PART 1 \ SHEEKADII FAADUMO DHABTA AHAYD ADKAATAY ADKAATAY TAMAANDHO STORY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 295

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e ปีที่แล้ว +33

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋☝️❤️

    • @ayaanabdimusse9273
      @ayaanabdimusse9273 ปีที่แล้ว

      SCW❤❤❤

    • @Palladino17
      @Palladino17 ปีที่แล้ว

    • @mohamedahmedxusein
      @mohamedahmedxusein ปีที่แล้ว +1

      صلى الله عليه وسلم

    • @Xabiibo-jx8fv
      @Xabiibo-jx8fv 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@ayaanabdimusse92738😊😊

    • @HoyoNadifo
      @HoyoNadifo 3 หลายเดือนก่อน

      Gabadhaas qorshaheda wey guleysnsa ninkana birda dhulka lugo dhufanyaa 😂😂

  • @mowlidnasra9655
    @mowlidnasra9655 ปีที่แล้ว +26

    Marka hore nabiga ku sali scw marka labad ka ducayso hooyo iyo aabo 5 taada salado tuko umadana haka aman hesho hadad inta samayso akhiro iyo adunyoba wadlibani insha allh ilhay khayrha awafajiyo❤❤❤❤

  • @sacadcali3234
    @sacadcali3234 ปีที่แล้ว +33

    Nebi Maxamad ku saliya ❤ Salallahu caleehi wa salam,
    From Hargaysa Somaliland

  • @ShugriAli-s7j
    @ShugriAli-s7j ปีที่แล้ว +10

    Faadumo waa fariid oo odayga wee garaci doonan weena dharkna weka siibi donan inta igu raacsan ❤❤❤❤

  • @samiaelmi
    @samiaelmi ปีที่แล้ว +2

    Odeeygu sidii oo inaanta u galay oo kale loo galaya baac modoow ba madax lo galinayaa bay ila tahay tks team adkaatay from Sweden 🌹🌹

  • @ifrahhaji717
    @ifrahhaji717 ปีที่แล้ว +2

    Scw team adkaatay waan idin salamay waxay ila tahay odayga bac ayaa madaxa loo galinaya sidii uu isagu inanta bacda ugu xidhay kadibna waa la garaacayaa waxaan joogaa Sweden ❤

  • @sahrahussein3756
    @sahrahussein3756 ปีที่แล้ว +6

    Fadumo I like your excellent character.

  • @ruqiyoshariif2619
    @ruqiyoshariif2619 ปีที่แล้ว +3

    Waa la garacaa odega ku soco faadumo qurxu dhiiga ku jacelahaue wlhi ❤❤❤❤❤❤

  • @ummidress6987
    @ummidress6987 ปีที่แล้ว +24

    We love you Fatima may Allah protect you Amiin ❤

  • @HalimoAbubaker
    @HalimoAbubaker ปีที่แล้ว +1

    Welcome FATOUMATOMADOW SHEEKO MACANNE LONGER LIFE AMINE ALLAH ALLAH ALLAH AKBAAR SCW SCW

  • @Hodanita-tt8qf
    @Hodanita-tt8qf ปีที่แล้ว +3

    Jacayl kaygi igu horeyay walhi waxa uaha 2020 bishi 1

  • @mjama7664
    @mjama7664 ปีที่แล้ว +2

    from malaysia royalow wad ku mahadsantihin sad nogu helantihin fadumo marka ay odayga balamisay waxa dhacay wixi wilal e wadatey aya odayga dilay wanu ogan dona in ay fadumo ka danbaysay kiiskan wa ino part two guys like yan laila dhafin an royal lacagtas ka qaade hhhhhhh

  • @hadiyasatik9095
    @hadiyasatik9095 ปีที่แล้ว +3

    Odayga waa lagaraacya faadumona way istusaysa inay iyada tahy from somaliland hargysa love you team adkaaty ❤my dhiigayga ❤

  • @hajiaar
    @hajiaar ปีที่แล้ว +2

    Gaadiga ayay ka jajebinayaan odayga kkk from London

  • @QamarSheikh-k3i
    @QamarSheikh-k3i ปีที่แล้ว +1

    War waqtiga madafay 🤣 waxan umaleynaya inay wajiga bax ugaliyan ee bacdawayan qaracayan 👍👍👍👍 from kenya wuuuw fadumo qali wankujeclahay 🥰🥰🥰..

