล้ว

    Man shaa allaah

  • @almuxaadarochannel7010
    @almuxaadarochannel7010 5 ปีที่แล้ว

    Masha alaah sheeykhanaa xafidahulaah

  • @axmedsiciid7488
    @axmedsiciid7488 ปีที่แล้ว

    الحمدالله رب العالمين

  • @salahabdiahmed5253
    @salahabdiahmed5253 5 ปีที่แล้ว

    شيخ الاسلام في هذا الزمان

  • @mohameddheereofficial5483
    @mohameddheereofficial5483 5 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah

  • @cumaraxmed7576
    @cumaraxmed7576 5 ปีที่แล้ว

    Mansha allh sheikh

  • @kaltumayussuf8524
    @kaltumayussuf8524 2 ปีที่แล้ว

    ماشاالله حفظه الله

  • @maxamedsaleebaanfaarax1402
    @maxamedsaleebaanfaarax1402 5 ปีที่แล้ว

    شيخ حسان حفظه الله

  • @MUKHMAAL
    @MUKHMAAL 5 ปีที่แล้ว +4

    Ma kaligayba u arkaya in sheekhu uu u eegyahy sheekh Umal mise waa la ila qabaa
    Alle haku dhawro

    • @abdullsalam7962
      @abdullsalam7962 5 ปีที่แล้ว +1

      Yeah coz they ar cousin's

    • @shahid_hamza
      @shahid_hamza 5 ปีที่แล้ว +2

      Waa run
      Habaryo wadaag run ah ayay yihiin
      ,isaga iyo umal labo hooyo oo wll ah aya kala dhalay

  • @cumarcusmaan420
    @cumarcusmaan420 5 ปีที่แล้ว +1

    حفظه الله

  • @abdiwaes7065
    @abdiwaes7065 5 ปีที่แล้ว +4

    Maansha allah

  • @mohamedhussein1781
    @mohamedhussein1781 5 ปีที่แล้ว +2

    Husswin qalaf waxan usheegay tariiqda sooo raaci please

  • @libanmohamed3954
    @libanmohamed3954 5 ปีที่แล้ว

    MashaAllah

  • @maankahaajicawil7451
    @maankahaajicawil7451 5 ปีที่แล้ว +3

    m.a

    • @cabdulaahimadoobe3112
      @cabdulaahimadoobe3112 5 ปีที่แล้ว

      جزاك الله خير الجزاء يا شيخنا

    • @cabdirashidcabdi6847
      @cabdirashidcabdi6847 5 ปีที่แล้ว +1

      Baaraka allaah debigaaga illaahay hakuugu dhaafo khudbaddan qiimaha leh,,
      Geesigii Africa xafidaka allaahu xifdhan kariiman

    • @abumucaad7987
      @abumucaad7987 5 ปีที่แล้ว

      Asc

    • @abumucaad7987
      @abumucaad7987 5 ปีที่แล้ว

      Msh alaah alaah noxifdiyo sh islaam Abu saln

    • @fardowdo30yaayamaxammed6
      @fardowdo30yaayamaxammed6 5 ปีที่แล้ว +1

      m.a kaliya. ha qorin. ee. dhameystir. (masha Allah. ) jazakallah. wll. alaha kubara keeyo

  • @user-cx7hz8qq5n
    @user-cx7hz8qq5n 6 หลายเดือนก่อน +1

    Asc

  • @ayaanxaaji3416
    @ayaanxaaji3416 5 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @ibrahimaxmed6125
    @ibrahimaxmed6125 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sh,xasaan arimaha sufyaan taakeeye wax noga iftiimi maadaama howlo towxiid uu kahadlayo

  • @mohameddheereofficial5483
    @mohameddheereofficial5483 5 ปีที่แล้ว

    Sheikh Hassan Hussein abu Salman xafiidahullah

  • @maxamedmayow3917
    @maxamedmayow3917 5 ปีที่แล้ว +1

    maasha Allah ilaahey ninka soodoobey iyo sheekhuba haka ajersiiyo anaguna allaha nangadhigo kuwii ku camalfala lkn walal ayedoo afsoomaali ah soogeli

  • @worldsportsvhd6946
    @worldsportsvhd6946 5 ปีที่แล้ว

    Masjidul Bilaal halkee ayuu kuYaala Horta

  • @abdiwahidmohamedwarsame1496
    @abdiwahidmohamedwarsame1496 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah
    Waxan kacodsana ruuxa dubayo inuu qodbada qeebta afsomaliga na oo kusodaro si aan wax badan uga fahano

  • @axmed5177
    @axmed5177 5 ปีที่แล้ว

    شيخ الاسلام ابن حسين

  • @maxamuudmaxamed4052
    @maxamuudmaxamed4052 5 ปีที่แล้ว

    asc

  • @mustafajousuf4636
    @mustafajousuf4636 5 ปีที่แล้ว +1

    Abtigey nolow

  • @hassanahmed-yr8qn
    @hassanahmed-yr8qn 5 ปีที่แล้ว +2

    الشيخ حسان أد خل في جماعة السلف أترك الحزبية

    • @halkahaleel4594
      @halkahaleel4594 5 ปีที่แล้ว

      شيخي مو حزبي

    • @calicade3834
      @calicade3834 2 ปีที่แล้ว

      جماعة السلفية حزبية

  • @uraaxeecaqligaaga4890
    @uraaxeecaqligaaga4890 5 ปีที่แล้ว +1

    Sh jazakallah lakin maxad ka aminsantahay dhiiga dadka musliminta ee ay dadinayan xarakada shabab iyo guryaha iyo suuqyada musliminta ay burburinayan wali kuma arkin tas ado ka hadlaayo

  • @realsom36
    @realsom36 5 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaan muxuu ka hadlayaa. Aniga luqada ajinabiga iskuma ficnin.

    • @mohamedmahamud5371
      @mohamedmahamud5371 5 ปีที่แล้ว

      Luuqada quraanka ku qoranyahay ma ajnabi baa, Quraanka waa fariin adiga laguu soo diray soo ma Ovid !!!

    • @realsom36
      @realsom36 5 ปีที่แล้ว

      @@mohamedmahamud5371 ajinabi hadaney aheyn ma somali baa. Luqada quraanka waa luqad ajinabi hadaan sida kale kugu dhigo.

    • @Abdisadik28774
      @Abdisadik28774 2 ปีที่แล้ว

      @@realsom36 sxb ad iyoo ad ayad uqaldantay isdaboo Qabooo sxb wayooo qofkaa islamka ah lazim wayee inu bartooo luqada carabigaaaa

    • @MohamedAbdi-bs1qz
      @MohamedAbdi-bs1qz ปีที่แล้ว +1

      Arabik luqa ajanabi mahan ee wa luqada musliminta. Sas ufahan

  • @najmamaxamed5173
    @najmamaxamed5173 5 ปีที่แล้ว +1

    shiikhan isago ashabab tagera ban ogaa ma iskadayay mise waa shabab wsli

  • @maxamedelqudadi5073
    @maxamedelqudadi5073 5 ปีที่แล้ว

    Mujaahid

  • @hoygadiintatv2693
    @hoygadiintatv2693 5 ปีที่แล้ว

    Kadab

  • @abdiaziizmohamud254
    @abdiaziizmohamud254 5 ปีที่แล้ว

    Shiikhaan suufi miyaa ??

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah waa qudbo qiiro bdn leh quluubtane saameyneyso