Cunsuri Mohamed BK iyo taariikhdiisa madoow By Dahir Alasow

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ก.ย. 2024
  • Daawo Dahir Alasow oo ka hadlay labada Fanaan ee Hargeysa ugu codka macaan - taariikhda Cunsuriga Mohamed BK - Heestii uu ku xiray Axmed Biif oo Hargeysa ugu marti ahaay - heestaas oo Orjinaalkeeda la soo helay inuu Cumar Dhuule leeyahay eebbe ha u naxariistee.

ความคิดเห็น • 822

  • @abdirahmanawil7096
    @abdirahmanawil7096 8 ปีที่แล้ว +28

    Reer sheekh Isaxaaq Binu Axmed Binu Haashim , duriyada xalaal ah gob gobidhashay cadawgiinu ma ciil baxo jira oo joogaa , noolaada Tolkay

    • @habibrobleh5552
      @habibrobleh5552 5 ปีที่แล้ว

      Beesha sheik isaaq you are the jews of somali people

    • @logelane
      @logelane 5 ปีที่แล้ว

      Masha Allh

    • @mansuurjama2110
      @mansuurjama2110 4 ปีที่แล้ว

      Isxaaq waa dir

  • @suleimanbuney
    @suleimanbuney 8 ปีที่แล้ว +1

    thanks bro dadka waxbadan oo ka maqan ayaad fahansııneysaa ee sıı wad dadaalkaaga mahadsanıd guul wacan

  • @universaltvfilms149
    @universaltvfilms149 8 ปีที่แล้ว

    waxkasta ood shegayso waxa lasoo raciya muuqaal cadayna inuu waxan aad sheegaysa run yahay iyo in kale markaasba wax laga qori kara inta ka horaysa waxan ku leenahay ALLE ha ku sahlo AAMIIN DHE DAHIROOW

  • @abdikadirmohumed302
    @abdikadirmohumed302 7 ปีที่แล้ว +3

    Ninka calaacalaya waxaa lee yahay
    Qiimee qayrkaa adna qiimahaaga si laguugu wada qiro
    BK is the best one
    ILOVE YOU SO MUCH BK

  • @mohamedrobben1683
    @mohamedrobben1683 5 ปีที่แล้ว +2

    Mohamed bk hanti qaran❤💭💚 👊 Dameer daahir nacasow war waxba udhimayso badhaciskaagu😂

  • @TikT342
    @TikT342 8 ปีที่แล้ว +8

    xoolo xoolo dhalay BK miyaad gaadhaysaa JAREEROOW

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 5 ปีที่แล้ว

    Daahir Calasow Iyo waaga Cusub aamina Waxbadan Oo Inoo Sheego Viva somali United

  • @khadaradawe255
    @khadaradawe255 8 ปีที่แล้ว +3

    Big respect calasoow , runtaa waaye sxb nin wax og ayaa tahay

  • @mohamedhussein8000
    @mohamedhussein8000 5 ปีที่แล้ว +1

    Dahir calasoow waa ugaaskii soomaliyeed thank you for Somali reunification

  • @mohamoud.kayzar8591
    @mohamoud.kayzar8591 8 ปีที่แล้ว

    Alla ya isak dahir alasow wadani dhab ah dadkiisa iyo dalkisa iyo diintiisa jecel nolow brother!

  • @engmursalraage450
    @engmursalraage450 8 ปีที่แล้ว

    cunsurnimo maahe adeer waa dhap waa somalilander's team maaha somalia ha ku dawakhin markaas ok

  • @hamadhuzni766
    @hamadhuzni766 8 ปีที่แล้ว

    dahabshiil haduu hes u qadona abti codkisa adinka o dhanba idin jara ha ku mashqulin bk cadowgaa u nolow
    dahir maad soo heesi dee anu ku aragnee baroorta iska daayo we love hoyga fanka iyo suganta hargeysa

  • @asmadaganiloveawdalsallal1620
    @asmadaganiloveawdalsallal1620 7 ปีที่แล้ว +14

    halka ka wad geesi dahir calasow

  • @yasminjibril7208
    @yasminjibril7208 8 ปีที่แล้ว

    Walaahi waxaan ku idhaahdo MA aqaano lkn alle ha ku soo hadeeyo waxaanan salaamayaa inta Somaliga ku hadasha