  • @MarianAbdikadir
    @MarianAbdikadir ปีที่แล้ว +2

    Waa laturyay waxaan jogah niarobi

  • @nedaamranita7300
    @nedaamranita7300 ปีที่แล้ว +11

    Asc from Djibouti : odayga suuga la eryandona inch Allah

  • @hajiaar
    @hajiaar ปีที่แล้ว +1

    Gaadhiga ayay ka jajabinayaan kk from London

  • @maryanmohammed9927
    @maryanmohammed9927 ปีที่แล้ว +3

    Cabdi qaadir aaway qisadiisi i saga nooharay

  • @cisecise425
    @cisecise425 ปีที่แล้ว +2

    Waaaw faadumo so beautiful wan ku jecelnahay farxad ku nolow❤❤❤❤❤

  • @mahadabdillahiabdi4986
    @mahadabdillahiabdi4986 ปีที่แล้ว +3

    Very good naratrice salam sare waalal qali allah koo xafido

  • @hassanjano3529
    @hassanjano3529 4 หลายเดือนก่อน

    Jibuti xasan jano tamadho waan ku salaamaya

  • @samaaramohmatt5053
    @samaaramohmatt5053 ปีที่แล้ว +2

    Waa idiin salmay team adkaatay si gaaar ah wxan u salmay booska io fadumo tamndho wxa thy gabdh gob ah waa ka muuqata ilhy haku sharfo ❤❤❤

  • @qaranbileproduction147
    @qaranbileproduction147 ปีที่แล้ว +3

    Asc, masha’allaah Fadumo Tamandho, weynaadaa wacnaada. Kabiir, Kaaba class, class master iyo Alifle, waxaas oo dhan waa gacanyaraha macalinka.

  • @ijaaboabdirahmaan8493
    @ijaaboabdirahmaan8493 ปีที่แล้ว +1

    Odyga intaydilaan hadana kaxeeyaan bay guri kusoo xiraan baa lawaayayaa from soomaalia

  • @nastexoxamse6719
    @nastexoxamse6719 ปีที่แล้ว +2

    Waa la dilayaa soomaalilaan

  • @fariixaguleid2793
    @fariixaguleid2793 ปีที่แล้ว +5

    Fadimo sheko macaan wankusalamy. Odeygaa walagaraacayaa wuna fakanayaaa😂

  • @asiamohamed496
    @asiamohamed496 ปีที่แล้ว +2

    Guuleysta aniga 206 waxa jecladay lkn kuma gulaysan

  • @al-ad-aniya4048
    @al-ad-aniya4048 ปีที่แล้ว +1

    Sheekada haday qaybo leedahay hal sawir iyo hal magac iyo hal kalar in ay lahaato weey. Wax badan baa qasan oo kala qubane.Salaam.

  • @shamsoosman3593
    @shamsoosman3593 ปีที่แล้ว +3

    From USA odeyga wey dagaxyeynayan

  • @hadijaabdikadir5468
    @hadijaabdikadir5468 ปีที่แล้ว +1

    Jawabti fadumo inamada wadilayan odiga from Kenya Mombasa

  • @nasronormohamed9454
    @nasronormohamed9454 ปีที่แล้ว +1

    Asc form muqdisho odagaa marku arko inxaladu aanay caadi ahaay waa uu cararayaa waayo wuushakinayaa

  • @hassanrambo1604
    @hassanrambo1604 ปีที่แล้ว +2

    Tamaandho iyo groupkeeda odayga xaar ay u marinaayan from usa

  • @farhiafarah2465
    @farhiafarah2465 ปีที่แล้ว +1

    Fatima caadeye ❤❤❤from Canada 🇨🇦 Alberta Edmonton 🇨🇦🇨🇦🇨🇦

  • @aomalilansomalilan4856
    @aomalilansomalilan4856 ปีที่แล้ว +1

    Walahay waan jeclaa sheekada faadumo I can't wait part 2

  • @masnashide5664
    @masnashide5664 ปีที่แล้ว +1

    Faadumo iyo kooxdey wadataaba intey garaacaan odeyga hadhowna caadi ula hadlaysaa ooy iska dhigeysaa mid aan metion kaba waxba ka ogeyn 😅🖐

