Anoo Ree koofur ah. Waxaan majaajilo xiiso badan Cabdi Malaw ku maqli jiray, wariyuhu hal xabo oo ka mida maweeydiin. Lost opportunity. Wariyuhu ma garanayo ninkan. Allaha u naxariisto.
Qaar badan oo leh oDaygu tuug ayuu ahaa. Hadii xiliga ay noolaanlahyn way dhiman lahyen. Ilaahay ha u naxariste nin Adag ayuu ahaaa. Wadankan waxbadn u taraY.
Nin dalmara ayaa dad noolba arkee dishishe doox ma wada denay. Mar kale ayuu yiri Qardhoo ladan baan ka qaylinayee, Ma haddaan galay qaaba qowseyn. Alloow kuu naxariiso, Ma annagaa suudaanta keennay
Soomaali hadal badan Ilaahay intii dhimatay haw naxariisto tuug ma aha wuxuu ka shekeyey waa taariikh iyo dhibaato soo martay oon cidna ka caawinayn diinta hadaanu qofku wax ka aqoon waxayaalo badan ayuu ku dhacayaa walow ay jiraan kuwo maanta leh cilmi diineed iyo cilmi kaleba ay waxdhacaan wax xadaan wax dilaan Ilaahay hayna toosiyo cayda ha layska daayo qofka naftiisa iyo aakhiradiisaba uma fiicna dadkaa horana waxaba ma haysan taas ayaa ku kaliifaysey in ay wax xadaan mar hadaan wax la siinayn
Dumar waa badhaadhaha Ragna waa bi'iisee. Khadar cakule wariye wax badan u soo joogay Sxb qaybtii kale hadaad hayso nala wadaag run ahaan aniga si gaara ayay taariikhdiisu ii khusaysaaye
War Ninka kolkii yara muxuJir:ahaa sida'uQirtay'muxu'balayokashekeyQufac:bu:bastii:layahay:war:meydweyan:Ala:iidoorku'Arxandaranaye;intana wakaftan ee lasoco fadlan
Anoo Ree koofur ah. Waxaan majaajilo xiiso badan Cabdi Malaw ku maqli jiray, wariyuhu hal xabo oo ka mida maweeydiin. Lost opportunity. Wariyuhu ma garanayo ninkan. Allaha u naxariisto.
Qaar badan oo leh oDaygu tuug ayuu ahaa. Hadii xiliga ay noolaanlahyn way dhiman lahyen. Ilaahay ha u naxariste nin Adag ayuu ahaaa. Wadankan waxbadn u taraY.
Nin dalmara ayaa dad noolba arkee dishishe doox ma wada denay.
Mar kale ayuu yiri
Qardhoo ladan baan ka qaylinayee,
Ma haddaan galay qaaba qowseyn.
Alloow kuu naxariiso,
Ma annagaa suudaanta keennay
Naf aan hamineyn habeen qura oo waraboowdaybaan walhinayaaaaa
cabdi malow alle haku naxaristo anagana alle hay noga daba naxaristo awowgay
Soomaali hadal badan Ilaahay intii dhimatay haw naxariisto tuug ma aha wuxuu ka shekeyey waa taariikh iyo dhibaato soo martay oon cidna ka caawinayn diinta hadaanu qofku wax ka aqoon waxayaalo badan ayuu ku dhacayaa walow ay jiraan kuwo maanta leh cilmi diineed iyo cilmi kaleba ay waxdhacaan wax xadaan wax dilaan Ilaahay hayna toosiyo cayda ha layska daayo qofka naftiisa iyo aakhiradiisaba uma fiicna dadkaa horana waxaba ma haysan taas ayaa ku kaliifaysey in ay wax xadaan mar hadaan wax la siinayn
Allaha u naxariisto
cabdi malow waxaan kaxasuustaaa oraah uulahaaa inantii habarteed haruurka tuntaay ayaduna haadineeysaaaa
REER BARIGII XALAAL CUNKA AHAA XAQOODA LAGUMA BADBAADI JIRIN IMNIKA BOSKAAS WAXA KU JIRA AFWALIINJO FAROOLE DENI BAARAWEYNE IYO GAAS CAWAROO DEKEDII IYO BAD BERIBA IIBSADEY ALLAHA INDHAHA KASOO BIXIYO AMIN RAXIMAHULLAAH CABDI AMIN
Alle ha u naxariisto abwaan cabdi faarax cayeeye (cabdi malow)
Dumar waa badhaadhaha
Ragna waa bi'iisee.
