RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 26 HD XAYEESIIN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 322

  • @AbukarMahdi
    @AbukarMahdi  7 ปีที่แล้ว +80

    SOO DHOWAADA ASXAABTEYDA QAALIGA AH EE YOUTUBKA SALAAN QAALI AH NAGA GUDOOMA GUDOOMA

    • @gabadheydalajeceleyallowii3503
      @gabadheydalajeceleyallowii3503 7 ปีที่แล้ว

      Abukar Mahdi yaa uga horeya plz kaso jwb waa codsi hada

    • @gabadheydalajeceleyallowii3503
      @gabadheydalajeceleyallowii3503 7 ปีที่แล้ว

      Abukar Mahdi
      meesha dad baa isku dagaali rabe
      lacagta.aad qeybisa
      cawa yaa u hor qaadanoya

    • @sarahmohamed3951
      @sarahmohamed3951 7 ปีที่แล้ว +1

      Abukar Mahdi ugu horeyn mahadsanid marka xigta qeybta london waa beelo lkn qeybta hargeysa naga soo dhis jilayaasha waxa ku so dartaa sooran jawaan iyo dadkaloo jilayaan wngsan plz thnks

    • @xdosmanm2180
      @xdosmanm2180 7 ปีที่แล้ว

      Abukar Mahdi
      asc

    • @hiboqanixashi643
      @hiboqanixashi643 7 ปีที่แล้ว

      Abukar Mahdi wll ka wad mahdsanthy lkn codsi wll qaybta londn oo sooo badiya plz and plz

  • @AbukarMahdi
    @AbukarMahdi  7 ปีที่แล้ว +2

    ASXAABTEEYDA YOUTUBKA IIGEEYA WAAN JECLAHEE ARR MA IIGEEYSIINOO ... IDINKAA MUDAN ASXAABEEY TALOOYINKIINA IYO TAAGEERADIINA WAAD KU MAHADSANTIHIIN WAAN TIXGILINAYAA COMMENTIGIINA WAANA IDINLA SOCDAA THANKS ALL

    • @princesshamda4576
      @princesshamda4576 7 ปีที่แล้ว +1

      Abukar Mahdi adiga naga mudan bro
      sooran iyo jawan ayanu ka tabayna burco iyagana noso galiya

    • @amaanaanaa9848
      @amaanaanaa9848 7 ปีที่แล้ว

      abubakar mahadsanidiin dhamaantiin qooto qooto london fadumiina aad u jecelnahay plz awey

    • @samiiraabdulle7405
      @samiiraabdulle7405 7 ปีที่แล้ว

      aR dImow Ilko
      dhere
      No
      Keen

    • @fadiyamagazine2125
      @fadiyamagazine2125 7 ปีที่แล้ว +1

      Abukar Mahdi asxaabta qoto qoto ar ma ii geysiino ii geeya

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  7 ปีที่แล้ว +1

      OK WALALLAL SOORAAN IYO JAWAAN WAAN KEENAYAA INSHA ALLAAH THANKS

  • @horiyohussein2639
    @horiyohussein2639 7 ปีที่แล้ว +1

    waaw markey nastexo indho imatay bey xararad yelatay qooto qooto thanks Abuukar Mahdi

  • @xidigtadoollomahiri6950
    @xidigtadoollomahiri6950 7 ปีที่แล้ว +1

    nasteexo caadi ma ahan iyo farax iyo amino qool wallaahy waan Ku qoslaa mnsha allh inaba caadi ma ahan

  • @faraxcade7994
    @faraxcade7994 7 ปีที่แล้ว +1

    waaaw walaah weey shidantahay thanks abukar mahdi ii dhamaan asxaabda jileeyso waaba sugi lahay runtii markale shukran abuukar mahadi

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  7 ปีที่แล้ว

      farax adiga mudan walaal nooloow

  • @ikraanabdulahi7272
    @ikraanabdulahi7272 7 ปีที่แล้ว +2

    abuukar salanta wan kaqadnay munasabada inta kumaqna ayaa la iga faideystay hambalyo hambalyo somali ween melwalba ejogto hambalyo reer qooto qooto hambalyo jir oo joga cadawgina cagta melkahosegee