  • @kaysebaashe
    @kaysebaashe ปีที่แล้ว +3

    ❤❤❤❤❤

  • @AsliAhmed-k1h
    @AsliAhmed-k1h ปีที่แล้ว +2

    Waa lagaraacayaa odayaga

  • @najmanuraciid1045
    @najmanuraciid1045 ปีที่แล้ว +1

    Fadumo sheko macaan shekadedu waka macan thy kuwi hore❤❤❤

  • @samiraabdullahi-dh7vg
    @samiraabdullahi-dh7vg ปีที่แล้ว +4

    Waxan jooga Zambia 🇿🇲

  • @suadoismail4412
    @suadoismail4412 ปีที่แล้ว +2

    She will slap the old guy and beat him up

  • @saharoali8163
    @saharoali8163 ปีที่แล้ว +2

    Wàa dilinonan isoo sheego tamaandho waa fariid noolow washey

  • @Queennashaa
    @Queennashaa ปีที่แล้ว +2

    Waa la jiiday

  • @kawsar2285
    @kawsar2285 ปีที่แล้ว +1

    waxaan u malaynayaa inay bac ku moorinayaan dabadeedna garaacayaa faadumo wax ma dhaafto ilayne waaba oday soo doontaye

  • @nimcoqaali3446
    @nimcoqaali3446 ปีที่แล้ว

    Fadima iyo asxaabdeyda indey dilaan hadana dadka ay ku cebendonda madama ay ku balamisay meel dadka ku badanyahiin fadima waa fareyd❤❤❤❤

  • @halimarage7385
    @halimarage7385 ปีที่แล้ว +7

    Mashaallah fatouma qurux❤

  • @fatxicfitaax7596
    @fatxicfitaax7596 ปีที่แล้ว +3

    FAdumo wlhi cod macn thy

  • @arweloabdi7693
    @arweloabdi7693 ปีที่แล้ว

    Inta aan sheka dhagesaneyey qofta kliye anu isku mida ka noqoney marka ey ka shekensey ciyal nimadedii wax yah ey so martey wlh ine aniga iga hadelesan modey subhanallah ilen dad ba isku mida aduunka wax badan banu iska shabahnq fadumo waliba wa samidey wlh cawa waan yabey team adkey waan idin dhagesta wana ku xirnahey sheko yikina lkin cawa fadumo iga yabisey bala intakla firineya iydane inshallah

  • @MaimunaMohamud
    @MaimunaMohamud ปีที่แล้ว +2

    odayga waa ladilayah from kenya

  • @HudaYusuf-hi7gj
    @HudaYusuf-hi7gj ปีที่แล้ว +2

    We love you fadumo fariid

  • @xaalimomaxamed1143
    @xaalimomaxamed1143 ปีที่แล้ว +2

    kkk ala fadaamo nagaa laid ahaa waxaan moodijiray hadaa ninku kuusoodhawaada in uur layeelanaayo cabsi badanaa

  • @ZaynebCismaan-uk6le
    @ZaynebCismaan-uk6le ปีที่แล้ว +2

    Fadumo odag intey dilan beye waliba eey tusesa wajigeda from putlaaan ❤

  • @farhiafarah2465
    @farhiafarah2465 ปีที่แล้ว +3

    Fatim you’re the best

  • @maryanmohammed9927
    @maryanmohammed9927 ปีที่แล้ว +3

    Faadumo ciyaal weero so ahaanjiry miyaa

  • @Jihaanjanno
    @Jihaanjanno ปีที่แล้ว +2

    XalaY Hurdaaa iqabatay Wn ka seexday hdaan daawanayaa😊

  • @HudaYusuf-hi7gj
    @HudaYusuf-hi7gj ปีที่แล้ว +1

    Dee waa inay garaacan ninka oo inamadaa yar yari gowda Ka saaran c/qaadir waa sidaasi uun from Neyropi ayaan jooga c/qaadir yuusuf c/laahi

