Walaahi Waan Ka Aarsanayaa Sirdoonka Habaryoonis, Madaarka Anagu Lahayn..."Ubax Goosha

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
  • Walaahi Waan Ka Aarsanayaa Sirdoonka Habaryoonis, Madaarka Anagu Lahayn..."Ubax Goosha

ความคิดเห็น • 115

  • @Camaraxmed6778
    @Camaraxmed6778 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    War tani wadanka FITNNO ayay ku tahay ee dadkii DHALAY ha qabteen. Intaanay rag dhhiigooda inaga galaafan.
    Waa qof dumarnimadii soo dhaaftay oo shaqadeedii garan weydey runtii

    • @shukranshuku1097
      @shukranshuku1097 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      wll dadkoda nacay😂 cid ma leh

  • @bashiirahmed8491
    @bashiirahmed8491 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wll sharafey dalkeenan yar haynaga dumin iska dulqaado intii rag isdililahayeen

  • @CADNANCabdi-v9h
    @CADNANCabdi-v9h 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wadigi gacaanta kale shalay ka duubna😂😂

  • @MubarikJamac-d7q
    @MubarikJamac-d7q 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wlahay aniga qof iga jecel habar awal ma jirto waxanan ahay ciise muuse .ànigaa bal ha la iiiisheego naaagtani waxay doonayso

  • @FadumoCarab-w9z
    @FadumoCarab-w9z 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Naa alah ka xishood oo kabaq umda kala daa

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waay kibrtee hala soo xidho

  • @adama2578
    @adama2578 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAA ISTAAHISHAA NISA AYAAD U SHAQEYSAA WAA LAGU OG YAHAY WAXBAA HA INOO HEESIN EE JOOJI FIDMADA, QASKA ,KHALKHALKA IYO MUCAARADADA.
    DAWLADDU XAQ AYAY U LEEDAY INUU BAADHITAAN KU SAMEYSA CIDDI AY KA SHAKISO.

  • @luckychannels2693
    @luckychannels2693 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Vaaaar hulkan ku dhacay o misaankayga gacan ku wada dhacay iyo albaab ka kaga dhacay gacanta wa laba kala hadal na caadi sika dhig

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa laguu AAri oo walaahi ah oo bilaahi ah

  • @taysirairtravel
    @taysirairtravel 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    supeeriya qaranka ha ilaaliyo gooshii oo la garanayo in la riix riixo khalad weeye

  • @Ham-n2c
    @Ham-n2c 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qalbi wareen wu ka khakhayirey oo kumuu so dhawayn miyaa 😂

  • @AfnaanElmi
    @AfnaanElmi 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Naa wabila arsiye bax soo xar goshu yay hayd 😂😂😂from G36

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gacanta inta la soo duubtay baa makeup iyo muraayada cadceeda muqaal lagu soo duubay 😅

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Hablaha lama tirsaneee waanu u talinaaaa

  • @KadarMk-x8x
    @KadarMk-x8x 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muuse.markuuyimaado.madaar.baynu.samaysan.yusrah.waynu.ka..aarsandoonaa

  • @hassanahmed6221
    @hassanahmed6221 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Lama ogola sharciga s/land in Rag baadhaan qof dumar ah, nimankaa ha la xidho. Shaqadaa waxa iska leh dumarka sirdoonka ah.

  • @Twa917
    @Twa917 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa tii shalay haydinka lahaaa war ka dayay

  • @Abdicilmi-j3t
    @Abdicilmi-j3t 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SUBEER AWAL NAGU EEG. WAXA LAGA YEELAYO

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    WAABA SIRDOO MII XAMAR QARABIYE SAWIRADA DUMARKA XADAAN TAASI WAA DHAQAN MOORAAN

  • @CADNANCabdi-v9h
    @CADNANCabdi-v9h 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂shekadedi ciidagale iyo habaryoonis bay dhafi wayday booyada xaarku😂😂

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    AIRPORT WAA IN WAQOOYIGA HARGEISA LAGA SAMEEYA CAALSMI AH

  • @SalmaMohamed-e5v
    @SalmaMohamed-e5v 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kkk maxad noo shegaysa in aad diyarad racday

  • @XiinfiniinXawaareye
    @XiinfiniinXawaareye 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa la idhibaateeyay ma xuma laakiin reerbaa i dhibateeyay iyo reerkayahow kaca waa qalad adigoo cidii ku dhibtay aad lee dahay waa dawlada xafiiska CID u tag dad kaxayso jawaab ha ka bixiyaan markaa dhibta dhacday

  • @fortune5296
    @fortune5296 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    . Adiga. Ayaa. Afkaga. Isku. Xiiray.

