Asc walshey aad ban uga helaa hadlkga tan kale wax walbo ood so dhigto aadby ii anfceen lkn waxan ahy hooyo waxbrato new bebyna wan heest 3 month ayuu jira inaan caano siiyo an raba marka caano wangsn ii tilmaam
Abyo mahdsnid cungeyga 7.5 jiraa canah naska cabaa marka abayo wax aan ku cayileen oo cano laga helayo noo sagali abayo mhdsnid wax kasto oo aad isticmaleyso noo soo gali adi ku faiday
Canaha iyo xulbada hade an cawo abayo oo ilmaha naska siiyo ma ikugu cayilesa cunugta wayo cato said aye iga tahay cano neh ima cabto 6 bil aye jirta cunug 6 bil jiro uma qalanto cato misankeda yar plz iso jawab abayo
Xulbad anigaa laba mataano ku soo koriyey intaad sheegtay waxaa ka marqaati ka ahay baastada iyo xulbada fenelseedka hada xaamilo ahay waxaa rabaa inaan tijaabiyo galayda ama qamadiga insha allah walaalahay lakiin waxaan idin sheegayaa cunugaan naas nuujiyaa mana cayilaayo aniga ma aaminsani canugiina caanaha si fiican u siiya iskana cayila hadhow is caateen doontaan
Somali wexey dhahan shax iyo mashari baa gordhiyo😂😂😂🤲🤲 balq balq bey ka dhigan dadka masharida iyo shaxa aniga 1and half month ban ahay wana ka faideysanaya wana laiku qalay
Thank you wllo wlahi aad ban ugu bahnaa Taladan mida kale C section ban ku dhalay alhmdulillah but calosha ayaa saaid uu tagan saxarada i dhibaysa markasta umul ban ahay
Masha allah xabibti abayayal badana ka fa'deysanaya thanks sidad nola wadagtay ceeb ma ahan dhuusada hadadan dhuusan cunta waka xaran
Asc walshey aad ban uga helaa hadlkga tan kale wax walbo ood so dhigto aadby ii anfceen lkn waxan ahy hooyo waxbrato new bebyna wan heest 3 month ayuu jira inaan caano siiyo an raba marka caano wangsn ii tilmaam
Xulbad Saliid seytuun liin toon cusbo marka isku daro dabka miyaa saraa oo mala karinaa mise Abayo Amena mahadsanid
Asc abayo nusamey waxwalbo oo nasaha canu Galiyo sidada camal yanahay waliguqali cunuga nasahana canu mahalan ee cawil plz abayo Jawab wacan
Abayo soupka qudharta lagasamaynayo nosogali habibty.. iyo waxyabaha cunuga dhibayo nosogali
Abayo amina kale korinta ama birth control mida ugu ficn kaso hadal 🙏🙏
Asc abaayo jizakalah qayr sida noogu faa,iideesid mar walbo ,waxa ku weydiinaa timaha saaid iiga go,aayo markaa nuujinaayo maxaa sameeyaa iso sheeg insha alaha ilahay haku xafido
Abaayo mcntoo waxn hysta ilmo 3bil jira waana la igu qalay waan caano badanahay lkn ayaantan waxad mooda in ay soo yaraanayaan oo maadaamoo operation an maray wxn cunaa kiniinka kala koriyaha in uu yareeyay caanaha naaska dareemaya maxaan sameya
Abaayo mcnto jazaakallahu qeyran 🤲 waxaad noosoo galisaa cuntooyinka ay iska ilaalinayso hooyada nuujineyso 😍abaayo waxa kaloo kuweydiinaa ilmaha yar yar caanaha loo qaso faaiido ma u keeni karaan vidio kasoo samee qaaliyey waad mahadsan tahay🙏 wax badan ayaan kaa faaiidney🥰dhamaanteen alle hanala kiriyo caruurta baari alle hanooga dhigo waalidiinteena jannatul firdowsal aclaa hageeyo aamin 🤲
asc seethy abaya xulabad waxa ladhaha da dka qalan o lagu qalo carut macuni karano cml qalink ayaa furanyo maxa kajiro abaya ka so jawab
Waad iga qoslisay wlshy canaha naasaha galiya ku qoslay
Aamino waxa soogalisa wax caloosha yareynayo . Oo baby dhibato ukeyneen. San umaleynayo ilmahena isku fac waaye 11 may 2020 ayandhaley
Fennelseadska nooso gali plz sida loo sameeyo
Masha, allh queen dumar always is jabiba keep going
Msha allh abaayo noo soo hormarsii cunuga wax dhibyo oo laga ilaalinyo
Badankood waa tijaabiyay 😢 naasahana caano fiican ma hili. Eber cml waye
Masha allah horey u soco Queen
fennel seeds
Fennel seeds noo soo gali abayo sida loo isticmaalaayo
Abayo amina heesti waxan raba magaceeda labada uur kooda israaco xawa iyo adan saa uradinaaye waadale iisoosheeg
Abyo mahdsnid cungeyga 7.5 jiraa canah naska cabaa marka abayo wax aan ku cayileen oo cano laga helayo noo sagali abayo mhdsnid wax kasto oo aad isticmaleyso noo soo gali adi ku faiday
asc. saliid organ oli miyaa abayo
Thank you for making this video and can you make a video about how to help with breast milk for people who still have baby’s?
