Gabadh Tagtay Qabriga Hooyaded ayado wado ubax maxay ku Aragtay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 156

  • @zakcalasow8721
    @zakcalasow8721 5 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa allah hooyo macaan abi farxad ku nooloow aduun meeshii ad martaa aduun iyo aqiro intii hooyo dhimatay jandii fardowsa alloow ka waraabi inta noolna cimri dheer cibado suuban aqirna jandii fardosa allow ka warabi dagaldii sokeeye wadankeenii walidkeen wuu dhibtooday ama ha joogo dibad ama ha joogo wadankii qurbahii ayan 2 wadan lagu kala nool yahay waxaa laga yaaba am dhacday in aad ilmo haysto ninkiina dabeyluhu qaadeen ama hooyo ay la joogt gabdheedii o ilmo lagu furay markii ay nasan lahey o cilanka loo sari lahaa ayey caruur ay ayeyo u tahay koris ku jirtaa maahey taas abalkii hooyo

  • @hinadanuura5848
    @hinadanuura5848 4 ปีที่แล้ว +3

    alloow hooyooyinka noo daa cimri dherer iyo caafimaad sii yaa allaah

  • @Yonizriike
    @Yonizriike 4 ปีที่แล้ว +3

    Allow hoyoyinkena janada ugu bisharey

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 5 ปีที่แล้ว +3

    Illaahay hanokadayo sheekh Abdallahe

  • @lakicabdi8858
    @lakicabdi8858 2 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah jazAakallah kheyr

  • @calicabdi384
    @calicabdi384 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah hooyo mcn aabe mcn allaahayow cimri dheer iyo cibaado suuban sii akhirana janatula firdowsa nagu wada kulansii inti dhimateyna janatula firdowsa ugu bishaare Aamiin Aamiin Aamiin yaarabi

  • @deeqaluulaaaden3870
    @deeqaluulaaaden3870 5 ปีที่แล้ว +19

    Jazaakallaahu khayr sheekhena illaahay ha ku Barakeeyo way iiga dhinteen sujuudaan ugu duceeyaa illaahay ha ka Raali noqdo 🌹🌹❤️❤️

  • @manaomar212
    @manaomar212 5 ปีที่แล้ว +18

    Aabahey ALLAHA u naxariiso anigoo dhoorsano tacaaley ayuu ILLAHEY oofsadey 27 ramadanka markuu ahaa cimro aa u niyeestey ALHAMDULILAAH waa loo soo marey Hooyadey 87 jir ALLHAMDULILLAAH wey cafimad qabtaa kamaba sugu intaa ka maqanahay iney isoo wacdo shaqo kasta aan kujiro waa wacaa waxey u baahantahay xataa hadaa awoodin waa u sameeyaa oo ILLAHEY baa ii fududeyo oo madhaho hooyo ma awoodo aduunka iyadaan ugu jeclahay ILLAHEY ha ii xafido

  • @nuuxibraahiimmuxyadiin9730
    @nuuxibraahiimmuxyadiin9730 4 ปีที่แล้ว +2

    Allaw hooyo hanaqaadin hooyo waa udubdhaxaatka nolosha

  • @zaarahsiman5592
    @zaarahsiman5592 4 ปีที่แล้ว +1

    Allo hooyo danbigiida dhaaf Allow hooyo unaxariiso

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 5 ปีที่แล้ว +3

    Mansha-allaah Shiikh Allaha ku dhowro

  • @carcrashcompilation2637
    @carcrashcompilation2637 5 ปีที่แล้ว +10

    Ilaahow hooyo mcn noo ilaali
    Janadana gee amiin🤲🤲🤲💖💖💖

  • @ilovetheboss8987
    @ilovetheboss8987 5 ปีที่แล้ว +31

    Abaalka hooyo ilahay mooye cid
    Gudi kartaa ma jirto hooyo waa qaali
    Hooyo waa dugsi
    Hooyo waa darbi adag
    Hooyo waa daaha guriga
    Hooyo waa gargaara
    Hooyo waa naxariis neecow qabow
    Hooyo waa macaan
    Ax hooyo waan jecelahay hadanan hadalkeeda maqal aniga dhan waan isku dhex yaaca

