NURUL ISLAM ┇نورالاسلام FADLAN SUBSCRIBE GAREEY SI MUUQALADA CUSUB KUSO GAARAN www.youtube.co... LIKE - SHARE - SUBSCRIBE FOR MORE VIDEOS Jazakumullahu khayran #nurulislam #subscribe #nurulislam.
السلام عليكم و ر حمة الله سبحان الله و بحمده عد د خلقه و ر صا نفسه و ز نة و مداد كلماته🎉 بسم الله الدى لا يضر مع اسمه شىء فى الارض و لا فى السماء و هو السميع العليم 🎉 جزاك الله خيراا 🎉
Masha Allah culumadeena wanwanaagsan Allah ha noo xifdiyo aqiro iyo aduunba
Ilaahay ha ku barakeeyo adiga iyo ehelkaaga janada ha inagu kulmiyo
جزاك الله خيرا كثيرا
Jazakallah sh.mustafe xaaji ismaaciil
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر
❤️Maansha Allah shiikh ❤️
✨️Jazakal allhu khayr ✨️
ManshaAllah sheikqena cimri der iyo cibado suban ilahey hasiyo
Mashallah Mashallah jasaakumullah qeer shiiq allow miisankaga kugu buuxi scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Masha allh 💯, shiikhan qofkii halmar daawada wax wayn buu ka faaiidayaa,
Walaalayaal iisoo duceeya soomaaliyey
Muraaad walba oo aad leedahay oo kheyr ah Allah hakuu sahlo
Aamin mahadsanid wll
السلام عليكم و ر حمة الله سبحان الله و بحمده عد د خلقه و ر صا نفسه و ز نة و مداد كلماته🎉 بسم الله الدى لا يضر مع اسمه شىء فى الارض و لا فى السماء و هو السميع العليم 🎉 جزاك الله خيراا 🎉
Mansha Allah tabarak
جزاك الله خيرا شيخنا الفاضل
Sh mustafe allha karali noqdo wxd wax nofahan sisaa si aan ku faraxno illhy janadiisa haka warabiyo
Masha allah sheikh alle haku xafido
صل الله عليه وسلم
Jazaka Allah khyran shekh
Masha allah ilahay cilmigaga haku siyadiyo
Ilaahay haku xafido
M.a wllalaheen waa ku mahadsantihiin saaa khairka nogu soo gudbinaysaan💯❤
Masha allah
Allahuma sali cala sayiduna wa xapipina muhammad salallahu calayhi wa salam
Shekha ilaahay haka jasai siiyo anakana hanagu afaaco
Masha allah masaajidka uu muxaadirada habeenkaa ka galay sheikh mustafe x ismaaciil haaruun , waa masaajid new hargeisa ku yaalla , gaar ahaan , daami afkeedan koonfur bari , rashiid madaxey , «masjid nasruddiin» , anigoo shaqo kasoo baxay baa anigoo halkaa maraya salaaddii maqrib laygu aqiimay , deg-deg baan masaajidka u galay , dabaqa hoose wuu buuxay , waxan fuulay dabaqa sare , hal rakcad baa iga tagtay , salaadii markii laga baxay ayaa sheekhu yidhi , waxaynu samaynay barnaamij ah habeen kasta oo jimce soo galayo , waxan masaajidka ugu yeedhi doonnaa culimada waddanka ugu saamaynta badan kuwooda ugu caansan , caawana waxa inoo marti ah sheekh mustafe x ismaaciil ,
rackadii anigoo dhexda ugu jira baan u qaadan waayey , salaadii baan deg-deg uga baxay , dabaqa hoosaan isla markiiba usoo degey , waan galay , muxaadiradana waan dhegaystay , si niyad iyo qalbiba ah , waanooyinkiisa iyo talooyinka rabbi haynagu afnaco dhamaanteen , kuwii weeinzha allah ee waanada qaadatana alle haynaga yeelo , muxaadiradii markay dhamaatay bacdal , cishaa'i ayaan masaajidka kasoo baxay , waxa layga xaday kabihii aan xidhnaa oo ahaa kuwii aan ku shaqaynayey , hase ahaatee wax qiimo ah oo ila lahaayeen may jirin , waxa igala weyn faa'iidada aan kala tegay masaajidka , sheekh qiimo badan , salaad aan ku sugay salaad kale oo wadata ajarkeeda iyo qiimeheeda , cilmi badan iyo baraarujin aan iyo xusuusin aakhiro , ma qiyaasi karo faa'iidoyinkaase , faa'iido igala qiimo badnayd iyo farxadda an habeenkaa farxasanaa hadii lay dhaho nafta dhiib horaan ka dhiibi lahaa , ilaahow na cafi oo khaamtumada khayr noogu khatin , rabbow noo naxariiso labada daaroodba aniyo ummadda muslinka ahba .
jazzaka allah sheikh mustafe x ismaaciil haaruun .
Allahuma barik 😊
17/11/2023 ilihnn wxn u dhawahy xga alle
Mansha allaah
Wataa aduunyo hday wax tarayso 😢
The best person ever the most knowledge able and shine all created the prophet Muhammad ❤️❤️❣️💯✨️💫❤️💫💕❤️🤗🥰🥰🦋❤️
Shiikhan 2billod ban radinaye si aan suu aalo diniyana wuwaydiiyo plz plz 🙏 melan kala xariiro isheega asagan ku kalsonahay
❤
Sheekh musdhafe illaahey dartiis ayaan kuujeclahay inshaa alllaaha
Janada ilaahaw kugeey
Xayaysiiska maad är ska dhaaftid Khayr Allah haku siiyee? Waan ka daawan kara waayey video gaan qiimaha badan
Subxanallah brother too many ads.
Ward Views
Brendan Lock
❤❤❤🎉😢
Jermaine Trace
Pouros Island
Maxaan wax dhageysanaa 5 daqiiqo kdba xayeysiis aysa nafta nooga qateen bilaa caleyk naga daaya
Q
Viva somaliland