Msh allh qaali allh haku xiftiyo dhowan ba umuli insh allh wnka fa ideay insh allh......iso duceya asxbta Amena
Aabayo aniga wlhi waxa cano badan galiya canaha malabka leh iyo bastaata wlhi so tijabiya canaha malabka leh
Thnkz qli nosogeli sida lo isticmalo
Thanks abyo wan tijabinaa inshlh
cuntada ayadoo vedio ah. no so sameeeeeee plz
Mahadsanid walashey 🥰🥰
asc abayo aad ban ugu baahanahay ee noso gali ayado video ah plz jasaakillahu kheyr
Sax fanlseed casno woo leyahy wuuna ku caateyna anana isticmalo 👍👍👍
Habkee u isticmaashaa
M.a abaayo amino wad mahadsantahay allh kudhowro aniga bil iyo barnan qalanahay wax kuweydiinya xulbada qaliinka wax maka dhibe qali iga soo jawaab 👍👍👍
Mansha allah shugran ukhtii
Masha allah ♥ 🙏 shugran macanto naka igayaraday shan bilod waye caano wey iga gurmeyn noso subi suub macanto elanji ayan kuqabah kan xawajiga ueyg cunugana wuuh iga shumay
Maasha alaah Abaayo umasha isxabaarsato inshalaah
Abyo noo soo sheeg waxa in la iska ilaaliyo marka nuunaha la nuujinayo
Sida u karsato so gali👏🏽👏🏽👏🏽
Masha Allah abyo shukran amena qurux
Fenal setca sidee u isticmaala wll
Noso gali sidad cuntada canaha badinaya shugran wll
Mash allah abayo horey usoco xabibti
Abaayo cuntoyinak sidad usameso nosogali ooo canah naaskabadiyo.
Canaha iyo xulbada hade an cawo abayo oo ilmaha naska siiyo ma ikugu cayilesa cunugta wayo cato said aye iga tahay cano neh ima cabto 6 bil aye jirta cunug 6 bil jiro uma qalanto cato misankeda yar plz iso jawab abayo
Iso qor numberkaada ana saas iga ah wiilkeyga 7bil jira cano ma cabayo
Wcs sweet Allah ha ku xafido carutad so barbaar habo baby 🍼 Zahir 💞💞
Xulbad anigaa laba mataano ku soo koriyey intaad sheegtay waxaa ka marqaati ka ahay baastada iyo xulbada fenelseedka hada xaamilo ahay waxaa rabaa inaan tijaabiyo galayda ama qamadiga insha allah walaalahay lakiin waxaan idin sheegayaa cunugaan naas nuujiyaa mana cayilaayo aniga ma aaminsani canugiina caanaha si fiican u siiya iskana cayila hadhow is caateen doontaan
So badi waxa naaska caanaha badiyo🥰🥰🥰
Masha allah keep going
Masha allh Allh kudhowro adi iyo familgaga abid farxad kunolada 😍😍😍😍😍😍😍😍
Wa runta ana isticmalayey lkn xulbada xogo wan yereyey iyo bastada waxa iska cilalinoya ina cayilo
Asc abaayo xulbada seed uisticmaashey
Masha Allah siz ❤️❤️❤️
Waxa ku dhibaya oo layska ilaaliyo nooso gali qli
Mashaa Allah thnks abaayo taladaada waa qaadaa nuunaha naaska iiga yar inshaa alah
masha allah soobarbaara habo sahir abayo hooyo qalin xulbad ma cabikartid iska ilaaliy insha allah
Maxay kawadaa sawoolka ma saloolka
Masha Allah abayo waan sugayi shukran xabibty
Quruxey kuuxisy wlhi ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Masha alah nunahada alaha kudayo abayo horey usoco amina gabar an jeclahay
Wlo qaliinki nooka waran say ku noqotaya meeshi laka qalay xanun ma dareemey anika 4bil ka hor ayaa lay qalay welina nabarkii wuu i xanuunaya
Maango ha cabin iyo caano amaba maraq waaxay qoyaan nabarka iska ilaali intaa kuu engagaayo nabarka
