Cawaan shaarkad rabtaan soo qaata hadiiaad gaalkacyo ka soo gudbi kartaan aan aragno koley owr kacsoga ama shaarka maalin kastaa aad gadisaan koleyba halkaad u socotaan waa la yaqaan Ooyinta orgiga ka weyn iyo xulufadii soo jireenka ah koleyba imaaradka dalka ma nala laha shabaahka iyo daacishtaba waa waxaad wadeen xaqa ayaa ka dilaacaya
Leekasahan maxay u caawin waydey allshabaab mar horey ka saari lahaayeen haday rabaan in ay kasaaraabwaxaan dhaqaale ayaa ka soo gala inkam badan kaga cadaandaankaase baxsha oo ma rabaan in ay somaliya dagto gaaladu somaliduna aqli maleh hawiye baa xamar hantiyey unukaal leh daaroodkuna shib ayey ka yiraahdeen dhaqaale badan baa naga galay xamar hantidu waa laysu dilaa ee way
Kuwa shisheeyaha u shaqaynaya insha'Allah warkoodu wuu iska soo dhmaan insha'Allah Somalia oo xor ah way dhawdahy ama USA U niiki AMA UAE somali wuu xorobaya insha'Allah 😊
Cadaw goodi baa dhihi dagaalama markaasay ordayaan gobol gobol bay u kala gooyeen kolkaasay cadaw isaga dhigeen dagaal aan dhamaanayni yay galiyeen maraykan baana ka danbeeya
Guul puntland guul dani guulaysta geesiyada puntland army ❤❤❤
Asc soomaali way u dhamaatay
Maba ogin waanoo warkaaga
GUUL puntladn
xasan sh maxamud iska cesha waa idin ki so socdaaye
Xasan ma deganan u malan degaanadas
Cawaan shaarkad rabtaan soo qaata hadiiaad gaalkacyo ka soo gudbi kartaan aan aragno koley owr kacsoga ama shaarka maalin kastaa aad gadisaan koleyba halkaad u socotaan waa la yaqaan
Ooyinta orgiga ka weyn iyo xulufadii soo jireenka ah koleyba imaaradka dalka ma nala laha shabaahka iyo daacishtaba waa waxaad wadeen xaqa ayaa ka dilaacaya
Waan hubaayoo wey hayaa jaceyl
Maxaanu yeelnaa
Waxaa igu soo dhacay isku dirka bulshada
Waxaad tihiin 27% dadka soomaliyeed xoog wax laguma qaadee soo socda
waa qorshe daahsoon
War xuma tashiil
Duf ku bax
Xagee joogaa. Kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkk
Buntiland waa gahanay sheekadeeda
❤❤❤
Leekasahan maxay u caawin waydey allshabaab mar horey ka saari lahaayeen haday rabaan in ay kasaaraabwaxaan dhaqaale ayaa ka soo gala inkam badan kaga cadaandaankaase baxsha oo ma rabaan in ay somaliya dagto gaaladu somaliduna aqli maleh hawiye baa xamar hantiyey unukaal leh daaroodkuna shib ayey ka yiraahdeen dhaqaale badan baa naga galay xamar hantidu waa laysu dilaa ee way
DAD PUNTLAND WAXAY KU TAAGEERSANYIHIIN DOWLADOODA DAGAALKA ARGAGIXISADA WAANA LASOO AFJARIDIINOO ARGAGIXISADA INSHALLAH
VIVADENI IS NOTEASY
dahabkii miyaa laga guran waayey
markaas bay letihiin daacish bm ladagaalamaynaa
awal dhan maxaa loola dagaali waayey argagixisadq
Dahabka kan gurta iyo meesha laga guranayo
Waxba lagaa weeydiin maayo.
in cidba la waayaan ka baqayaa inta 10 kun oo wiil dhaxan iyo boor lagu dilo sheekaduna waa dhaka kale wakhtigeeda ha garto
Guuleso mundane dani
Ma maraykan iyo imaaraad ayuu ka Soo qaatay qandaraas calooshii u shaqayste deni
CIILANAY CUQDAD U DHINTA DANI WAA MADAXWAYNAHA PUNTLAND SHAQO FIICAN AYUU U HAYAA DADKIISA IYO DALKIISA WAANA SHAQADIISA
Kuwa shisheeyaha u shaqaynaya insha'Allah warkoodu wuu iska soo dhmaan insha'Allah Somalia oo xor ah way dhawdahy ama USA U niiki AMA UAE somali wuu xorobaya insha'Allah 😊
Caddayn keen inta aadan iska hadlin.
Cadaw goodi baa dhihi dagaalama markaasay ordayaan gobol gobol bay u kala gooyeen kolkaasay cadaw isaga dhigeen dagaal aan dhamaanayni yay galiyeen maraykan baana ka danbeeya
Maraykanka ayuu hub kaka rabaa iyo mafiada imaaraadka munaafaq mercenary deni allaw somali ka qabo
deni ku fuul , meel walba deni baad lataagantahay shaqo yeelo xaaryahow
Aamus doqonyahay xanaansani
Wixi somali qaar neceb alle ha qabto