  • @mukhtaarf7090
    @mukhtaarf7090 8 ปีที่แล้ว

    Daahir alazow
    waaa naag
    doqonkaN macasha wayn le
    viva zomalilaNd
    viva fanaan qaraN
    bk

  • @somalilandsocotay3257
    @somalilandsocotay3257 8 ปีที่แล้ว +29

    Faqash ina dhafoor qiiq ma sheekadii Saada cali baad wadaa iyadaa siday dahabshiil iyo Somaliland u caayeysay kuway calanka u siday afka jabiyeene.Waar cayda ka daa dadka yaan afku ku qaloocsamine duli.

    • @jihaanjibril6109
      @jihaanjibril6109 8 ปีที่แล้ว +4

      LOoooooooooooooool dhafoor qiiq wu iska ciil hadlay.

    • @nashou22
      @nashou22 8 ปีที่แล้ว +2

      kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk dhafoor qiiq.

    • @nimojama408
      @nimojama408 8 ปีที่แล้ว

      hhahahhahahahahahah

    • @deeqahussein2480
      @deeqahussein2480 6 ปีที่แล้ว

      Vcvhjjko

    • @khadarasad9999
      @khadarasad9999 6 ปีที่แล้ว

      Hhhhhh wa raftay qoraalkan mrka arkay

  • @suhaibomar4287
    @suhaibomar4287 7 ปีที่แล้ว +10

    naagtii kampaalaa ee aad guursaty ee aad wazI kari wayday
    maxad uga hadli wayday laga roone taHy

  • @kingrageah8682
    @kingrageah8682 7 ปีที่แล้ว +1

    ASC Illahey waxaan kabaryaa in uu mideeyo qalbigooda iyo dholkooda Illahey jahliga hanaga saaro oo jidkiisa hanugu hago aameen Allahayoow, Illahey hanaga qabto dadka dalka dhibka iyo burburka kuwado Illahey hanaka qabto dadka dalka in lakala rabo Somaliya waligeeda waxey eheed dad isku xiran is jecel Ilaahey hadana ha isku maceeyo oo jaceyl qalbigooda haku abooro aameen aameen aameen Allahayoow.

  • @halimaadle4876
    @halimaadle4876 8 ปีที่แล้ว

    maasha allah daahir calow maanta ayaa ka baxsatay adiga ku leh 10000 thanks dadka wax fahansi

  • @saamcade396
    @saamcade396 7 ปีที่แล้ว

    Dahir callsw bilaaa suuq basteheeee ddka buuqakdaaa Bk ma gaadhaysid waaa fanan taariikhleh Addaaaa billaaaa taariikha sadana famous lguma noqdda

  • @muztafeabib2981
    @muztafeabib2981 5 ปีที่แล้ว

    Daahir Calasow Bk Hadu ahaa Xamaal Dhididkiisa ayu maalayay oo xalal ah
    Adna Wxd xamar ka dhex ahayd Dhiigyo cab VivaSomaliland Anaga u dhimanayna Wadankeega

  • @yassinadam418
    @yassinadam418 6 ปีที่แล้ว

    Somaliga waan ku hadla,qora oo akhriya somalina maan ahi xaaji

  • @Goodmanstd
    @Goodmanstd 8 ปีที่แล้ว +41

    BK hadii uu xamaal ka ahaan jiray Bosaso maaha ceeb waa shaqo laakiin waxa ka xun mid aduun iyo mid aakhiroba seegay Dahir Culusow adoo ka mid ahaa MOORYAANKII Xamar baabiiyey ee caruurta dumarka iyo waayeelka dili jiray ama dhici jiray in aad BK oo xalaal cun ah wax ka sheegto maaha ta kale cuqdada iska saar af Somaligu waa sida Af Carabiga oo kale 20 dal ayaa lagaga hadlaa waana Carab maanta af Somaliga shan dawladood oo geeska Afrika ku yaal ayaa lagaga hadlaa waana Somali u kala dhalatay dalalkaa Sida Somaliland,Somalia,Djibouti,Kenya,Ethiopia.Ta kale waxa Mooryaan Dahir haysta xaasidnimo uu BK sida uu ugu najaxay fankiisa uu ka xunyahay.Mooryaanku ma oga in Hargeisa tahay fankii dadka af Somaliga ku hadla waxa arintaa kaaga markhaati furilahaa eedadaa Magool ilaahay ha u naxariistee.
    Mohamed Jama

    • @cheerbozz
      @cheerbozz 8 ปีที่แล้ว +1

      +Mr Good Man no such thing as somali land. there is only Somalia.