Khadar cakule wariye wax badan u soo joogay
Sxb qaybtii kale hadaad hayso nala wadaag run ahaan aniga si gaara ayay taariikhdiisu ii khusaysaaye
Kkkkkkkkk reer barigu waa xalaal quudato qofkii xoolahooda cunaa waa eedaa
Waxaan layaabay sida deg degta ah ee alle uqabtay daalimiinta miskiinka dhacay
Dumbuluq iyo Daami mooye dadkii kale wuu dagaalamay
Somali dii hore silic bay ku noolaayeen, nolol adag, garrard, colaad, dhac iyo gaajo
Waar ninyahaw odaygu ILLAAHAY haw naxariistee waabu iga argagaxsiiyey.Shaw dhawaan ayeynuba galay nolashan raaxadaleh.Dadku cawaan waxbaba muu dhaamine.8nin ayaa qaadi jiray Arche(Caarshe Dheere)gaalkii berigaa waddanka xukumayey inkasta oo markii danbe Gaalkaas Burco lagu dilay oo lalahaa"Caarshaba cashuurtii ceebuu ka qaaday".
Waxa waraysaya khadar cakule iminka waa wariya voa hargeisa Somalian illaahay haw naxariisto cabdi mallow nin qiima leh ayuu ahaa hadalo taariikhda galayna odhanjiray
AUN waaya joogaan wuxuu soomatay dad badan ayaa nolosha iyo dhibka soomaray
Waxaan salamaya dhamaan shaqaala waynaha H T Hargeysa tv aadbad umahadsan tihiin
Sidaad iga aqbasheen tariikhdi grandfather 👴 mahadsan tihiin
Kkk codigo tuug nimada waxa ugeyay dibato /
Lakin kuwa manta honguri xumo aya ugaysay ?
Cabdi malaw waligiba meel lagu jabu so jiqilo waynaa nin indhuhu kaso dhace mid lugtu badhida ku dhagtay
labadii casho ayuu beeso qaadan jiray waagaas beyba cadaalo daro jirtay kkkkkkkkk reer soomaaliland waa dad wada xadaarada oo taariikh leh. walaahi waan qoslay digsigiibaan cariish kulaaguu yiri wataa taariikh
Cabdimalow wuxu ka midsarakishii somaliya waxa u lahaa tarikh badan
somaliya ma iyada jirtayba wuxuu ka mid aha asgarti ingiriska
1940 ilaa 41 ayu askari ahaye
AUN cabdi malow wuxu reebay murti badan
Qayb 3 aad malahan miyaa?
Wareysigaan goormaa la qaadey.
Walaaahi waa waayo arag hadaad maqasho waayo arag waa taa cabdi malow
aun wuu iga qosliyeynaagtii ay dirireen ayaan ku qoslay ee googaradda iyo dirica ka xadaykkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Inuu biyo siiyo ma garan waayey wiilku toloow
Ma kuwasa kulaha
Kulaha kkkkkkk
Lacagta ushegayo maxay ahayd lacagta yasamaystay British mise carab or somali yaa ino sheegi kara?
Dulmigu. Wuu soo deg degaaa
Inaan ku wasaan doonayaa?😂😂😂
cabdi malaw nin culus
Googorod hhhahah
Cabdi Mallow. Bustun ku dhagan
Allaha Caafiyo Alle Adoonkiisa Weeyaane
Aamiin alaaw.kuu.naxariiso
War nio odayga intaadan waraysan kahor sharoobo u keen🤔
Alle haw NAXARIISTO
Khadar Abdilahi Aamiin.
Dukaan yahow subagiyo saliida gadaa saciyo wayshu ma isku sixirbaa
oday may biyo u keenaan
AHN Cabdimalow Shoow Tuugbu Aha Yap
Xaaraami baa tahay nolosha fahan saqiir sabool ah oo agoon ah ayuu ahaa oo is dabaraya marka AUN iyo tuug buu ahaa maxaa isu raacisay
cabdi malaw a.h.u.n
Saciyo wayshu masku sirbaa
Kkk taariikh cajiiba ah
War Ninka kolkii yara muxuJir:ahaa sida'uQirtay'muxu'balayokashekeyQufac:bu:bastii:layahay:war:meydweyan:Ala:iidoorku'Arxandaranaye;intana wakaftan ee lasoco fadlan
War odayga biyo sii qufaca ha daayee
Qaybii kale waraysiga oo geli
Qufacasu waa sigarkii la odhan jiray balayiir
Mise galaydh or royal and besal
Tuug runta sheega kan ka hor Ma arag
Ibomo A ilvaxnimada ayaa meentay