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 7 ปีที่แล้ว +5

    agaaaah agaah
    deee qurba siiro baa kaa
    dhigo naa guurzo😎😎funny wllhi wllhi wllhi wllhi wllhi wllhi wllhi 😍

  • @bgdyurhegywhwueh6296
    @bgdyurhegywhwueh6296 7 ปีที่แล้ว +1

    qeybtaan waa inaaan u hor daawadaa insha allaah car waa kaase qeybtaan iga hor mara

  • @youngeboyroblox696
    @youngeboyroblox696 7 ปีที่แล้ว +1

    wcs walal wankagodoney salan kadibna waxaankabaryeyna qebta lodonka inobadi fadumiina soceley

  • @mahamedozil7506
    @mahamedozil7506 7 ปีที่แล้ว

    waaaaaw masha lh abuukar mahdi wan dhawnahy wlalken qaaliya allha ku dhowro inbdan qooto qooto xiiso ay nagu haysaa

  • @ilwaadcaraye3616
    @ilwaadcaraye3616 7 ปีที่แล้ว

    masha allah Abuukar mahdi waa ku heystaaa qooto qooto nice weyo

  • @najmohaashi788
    @najmohaashi788 7 ปีที่แล้ว +1

    caadi mahan qeyb tasn thank u abukar mahdi

  • @svenskaochsomaliska9944
    @svenskaochsomaliska9944 7 ปีที่แล้ว +13

    Fadlan ha lagu so daaro riwaayada qooto qooto Soraan iyo Jawaan

    • @anisa123cali7
      @anisa123cali7 7 ปีที่แล้ว +1

      svenska och Somaliska sax

    • @henrikhmkhitaryan6834
      @henrikhmkhitaryan6834 7 ปีที่แล้ว +2

      they talk too much

    • @asmacuradacida2356
      @asmacuradacida2356 7 ปีที่แล้ว

      svenska och Somaliska wan kuugu raacsanahy yees wlhi sooran jawaan iyo yariista magaceed ma aqaan wan jeclhy wlhi 💐💐💐

    • @svenskaochsomaliska9944
      @svenskaochsomaliska9944 7 ปีที่แล้ว

      Suraya Abuukar Mahadsanid wll

    • @abdisalaanhussein9420
      @abdisalaanhussein9420 7 ปีที่แล้ว

      svenska och Somaliska waa run zxp hadii lagu daro qooto qooto waa shidmaysaaa

  • @suadaabdikadirahmed1374
    @suadaabdikadirahmed1374 7 ปีที่แล้ว

    horta ani waaba yaabe dadka youtabe madax jiiftaa 20 kabadan ayaa so comment gareysay caadi maba ahan qeybta London ayaa ku heystaa ee noo soo badiyaa qeybta London thanks abukar mahdi

  • @namelos2963
    @namelos2963 7 ปีที่แล้ว

    imisada Jimcaha
    ii qisha aan ugu soo horeyo tartanke💃💃💃

  • @malyuunmuuse3940
    @malyuunmuuse3940 7 ปีที่แล้ว +1

    mashaa allaah jimcahaan wey shidantahay qooto qooto

  • @shuushuu6668
    @shuushuu6668 7 ปีที่แล้ว +1

    waanu sugeynaa habeynka jimcaha Brother

  • @abdirahmanducesane2377
    @abdirahmanducesane2377 7 ปีที่แล้ว +1

    Love ku ahaye abukar mahdi iigey ar ma ii gesiinooh

  • @ibraahimyuusuf5090
    @ibraahimyuusuf5090 7 ปีที่แล้ว +1

    waaw mnsha allh mhdi qeebte ku jiraaa hee

  • @asmacuradacida2356
    @asmacuradacida2356 7 ปีที่แล้ว

    Ajakis funny wlhi wuxu taaganyhy sedex mugdisho to Nairobi Nairobi to Dubai Dubai to London waa 9 dalqo intee lagu maqlay funny wlhi wn qoslay iddin mawaayo yaaqey oday cabdulle iyo ajakis wan ku soo caqliyeestay cimrigiina caafimaad qooto qooto 💐💐💐💐💐

