Masha Allah Heestan waa heesaha Taariiqda Nolosheyda qayb wayn ku leh Nimca & qaboojiye. Qaboojiye Allaha u naxariisto janatul FARDOWSA Allaha ka waraabiyo. Hinda Nuur Mahadsanid.
Jacaylku waa macan marka labada qof dhab isu jeclaadan daacadna isu yihiin shalay ayay igu tiri jacaylkaygu heestan ayaan kugu soo xasuustaa waana sababta aan maanta u soo boqday 😢hees in lagugu soo xasuusto wax fiican ma ahan balse jacaylka aan isu qabno ayaan zaa id ❤
Heestan xasuus bay igu leedahay 2010kii ban anigoo miyiga south Africa dukaan ku iibinayo ayaan DV ku tuuran jiray heestan ayan ugu jeclaa waa 2 hobol oo khayma badan allaha u naharisto cabdi qaboojiyo nimco yasiin eebbe cimri dheer ha siiyo
What a song!!! sidii dhirta geed kuyaaal ayaynu isugu dhagnoo makaladheran karee jacaylka kusoo dhawow “” Cabdi qaboojiye alle haku naxaristo mamo nimco yasin❤
❤ WALAAHI qofkii wax WAX jeclaaday AMA LA LA jeclaaday AYAA fahmi KARAAAAAA❤
Allah ha u naxariisto
Abdi jama Caabi
Qaboojiye
Masha Allah Heestan waa heesaha Taariiqda Nolosheyda qayb wayn ku leh Nimca & qaboojiye. Qaboojiye Allaha u naxariisto janatul FARDOWSA Allaha ka waraabiyo. Hinda Nuur Mahadsanid.
Jacaylku waa macan marka labada qof dhab isu jeclaadan daacadna isu yihiin shalay ayay igu tiri jacaylkaygu heestan ayaan kugu soo xasuustaa waana sababta aan maanta u soo boqday 😢hees in lagugu soo xasuusto wax fiican ma ahan balse jacaylka aan isu qabno ayaan zaa id ❤
Allaha u naxariisto Cabdi Qaboojiye
11/10/2024 muqdisho waxaan rajayn isha allaah inaanku dhagaysto garoowe adoo ila jooga waanku jeclahay 2025 illaahow farxadaas nagu sin
❤waa Malin jimce Adna waxaad joogta f s
Aaax heestu macaana
Waaaaah waaaaaaah
Rabi naxariis waarta hasiiyo alfanaan qaboojiye Aamiin Aamiin Aamiin.
Xasuus wlhi 2011 aya dhageysn jiray
Good songe
❤❤
Jawi degan 😢😢
Dhankasta waa inaga
Dhaxdeena Wadnaha Ku Yaal Dhiigu Ku Socdeynu Nahay
Heestan xasuus bay igu leedahay 2010kii ban anigoo miyiga south Africa dukaan ku iibinayo ayaan DV ku tuuran jiray heestan ayan ugu jeclaa waa 2 hobol oo khayma badan allaha u naharisto cabdi qaboojiyo nimco yasiin eebbe cimri dheer ha siiyo
Xasuus qaaliya 2010
Wan isla haynaa taariikhda aniga iyo adiga 2010 waa sanadkii ugu dambeyay ee fanka somaliyeed toos god loo dhigay sanadkaas ayaa ugu dambeysay fan
Hees qaaliya
❤
🇸🇴💍
QOORTA MAXA KUSIXIRATAY
Wuu dhintay uducee
❤❤