    • @Goodmanstd
      @Goodmanstd 8 ปีที่แล้ว

      Somaliyada aad sheegayso hayso ana Somaliland ayaan leeyahay oo haysanayaa wax kalena inaga dhexeeyaan.

    • @slandprince7210
      @slandprince7210 8 ปีที่แล้ว

      +cheerbozz
      according to you but why do you care anyway, at least I'm free lol

    • @cheerbozz
      @cheerbozz 8 ปีที่แล้ว

      +abdirazaq milge NO...loool according to UN,EU,AU, the whole wide world it don't exist.. SOMALIA is free from Kismayo,Baidoa,MQ,Dussamareeb,Galkacyo,Bossaso,LA. so iska Amusss!Since when does a qabiil (issagland) become a country???get out of here with that shit.

    • @jawharamuhudin2200
      @jawharamuhudin2200 8 ปีที่แล้ว +1

      sorry duli iyo darxumo waa adiga gaajadu kugu dishay meesha ee dadkeena hormarka gaaray waaa walaalaheen buntulaand saas okale ahaa laidinkarabaa sidokale jabutina kudayda waa gacanteenii midigeed doqonkasto barjeynayaba afka hagosto magac umadeena o dhan hawiye idiinma baahno idinkama yaqaano qaxoti afkagostee nosiiya wiilasheena qaaligaa ee waxgaradkaa ilaahow daahir iyo intalamidacafi doqon fariiddhalay so shaac bax

  • @cabdifitaax3555
    @cabdifitaax3555 8 ปีที่แล้ว

    Dahir alasow wanku aamin sanahay lan dhere banan dage ayathy. Runtada ninkii kaxun sakin laq dheh nolow waliga viva dahir alasow

  • @madar-Abdirasak007
    @madar-Abdirasak007 7 ปีที่แล้ว +4

    Anigaaba Salaamay inta Afsoomaliga ku hadasha Noolaada hhh

  • @sacdiyaqoojje8187
    @sacdiyaqoojje8187 6 ปีที่แล้ว

    Wcs wllkey wa saxa waxanu nahay Somalia waxanu ahan dona Somalia qafka nugu rabin somaliya anagana marabno walal

  • @qaaliaxmed8245
    @qaaliaxmed8245 7 ปีที่แล้ว

    Daahir calasow waan ka yabay qof ilhy abuuray kama baxsanayo maxaa afarihisa kagalay adi maa xisaabinesid ilhy ayaa adoon walbe la xisaabta Maya e danbigoda iskadaa ha u shaqeen

  • @hilaaldaahir5552
    @hilaaldaahir5552 5 ปีที่แล้ว

    Dhaandhaan af wyne caloolwyene uu kudhaama bk ha noolaado somaliland hanoolato💚💚💚💭💭💭❤❤❤

  • @peeesfamous918
    @peeesfamous918 8 ปีที่แล้ว +1

    Daahir we love you

  • @Highligh_king
    @Highligh_king 7 ปีที่แล้ว +8

    Somali waxaay waxa ka khaldan dadka af soomaliga ku hadla ma khaladbaa ........ adaa cunsuri ah run haddii la sheeqo

  • @cabdixaaji9117
    @cabdixaaji9117 8 ปีที่แล้ว +6

    dameer habargidir adiga umaad horeynin

  • @mustafeabdikadir9650
    @mustafeabdikadir9650 5 ปีที่แล้ว

    Nin waynoo caqligiisu intaas yahay oo cidiisa iyo ciidiisana cadow ku ah
    cudur shiqsiyeedna ku habsaday
    waxaan ku tilmaami lahaa cadow cunsuri ah sida kan oo kale
    nacalaa waxa tahay iyo shaqajaanka tahay ku yaal