  • @shugrisharaf6171
    @shugrisharaf6171 5 ปีที่แล้ว +45

    Allah hoyo janada hageeyo amin aamin😍😍😘

    • @aminamaxamuud4333
      @aminamaxamuud4333 5 ปีที่แล้ว +2

      Allow hanaxariistohooyooyinka oodhan illahayownaxariiiso aaaaammmmiiinnn

    • @assiaali2371
      @assiaali2371 5 ปีที่แล้ว +2

      Amine ya rabh

  • @khadijagulied879
    @khadijagulied879 5 ปีที่แล้ว +2

    Allow inte dhimante a hooyo macan u naxariisto amiin amiin yaa Rabi inte noolo Allow cafimada iyo cimerdhadera Allowo si Amiin amiin yaa Rabi jazakallahu kharan sheekha Alle Ha Ku barakeyo amiin

  • @hibaqinahussen7655
    @hibaqinahussen7655 5 ปีที่แล้ว +11

    Mahadsanid shiiqeena alx Hoyadeey Mcn Wan la noolahay allow ii daa❤❤

  • @aminaali1158
    @aminaali1158 5 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allaah illaahayoow hooyo macaan akhiiro iyo iftiika unaxariiso

  • @fowsiamohamed5682
    @fowsiamohamed5682 5 ปีที่แล้ว +2

    Maasha'Allaah Tabaarakallaah Ilaahoow baarri Naga dhig Awlaaddana baarri nooga dhig annaga iyo intii islaamaba,Intii dhimàtayna hoygooda jannada Ka dhig.Aamiin.

  • @nimcoyusuf165
    @nimcoyusuf165 5 ปีที่แล้ว +3

    Hooyaday macan waxay dhimatay jumcihi hore walaalyal igu duceeya in ilahay u naxaristo aabahayna anigo yar bu dhintay labadaba ilahay ha unaxaristo amiin yaa Rabbi

  • @abdisalanfarah9487
    @abdisalanfarah9487 5 ปีที่แล้ว +3

    Manshallah qisooyinka lagu ciimri qaato allahu akbat

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 5 ปีที่แล้ว +3

    Waa qiso fiican inalisxasuusiyo

  • @fardowsaxeydar5418
    @fardowsaxeydar5418 5 ปีที่แล้ว +5

    Allow hooyo iyo aabe janatul firdoowsa geey aamin

  • @cqaadiraxmed9363
    @cqaadiraxmed9363 5 ปีที่แล้ว +4

    Waxan xasuustay hooyadee oo geeriyooty 12ka bishaan hadad ku jirno allow kuu naxariiso hooyo macaan awaalkaaga janatul fardowsa alla haka dhigo kuma iloowi dooni hooyo I love you hooyo qalbiga alla ha ii qawoojiyo iisoo doceeya inta Muslim ah hooyo geerida ku timid naxdinteeda i heeyso

    • @halimoabdiahmed3809
      @halimoabdiahmed3809 5 ปีที่แล้ว

      Alle ha Ku qabojiyo qalbiga

    • @cqaadiraxmed9363
      @cqaadiraxmed9363 5 ปีที่แล้ว

      @@halimoabdiahmed3809 aamiin abaayo

    • @MusseMNur
      @MusseMNur 5 ปีที่แล้ว

      @@halimoabdiahmed3809 alle how naxariiiiiisto,jjannadu firdowsa alle haka waraabiyo, nabi muxammed calayhisalaam ta la kulanta ee la gasha jannada alle haka dhigo, adiga intaad ifka joogto qalbiga hakuu qaboojjiyo, aakhirna jannada iyo raali ahaanshaha alle ku kulma idam alle.

