Fanaanadda 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐝𝐞𝐞𝐪 oo Afka furatay sheegtayna in aanay Qayb ka ahayn hurinta Colaada Cèerigaabo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 85

  • @Manalhaji584
    @Manalhaji584 8 วันที่ผ่านมา +1

    Yaahu ma hada ku fanaysaa fanaanad Allh ku soo hadeeyo Shada naar ha qaadin shado janada shaqayso shahado heeso aad ku qaadayay ha noo sheegin sheekada shaydanka Allh u tobad keen wax fiican ma sheegin

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 17 วันที่ผ่านมา +13

    Allah ha ku soo hanuunsho shahaado hees lagu qaatay macno ma leh eedo quraanka iska bari inta kuu laaban

    • @faizam523
      @faizam523 17 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @mohamedhassanhoussein8627
      @mohamedhassanhoussein8627 15 วันที่ผ่านมา +1

      Dadkan naxli ayaa ka buuxa shahaadada laguma siin heese sharaf iyo dadkeeda u hibeeyay reer qarax land idinku nafahaad jartaan ka toobadkeena naftii ayaan qiimo idilalahayn hees waad sheegaysaan

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 14 วันที่ผ่านมา

      @@mohamedhassanhoussein8627 “ Wixii xunba Xaawa ayaa leh”. Adeer Hargeysa ayaa kula joogaa maamadan ilaa kontonaadkii ayay fan ku jirtaa ma caayin laakiin waa loo nasteexeynayaa Allah ha ina wada hanuunsho

    • @Aniga-qn9iv
      @Aniga-qn9iv 13 วันที่ผ่านมา

      @@mohamedhassanhoussein8627 Hadii aanu ogeyn in shahaado sharaf tahay xitaa beri hore ayaa hees ugu danbaysa. Hooyo mandeeq Maxaa meesha keenay Qarax iyo inaad ku caydo sow Jaahilnimo maaha dhibta in qof lagu caayo

    • @faiso1cadeey397
      @faiso1cadeey397 13 วันที่ผ่านมา

      Kkkkkk yaab

  • @CxaafidMaxamad
    @CxaafidMaxamad 13 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahy hakusoo hanuuniyo hoyo akhiraa dan beyse yaan iilku kuudumin rabin daa iin weeye yuu naarta kuu dirii malaa iigta duusha yaanay danbi kaa qorin ee waxaas kabax oo toobad keen hooyo😢

  • @AsmaAlicigal
    @AsmaAlicigal 15 วันที่ผ่านมา +2

    Maamo maadeeq alle ha xafido allow cimiri dheer iyo caafimaad taama ku sii aamin aamin aamin yaarabi 🤲🏻 🤲🏻 🤲🏻 🤲🏻 maandeeq haladaayo waa hooyo ingu qaaliya ❤❤❤❤

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 18 วันที่ผ่านมา +5

    Maandeeq Madaxaad noo Saarantihiin Adiga iyo Adna AAdan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mascuudyusuf410
    @mascuudyusuf410 16 วันที่ผ่านมา +1

    Mandeeq hala daayo waa fanand qaran aad baan u jeclahy xaq bay nagu leedahy from galkacyo Somalia guul

  • @khadarhussain1741
    @khadarhussain1741 18 วันที่ผ่านมา +5

    Maandeeq ilaahay cimrigaaga ha dheereeyo

  • @ShmohamedAbdourahman
    @ShmohamedAbdourahman 17 วันที่ผ่านมา +10

    Ilaahay ha ku soo hadeeyo shahaadada qur aanka ayaad qaadan in sha allh

    • @maxameddaabadsomalilanderd3640
      @maxameddaabadsomalilanderd3640 17 วันที่ผ่านมา

      Iyadaaba aayad ah jaahilyahaw PASSWORD BINIAADAM LAGU XIDHAY ORODOO QURAANKA INTAAD BARATO ALLOW IFAHANSII DHEH MARKAA SOO NOQO

    • @mohamedhassanhoussein8627
      @mohamedhassanhoussein8627 15 วันที่ผ่านมา +1

      Waliba sidaasuu sheekh sheeganayaa waa jaahil reer xamar inagay iskakeen dhigaan kuwa is qarxiya wax usheeg

    • @DeganSh
      @DeganSh 14 วันที่ผ่านมา +1

      Waaba uu u duceeyey Quraanka shaahaadadeeda ayaa ka qaalisan tan la siiyey khaatumada khayr Allaha inoogu danbaysiiyo islaan ku faanaysa in ay hobalnimo shahaado ku heshay waxay ka heshay waxba yayna Naga sii qbiilbaa dad baabiiyey xataa dadka duceeya la caayaya juhalo.

