NIN BUUDKA LA DULMARAY KOOXDA DAMULJADIID

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 15

  • @somswed.5014
    @somswed.5014 ปีที่แล้ว +1

    HASSAN WELI WADANI XAQ U DIRIR AH. ALLAHA KU XAFIDO AAMIIN

  • @hashiugas1603
    @hashiugas1603 ปีที่แล้ว

    Fiqi Waa Munaafaq Habargidir U Shaqeeyan Odeyga Yahuudka Ismael Cumar Geele Guligood Waa Argagixiso

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 ปีที่แล้ว +1

    ina odow xassanow aad baan usoodhaweynayaa arinka aad kasharqamisay ee ah dadkii wax yar oo shilimaad ah in looqeybo xamar mudaaharaadka kadhigi jiray wixii dhibaatadii ay saraadsan jireen iyadoo dhab ah ay hada haysato soojoog ninkii laga waayo soo jiifo ayaa laga helaa sidaa awgeedna gacmahooda ay kukeensadeene allaha usiyaadiyo nimcada ay kujiraan oo ay shala Alle kabaryayeen!

  • @aishayusuf4545
    @aishayusuf4545 ปีที่แล้ว +1

    Labadii sir qayaano iyo xaqdaro uheshiiyo iyagaa ugu danbay iska horyimaado. Way iscuni doonaan xaaraan ujadiid. Reer damkasii, maxaan xadnaa,maxaad cunaa. Waxaba kaama qaadi karaan walalkay. Rabi hakugu nabadyeelo meeshaad joogtaba.

  • @adanbulle2573
    @adanbulle2573 ปีที่แล้ว

    Nidaamka online ka maaliyasa Soomaaliya waxaa dejiyey wasiirkii bayle ahaa ka horeeyey ee mohamed u farkeeti ahaa ee 2012 to 2016.

  • @fuadomar7831
    @fuadomar7831 ปีที่แล้ว

    XASAN WALI Waxa Tahay Nasab aan Cid aad U Joojieyso ma Jirto👍😎👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 ปีที่แล้ว

    sc somali wxaa laga raadinaa meel fog maxaa yeelay fiiriya dadka maamulka haya uu xasan ugu horeeyo wadanka iyo umada allaha ka qabto

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 ปีที่แล้ว +1

    Somali bu xasan wali yahay marti kuma aha gedo iyo garbaharey

  • @abdiosmaan8059
    @abdiosmaan8059 ปีที่แล้ว +1

    Runtu dadbay dacarta uga qaraar tahay ee shar iyo shaydaanba alaha kaa xijaabo

  • @fuadomar7831
    @fuadomar7831 ปีที่แล้ว

    XASAN WALI Waxa Tahay Nasab aan Cid aad U Joojieyso ma Jirto✅️👍😎👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 ปีที่แล้ว

    Mooyaan xidid iyo xigaalo midna mataqaano ileyn waa Mooyaane Mooyaankuna is kaba daaye hooyadii ayuu xabad ku dhifanayaa kadibna boorsadeeda ayuu baaranayaa! Kuwii noocaa ahaa ayaa somali maxamed xil uhayo. inkaar ayaa kudhacdaye magaranaayo goorta ay kabixi doonta!

  • @sheikabdinasir7616
    @sheikabdinasir7616 ปีที่แล้ว

    Xasan Wali Halgamaa aan daalin Noolow

  • @buhodledolal8885
    @buhodledolal8885 ปีที่แล้ว

    Asc deris baanu ahayn late 70’s and early 80 ‘s waaqow guuto

  • @nuuraabdi8090
    @nuuraabdi8090 ปีที่แล้ว

    Soomaali waxey ka dhimatey shacamba waa kuwa aan dhiig lahey waa daba dhilif aan dareen lahey uf soomaali