  • @umumiraan12345
    @umumiraan12345 5 ปีที่แล้ว +35

    Hooyo dhan rabbi caafimad iyo cimridherer inti dhimadayna naxaris janno haugu deeqo🤲🤲🤲🤲

  • @abdirahanyousu7903
    @abdirahanyousu7903 5 ปีที่แล้ว +3

    Alleh janada hanawadageeYo

  • @nahwaahuusin4793
    @nahwaahuusin4793 5 ปีที่แล้ว +2

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Sheikh abdalla. Faruq waxan ahy ruux kunool meel kadheer walidkeeda sheikh mesha aan jogo waxaa igeyey waalidkeyga waxan aad uraadiyaa sidaan ugu tegi kahaa walidiintyda balse wexey igu dhahaan meeshaad jogto ayaan kugu duceynay iyago isku cod ah 2deyda waalid sheikh waxaan kamaqanhay muda 9 sano waxan tagay meshan jogo anigu ilma yar ah balse hada waxan ahy ruux qaan gaar ah sheikh dambi ma igaso dhaya maqnashada aan ka maqanahy walidkyga insha allh sheikh jawab ayan karajyn

  • @asmaxirsi2956
    @asmaxirsi2956 5 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahow waalidiinteen janafardawsa u kasab iyaga iyo intii islaama

  • @mariyaxasan6983
    @mariyaxasan6983 5 ปีที่แล้ว +3

    masha allah shikh shukran laki wajazakallahu kheyran

  • @amiishalove2480
    @amiishalove2480 5 ปีที่แล้ว +4

    Illaahay hooya day mcn janada haka warabsho IlaahY baa ika jaclday

  • @nimcomohamed1451
    @nimcomohamed1451 5 ปีที่แล้ว +1

    Allow hooyinkeen iyo aabayasheen Janada kee aammin🤲🤲👏👏♥️♥️

  • @ruunguurecantush1459
    @ruunguurecantush1459 5 ปีที่แล้ว +9

    Walhi anoo jacel hooyo iyo abo aaaa allh iga jeclady 2018😭😢 allow saa isku jecleen adunka aqiro janatu fardowsa nagu kulansi amiin ya rabi 🤲

    • @nataashanataasha1843
      @nataashanataasha1843 5 ปีที่แล้ว +2

      Wlhi aniga hoyo mcn aya waqtigaas iga dimatay 2018 sanaad madow ayu iahaa

    • @naciimo83cali91
      @naciimo83cali91 5 ปีที่แล้ว

      maryan run iyo sundus alle haw naxaristo dhamantod qabriga alle haw wasaciyo janadi fardowso alle haka warabiyo! dhaman hooyoyinken odhan adun iyo aqiro haw naxariisto

    • @xafsaqueen2215
      @xafsaqueen2215 5 ปีที่แล้ว

      Aamin

    • @ruunguurecantush1459
      @ruunguurecantush1459 5 ปีที่แล้ว

      @@naciimo83cali91 amiin ya rabi 🤲

    • @ilovetheboss8987
      @ilovetheboss8987 5 ปีที่แล้ว

      😢😢😢😢 ameen ameen aameen walal mcn jana fardowsa alle hageeyo

  • @adoontiiallenaftuwaaamaano7325
    @adoontiiallenaftuwaaamaano7325 5 ปีที่แล้ว +15

    Allow hooyo ka yeel sadoyaadka ahlul janah
    Allow Aabo iyo hoyo geli janada iyagoon jidhkood cadaab taban ya allaaah cimri dheer cibado suban sii

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 5 ปีที่แล้ว +5

    Asalam sheikh, oooooh maanta Wijigaada manen arag masha'Allah, codkaaga bis ayaan maqlay , vidéo qiima & qadarin mudan, Alloow hoyooyinkeena sii janatul ferdows fi dunyaa & fil'aakhira bilaa xisaab wallaa cadaab, sheikh fratello adne abshir Allaha kula kulmiyo😍cafimaad taam ku noloow, aduunyo iyo aakhiraba Allaha ina wada cafiyo, Hooyo macaan😰🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @kokobule13
    @kokobule13 5 ปีที่แล้ว +14