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 16 วันที่ผ่านมา +3

    WAAR CID JIREYSOO JOOGEYS MAJIRTEE ISLAANTA HATOWBAD WEYDAARINA EE U CAQLI CELIYA OO U NASTEEXEEYA OO U DUCEYA

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 17 วันที่ผ่านมา +3

    Guul Qaranka Somaliland

  • @FaadumoArdo
    @FaadumoArdo 12 วันที่ผ่านมา

    Mash'allah walaahi cadaawadii halkaas ayey ka gaadhay ay maandeeq ku doonteen.

  • @aasiyacabdi
    @aasiyacabdi 18 วันที่ผ่านมา +4

    Hooyo mcn ILAAHAY haku sharfo wlhi wan ku jecelahy ❤😊

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 18 วันที่ผ่านมา +3

    Waa laga Shaahaado midi waa DAHAB midna waa aamin maasha Alaaah maandeeq ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NimcoNuura-cx5pw
    @NimcoNuura-cx5pw 18 วันที่ผ่านมา +3

    Mashaa’Allah tabaraka’Allah mamo Alle cimrigaaga ha dheereeyo🤲🤲🤲

  • @SamsamO-lb7hc
    @SamsamO-lb7hc 18 วันที่ผ่านมา +2

    Caafimad buu Ilaahay siiyey. Maa shaa Allah

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 18 วันที่ผ่านมา +3

    Madaxaad noo saaran tahaynMaandeeq Cimriga Hajiro magacaga Hajiro caafimaad waasac ❤❤❤❤❤❤

  • @abdikadirahmed9540
    @abdikadirahmed9540 17 วันที่ผ่านมา +2

    ilahay kabaq oo fananad sharafta leg hooyo mandeeq kaxishodo , weliget cayb maylahen , fananad qaran oo somaliweyn bay ahayd

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 11 วันที่ผ่านมา

    Suxaana Allah qofka markuu waynaado in la dhibo oo mustawe qabiil ka hadal la geliyo ma fiicna maandeeq waxay ahayd in ay is casisho oo karaamo ku noolaato wakhtigan

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 18 วันที่ผ่านมา +4

    Masha allllah adana aaadan ismaaaaciil nolow❤

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 18 วันที่ผ่านมา +3

    Masha allllah faaadumo cabdulaaahi kaaahin maandeeq nolow eedo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hooyoosman8308
    @hooyoosman8308 18 วันที่ผ่านมา +1

    Mansha allaah maandeeq ilaahay ha ku xafido aakhiro iyo aduunba

  • @safiyocismaanyuusuf1898
    @safiyocismaanyuusuf1898 15 วันที่ผ่านมา

    Isaaqoow kuwacawaantaa eefanaanada qaranka kubeenabuuranaaya kaqabta fanaanada qaranka soomaaliyeed waxay mudantahay xushmad iyo qadarin doowlada soomaaliland hailaaliso xasaanada fanaaniinta FAADUMO claahi qabiil maahan ee waaqaran

  • @MaxamedCabdi-x6f
    @MaxamedCabdi-x6f 18 วันที่ผ่านมา +3

    Masha allaah nolaada inbadan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 15 วันที่ผ่านมา +1

    XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 14 วันที่ผ่านมา +1

    War waxan iska tuur diintaada baro war shahaado ma ahan ee iska tuur islaan taay

    • @Aniga-qn9iv
      @Aniga-qn9iv 13 วันที่ผ่านมา

      Hooyo ku dheh waa maxay iskaan taay bilaa ixtimaanimo weeyaan

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 18 วันที่ผ่านมา +1

    MAANSHAALLAH ALLAHU MA BAARIK JIR O JOOG MACAGA HA JIRI HOOYO CIMRI GA DHEER CAAFI MAD❤❤❤❤😂

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 11 วันที่ผ่านมา

    Maasha Alaah

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 18 วันที่ผ่านมา +1

    ilaahay caafimaad ka hakuu daay maandeeq❤❤❤❤❤❤

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 18 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahay cimtiga iyo caafimaad ka Ha kuundaayo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 18 วันที่ผ่านมา +3

