Shalay idinkaa ceeyriyoo mucaaradee maanta maxaad la calaacaleesiin sow nin abgaal ah oo irir waaye ee soo saara daaroodow bax farmaajo waa daarood ee ha baxo maantana ma xasanoow bax oo farmaajow soo noqaa, game miyaa la ciyaaraa😂😂😂😂😂😂😂
Hawiye o idil ayee ahaayen waxi ciidamaha lasoo galay xamar 1991 a lonoqonaa ku haayey e habargidir kaliya cudur la dhaho a qabtaa by the way aniga habargidir ma ahi maryooley yaahudiin
@@somgirl5250 dagalka farmaajo ay hawiye ku qaadeen wxy aheyd kiiska ikran tahliil oo been ah iyo kiiskii xil. Amino iyo ciidama eritreya la geeyey iyo beeno kale fara bdn ay farmajo ka sameeyeen qof been lagu nabayo ishisa ku dhacdy
Xabiibi malayiin sharaf iyo karma ku noolow dalkana wuu ku baahan yahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ zakria habo funny clip soo ururisaa😂😂😂😂😂 arooska cagaf😂😂 cagaf saaran caadi ma aha Siyasada qabiil ma laha ilaahay kheyr ha ku soo Daboolo dalkena.habenkii Farmaajo dhacay ay deni yaa riday. Ind indkiisa a buu ahaa . Marka siyaadi hunguriisa ayuu raacaa cidna ma matalo
Sheik xasan mohamud iyo duqa magalada iyo kan xukumo police iyo xamse resalwasare marka hadeey dadka dhibeen Allaha ka qabti inta aan magacooda ku shegay qoralka ilahey ka baqa oo dadka masakiinta dhibka ka dayaaa hadii kale habarka ayaan wadeenaa Xasan sheik mohamud iyo Xamse bare iyo duqa magalada iyo kan xukuma police kuligooda Allaha ka qabto umada AAMIIN YA RABI
Farmajo marku madaxweyne ahaa waad cunsureeyseen, Daarood nima ayaa ku buriseen, waxaad ka shaqeeysay nafaqadooda ku raxeysta. Farmaajo maanta wax idin ma qaban karo. Qabiil haduu qima leeyahay watanaa.
Mashallah now Somalia are powerful government n clean up in Somalia so the world see us again country 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🇸🇴💪🦁 no qabiil power but government power full stop
Doqonamaha maxay qabiil un usheegan naayaa hee aomali qoladii downtown ha ahaatee hadii Dulan jiro danqashadu somali.oo idil bay u taal darood carigooda ayaay joogan
Weli qabiil ayuu wada ee kuwaan dad ay ku yartahay soomaliyanimada waaye ee kuwaan ilaah ha naga qabto idinka ilaah ee waxaa fican kuwaan meeshii ay ka soo hayameen ee ilaah ha ha u celiyo meshii ay ka soo hayameen ilaah ha u celiyo idinka ilaah ee intii ay kuwaan jiraan dalka ma degaayo ee ilaah ha naga qabto idinka ilaah
INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&ut
Far maaj
FARMAAJO WUXUU AHAA HOGAAMIYE DAACAD AH GEESI AH DAMBIGII LAGA GALAY AYAA SOO BAXAY GUUULEYSO MW FARMAAJO ALAHA SOO CELIYO MW FARMAAJO IDIN ALE AAMIIN
Wa sax shacabka hala raro.xasan shiikh guul. Horey u soco
Shalay idinkaa ceeyriyoo mucaaradee maanta maxaad la calaacaleesiin sow nin abgaal ah oo irir waaye ee soo saara daaroodow bax farmaajo waa daarood ee ha baxo maantana ma xasanoow bax oo farmaajow soo noqaa, game miyaa la ciyaaraa😂😂😂😂😂😂😂
Too late farmaajo waa rideen
Madaxwaynihiina ka danbeeya
Haa
Viva waceesle cade, wixii is waalo godka jilicoow
Farmaajo Waan U Xiisnay
Dahir dulli aniga iyo
adigaba hawiyaha aad
sheegeysan nahaye
Farmajo muxuu u dhi-
mey? Waxa qabyalad
ku shaqeysta oo adoo
kale ah, aakhirkooda
waa un shalleyto.