    Walaalayaal Subscribe ha iga baqiilina please 🙏🙏❤

    • @canabomar4862
      @canabomar4862 5 ปีที่แล้ว

      Beenaale inadhilo

    • @canabomar4862
      @canabomar4862 5 ปีที่แล้ว

      Alah Canada hageeyo

    • @canabomar4862
      @canabomar4862 5 ปีที่แล้ว

      Hooyo macaan

    • @canabomar4862
      @canabomar4862 5 ปีที่แล้ว

      🤩😊😊😉😆😉😃😃😅😁😱💚🙈😍😍😘😘😘😘😍😍🙈💚😱😱😁😅😅😅😘😘🤗🙄🙄😪😯😯🐷🦓🦁🐗🐗🎗🎗🎗🏅🥎🏆✨🎈🎶🎚🎚🎷🚭☢🔞📵⛔🚾🛄⚠️⚠️⚠️🚺🛄🛂🚫

  • @maryandacaad7985
    @maryandacaad7985 5 ปีที่แล้ว +3

    allow u naxariiso hooyaday mcn

  • @mustafemahamed5706
    @mustafemahamed5706 5 ปีที่แล้ว +3

    Harqaan waa maxay sheekh Jazakalahu khayr

    • @samiiramohamed8589
      @samiiramohamed8589 5 ปีที่แล้ว

      Mustafe Mahamed dawaarka wax lagu tosho weeye

  • @asturansal2676
    @asturansal2676 5 ปีที่แล้ว +5

    Ilahayo hooyo mcn janada guri oga dhis amin yaa rabi

  • @laylaoffacial7929
    @laylaoffacial7929 5 ปีที่แล้ว +3

    Illhaow hoyoyinkeen janada keey

  • @yaasircali5000
    @yaasircali5000 5 ปีที่แล้ว +3

    Allow unaxariiso hooyooyinkeen

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514 5 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahow unaxariiso hooyo ilaahow aamiin yaarabi

  • @arabkafilms2394
    @arabkafilms2394 5 ปีที่แล้ว +80

    Hoyada iyo abaha janada Allah geeyo wll subscriber isaar

  • @ayaanofficial9215
    @ayaanofficial9215 5 ปีที่แล้ว +3

    ilaahoow adaa weeyn oo waa xidee Hooyadeey mcnto ii daa Allaahu maa aamiin yaarabal caalamiin aamiin yaarabi insha Allaah

  • @zinuudahir5492
    @zinuudahir5492 5 ปีที่แล้ว +2

    ilaahi hooyo janada hageeyo

  • @cumarabdi7996
    @cumarabdi7996 5 ปีที่แล้ว +1

    Illaahey hooyo abaalkeda janno fardawsa haka dhigo aamiiin

  • @liinoali1859
    @liinoali1859 5 ปีที่แล้ว +3

    allow hoyoyinkeena unaxariiso aamin aamin

  • @drhassan2369
    @drhassan2369 5 ปีที่แล้ว +2

    Mahad sanit way itabatay shekow jzk allh

  • @alkhayrmedia8946
    @alkhayrmedia8946 5 ปีที่แล้ว +20

    Qofkii jecel Clips diini ah fadlan channelkan SUBSCRIBE saar wll🙇‍♂️. Mahadanid..