Somali wexey dhahan shax iyo mashari baa gordhiyo😂😂😂🤲🤲 balq balq bey ka dhigan dadka masharida iyo shaxa aniga 1and half month ban ahay wana ka faideysanaya wana laiku qalay
Tnx sis ❤
Xulbada abaayo qofka qalan uma ficna qalinka ayeey furfurtaaaaaaaa
Allah waba halise
Thank you cadey
Masha Allah
Yes please do as a video sis 🥰🥰
Away mamooyinka nune nujiyaan ka faidesi wacan 0
Thanks abaayo mcn
Masha allah xppti mahadsanid 💋🥰🥰🥰❤
Mash’Allah habibti ❤️
Wll anba waa laygu qalay imika bi iyo badhbaan qalanahy
Wcs wallo waxan ahay hooyo ilmo lagu qalay caano badna malhi
Sax abaayo waan arkay
masha.allah thanks sister
Manshallh Abaayo
Machalah
Abaayo umulaan ahay soogali xawigaan
aniga markii wiilkayga ugu danbeeyey aan dhalay bay kuwa dhakhtarku idhaheen hilib loda cun
Wats seeds name sis?
Huda Mohamed
Walal waxaa ladhahaa mirahaas Fennel seeds afsoomaali khamuun, cumin seed ayey isku eg yihiin yacni xawaash dhuudhuub lkin maahan xawaash dhuudhuub, Fennel seedska waa cagaaran yahay, inaad fahantaa rajrynaa mahadanid walal🙂
Xawashka cagaran selosameya abayo
Maashaa allaah xbbi waadnoo faaiidaysay sharafeey jazaakalaahu khayr 💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔
Aminabeauty wn kugu hesta habo❤❤❤hore usoco👍👍
Fennel seed af somali khamuun aya la yidha anaana caba oo tijabiyay waa masha allah wuu badita caanaha naaska
Xulbada,miya shegosa xbbti cano la aan yihin naaskeyga,xbbti igu caawi sidas samesay
@@carafey3113 may xulbada maaha waa fennel seedka ama khamuunta
@@fatuusahra9425 midka Ku qoron yhy fenugreek miya??
@@carafey3113 may fennel seed
wll ma xawaashkeenan caadiga ah e dhariga lagu daro
Mcnt wan ka faidey gabartyda 8bil wye nas le rabta ana cana ma lihi thnx u mcnt
abaayo sidee loo abuuraa dacarta
Masha Allah tabaraka raxmaan
Masha allah abayo thanks
Markaad hadlayso maxaad Isla ruxaysaa qof waynaad tahee is ruuxninka jooji
@Ladan Abdullahi NUR thank you sweetie 😘
Fahanka ma kugu yar huuno gabadhu wa umul ilma yar bey dhabta kuheysaa
Walaashey gabadha waa umul cunuga ayey dhabta kuheysaa fahanku waa qaali aamino waa gabar fican runtii
Jabiiba😁😁
Hhhhhhhh amina Allah ku xafido gabar aan ku qoslo shekadeeda
sax xabiibtii xulbada umaficno dadka laqaly
Masha Allah
Masha allah xbbti hooyo nuujis cuntda ay kuv cayilaynin no so gali
Soubka nosogali qaaali👍
thank you xbbiiti
Maa shaa allH
Mahadsanit abayo
Masha allha 😍👈👌abayo iso boqo
Thank you wllo wlahi aad ban ugu bahnaa Taladan mida kale C section ban ku dhalay alhmdulillah but calosha ayaa saaid uu tagan saxarada i dhibaysa markasta umul ban ahay
Qudaarta hadaad badsato caloosha weey ku socon iyo fruits
Mashaa allah ❤️
Asc abaayo marka naaska listo mrwalbo hagalin firiijka wilka oo hurdo masaasad kusii wayo naaska macabaan mrkay hurdaan
اهلين كيفك اخبارك كيف صحتك
Manshalalha
Amana
Mahad sanid abaayo qaali 🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤🥰❤🥰❤🥰👍
Sax MashaAllah 😍👌😘
Mash aallh ❤❤❤👑😍👌
Marka maxa xalaha