  • @nawalcadey7484
    @nawalcadey7484 7 ปีที่แล้ว

    ar miiini iigeeya ar miiiri iii geeya mini ayaa rabaa hadaa igu racdeen like saara aniga miiniyaa rabaa

  • @fathiyaahmed5411
    @fathiyaahmed5411 7 ปีที่แล้ว +9

    Ar Qooto Qooto ii daara Ar Abuukar mahdi ii geeya

  • @somalihanahilaa6891
    @somalihanahilaa6891 7 ปีที่แล้ว

    allhaaa nasteeha jecliyaaa inoolow hno LA aantaaaa waaa abaare abukarow nagsogaadhsii. allow aan dawa.nooqabn

  • @qalbi.uron.channel
    @qalbi.uron.channel 7 ปีที่แล้ว

    viva qooto qooto yaaqey thank abwan Abukar Mahdi

  • @ibraahimyuusuf5090
    @ibraahimyuusuf5090 7 ปีที่แล้ว +3

    sual abukar mahdi sxb hwadaa xunaa filaaa horay igama shego inaa soo dhigty video cusub marka see u noqda frt mn waa yaab

    • @asmacuradacida2356
      @asmacuradacida2356 7 ปีที่แล้ว

      Ibraahim Yuusuf supscribe markaad ku sameyso taabo meesha gambaleelka schoolka cml eh notified wixi cusub waa kuu soo dhacayan insha allh isla marki waliba saas samey farwaaweyn aan kuugu sheegay 😂😂😂💐😆😆😆😆

  • @amalkaahiye7603
    @amalkaahiye7603 7 ปีที่แล้ว +1

    wxn codsanaa in laguso daro alfanan maxamad Alto & ahzaab osman plz & plz

  • @caamirlajakis2950
    @caamirlajakis2950 7 ปีที่แล้ว +1

    Abuukaroow jimcaha wee dheerthy ee cawadda nooga dhig

  • @nabilhoussein5083
    @nabilhoussein5083 7 ปีที่แล้ว +1

    heestan wa afke kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkj farax murtile very funny murayad xaad ba tahay

  • @foziaabdullhi834
    @foziaabdullhi834 7 ปีที่แล้ว

    abuukar mahdi abuukar aad baan kuu taageera adiga iyo kooxda aan aadka u jchy qoto qoto ane love

    • @foziaabdullhi834
      @foziaabdullhi834 7 ปีที่แล้ว

      +Abukar Mahdi noo soo dadaji qeybta 26 waa xasaasi

  • @aminamohamed9139
    @aminamohamed9139 7 ปีที่แล้ว +25

    first person plz londan noo badiya qeybaheeda

    • @abdallahhersi4007
      @abdallahhersi4007 7 ปีที่แล้ว +1

      Amina Mohamed 1

    • @nafisocabdi8110
      @nafisocabdi8110 7 ปีที่แล้ว

      Amina Mohamed haa wlahi qaybta london baa dawada anigu madawado kuwa kale iyo kuwa rer waqooyigaba ish jamcadii tii ahayd m dawan wlahi tane next week i cant wait wlahi

    • @aminamohamed9139
      @aminamohamed9139 7 ปีที่แล้ว

      Nafiso Cabdi mcnto waqooyi ma necbi ee londan fanaaniinta ku badan marka sas ban u xiiseryaa

    • @nafisocabdi8110
      @nafisocabdi8110 7 ปีที่แล้ว

      Omar Abdi huuno quruxoow maya saas ma uwado inama.necbi ee waxaan kahadlayo dadka qofba qofbuh jilidisa lahelaa ee kuwa hada wax jila hargaysa ooo qooto dhiga uwada ee wlahi igumajirto necayb ama wax kale koofirne ma ihi.mana aqaan waligayna matagin manata arag marka dar alle igu dag ina rali ahoow my boowe qali