  • @talisoduubane8415
    @talisoduubane8415 2 ปีที่แล้ว +1

    Aaamiin Aaamiin Aaamiin

  • @diamondladyofficial7966
    @diamondladyofficial7966 5 ปีที่แล้ว +4

    Yaa raabi hooyoyinka alaha ha xafiido

  • @aliosmanabdi1803
    @aliosmanabdi1803 5 ปีที่แล้ว +7

    Allah will forgive for our lovely parents

  • @ANISASTYLES
    @ANISASTYLES 5 ปีที่แล้ว +5

    Allow hoyo iyo abo janada gey🤲🤲

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 5 ปีที่แล้ว +2

    Hooyada waa qali mashalah

  • @inamohamed2491
    @inamohamed2491 5 ปีที่แล้ว +2

    Alx unaxariisto hoyadey mcn abahay mcn iyo inti islamaba igu duceya dadkeyga

  • @lajecleydaxafada1682
    @lajecleydaxafada1682 5 ปีที่แล้ว +58

    Allow hooyoyinken janad keey Amin amin please like

    • @sainabjama7951
      @sainabjama7951 5 ปีที่แล้ว

      amin

    • @yahyasiad6811
      @yahyasiad6811 5 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭😭❤♥️♥️♥️❤❤❤💚💚

    • @ubaxaxmed6570
      @ubaxaxmed6570 5 ปีที่แล้ว

      Main

    • @lailauthman5454
      @lailauthman5454 5 ปีที่แล้ว

      Allahumma Amiiin

    • @ahmedshaiye8241
      @ahmedshaiye8241 5 ปีที่แล้ว

      Hooyo iyo Aabo ilahow ka waraabi janato fardowso Amiin yaa rabbi❤️❤️❤️😭😭

  • @zinuudahir5492
    @zinuudahir5492 5 ปีที่แล้ว +3

    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @sagalwarsame7342
    @sagalwarsame7342 5 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahayow hooyo dhan unaxariiso Aamin aamin

  • @iidacalas8939
    @iidacalas8939 4 หลายเดือนก่อน

    Allah subhanah watacalah ha u naxariisto walidkeen dhamaantood Allahuma Amiin🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉

  • @KaltumaMuktar
    @KaltumaMuktar 5 ปีที่แล้ว +10

    Mansha Allah

  • @munosharifmunosharif3122
    @munosharifmunosharif3122 5 ปีที่แล้ว +3

    Ya rapiii unaxriso mamadeyda

  • @asliahmed4238
    @asliahmed4238 5 ปีที่แล้ว +2

    Waalidiinteen dhamaantood Allaha xifdiyo aduun iyo Aakhiroba Aamiin
    Jizaakallahu khayral jizaa walaal

  • @fadumoalikarshe1594
    @fadumoalikarshe1594 5 ปีที่แล้ว +3

    Jazakaalah

  • @fatumaabdi8062
    @fatumaabdi8062 5 ปีที่แล้ว +9

    Mashallah jizakallah ☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡

  • @iftinaabdi1006
    @iftinaabdi1006 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @kaltoumhoussein8395
    @kaltoumhoussein8395 4 ปีที่แล้ว

    MachaAllah tabarakAllah allahuakbarr

  • @nahwaahuusin4793
    @nahwaahuusin4793 5 ปีที่แล้ว +5

    اللهم أرحم أمهاتنا وءابائنا واعتق رقابهم من النار يا أرحم الراحمين 😭😭😭😭😭

  • @suleeqosomali4657
    @suleeqosomali4657 5 ปีที่แล้ว +3

    Allow Noo Daa Hooyoyinkeena

  • @caliahmedbuurane8458
    @caliahmedbuurane8458 5 ปีที่แล้ว +2

    Allow hoyo noo xafid

  • @teamhappyboys9620
    @teamhappyboys9620 5 ปีที่แล้ว +2

    Allha hakudore

  • @fartuuncabduqadirfartuunca6581
    @fartuuncabduqadirfartuunca6581 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah sheihk alle haku brakeeyo aniga wankala fogna hay xamar eejirta aniga turki alxamdulilaah cimridher alle haisiyo dhamanten wan lahad la ilaahey haku xifdiyo