  • @KalthunAhmed
    @KalthunAhmed ปีที่แล้ว +2

    Asc odayga feedh ayaa lagala daalaya kalthun england

  • @NimcoOsman-qz3zd
    @NimcoOsman-qz3zd ปีที่แล้ว +1

    Wa lagaracaya odayga

  • @UmuKheyr-h7y
    @UmuKheyr-h7y 10 หลายเดือนก่อน

    Ani iyo adi iskuwakhtiban eheen jecelkeygana wadhintey aso guursan mudan laxanuunsanaayey geeridiisa qabriga rabi haunuuriyo

  • @tash7356
    @tash7356 ปีที่แล้ว +1

    Tamaando hada codkeda qof dagan ayey u egtahay but markey yareyd gacmaha aye ku sidatay

  • @adenkadro9398
    @adenkadro9398 ปีที่แล้ว

    Waa la garacayaa ka dib fadumo aya is tusaysa

  • @sacadcali3234
    @sacadcali3234 ปีที่แล้ว +5

    Reer Ceerigaabo ayaan u fahmay Faadumo markay tidhi gurigu albaab dambe ayuu lahaa,

    • @Nashaad452
      @Nashaad452 6 หลายเดือนก่อน

      Waa reer boorama faadumo wll

    • @sacadcali3234
      @sacadcali3234 6 หลายเดือนก่อน

      Lahjadeeda u fiirso

  • @cumardiriye9207
    @cumardiriye9207 ปีที่แล้ว +1

    Odayga way xir xirayan dabaded way garacayan🎉❤❤

  • @QueenhappyAnuush-pj6lb
    @QueenhappyAnuush-pj6lb ปีที่แล้ว +1

    Tamaandho caawa kawaanka adigaa sarn cabsi cabsi

  • @farhiyoali1100
    @farhiyoali1100 ปีที่แล้ว +2

    Fadumo iyo group keda odayga way garacayan

  • @UbaxAdan-g9h
    @UbaxAdan-g9h ปีที่แล้ว +2

    maansha allaaah faadumo quruxeey

  • @amirasaed8337
    @amirasaed8337 ปีที่แล้ว +1

    Fadumo wlhi I ku mid yaan ahayn markan yara raga call kaa ayuunban kala hadlijiray waxan is odhan ragu haday ku tabtan urbaad qadaysaa caruurnimo

  • @shamsohassan7503
    @shamsohassan7503 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid abaayo fadumo Roryal❤❤❤💖💖🤲👍

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 ปีที่แล้ว +1

    Faadumo ❤❤❤sheeko mcn fariid bay ahayd

  • @AsliAhmed-k1h
    @AsliAhmed-k1h ปีที่แล้ว +1

    I ma forme Candace
    Albert
    Oday ga waaladilayaa

  • @cudon573
    @cudon573 ปีที่แล้ว +2

    odayga way garaacayan oo dharka ka saarayaan

  • @sahramuhamed5724
    @sahramuhamed5724 ปีที่แล้ว +1

    Abdiqadir adiga away sheekadadii gabdhaha wan aragnaye

  • @fariixaguleid2793
    @fariixaguleid2793 ปีที่แล้ว +4

    From hargysa ❤

  • @heersareiid
    @heersareiid ปีที่แล้ว +1

    2008 my first love

  • @sacdiyaxooshey5626
    @sacdiyaxooshey5626 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah fadumo way dilayaan ninkaa saadaashu royal 😊😊😊😊

  • @ji8698
    @ji8698 ปีที่แล้ว +2

    Oo asagi dulmiga Reerka gabadhoda laso doontay miya wali ciil sii qaba cajuska macsilaha ah