    • @Kharyeuk
      @Kharyeuk 7 ปีที่แล้ว +1

      Omar Abdi xaaalqado walal waxaas Dhan delet dheh kaliya qadiyada aminsanow rer xamar ka ma wada xuma dad duli ah ayaa jira Lkn iska dul qaata

  • @najmohaashi788
    @najmohaashi788 7 ปีที่แล้ว

    masha allah aamina dhool saan ku qurux badan tahy

  • @shukrideeqa7189
    @shukrideeqa7189 7 ปีที่แล้ว

    Abuukar mahdi mahadsanid lkn soo badi fananinta somaliyed ee wada jileysa riwaayada qarniga aad ayaan kaga mahad celineyna intaa masasal raadi laheen tanlee kumashquuleynaa sidoo afka soomaliga hormar ugaadho marba marka kadanbeyso kor usoo qaaada

  • @suldaanmuhammadmillion7411
    @suldaanmuhammadmillion7411 7 ปีที่แล้ว

    qaybtii 27 meeday waan waayaye mise lama soogelinba reer qooto qooto

  • @abdihakinabdukadir7815
    @abdihakinabdukadir7815 7 ปีที่แล้ว +1

    waa kaa qaadnay
    qooto qooto waa wax kale

  • @salembucket372
    @salembucket372 7 ปีที่แล้ว

    saaswaaye iska fiiri wixii foolka bilaayo
    iga daba gee jimcaha I can't wait

  • @najmacabdiraxmaan4025
    @najmacabdiraxmaan4025 7 ปีที่แล้ว +1

    wwwww cadi ma ahaan qooto qooto masha allaaah

  • @princessmaariaqandacleey1774
    @princessmaariaqandacleey1774 7 ปีที่แล้ว

    wan kaa qadnay wllky alla haku xafido abukar mahdi

  • @ayaanhassan7544
    @ayaanhassan7544 7 ปีที่แล้ว +1

    wooow abukar mahdi thanx

  • @nashinjj768
    @nashinjj768 7 ปีที่แล้ว

    abuukar mahdi plz riwaayada sooraan iyo jawaan kusoo dara, siday nasteexo london u shiday ayay iyaguna qaybta hargeisa u shidayaane

  • @Amuula
    @Amuula 7 ปีที่แล้ว +1

    hasan sheikh iyo
    farmaajo xilka ay isku wareejiyeen adigana xilka lagaa la wareegay dholeey kkk
    waan sugi la'hay inkastoo sacado badan idin ka horeeno
    mahdsanid abukar mahdi

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  7 ปีที่แล้ว

      adigaa mudan amuula nooloow

  • @mahdimuniirali6056
    @mahdimuniirali6056 7 ปีที่แล้ว +1

    isha allha jimcaha ma idha feeso xarared aye leedahay qooto Qooto

  • @qalbiuroon6359
    @qalbiuroon6359 7 ปีที่แล้ว

    qooto qooto👌👌👌👌👌👌abuukar Mahdi ii geeya

  • @hanaabdi2184
    @hanaabdi2184 7 ปีที่แล้ว

    shukran abukar wakalkey ať ayat umahatsantahay

  • @yusraabdifarah4737
    @yusraabdifarah4737 7 ปีที่แล้ว

    waaw abuukar mahdi aad bad u mahadsan tahay qaybtaan aadbeyba ushidan tahay

  • @UmuKhaalidUmuKhaalid
    @UmuKhaalidUmuKhaalid 7 ปีที่แล้ว +3

    asxaabey wa idin baryaa he halai shego oday cabdulle ma cayilyay mase ana uqabo wejigiisu wu ila bararnyahay

