SICIIDO MUUMIN & HEESTII DALSAN XASUUSTII AUN MAGOOL 2019

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 8

  • @abdullahiayoub5631
    @abdullahiayoub5631 4 ปีที่แล้ว +1

    Haliimooyin shidhan ayaa ii muuqdho haba ahaadhaane xusul baruur

  • @bortieredihiiraan
    @bortieredihiiraan 4 ปีที่แล้ว

    walaasheey Quruxleey hortaada u soco aan ku iri cod aan loo gali karin baad wadataa noo badi Qaraamiga yaaqeey iigu salaan dhamaan familka seedigeey Caruurta

  • @shukriyoqanciye3793
    @shukriyoqanciye3793 ปีที่แล้ว

    heestani mar waliba erayada aan aadka ujaclahay waxaa kamid ah nayluhuna dulaydkii farduhu isdugsanayaan oo dumarku xoolihi soodabbaala leeyihiin awrna dabraka lagu xidhay meel dheerna laga dayin

  • @abeessharmarke5089
    @abeessharmarke5089 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa heestii dagmada bulaxaar ee reer naleeyaha sacad musaha lakiin way iska heesayan reer koonfureedku jaaw
    Anyway viva somaliland for life my home country my home land ❤🗯💚❤🗯💚❤🗯💚❤🗯💚❤🗯💚❤🗯💚

    • @salebanahmed556
      @salebanahmed556 4 ปีที่แล้ว

      Bulaxaar ma geel baa daaaqa war way hees dhaqan oo dhulka geelu daaqo ka hadalaysa, Bulaxaar iyo xeeeb kulaha lolz

  • @farahigal9159
    @farahigal9159 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkk cadi mahan

  • @bahjaabdilaahi3196
    @bahjaabdilaahi3196 4 ปีที่แล้ว

    Magool maaha Laxeeey ee waa Xasan Adan Samater