    Gurigagii kuyalay exfiyore masoo boqaneysa edo muqdisho mad tagto fanaanad waran baatahaye

    • @ahmad6967
      @ahmad6967 18 วันที่ผ่านมา

      AF somaliga adeer Si fican uu qor bal waxaad qurtay dib uu akre

    • @hallad598
      @hallad598 17 วันที่ผ่านมา +3

      ​@@ahmad6967 adiguba maxaad qortay? Laftaadu qoraalka baro. Weligaa dadka iintooda ha u fiirsan haddi kale adba iimo badan ayaa lagaa heli.

    • @xidiigtareersool2729
      @xidiigtareersool2729 17 วันที่ผ่านมา +1

      ​@@hallad598👍😂😂😂😂😂

    • @faizam523
      @faizam523 17 วันที่ผ่านมา

      ​@@ahmad6967 waad is cajabisaye bal adigu dib iskugu fiirso waxan aad qoryey ma af oromaa afsoomaaliga meelna kagama jirtee?? Bal waxan aad qortey dadka u macnee
      "akre" maxaad uga jeedaa ileyn afsoomali ma ahee. Hore ayaa loo yidhi maroodigu takarta saaran ma arkee ka kale ta saaran buu arkaa.

    • @Aniga-qn9iv
      @Aniga-qn9iv 13 วันที่ผ่านมา

      @@ahmad6967😂😂😂😂 ma hubtaa in aanad fahmin huno

  • @MindfulMedia07
    @MindfulMedia07 18 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤ sharf ku nolw
    Alshabaab ayaa qabsaday wadanka

  • @rodahussien1993
    @rodahussien1993 18 วันที่ผ่านมา +2

    Faadumo maandeeq na madoonteen eedo hawjawaabin waa dad waashay

  • @MustafaEssa-js5bg
    @MustafaEssa-js5bg 18 วันที่ผ่านมา +1

    Mashaallah Mashaallah Mashaallah

  • @FilsanAbdi-s5h
    @FilsanAbdi-s5h 12 วันที่ผ่านมา

    Mama fariid❤❤❤❤❤

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 14 วันที่ผ่านมา

    Mansha Allah
    Fariid❤

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 13 วันที่ผ่านมา +1

    Shaydaanu rajiim
    Kulahaa orod ilaahy toobad waydiiso
    Shahaado maaha taniye

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 16 วันที่ผ่านมา

    Cayayanka loma jawabo

  • @cabdirisaaqdaahir7884
    @cabdirisaaqdaahir7884 16 วันที่ผ่านมา

    Fanaanada yaa ka.cadhaysiiyey? Waa sidaa ay sheegty MA AHA QOF Colaad Abuuta

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 16 วันที่ผ่านมา

    fananafada yaaa soo kelifay eedo kuwa ku cayaa waa qaar bukee ha u joojin dadkan shaydanka ah walidiinta wawawayn cayaya waxay

  • @Khalil112-d4p
    @Khalil112-d4p 18 วันที่ผ่านมา +1

    Mashallah Tabarikall ❤️

  • @Salman-h6t7e
    @Salman-h6t7e 11 วันที่ผ่านมา

    Kooow

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c 17 วันที่ผ่านมา +1

    Niiiic niic

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 18 วันที่ผ่านมา +4

    Madeeq sharaf ayey leedey laakiin adna iska reeb waxkale kashaqeysaaye

    • @cabdijaamac8489
      @cabdijaamac8489 17 วันที่ผ่านมา +1

      Adna AADAN . AADAN sunne Ayaa si fiican uga waramay

    • @faizam523
      @faizam523 17 วันที่ผ่านมา

      Maandeeq waa mamo sgaraf leh, laakiin Adna waa nasiibo isaaqa loo soo direy iney umada balo kale ku faafiso ayey u xaydatey habartaasi waa kii sheegey Abdimalik coldoon waxa sy faafineyso ee xabsiga loo dhigey miskiinka run sheeg waa balo sheeg, waa aduunyo inta xun la koolkooliyo.