    • @faatimaabdow8329
      @faatimaabdow8329 7 ปีที่แล้ว +1

      Umu Khaalid 123 Umu Khaalid 123 kķkkk waa runtaaa waa cayilay

    • @sharifosharifo5098
      @sharifosharifo5098 7 ปีที่แล้ว +1

      Umu Khaalid 123 Umu Khaalid 123 wuu cayilay sidi marki hore ahaay ismalahan

    • @AmalFarhia
      @AmalFarhia 7 ปีที่แล้ว

      Sharifo Sharifo v

    • @ruksana578
      @ruksana578 7 ปีที่แล้ว

      Umu Khaalid 123 Umu Khaalid 123 mahada kugu horaysa cayilkiisa kkkkkkk

    • @ruksana578
      @ruksana578 7 ปีที่แล้ว

      jamila sharif Maya Maya ka horaas cayilna oday abdille

  • @millionroses9084
    @millionroses9084 7 ปีที่แล้ว

    bahda qoto qoto waan idin salamay dhamantiin wxan indin leeyahay noolada halkas kawada hawsha aad umada u haysaan

  • @nasraabdikadirnasraabdikad2881
    @nasraabdikadirnasraabdikad2881 7 ปีที่แล้ว +1

    mashaAllah very funny waye CNT wait inan firsado in shaa Allah

  • @XamdiKalgacalHamdihalgan
    @XamdiKalgacalHamdihalgan 7 ปีที่แล้ว

    viva rer london qoto qoto ✌✌✌

  • @caishamaliindi4784
    @caishamaliindi4784 7 ปีที่แล้ว +1

    abukar mahdi allh yacizak wasugi la ahay

  • @zuhrahaji3256
    @zuhrahaji3256 7 ปีที่แล้ว

    Farxiya fiska action ma taqano ee halaga reebo qooto qooto group

  • @deeqdeeq0
    @deeqdeeq0 7 ปีที่แล้ว +1

    waaaaaaw kkkkkkk runtii qooto qooto ineey I dhaafto ma jecli

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  7 ปีที่แล้ว

      thanks deeq nooloow sxb

  • @AliOmar-kl8wj
    @AliOmar-kl8wj 7 ปีที่แล้ว +1

    car wa qofka comment ka iga soo horeya jimcaha

  • @saciidoxalane3181
    @saciidoxalane3181 7 ปีที่แล้ว +1

    waan kaa gudoonay gudoomiyaheena sharafta badan waana kaaga mahadcelinaynaa sida aad mar walba diyaarka utahay inaad naraaligeliso adiga fanaaniinta iyofarsamayaqaanadaba xaqa xasan iyo farmaajo ay kukala baxeen ookale waa sugaynaa laba aamino

  • @duniyacadey8368
    @duniyacadey8368 7 ปีที่แล้ว +1

    thanks abukar mahdi

  • @iqramohamed2781
    @iqramohamed2781 7 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk maashaalaah reer qooto qooto meel waba aad joogtaan inolada in badan

  • @abdulahiabdi1054
    @abdulahiabdi1054 7 ปีที่แล้ว +1

    adaa u horeeya ayaanba is lahaaye kkkkkkkk tolow miuah u hoydaan

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab 7 ปีที่แล้ว +1

    Qofka ugu horeeyo oo TH-cam Ka daawado aan noqonaa 😂😂😂

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  7 ปีที่แล้ว

      kkkkkkkkkkkkkkk waa hadii aad sii seexatid kkkkkkkkkkkkk thanks faaska

  • @Yasmin-fx5bs
    @Yasmin-fx5bs 7 ปีที่แล้ว +1

    woow way shidan tahay 😍

  • @aryuraalaguyiri4214
    @aryuraalaguyiri4214 7 ปีที่แล้ว

    aniga comment waan nacay dadkiina meesha malaidinku dhalay yaa rabii markasta 390 above leen arkaa halkoo habeen xitaa ii ogolada in an koow noqdo

  • @hussein7504
    @hussein7504 7 ปีที่แล้ว

    I can't wait on Friday

  • @philisabdi5572
    @philisabdi5572 7 ปีที่แล้ว

    yaabay qofki comments ugu hormaro muxuu helaayaa mida kale waxey tahay cayaalka xaafada youtubeka madhax seexdaan