Haa frmajo landhera guul iyo gobinimo
Qabyalad dhibkasay leedahay farmajo anago rabna bay dajiyeen 😢😢
Haa wan xiisay Légend Faramaajo🔥🔥🔥
😂😂😂😂 Hassan do his job now because farmaajo scared hg 😂😂😂
Daahir calasow dadka haysku dirin dulli yaad tahay
Kuwaan waa mooriyaan dhulka doolada kabaxa us us us har kintir
Alla Caruurtaan Ka Naxay Alloow Meel Khayr Qabta Sii Masakiintaan Allaa Arxan Darana Waxaan Dowlad Maaha In Ay Meel Siiyaan Bay Ahayd Laa ilaha ilalaah Aniguba Daarood Baan Ahay Wallaahi Caloosha Ixanuuntay Allaaha Idiin Kaalmeeyo From Sool
Ninka zhpkeena liketa anu usarno wayo 6000k iyo 500like macquulmaha 😢😮
Farmaajo waa wadani. Haa farmaajo
Daaroodka muqdisho heystaa xagee joogaan markaad Raisalwasaaraha qqd aheydeen maxaa sameyneysaan Farmajo daarood waaye hanaga baxo
AAMIIN YAARABI
Farmajo is the best xabiibul malaayiin soo nogo adoo nabad ah mansha alah
Farmaajo waan u xiisnay❤❤❤
HABARGIDIR, BILILIQADA AY HAYAN, AY DOONAYAAN CIIDANKA BOLISKA DHULKODI IN AY BILILIQEYSTAN, WAR MOORYAN IMAAN MALAHA.
Beenta jooji 30 sano ay deganayeen meesha police ma jirin
Dadka ama shacabka waxay xasuusanayaan naxariista dowladii uu hogaaminay maxamed c/llaaahi farmaajo
Dalxureye guuliyogubonimokunolo madaxweyne Alaah kuxafido
Waa su aal habargidir dagaalkii farmaajo mxy ka faaidey
Hawiye o idil ayee ahaayen waxi ciidamaha lasoo galay xamar 1991 a lonoqonaa ku haayey e habargidir kaliya cudur la dhaho a qabtaa by the way aniga habargidir ma ahi maryooley yaahudiin
@@somgirl5250 dagalka farmaajo ay hawiye ku qaadeen wxy aheyd kiiska ikran tahliil oo been ah iyo kiiskii xil. Amino iyo ciidama eritreya la geeyey iyo beeno kale fara bdn ay farmajo ka sameeyeen qof been lagu nabayo ishisa ku dhacdy
😂
Ilaaahayuuw masakiinta uu naxariiso
Faramaajo, guul
Faramaajo isagoo uheelan wadanka ciidamadii dhisey dhaqaalaha dhisey waa nalaga joogi waayey 580 wiil aan kuugu soo fasaxaa hadaadan bixin marka faramaajo masoo socdee mid fiican raadiya
Reer xamar farmaajo iyo xassan sheekh waa kud ka guur oo qanjo u guur.
