Riwaayad Reer Jabuuti (2aad)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ม.ค. 2012
  • Waa riwaayad hore oo reer Jabuuti ah.
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 17

  • @sadezayaara2463
    @sadezayaara2463 3 ปีที่แล้ว

    Amina farax Allaha ku dhowro waxaad taha poqorad kaamila

  • @sharmaarkemusse4819
    @sharmaarkemusse4819 6 ปีที่แล้ว +1

    Ruwayadihi hore murti ayay lahayeen Allah oo naxristo

  • @abdikanialiisse2366
    @abdikanialiisse2366 6 ปีที่แล้ว +1

    Fanaankan cadow xamarqodh wuu ka horeeyey fanaaniinta reer jabuuti allaa yarxam

  • @xasandeeqsulaymaan6356
    @xasandeeqsulaymaan6356 4 ปีที่แล้ว

    Wlllhi sxp aadbaan u tagerey niyahaw masha allah

  • @MTooyo
    @MTooyo 11 ปีที่แล้ว +1

    sidaa bay murti ulahaayeen ruwaayadihii masha allah

  • @hassanamira5085
    @hassanamira5085 6 ปีที่แล้ว

    Esh cala ruwaayad xigmad iyo murti baa ka dha...Aaah la belle epoque !

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066 6 ปีที่แล้ว

    Abwaan ibrahim gadhle alle ha u naxariisto

  • @salahkooreeye4171
    @salahkooreeye4171 6 ปีที่แล้ว +2

    Jacaylkaagu Qaahira ma qudbi buu ku leeyahay. Fikraddii iyo murtidii AUN ABWAAN IBRAAHIM -GADHLE.

    • @kenendidrhubesh3784
      @kenendidrhubesh3784 5 ปีที่แล้ว

      Abwaan Aden Diiriye Dacar ayaa sameeyay sxb.

    • @nabilhoussein5083
      @nabilhoussein5083 5 ปีที่แล้ว

      Heesta qaahira waxa iska lee adan dacan dirieh Allaha u naxaristo lakin riwayada ibrahim gadhle Allaha u naxariisto labaduba dhaxal ayaa naxariistofanka djabuti

  • @ahmednour81
    @ahmednour81 12 ปีที่แล้ว +2

    c est un vraie bebe lolllll kel epoke

  • @hodanmohamed2723
    @hodanmohamed2723 12 ปีที่แล้ว

    wooow wariwayad cajiba nice

    • @alihirsi5426
      @alihirsi5426 6 ปีที่แล้ว

      Hodan Mohamed thanks

  • @halimayusuf7956
    @halimayusuf7956 10 ปีที่แล้ว +1

    Magaca Riwaayadda
    JACEEYLKAAGU QAAHIRA MA QUDBI BUU KU LEEYAHAY?

  • @amuunaxmedaxmed952
    @amuunaxmedaxmed952 4 ปีที่แล้ว

    kkkk abdo badri barigana muu jiray

  • @mustafeige6028
    @mustafeige6028 8 ปีที่แล้ว

    hadafirin jclyka dhabtaa