  • @mohamudsaid760
    @mohamudsaid760 4 ปีที่แล้ว

    Maxamed cabdi yuusuf waa wadani aqoon yahan halgamaa xalaala

  • @saafiomar45
    @saafiomar45 8 ปีที่แล้ว

    SOOMALI ISKA ISKA ILOOBA SHEEYDAAN LAND LABAX INTA QABYAALADA KU WALAN DAAHIR SOOMALI ASAL AH WADIANI WAXGARADA ILAAHOOW ADIGOO KALE NOO BADI VIVA DAHIR SHARAFOOW DHAL GOBEED LA HUBO OO KU DAYASHO MUDAN LONG LIVE DAHIR SOMAAAAAAAALI

  • @lieldevid2169
    @lieldevid2169 8 ปีที่แล้ว +7

    bk waaa somali diid inuu dakada bosaaso ka xamaali jiray shaki kuma jiro

  • @hackerboy4498
    @hackerboy4498 6 ปีที่แล้ว

    daahir calasow waan ku taageeraa kawad meesha karbaash xamaaliga

  • @warsanibrahim7808
    @warsanibrahim7808 8 ปีที่แล้ว +8

    huuno bk iyo biif toona waxkuuma oogee indr jiim aad adiga ii isasoo dhin bal waxanoo baruura iska soo daji intaad dadka waxka sheegysysay ayaad cayil dhaaftee

  • @zaadaqjunior9838
    @zaadaqjunior9838 7 ปีที่แล้ว +1

    viva Daahir alasow

  • @maxmdbarsigo9218
    @maxmdbarsigo9218 6 ปีที่แล้ว

    Waaa runtiii inta somaliga ku hadasha ayyuu slamaya hada hooyada buu salaami lahaaa xaaaryow xaaarku dhalay eeee baaantuuuuga

  • @hibo1923
    @hibo1923 8 ปีที่แล้ว +5

    ala calasow jecliya viva dahir calasow

  • @khadarahmedadem6311
    @khadarahmedadem6311 8 ปีที่แล้ว

    bk waa fanaan aan lahayn aqoon uu wax kuqiimeeyo sxbb sxb dahir allasow waxaan nahay dhalinta gobalada waqooyi ee dalkeena somalia waxaanan doonaynaa midnimada dalkeenii somalia soda xildhibaanka clipka aad kusoo qaadatey aminsanyahaana aaminsanahay dhamaan dadka dowlad gobaleedka Somaliland ee jamhuruyada federalka ah ee somalia 100%

  • @hamsemahamed3740
    @hamsemahamed3740 7 ปีที่แล้ว

    Bk waaa Nin somalilander ah Cunsuri ayaaad Ka bixi ladahy
    Haka xuMan AMa Dabada madaw udhiGo haku Wase

  • @sidiiqjaamac1498
    @sidiiqjaamac1498 7 ปีที่แล้ว

    Waad kaxuntahay bk waa fanaanka soomaaliyeed cid gaadheysa majirto

  • @craxmaanmuse9411
    @craxmaanmuse9411 8 ปีที่แล้ว

    waxun alle ku saar meel walba miyuu taaganyay cunsuri hawiye shabaab ku heshay

  • @hofficialchannel771
    @hofficialchannel771 7 ปีที่แล้ว

    horta kan xoolaha cid xidhata mkyaa la wayey yaab allw naga qabo soamalia dhibkeeda ameen yaa rabi

  • @peace2gc
    @peace2gc 7 ปีที่แล้ว

    cabdi hani bäst fanaan wa no 1

  • @cabdicalixirsi7497
    @cabdicalixirsi7497 7 ปีที่แล้ว

    Anagu dadka xanuunsanaya cilaajyada ayaan gaynaaye toloow Daahir Calasaw cid xidhata muu waayay ninkaas waxan ka faa'iido waan waayay kolba qof ayuu sudhaa toloow ma butidii dhagdheer ayuu hidda ku leeyahay waayo waa nin hamuumsan.