  • @Nora-lq2gt
    @Nora-lq2gt 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adoontanii miyaanay isku diir iyo naar afuuf kaba daaleeyn🤮🤮🤮 subxanaallah 😡😡😡 ilahay arsaqaad caay dhanta ha ku siyo🤲🏼🤲🏼

  • @HiboNour-oe5xm
    @HiboNour-oe5xm 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Goda berbera ayaa ka jawaabaysa waayo reer ka goda dagan waa magan ciise muuse markaa don't worry it

  • @abobasement346
    @abobasement346 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Miyey video kah duben kk

  • @saidkaamil6018
    @saidkaamil6018 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Go'da haday ka yimaadeen .reer somaliland maaha miyaa .jooji qabyaalada naayaa wan ku fahan saneee..
    Yaa ku yaqaaana
    Goosha waxay iska qabtaa qof layaqaano naa kuma naqaane .edeb yeeelo

  • @MubarikJamac-d7q
    @MubarikJamac-d7q 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Oooo anaga miyaaa reer nimmo cidi noogu timàdo wlahay awlniadii baa adaan ku nacay

  • @JamacYare-f9n
    @JamacYare-f9n 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wakhti badan oo mushahar qadasho ah ayaa soo id laaday baroortu orgiga ka wayn 😂😅

  • @mohamedabdillahi1960
    @mohamedabdillahi1960 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Gooshu gus weyn bey u baahantahay.dhiloyahay subeer awal afka ka daa.

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Reerkanu mucaarad baay khalad ka fahmeene hala edbiyo qofna sharciga kama waayna.

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Adooo shaqaale dawladeed ah Maxa xamar ku geeeyay

  • @wardiliverpool8525
    @wardiliverpool8525 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Horta goormaynu ilbaxaynaa inantu waa inanteeni waxana waa in la badhaa iyaduna buuqa badan ha joojiso waxani dal maaha maalin cid ayaa cabaynaysa

  • @HodanAhmed-gz1nc
    @HodanAhmed-gz1nc 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Siwacan baa laguugalay halagu edbiyo

  • @abdixakiinmukhtarcmm116
    @abdixakiinmukhtarcmm116 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Munafaqad bay ka shaqaynysa inantanai

  • @yurub5288
    @yurub5288 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Waa dawlad faqash Ah waxay ka bilaw day xidh xidhista subeer Awal goosho waa gabadh geesiyad Ah noolow in badan cadowga ku hajabo guuleyso hore u soco ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @XiinfiniinXawaareye
    @XiinfiniinXawaareye 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subeer awal waxan aad sheegayso ka weyn kana balaadhan ceeb weeye waxayaalaha qaarkood

  • @XustoCismaan
    @XustoCismaan 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kicin dadwayne inlaguugu qaado ayaa kuuwaajibtay

  • @GaraadBoon
    @GaraadBoon 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Inanta cidi wax u gaeysatay anaga gacankaga shaqeeynayna

  • @Kayse-o2y
    @Kayse-o2y 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Baga

  • @warss11
    @warss11 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    How can they do this ?

  • @JimcaaleNuur-m8y
    @JimcaaleNuur-m8y 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gooshi maxay ahyadee😊

  • @Said-z7l1c
    @Said-z7l1c 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gabadhan meel xun ayay ku socotaaye sacad muusow maad qabataan

  • @RodaMuhimed
    @RodaMuhimed 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Cuno weyn

    • @warss11
      @warss11 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Roda siil

  • @Kawsarali-p3c
    @Kawsarali-p3c 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Afcaanyo adeero calayka waaa eris😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @saidkaamil6018
    @saidkaamil6018 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Naagtani wa dadka fidnada kiciyee ha laxidho o sharciga hala mariyo.
    Maalin walba way qaylinaysaa
    Maxaa kamaqan horta doofaartan

  • @ME.LANDER
    @ME.LANDER 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxan bila xishoodka ah ee qarada weyn halaga qabto wadanka, qasiisad ayaad tahay usgagad reer kaaguna waxay qaadayaan ayaan jirin bariis qaboobay wasakhad 😮😮

  • @CabdiRashiidmaxamed-my4jq
    @CabdiRashiidmaxamed-my4jq 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Naagta yaa qabanaya hada

  • @Hismail-x4x
    @Hismail-x4x 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waaa in loo soo aaraa