Haa 2:22
Xabiibi malayiin sharaf iyo karma ku noolow dalkana wuu ku baahan yahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ zakria habo funny clip soo ururisaa😂😂😂😂😂 arooska cagaf😂😂 cagaf saaran caadi ma aha Siyasada qabiil ma laha ilaahay kheyr ha ku soo Daboolo dalkena.habenkii Farmaajo dhacay ay deni yaa riday. Ind indkiisa a buu ahaa . Marka siyaadi hunguriisa ayuu raacaa cidna ma matalo
Haa farmayo waa uu hise❤❤❤❤
Sheik xasan mohamud iyo duqa magalada iyo kan xukumo police iyo xamse resalwasare marka hadeey dadka dhibeen Allaha ka qabti inta aan magacooda ku shegay qoralka ilahey ka baqa oo dadka masakiinta dhibka ka dayaaa hadii kale habarka ayaan wadeenaa Xasan sheik mohamud iyo Xamse bare iyo duqa magalada iyo kan xukuma police kuligooda Allaha ka qabto umada AAMIIN YA RABI
Guul iyo gobonimo nabad iyo nolol ❤
Asc xabiibul malaayiin waan u xiisay aniga ahaan ❤❤❤farmaajo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wiilyohow habeen iyo dharaar ' wanaag iyo xumaan ' qadhaadh iyo maxaan ' barwaaqo iyo abaar 'doog iyo cawsqalalan 'dumin iyo badbaadin 'khaayin iyo daacad wanagu waa farmaajo dulunka xasan ayax
Nooloow farmaajo❤❤❤❤❤❤ yes
Gabadhaas telkeeda meesha soo dhiga
Farmajo marku madaxweyne ahaa waad cunsureeyseen, Daarood nima ayaa ku buriseen, waxaad ka shaqeeysay nafaqadooda ku raxeysta. Farmaajo maanta wax idin ma qaban karo. Qabiil haduu qima leeyahay watanaa.
😢😢
Dahir mirahaad beräteen ee qoslaye aad shalay aad ugu ololeyneysay miraheeda cun formaajaad riixeysay shalay maanta wey ku haystaa waana laydinku sugay habargidirey moryaan baad tihiin aad vaan ugu faraxsanahay
Haaa guul iyo gobanimo faramaajo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Dadka Hassan sheikh taageeraayo waa ogyahiin waa dad xaaraan KU soo koray oo dagen guryo islaameed aan waligiis arkin xalaal😮😮😮
Habargidir dhulka d 10 10:34 antaguud isaga baxa
Farmajo idikadiden
Havana calamcalayo
Waxaan rabnaa farmaajo😢😢😢😢😢😢😢😢
Farmajo ha guleysto inshalla allah 😊
FARMAAJO WAA DAACAD XAQIIQDII❤❤XAQIISII AYAA IDIIN QABTE❤❤❤❤
Soco oo hasoo jeensan adeer. You doing a good job.
Waan uxiisnay dowadnimada ayuu yaqaanay allow soo celi
Hashu iyadaa geela cunaysa iyadaana cabaadaysa halkee dadkaan u roon???
Mashallah now Somalia are powerful government n clean up in Somalia so the world see us again country 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🇸🇴💪🦁 no qabiil power but government power full stop
Which power you're talking 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂umada masaakiinta ilaahey ha u gargaaro
@@faraxabdiahmed6819 your qabiil
@@faraxabdiahmed6819 listen Hassan president of Somalia full stop
😂😂😂😂❤😂😂@@user-oy1iv6gz6q
@@user-oy1iv6gz6qbut dont foget he isnot my président and there's no full stop ha iska dhaafo masaakiintuu barakicinaayo
Farmajo waan uu xiisnay
♥️♥️♥️♥️♥️♥️farmajo come back please 🩵🩵🩵🩵🩵🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Maya maya no farmajo
Farmajo guuul❤❤❤❤❤
haa farmaajo❤
Haa waan u xiisney farmaayo hadana alow did noogu soo celi far
Maajo
Habarkintir DHulka dawlada ka baxa!!!!😂😂😂😂