  • @amirasaed8337
    @amirasaed8337 ปีที่แล้ว +1

    Asc cabdiqadir iyo fadumo tamdho

  • @xafsabarre9119
    @xafsabarre9119 ปีที่แล้ว +1

    Way dilayan dee

  • @HANAMOHMETH
    @HANAMOHMETH ปีที่แล้ว +2

    Love you fadumo❤🎉

  • @xayaadloodh4971
    @xayaadloodh4971 ปีที่แล้ว

    Fadumo cod macan illaahay haku xafido

  • @elissatahir6829
    @elissatahir6829 ปีที่แล้ว +1

    Somalia jwbta odaygu ul lagu garaacaa😅

  • @LadanAbdi-lv7qs
    @LadanAbdi-lv7qs ปีที่แล้ว +1

    Fadumo fariid allaha ku xofdiyo abayo❤❤❤

  • @UmuKheyr-h7y
    @UmuKheyr-h7y 10 หลายเดือนก่อน

    Sidaasaana aaminsanaa waxaan umaleynjirey uurka inuu igusoobidaayo

  • @fatximahad1750
    @fatximahad1750 ปีที่แล้ว +1

    Odayga waa lagaraacaya wiilashi baa abaalkiisa marsiiinaaya

  • @qureshocibaar
    @qureshocibaar ปีที่แล้ว +2

    😂 ala wala garaaci intu ka tabar dhigo welibana loga saxiixo inu fadumo raadkeeda ka harayo

  • @sahrahussein3756
    @sahrahussein3756 ปีที่แล้ว +1

    Odeyga fadumo intu saxiibteed

  • @hamdicali6172
    @hamdicali6172 ปีที่แล้ว

    Jacelkeygii. 1waad 2020 ahaa wil ree beydhaba kubilabay qadka ayankabartay aniguna ree muqdisho ahay hada wankala raranay

  • @burhaancirro7705
    @burhaancirro7705 ปีที่แล้ว

    Sheekooyin macanaa faadumo .waad mahadsantihiin istarskiibaaba iga yaraadey😂❤

  • @shugriyousufaxmed443
    @shugriyousufaxmed443 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan joogaa somalia Waala Xer xerayaa odayga weyna iskugu tagayaan

  • @ruqiyams-li8wq
    @ruqiyams-li8wq ปีที่แล้ว +1

    Anigu waxan umalaynayaa Inay budeenayaan swedan

  • @najahmohamed1466
    @najahmohamed1466 ปีที่แล้ว

    faaduma wa gbr faarid ah Oo caqli bdn❤❤❤we love you mcnto

  • @saadaabdi9952
    @saadaabdi9952 ปีที่แล้ว +6

    Odaygaa inamadaasi waa dilidonan 😂. Yaa igu raacsan 🙌

    • @ji8698
      @ji8698 ปีที่แล้ว +1

      In ay dilaan oo waliba naf logu iman ba fiican wa waxas waxa wadanki rogay balayestaha 😂

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 ปีที่แล้ว +1

    Odayga waa lagaraacayaa walibo lasugi doonaa si uu mardembe qof u shorqoolin

  • @Kimjisoo-v2j
    @Kimjisoo-v2j ปีที่แล้ว +1

    ❤ waad salaamantahay faduumo

  • @MunaAhmed-d9d
    @MunaAhmed-d9d ปีที่แล้ว +1

    Odayga waa la graaci waana la shiidi
    From UAE

  • @fariixaguleid2793
    @fariixaguleid2793 ปีที่แล้ว +2

    Waxagu wawadashurude kunka qof lamahelaye boq bolnodhib nio😂😂

  • @ji8698
    @ji8698 ปีที่แล้ว +3

    Odayga way garaacayan oo waliba la ceeben dona sidey ila tahaye 😂jiija Ahmed USA

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 ปีที่แล้ว +2

    Maxaad nooga kala jartay 😢

  • @ziziliarisultan3361
    @ziziliarisultan3361 ปีที่แล้ว

    I love her wlhi Faduma may Allah bless u huno❤

  • @najmabdiorrrcv8610
    @najmabdiorrrcv8610 ปีที่แล้ว +1

    2005 ki tlka Facebook messenger waxkasta ayaa jiray 😅

    • @daaddalyrics8282
      @daaddalyrics8282 ปีที่แล้ว

      Malaha wallo ka dhacaad cabtaaye sandki u horeeyay e lasmayey facebok wuxu aha 2004 waxuna shac baxay 2006 massengrna 2008 ba laso ikhtiraacay lkn 2010 bu toos uso shacbahay aas ufaha