  • @awoismil2501
    @awoismil2501 18 วันที่ผ่านมา +1

    M.A

  • @Manalhaji584
    @Manalhaji584 8 วันที่ผ่านมา

    Nolasha u hartay maxay tahay ilkii tuftay tobad ugu duceeya adunyo dabada haysataa dhamaatay wali adun bay rajo ka qabtaa yahuu Allh u carar waa وا رحيم و ن رحمان يارب استر عورتيه

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj 17 วันที่ผ่านมา

    👏👏👏👏👏👏👏Mansha Allah

  • @Livestreamzara
    @Livestreamzara 18 วันที่ผ่านมา +1

    Alle ha soo hanuuniyo

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 17 วันที่ผ่านมา

    Waabay soo xajiday maamadani

  • @AbdullahAli-yy9yy
    @AbdullahAli-yy9yy 17 วันที่ผ่านมา

    Qurux badnedaa markay yareed qofka qurux badani may jirin

  • @Manalhaji584
    @Manalhaji584 8 วันที่ผ่านมา

    Waqti tobad baa joogtaa

  • @alijama3401
    @alijama3401 17 วันที่ผ่านมา

    ILAAHAY IDINKA QABYAALADA XAARAANTA XASIDKA XANTA BALWADA HA IDINKA SOO HADEEYO. INTAAD QOF HEESAY. KA DHIGAYSAAN QOF GAALOOBAY SOOMAALAAY IS MOOG

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 18 วันที่ผ่านมา

    Maandeeq waa fananad qaran qabiilna mataqan

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 16 วันที่ผ่านมา

    Qof qaymo leh weye mama maandeeq laakiin qalyaalad iyo xumaan beysa ka daynayn isaga soo tag

  • @kaalufshinni3576
    @kaalufshinni3576 17 วันที่ผ่านมา

    Halaga xishoodo ayeeyadan soomaaliyeed

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 17 วันที่ผ่านมา

    Naa. Maad Ilku gashatid

  • @yousufabdi74
    @yousufabdi74 18 วันที่ผ่านมา +1

    Waar dadka ha laga xishoodo, ma maandeeq baa maanta la xagxaganayaa

  • @AyanAbdirahman-ez8qc
    @AyanAbdirahman-ez8qc 17 วันที่ผ่านมา

    Eedo macaan waxba idinka qaadi maayaan cayayaaanka iyo ciyaalu tuuluhu wixiibaanay fahansanayn way ku wareereen

  • @ubaxjama5976
    @ubaxjama5976 16 วันที่ผ่านมา +2

    Quraanka ku qaado shahaado canshuur soomaaliyeed baad soo cuntay wax ku soo baratay baad ku caasisay soomasli baad kala qeybinaysaa

  • @ismahaanjama7502
    @ismahaanjama7502 18 วันที่ผ่านมา +3

    ma sha allah congratulations edo long life and health

  • @faizam523
    @faizam523 17 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahay dartiis u ashahaado ayeeyo daasadan yaree xun ee xinka laguu siiyey haku aakhiro seegin. Cibaadeyso ayeeyo.

  • @AadanmaxamadCusmaan-y8n
    @AadanmaxamadCusmaan-y8n 17 วันที่ผ่านมา

    🕊️

  • @kinsialin8009
    @kinsialin8009 17 วันที่ผ่านมา

    Wala xawla

  • @ismahaanjama7502
    @ismahaanjama7502 18 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 18 วันที่ผ่านมา +2

    Haw jawaabin Hadhaa Faqash iyo inta kabaha u sidaa ! Boqorada Codka iyo Qaraamiga ayaad tahay oo Somalilaand iyo Somaali oo dhami kuu aqoonsan tahay. Hooyadii fanka Somalilaand ayaad tahay. Somalilaand iyo Somaali inta gobta ah ee aan ahayn xaasid iyo cunsuri way ku jecelyihiin, Boqoradii Codka iyo Qaraamiga ayay kuu aqoonsan yihiin ! Haw jawaabin cadawga Somalilaand !

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 17 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