  • @safwanabdirahman9839
    @safwanabdirahman9839 7 ปีที่แล้ว

    cabaad Wayne illaahay xiska hakuusoo celiyo

  • @suldaannuurdhagacun
    @suldaannuurdhagacun 8 ปีที่แล้ว

    daahir alasow caawa dhiiqadii uu isku cadayn jiray miyuu soo iloobay

  • @mohdabdi4556
    @mohdabdi4556 8 ปีที่แล้ว +1

    dahir alasow adiga waxa afka ku cadeya waa danbiga illah ka cabso bk waa nin fanan ah aniga si aad ku so baxdo yaad rabtaa sxb caadi iska dhiga adiga dadka is nacasiinayo dadka waa wado somali adiga shaqo yeelo sxb

  • @anobmohamed2411
    @anobmohamed2411 8 ปีที่แล้ว

    viva calasow bk wajigigisa wu igu yala ile hada kahor bu dekaddda iga so qaday alaab

  • @moguehabdifarah1452
    @moguehabdifarah1452 6 ปีที่แล้ว

    Geesi walahi weeyan macha Allah I am proud of you brother

  • @lednaamin7343
    @lednaamin7343 8 ปีที่แล้ว

    Khaniisadii kudhashay wase adaa cunsuriya

  • @jpdmv3060
    @jpdmv3060 8 ปีที่แล้ว

    fani fani dhalay culu sow libaaax sare
    bk cunsuri cunsuri dhaly

  • @mucaaradsomaliland9233
    @mucaaradsomaliland9233 8 ปีที่แล้ว +2

    Maxamed BK reer Somaliland

  • @biletaakuleeye6493
    @biletaakuleeye6493 6 ปีที่แล้ว

    Noolow maxamed siciid bk Somalilander baxaxtiran

  • @XX-wl6gk
    @XX-wl6gk 8 ปีที่แล้ว

    Somali weyn runta waa xanuun lkn ! waa run- Bk waa fanaan oo ceebeesan Gobolka Hargeisa buu ceeb u keenay. Hadda arinkaan xal u daariya si uu fanaan bk u soo laabto :)

  • @khadaradawe255
    @khadaradawe255 8 ปีที่แล้ว

    Calasoow waa nin rag ah saaxiib buufi caruurta bk iyo wixii lamid ah

  • @caydruussomaliofficial5606
    @caydruussomaliofficial5606 7 ปีที่แล้ว +4

    waxa iga yaabisay nin dalkiisi la leyahay cunsuri baad tahay dadka afsomaliga ku hadla anaga jecel waa rijaal rijaal dhalay

    • @zakariyemohamed2700
      @zakariyemohamed2700 6 ปีที่แล้ว

      Waraka ku salaysan xaqiiqada 2018 waaa cunsuri sxb

  • @MohamedAbdi-id7dv
    @MohamedAbdi-id7dv 5 ปีที่แล้ว

    Taqwada ilaahay Allaha nawaafajiyo

  • @MrAhmedyaasiin
    @MrAhmedyaasiin 8 ปีที่แล้ว

    Dadka kuhadla afka somaliga ayuu lahadlayaa waa runtiisa sababtoo ah luuqada soomaliga waxaa lagaga hadlaa Djibouti, Ethiopia somalia kenya markaa wuu kusaxan yahay inuu yiraahdo dadka afka somaliga kuhadlaya ayaan lahadlayaa
    mida labaad odaygan hadlaya wuxu cadaynayaa inuu meesha qalooc kajiro oo barlamanka reerwoqooyiga ah ee kusugan magaalada muqdisho lacunsuriyeeyay oo sixun loola dhaqmay waxbana laga hoos qaadin markaa wuu cabanayaa ninkan odayga ah laakin yaa dhagaysanaya waa cidna miskiin iga dhe adiguna waxaan ku odhan lahaa cunsuriyad majirto ee waxaad ka gubanaysaa somaliland oo ah wadan xor ah oo dawlada England ka qaatay xornimadiisa 26 jun 1960 taariikhda soo baro awoowe calanka buluuga ah ee aad maanta is hor hayso meesha ugu horeysay ee laga taagay waxay ahayd HARGEYSA sidaa ula soco hadii midnimo wax tarayso woqooyi ayaa wax ku heli lahaa waxaan kuso koobayaa hadii aad dad tihiin koonfurta uu gumaysan jiray talyaaniga horta hal dawlad dhista oo dadkeedu midaysan yihiin waqtigan hadda ayaaba 6 dawaladood oo yar yar oo midkastaa calan leedahya sameyseen waar hal dawlad oo na horfadhiisata oo somalidii talyaaniga gumaysan jiray ah layimaada..........................