  • @ismaelahmed4618
    @ismaelahmed4618 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dilo hajabaysa, sificaan may ku wasan

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Habar awalay dawlaad nimada somalilan ciida dan iyo barwaqo kuqabta waa inika ee ha daad durmanka burburka ad tuntaan dhibta ugu weyn ciida ay ku dhacayso waa habar awal waayo somalie dhamantod godoob ayaad jibouti waa cadow bundlan waa cadow darood waa cadow jigjiga waa cadow xamar iyo hawiye waa cadow ciid ad reebten majirto rer sheick cissaq waa codow kuwi somaliland kulalaaha ee rer sheick cissaq mata dagaal ku haysaan rer sheick cissaq marka abar wale lagareebo ciid somalie gaaf kagashay majirto oo waa daad goob ah oo ciid waax u dhibayso majirto ee daad nabada iyo dawlaad nimada iyo midnimada somaliland ad didan oo dagaal hargeysa karidan habar awal meel ad ku qaahdan somalie taalo majirto ciidkaste ayaad godoob ni haysata

  • @CADNANCabdi-v9h
    @CADNANCabdi-v9h 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mushaharki ayaa laga jaray xaarki😂😂😂😂

  • @luckychannels2693
    @luckychannels2693 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beelo guba somaliland maanta uma bahna muse bixina ha cebayn madaxwayne sharaf lu ahayee caga dhigo inadero jooji niicda iyo reera ad kicinayso ish

  • @ZahraGonle-e5k
    @ZahraGonle-e5k 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Go boolis soxidh ninka badawda ah garxajis wa cadawga super awal 👎👎👎👎

  • @saidkaamil6018
    @saidkaamil6018 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa labaadhayaa maahe fudataada farta lagaa galinayaa doofaar yahay .cid kale ayad ka shaqaysaye ...
    Ina qorane wa tarxiiilay juuqna may odhan
    Yaad tahay adigu laxyahay .kunoqo dumarnimadaadiii hadii kale wa lagu xidhi
    Fidno ayaad wadaaye

  • @mahamed6329
    @mahamed6329 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    In lagu garaaco ayey ahayd nijaas yahay

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Naa adba sowtaad dadka xirxiri jirtey adiyo muuse xumow adkeyso adaa horay udhiiqaysate dawlada habar awalba lahayad 😂😂😂😂😂😂

  • @dhulgariir
    @dhulgariir 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa akhlaaq daro waa mooryaanimo rag airport jooga oo loogu talo galay inay dadka xagxagtaan
    Hawli way dambaysaa

  • @Twa917
    @Twa917 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xamiil waraanka dhilay

  • @gacanlibaax-q3w
    @gacanlibaax-q3w 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    NAAGTANI MIYAANAY CID DHALIN WAXAN FADHIISIYA WAALAGU CAAYI

    • @nature1747
      @nature1747 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Exactly!

  • @samataraabdullahi623
    @samataraabdullahi623 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hurta inanta in waxaas airport ka lagaga sameeyo laga fiican balse dawladii cusbayd ma ka aarsi aan jirin bay ku kacday arintaasu waa ceeb waxa iminkarta in dhalinyaradu suuqa iyo xaafadaha laysku qabsado

  • @AbdikarimNuur-d8s
    @AbdikarimNuur-d8s 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qofkani reerkii way ceebaysay walahay ee ahnu iska qabano qofka

  • @addeomar2784
    @addeomar2784 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War gabadha frustration hayee nin adag u guuriya

  • @XiinfiniinXawaareye
    @XiinfiniinXawaareye 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar inantu waa caare miyaa inoo fadhiisan oo dhibtan haysta si gaara ha loo baadho kolay xuumaan ma rabtee laa kiin dhibaa jirtee

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Imakaad is xidhay😂😂

  • @XiinfiniinXawaareye
    @XiinfiniinXawaareye 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sawirada ma qaar xunbaa ku jiray maxaad dadka aad ugu sheegaysaa

  • @saamiyajaamac8315
    @saamiyajaamac8315 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    hbo mcn naag habar awaal ah ado ah miya lagugu gafay eribod kii hargayisa cigal ado u dhashay wadanka war halaga soo gaar baxo hbadey mcn gesinimadada ku didan yihin hbo

  • @mahamed6329
    @mahamed6329 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kuwii muuse biixi dhalay ee hablaha garaacaey shaley dadka maxay ahaayeen adeer adkaysta

  • @ahmedismailbulbul9991
    @ahmedismailbulbul9991 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Afka ayaad kor utaagtay