  • @sumayafarahabdi4688
    @sumayafarahabdi4688 7 ปีที่แล้ว

    Kkkkk nus naag in layla guursado marabo cadi maha😻😻😻

  • @mdeeqdeeq7072
    @mdeeqdeeq7072 7 ปีที่แล้ว +2

    haye haye waa ay bilaabatey

  • @hamzejamal669
    @hamzejamal669 7 ปีที่แล้ว

    first veiw

    • @najaxaden4799
      @najaxaden4799 7 ปีที่แล้ว

      kkkkkkkk nasteexa ku leh

  • @KingAbdifahi1010
    @KingAbdifahi1010 7 ปีที่แล้ว

    First ✌️

  • @Daily-Hadith10
    @Daily-Hadith10 7 ปีที่แล้ว +2

    waan sugi la ahay walal sare
    waxaan codsan lahaa hadeey suuragal tahay in isbuuci ad lajeer so deyso

  • @marwoxiilojaano8895
    @marwoxiilojaano8895 7 ปีที่แล้ว +1

    ahhhhh nasteexo waay iga qosliya😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @xidigtawartanabada3145
    @xidigtawartanabada3145 7 ปีที่แล้ว +1

    Plz qebah London no badsha

  • @fatinsaid945
    @fatinsaid945 7 ปีที่แล้ว

    bisinka maba sugan karno Jimcaha Insha allah Allow Nabad Nagu gaarsi Funny wlhi Sooraan iyo jawaan halagu soo daro

  • @saalahhusein4422
    @saalahhusein4422 7 ปีที่แล้ว +1

    abuker mahdi meeday cawa riwaayadii qooto qooto 26

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  7 ปีที่แล้ว

      wey soo socotaa in yar ka dib 7:15 uk ayay soo galeey

  • @qaalisimaanluuul5646
    @qaalisimaanluuul5646 7 ปีที่แล้ว

    anik qebta. mugdisho an. jaclahay

  • @madammudan2518
    @madammudan2518 7 ปีที่แล้ว +1

    Farax murtiile And nasteexo 😂😂😂😂😂

  • @philisabdi5572
    @philisabdi5572 7 ปีที่แล้ว +1

    Waanku jeceshahay kulahaa subxaanka yaa cadiim wa min ayaatihi Kan jisuu waaye

  • @mohamedsalahsalah9773
    @mohamedsalahsalah9773 7 ปีที่แล้ว +1

    waa shidantahay jimcaha

  • @simanahmed3103
    @simanahmed3103 7 ปีที่แล้ว

    thanks abuukar

  • @nabi4881
    @nabi4881 7 ปีที่แล้ว +1

    barawani mera muke wabarwani fanya naye nasi shatakulagal

  • @somaliagirl8731
    @somaliagirl8731 7 ปีที่แล้ว +5

    qooto qooto walee wax kala ka dhigteen dadka minii saacan TH-cam na dhax dhigteen dhulka wlhi😂😂😂😂👇

    • @fartuunabdi162
      @fartuunabdi162 7 ปีที่แล้ว +3

      qooto Qooto waa in lagu soodara
      Diimoow Ilka dheere .
      Baydhabo Janaay Saan filayo buujoogah

    • @somaliagirl8731
      @somaliagirl8731 7 ปีที่แล้ว +3

      Fartuun Abdi hhhhhh halagu soo daro wlhi haba layaabe farta😂😂😂😂😂😂👇

  • @iqqiyusuf1277
    @iqqiyusuf1277 7 ปีที่แล้ว +1

    hhhhhhh waan ku jeceshahay kuyeh

  • @ifraahshiiqaal5286
    @ifraahshiiqaal5286 7 ปีที่แล้ว

    abuukar away faadumiina I like her Wlh

  • @shamsomahmudfarah5370
    @shamsomahmudfarah5370 7 ปีที่แล้ว

    kuwana jclhy dadshidan big mac.kuli😘

  • @iglancadey9449
    @iglancadey9449 7 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkkkk qaybtaaanaa kacsan ilaahoow nabad nagu gaaarsii aan kudaawano

  • @beyourself4996
    @beyourself4996 7 ปีที่แล้ว

    Best somali. Memes 😂😂😂😂!