  • @mohamedibraahim5390
    @mohamedibraahim5390 5 ปีที่แล้ว

    Naac naac fiisaha jsl insha allh qaali ayuu idinku noqon doona

  • @muxyadiinaadan524
    @muxyadiinaadan524 7 ปีที่แล้ว

    Bk waa somalilander hadaad jeclaatay mr calasow orodoo daba madaw u dhigo hakaa tumee khaniisyahaw

  • @omarali7115
    @omarali7115 8 ปีที่แล้ว

    kan duligan xanuusanaya ee wecelka ah sheegatada ah culusow runtii wuu xanuusanayaa wuu jiran yahay anigu maraakaan si kasta u eegay qof xanuusanaya ayaan u arkay

  • @mrsahmed8459
    @mrsahmed8459 8 ปีที่แล้ว +2

    Hergeisa Hooyada Fanka weeye So Don't West Your time btch

  • @amiinhashi2345
    @amiinhashi2345 8 ปีที่แล้ว

    geedi bk noolow zxp dameerka warkiisa ha dhagaysan

  • @daahavevogym9906
    @daahavevogym9906 8 ปีที่แล้ว

    somali doqon badna iyo wax madaxooda qashin ka buuxo daahir calasow sxb wa runta kuwaana ilaah xaqa ha tuso

  • @maalistebulle1375
    @maalistebulle1375 8 ปีที่แล้ว

    VIVA DAHIR CALASOW HALKA KASII HAAY I HOPE U ALSO LONG LIFE BROTHER

  • @Dalwanaage
    @Dalwanaage 7 ปีที่แล้ว +1

    DAHIR CALASAW WAA GARAC. HUBAAL INAANU ILMO XALAAL AHAYN. DHAQANKIISAAD arkaysaan.

  • @abdirahmanaboor2368
    @abdirahmanaboor2368 8 ปีที่แล้ว +1

    daahir alawsow hhhhhh full respect

  • @jmacshidane8527
    @jmacshidane8527 8 ปีที่แล้ว

    Hit'Em up Dahir Alasow
    Ragga baa tahay wlhi Respect!!!

  • @samiirtiitaanimohbiixi8296
    @samiirtiitaanimohbiixi8296 8 ปีที่แล้ว

    caaac daa kaa badatay
    aaway bk noocan cagta hoostooda ayuuu mariya

  • @korwaayeel4257
    @korwaayeel4257 6 ปีที่แล้ว

    Siilka hooyadaadii beenta badnayd was originalka keen Cumar dhuule hadduu leeyahay heesta Maxamd welcome oo reer bari ah baa iska leh markuu samaynayana anaa lajoogay

  • @suhaybismaaciil3092
    @suhaybismaaciil3092 6 ปีที่แล้ว

    Xayawaan xayawaan dhalay
    Cawaan baad tahy wlhi
    Doqon beediy ah

  • @abdifatahfj5732
    @abdifatahfj5732 8 ปีที่แล้ว

    xaqiiqa yaan la,iska idhatirin luuqada soomaaliga wxaa ku hadla soomaali, kuma hadlaan sida micnihu yahay faransiis iyo itoobiyaan iyo wxii la halmaa michana hoose ee siyaasada ah ee ku hoos jirana yahay soomaali in gobol gobal loo kala gooyo...wxaan u sheegayaa dhalinta, wxaan nin dhalinyaraa aynu sida saxan ugu fakarno aqligeena saliimkaa yeynaan durbaanada u tumin kuwa asaageen inaga reebay..bal dib u milicsada taariikhdeena uusan cadawgu nagu gaarin meesha ay taalo.hadal lama saarnaadee wxan ku afmeerayaa hadey jiraan cid aan inaga ahaynoo midnimo iyo hormar ina gaarsiinasa,xaajadeenu waa GEERIDA MARBEY NOLASHA DHANTAA!!!!