goormu dhibaateeyey ilaahay ku
dhibaatee hadana adinka isu qabta
Asc abaayo mcn ma waxa rabta in aad daganato melaha dowlad magalada guri ka dhiso muqdisho haadii kale ku labo galmuduga
Sooriy 😢😢😢😢😢😢😢😢
Wadankiina maa dhisatiin intaad meel kale sharaxeeysiin dakadihiina dhista waa lidiin imaani doonaa dhista
Farmaajo guul
Kamaraysan.kolay
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Waan u xiisnay Farmaajo subxanalah Soomaali iyo wadankaa tabey ilaahow soo celi ❤❤xabiibul malaayiin inshallah
Back to sheik sharif time
Shalay ya dortay xasan sheikh mashacab ayaa dortay mase xaldhibano waxa dortay xildhibano ayaa dortay dalka ilaahey ha kadhinabad
Farmaajo ayaa fiican awla Farmaajo ayaa fiicnaa
Talada gabadhan ayaan qabaa, hantida ma guurtadana ah dhunka la sima sida qaza
Qabil Kadaya somalikahadal walalre farfolmadaqdo
haha wa u xiisanay
Aabe farmaajo waan u wada ooyneynaa 😭😭😭😭😭😭
Hal naag lee waaye lkn waxan muran ka taagneyn farmaajo inuu muwaadin dhaba ahaa ,yacni mid kasta meeluu ku fiican yahay
Moryaantii haeiye ee duubatada aheyd ayuu adeegsanayaa qoslaye waa xoolo caadi ah
Haa waa uxiisay farmaajo❤️🔥🥰🥰
Doqonamaha maxay qabiil un usheegan naayaa hee aomali qoladii downtown ha ahaatee hadii Dulan jiro danqashadu somali.oo idil bay u taal darood carigooda ayaay joogan
Weli qabiil ayuu wada ee kuwaan dad ay ku yartahay soomaliyanimada waaye ee kuwaan ilaah ha naga qabto idinka ilaah ee waxaa fican kuwaan meeshii ay ka soo hayameen ee ilaah ha ha u celiyo meshii ay ka soo hayameen ilaah ha u celiyo idinka ilaah ee intii ay kuwaan jiraan dalka ma degaayo ee ilaah ha naga qabto idinka ilaah
Haa wanusisny
Bisababi.dunuubikà
Allow farmajo dib inogasoceli🤲🤲🤲❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Farmajo waa u xiisnay anaga oo jecel oo rabno ey naga rideen ilaahay aaa og Taas wax managa suubinin nin shacabkiisa baahidooda u jawaabo uu ahay waa noonaxaayay ..ciidan ka unukaa shaxaadi jirnay lakiin kuwaan hada joogo moobiladii xitaa waa naga qaateen qabiil ey KU taageeraayaan Hassan tuug Waaye baahan 😢😢😢
Dahir in aad iska amustaa ku roon hadal kuuma banaana gorgorada gashta faankii aad umada ku indhsaabi jirteen wey dhamaatay
Aboow run badanidaa ragaa sobaxay qosalka igadaaf rexamaraa runbadanaa
Farmaajo sowkii dadkiina xabaala wadareedka idinku duugay iloowsho dhawaa yaahuu yaahuu
Goormee dhacdey xabaalo wadareedku waaba arin layaab lehe
Haa waan u ciisay
Farmaajo ❤❤❤
Farmajo waan u xiisanay ❤❤❤❤❤
Farmaajo waligeen waa wadanay❤
Habargidir in la rartey ku fiican yihiin
Oo hawiye maxaa la yeelay
Vivo Farmaajo❤
My😂😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂
Haa wayo qadiyadeydu isma badasho
Kkkkkk marka aad korsiga karideen Baabul malyuun hadana aad Cabaadaan waa idin ku ceeb shaley markuu farmaajo joogey lid baad ku eheedeen marka calaacalka Iska dhaafa adkeyso 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
22:29 inshallah it go back to your family n Allah all see that belong to government so follow the law
Fatmajo awal wa tagayrsanaa hada wa uxisnay
Maya maya faramajo mafadaanoow maya waligeena