  • @Asmaabokor-q4r
    @Asmaabokor-q4r 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhilo waa lagu wasayaa waad arki

  • @IsmaciilcRaxmaan-z5e
    @IsmaciilcRaxmaan-z5e 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waxba hala hadhin adoo mahadsan

  • @saynabismail2646
    @saynabismail2646 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qudhun weeye waa yusra harti kuwa gabdhaa sidaa yeelay subxaanal waar xishood jaahilyow

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Naa xiligaagi wuu dhamadaye arabaqidaada tabco

  • @MustafaMahamud-pn2hg
    @MustafaMahamud-pn2hg 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkk gooshu miyaanay libaaxa naag tiisa ahayn hhh yaab anoogooshiiya hhhhhh

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    iyagoo ku garanaya heee😂😂😂

  • @Twa917
    @Twa917 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkk tii shalay maxaay ahaadee

  • @XassanMaxamed-u2p
    @XassanMaxamed-u2p 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar inanta cayda ka daaya waa walaashiin

  • @nature1747
    @nature1747 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Drama Queen!

  • @aliahmed-jt7wp
    @aliahmed-jt7wp 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walee xukuumadani waa ciil qabayaal

  • @IsmacilXasan-o9e
    @IsmacilXasan-o9e 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nagi na
    Ma matasho

  • @abuubakarmohamed5748
    @abuubakarmohamed5748 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ummadkastaaba waxay leedaheyna cid u sameysana xaalad abuur ,fitno iyo isku dir dadka ahna hadalkeeda anu ma rumaysan karo waayo siday wax udhigaysaana waa kicin reereedana e waxan leeyahayna dadka beesheeda ahna ay ka dhalateyna ee ehlu sharafka ahna ee ah haldoorka somalilnad inay cidkastaba oo reerka sumcad dilka ku haysana magacoodana gacanta 1 iyagu ku qabtaana haddii xitaa laga qaldanyahayna waa in arrinta cidii lahaydan gasho oo odayaal baa joogana e ceeb weyn iyo balaayo ayay gabadhani wadaana .

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Afdheer

  • @Johnweek55
    @Johnweek55 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Munaafaqad thy duli naa qabri bayax tag

  • @ahmetakram1488
    @ahmetakram1488 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ceeshkii adeerka Ka tegey baad cunaysaaye adkayso adeer😂

  • @shaaficicabdi3994
    @shaaficicabdi3994 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ،kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @Nimco-nl5bm
    @Nimco-nl5bm 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dib iskuraac

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Adeerka hablaha beerka laga laadi jiray adiga ha dheereyn aayar soco adiga is buurtay😂😂😂😂😂

  • @nimcoahmed6361
    @nimcoahmed6361 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ka fadhiiso umada oo xishood muuse hays Barbara dhigin

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maad iska aamusin hadhow baad odhan Gastari ban laha iyo Fiidkan seexan jiray😅😂

    • @nature1747
      @nature1747 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😅😅😅

    • @slandprince7210
      @slandprince7210 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Huuno caana lis ii keena 😂

    • @zakirboss143
      @zakirboss143 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@slandprince7210 Hadan so wadayaa ma ku jirtaa😁😁

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    waxba haa lahadhin soo kaala qaabo

  • @abdilahiyusufyusuf3395
    @abdilahiyusufyusuf3395 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Iyagoo i garanaya in aahay goshii kkkk. Gooshee deee

  • @mohamedabdillahi1960
    @mohamedabdillahi1960 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gacanta been bey u soo duubatey.dad bey rabtaa in ay isku dirto,naagtan nin h/yoonis haloo dhiso oo gus weyn,si kale uma aamuseyso.
    Waxad liinta aad ku cabidoontaa jeelka mandheera

  • @Johnweek55
    @Johnweek55 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Af dheer

    • @warss11
      @warss11 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      John faqash

  • @indhoyare1402
    @indhoyare1402 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Caaac anooo sacad muuse ku leh anaa wasa habar awal muuse imisuu dadka xidhxidgaayey

  • @gacanlibaax-q3w
    @gacanlibaax-q3w 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    NAAGTAN NIN GUS WAYN U GUURIYA

    • @warss11
      @warss11 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      You need gus faqash

  • @jamiljama8650
    @jamiljama8650 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    sidas. waa. khalad .waana. in lagu xaalmaryo

  • @MaxamedMaxamuud-xs2xq
    @MaxamedMaxamuud-xs2xq 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhakhay waa lagu darsaday