  • @jikadanora4023
    @jikadanora4023 4 ปีที่แล้ว

    Asc waxaan ahay hooyo soomaleed oo yutub cusub furatay oo cunto karin ah waxaan kaa codsanayaa in aad isaacido aniga oo fiirsaday barnaamijka aad dadka ku saacideeyso jazaka allahu kheeyran guul ayaan kuu rajeeynayaaنننمممن

  • @activeyar5134
    @activeyar5134 8 ปีที่แล้ว

    ma nihin somali somalilander aya ahay

  • @mrjamac
    @mrjamac 8 ปีที่แล้ว +1

    waa runtii daahir alasow mahamed bk wuxu ahaa reer bososo deganaa ee ku ceshay magalada bososo manta haduu tagan yahay waxaan ahay idoorland waa wax laga xishoodo

  • @zaahirdeq5269
    @zaahirdeq5269 8 ปีที่แล้ว

    wllkayow adaaba bk hadal haya maxamed bkayna kuu soo jawaabimaayo si laguu barto waxaad rabta VIDEONA KUU SOO DUUBI MAAYO OO WAKHTI UMABA HAYO EE ADIGA HORTA HALKEE AYAAAD KU ABTIRSATAA haad cid aflagaadaysid bee waan nin la yaqaano bk oo meel kasoo jeeda adigu maalinba meel ayaad raacda lagumana yaqaano wllkayow

  • @abdikarinyusufosman4074
    @abdikarinyusufosman4074 6 ปีที่แล้ว

    Dahabshiil macah bk ee ha ku gbanin saaxiib.pls

  • @esrahnagiib4499
    @esrahnagiib4499 8 ปีที่แล้ว

    dahir alasaw waa mid aan hadaladiisa u fiirsahanay sxp adiga caadi u fikir maskaxda la kasho qofna ha aflagadayn maha in aad dadka sab u aflagadayso aduu qabyaladayste ah waxuush aan xishonayn oo walalihi wax ka sheegaya halagu soo badho ado qof caadi ah mesha so istaag

  • @abdullahihussein2511
    @abdullahihussein2511 6 ปีที่แล้ว

    Ilmaadeerayaal ninkan runta u sheega Daahir calasow shaqo kale oo tan u dhaanta ha raadsado

  • @saamcade396
    @saamcade396 7 ปีที่แล้ว

    Bk iyo dhaman xidigaha geesaha waaaa somalilander dhba annagaana Ku raacsan Inn callowsw caaaac afkaaga dabaysha ka ilaaali

  • @abdirisakmohamudabdi1576
    @abdirisakmohamudabdi1576 8 ปีที่แล้ว

    waleeee daahri calisow rag waaye bk.madax barar waaka dawa tagtay eey eey dhalay waaye anaa aqaaan bk madax barar

  • @samsamahmed7394
    @samsamahmed7394 5 ปีที่แล้ว

    Somalilan guul iyo bk

  • @zaxarlazz6777
    @zaxarlazz6777 7 ปีที่แล้ว

    adigu inaad cunsuri qabyaaladiistaa tahay bk waad caayaysaa axmed biifna heestiisaad kusoo galaysaa

  • @kafiyahaji7505
    @kafiyahaji7505 6 ปีที่แล้ว

    War anagu somaliya waanu ka baxanay Ethiopia yanka idiin dhama xageed nogu walateen wanu idiin nacay xamartu waa tiyeye

  • @khadramahamed1421
    @khadramahamed1421 7 ปีที่แล้ว

    De waa runti inta afsoomaliga ku hadasha adigu imika afkaad ku hadlayso kala lahjad ayaan nahay cunsuri daahir dameer

  • @mukhtaarf7090
    @mukhtaarf7090 8 ปีที่แล้ว

    ka xunta
    anagaaaa waZna
    viva Bk

  • @mahisqalbi5451
    @mahisqalbi5451 8 ปีที่แล้ว

    Bk MuwadiniMda ma ku haystan
    ader Wa Somalilander Bk

  • @saedsiize2595
    @saedsiize2595 8 ปีที่แล้ว

    hhh Dadkiiba wuu wada laayey ileyn taariikh mahayee :D :D
    Viva BK ku mashquulsanaw waligaaba

  • @bashirjama8088
    @bashirjama8088 8 ปีที่แล้ว

    ani waxaan ahey somali waana jeclahey midnimada somaliyed qof aan dhaliin laheyna majiro BK iyo CALASOW qof ay qabriga la galahayaan majiro taasna hala ogaado

  • @fartaabdi7823
    @fartaabdi7823 8 ปีที่แล้ว

    somali iyagaa isku fiirfiirsata oo isku xoogbadan dhulka ayku faanayaana gacantodaba wuukasii baxayaa.
    ilaahay kabaqa oo wax intaas ka baxsan ka hadla oo umada somaliyeed dan u ah