  • @mohamedsalahsalah9773
    @mohamedsalahsalah9773 7 ปีที่แล้ว +1

    abukar mahdi ar jimcaha ilaalislee waye

  • @fatmahb830
    @fatmahb830 7 ปีที่แล้ว +1

    wll kuwa rer waqooyiga ah naga daayaas

  • @nastehaosman415
    @nastehaosman415 7 ปีที่แล้ว

    Masha Allah qoto qoto wllh waa kuhasta runtii waxa iga sedaran nasteha indho kkkkkk funny 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @aminaadam7053
    @aminaadam7053 7 ปีที่แล้ว +4

    Hhhh can't wait

  • @nasroomarahmed2049
    @nasroomarahmed2049 7 ปีที่แล้ว

    aniga abuukar waxaan ku haystaa qayba landan mahad snit

  • @alijibril2513
    @alijibril2513 7 ปีที่แล้ว

    waa riwaayad fiican

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 7 ปีที่แล้ว

    waa kaa, gudoonay sa,laanta shii Abuukar Mahdi,, xayeesinta, waaa shidanataha, FULL NA KADARAN,

  • @fali2695
    @fali2695 7 ปีที่แล้ว

    waaaawww qooto Quito thank

  • @manalsharaf6453
    @manalsharaf6453 7 ปีที่แล้ว +1

    Ar Nasteeco indho i geeya hhhhhh Qotoo Qotoo cadi mahaan waa shiidan tahay

  • @najkaladannuur1853
    @najkaladannuur1853 7 ปีที่แล้ว

    wan dhaw nahay abuukar lkn mad ii sheg tid faadumina ina hilowle aaway iisheg

  • @salemo12
    @salemo12 7 ปีที่แล้ว

    wow is gona be very very hot this week abuukar you added a bravanees man we will see thanks.

  • @cadnaanmontolivo7196
    @cadnaanmontolivo7196 7 ปีที่แล้ว +6

    wadadki Heblaayo.indho Hargeisa u diiday dee ileen inay Baabur dhereye wadato arkay loolz

    • @hoodocaynashe4614
      @hoodocaynashe4614 7 ปีที่แล้ว +1

      asc dhaman asxabta qaaliga ah iyo reer qooto qooto oo ugu horeeyo abukar mahdi dhamaan wxaan idin leyahay salaan gobeed lakiin yakhii masugi karno jimcahee miyaa miyaad hore isoo qalisaan kkkk i love u guy's

    • @fartuunabdi162
      @fartuunabdi162 7 ปีที่แล้ว +1

      Qooto qooto Dhanka reer mudugan Ujililahaa hadii la ii codeeyokkkkkkkk
      wili iigama muuqan doorkii reer Mudug

    • @cadnaanmontolivo7196
      @cadnaanmontolivo7196 7 ปีที่แล้ว

      Fartuun Abdi hhhhh wa qayb maqan miya ledahay viva rer mudug

    • @qalbinuura626
      @qalbinuura626 7 ปีที่แล้ว +1

      Cadnaan Montolivo aad oo weyn

    • @liyayisuf7439
      @liyayisuf7439 7 ปีที่แล้ว

      lol

  • @simanina7177
    @simanina7177 7 ปีที่แล้ว

    wa ka gudonay walalkena abukar mahdi

  • @bilanqooto3915
    @bilanqooto3915 7 ปีที่แล้ว +1

    Bisinka dadka caadi mahan TH-cam ka ayayba dhexjifan war i bara sida loo dhexjiifsado youtubeka aan idin ka soo hormaree

  • @nalkaqali7192
    @nalkaqali7192 7 ปีที่แล้ว

    qooto qooto we shidanthy

  • @cabdiqaadirmaxamedaxmed620
    @cabdiqaadirmaxamedaxmed620 7 ปีที่แล้ว +7

    Meeshan Dadbaa sii seexda malaha markasta ugu horee uunbaan is leeyahay hadana 20 qof uunbaan arkayaa kkkkkkkkkkkkk

  • @zuzanabdi5970
    @zuzanabdi5970 7 ปีที่แล้ว +1

    nagaso daya qaybab ayan u xiiso qabnaye

  • @fhvc1834
    @fhvc1834 7 ปีที่แล้ว

    viva qooto qooto