  • @fathiyamoses4051
    @fathiyamoses4051 8 ปีที่แล้ว

    bk wuu saxsan yahay cidii diidaysaay inta afsoomaliga kuhadashaa qalad maaha oo ajanib ku hadla oo heesihiisa xiiseeya ayaa jira cunsurina maaha ee yaan lagu waalanin

  • @abdirahmanawil7096
    @abdirahmanawil7096 8 ปีที่แล้ว +50

    Adigoo baantuu ahbaa Somali igula hadlaya ee maxaad meel kalaba uga dooni

    • @yarkaheerkhatumo2116
      @yarkaheerkhatumo2116 8 ปีที่แล้ว +4

      +Abdulrahman Hussain laangaab aa tahy nin kaa nasabsan xaqbiil iyo dhinackasta ayaa afka wasaqda kugeedinaysaa darood iyo hawiye ayaa xilka isku dhhiba waxaa tihiin majirto waligiina aqoonsi heli maysan ee dadka sharfta leh afkaaga qurunka kadaa

    • @dalla112
      @dalla112 8 ปีที่แล้ว +2

      +Abdulrahman Hussain you fucking zuulu somali maba taqanid thas why we call you qaldaan
      iska cuna cowska zuululand marqaanka

    • @yarkaheerkhatumo2116
      @yarkaheerkhatumo2116 8 ปีที่แล้ว +1

      qaladaan waa minority somalia waxbo kama la haan sadex tuulo ayeey kuleeyihiin somalia ha qataan haday raab wadankayaga nagabadan alh

    • @abdirahmanawil7096
      @abdirahmanawil7096 8 ปีที่แล้ว +2

      yarka heer khatumo .. heer khaatumo Aka Mooryaaan faqash iska dhigaya adeer minority waxa ah ninka dhulkiisa la haysto ee la guumaysto 2016 kkkkk Isaaq Empire waaa laandheeraha Geeska Africa

    • @abdirahmanawil7096
      @abdirahmanawil7096 8 ปีที่แล้ว

      jamal007 baantuu aan Af Somali baray 1960 ..kkkk orod dhulkaagii ku laabo koongo iyo zaambiya

  • @Jugtamediaproduction
    @Jugtamediaproduction 8 ปีที่แล้ว

    ok dahir waa Shiine kamadage doqonka qabiil iyo fan kala aqoon inad ka faloto oo waqti Ku dhumisid me heen shaqada dalka u heysid ayaa ka badan wadani Somaliland majiro wadani waa Somali

  • @jemaljama1179
    @jemaljama1179 8 ปีที่แล้ว

    waar anaa kuwasa niyow daahir beedee Somalia ana wasa soomaaliland in ay hirumar gaadho mooyee haka filan inay dibkuugu soonoqoto dhiladii kudhashay wase siilkii hooyada wase butland hayla hoos cararin isku leefelba manihine

  • @ishwaqabdulahi2255
    @ishwaqabdulahi2255 8 ปีที่แล้ว +1

    la ilaaha ila laah war ilaahey WANBA RUMESAN LA AHAY xata Israel iyo palastin sas iskuma NECBANA war ilaahey ka baqa dhmn wad qaldantihin ilah xasusta o u labta manta si walbo lagu caayo caqligaaga isticmal o dad xumada iska dhaafa
    WAXAD HORMAR GAAREYSAN MARKAD ILBAXDAN ISNAJECLATAN BIS LKn INTA ADAN WAX GARAN QOF HORAY USOCONEYSA NAGUMA JIRTO HADABA OGAADaaaaaaaaaa
    ##WAXMOOGEEY#
    ilaaaheeyooo wax fahansii dadkan
    ALA AWAY CAQLIGEENA

  • @ayaanlehanad4067
    @ayaanlehanad4067 8 ปีที่แล้ว

    adigu yaad tahy dahir ilmo sino aa tahy

  • @muxiyadinnuur4462
    @muxiyadinnuur4462 6 ปีที่แล้ว

    Jeegaanta oo dhan baa cunsuri ah waa kuwa somalida hoos u dhigay iyaguna isdulmay