  • @Amalhirad320
    @Amalhirad320 5 ปีที่แล้ว +4

    My Allah give all hooyo janafardowsa Amiin

    • @yahyasiad6811
      @yahyasiad6811 5 ปีที่แล้ว +1

      🤲🤲♥️Hoooyo❤mcn❤🤲

  • @mohamedgaatamow638
    @mohamedgaatamow638 5 ปีที่แล้ว +9

    masha alaah

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 5 ปีที่แล้ว +2

    Allaha u naxriisto hooyo iyo abbo

  • @allahkariimyaallah7871
    @allahkariimyaallah7871 5 ปีที่แล้ว +7

    Ilaahow xaqa allaha tuso ilmahaa ☹😥

  • @fardawsmahamed7376
    @fardawsmahamed7376 5 ปีที่แล้ว +4

    Alle qabriga haw nuuriyo 😭😭

  • @dadababa9659
    @dadababa9659 5 ปีที่แล้ว +6

    mashallah
    give our parents space in paradise

  • @fardawsmahamed7376
    @fardawsmahamed7376 5 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭😭 Sorry hooyday way dhimatay

  • @somalidhabah1485
    @somalidhabah1485 5 ปีที่แล้ว +3

    Hooyo waxaan arkay ilmaheeda neceb oo leh kuma arki karo sidee ilmuhu u xidhiidhin karaaa isagoo sidan loo neceb yahay anigaaa arkay wlhi hooyo waxaa jirta daryeel iyo naxariis lahayn ooo ilmaha dhibaato ku haysa oo lasoo taagan waaa inoo luxudka hadda soomaaliyeey ilmuhu waaa baari anigaana arkay yaaab baa noo dhamaaday acuudka hooyo noocan ah miyay jirtaa adduunkan 🙄🙄

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 5 ปีที่แล้ว

      Dadka caasiga ah Waxaa LAGU yaqaan hooyooyinka ayay eedo iyo dhaleecayn usoo jeediyaan qofka aad ka hadlaysana dabcan wax uu ka keensadey ayay hooyadiis SaaS ugu dhahaysaa alow hooyo kasta oo muslin ah caruurta baari ugadhig waayo dhib ayay kasoo martay

    • @somalidhabah1485
      @somalidhabah1485 5 ปีที่แล้ว

      @@qaaliyusra7541 wllo yaabay anigu wallee cajiib hooyodas waa lala guursaday ilmaha waxay ku qabsatay aabahaa ha adeecin oo ha u naxariisan kadib ilmihii baa wuxuu noqday mid u dhexeeya hooyo iyo aabo oo isku si ula dhaqmay markaa aabihii wuu u fiican yahay ilmaha lkn hooyadii ayaaa lasoo taagan aabahaa caasi oo aniga isoo raac ilmihii wuxuu leeyahay waad ii siman tihiin bal ka waran wlhi blhi tlhi waaa imtixaan ilmaha hooyadii lagu salliday subxaan 🙄

    • @somalidhabah1485
      @somalidhabah1485 5 ปีที่แล้ว

      @@qaaliyusra7541 tol iyo qaraabo iyo soomaali wey bay u dhex fadhiisatay ilmihii ceeb uuna lahayn bay ladaba socotaa ka waran wll xitaa umadu waxay ogaatay inay hooyadu gardaran tahay lkn anigu waxaan u arkaa imtixaan ilmaha lagu imtixaamay hooyadii subxaanallaah cammaa yushri kuun 😱

    • @somalidhabah1485
      @somalidhabah1485 5 ปีที่แล้ว

      @@qaaliyusra7541 xitaa ilmahaasi guurkiisa way u dabo martay si gurigiisa iyo carruurtiisa ay u kala daadiso bal ka waran 🙄

    • @fadumod8702
      @fadumod8702 5 ปีที่แล้ว +1

      Hooyo mcn💋💋💋💋💋💋💋💋❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedSalafi
    @MohamedSalafi 5 ปีที่แล้ว +7

    ilaahow hooyo noo ilaali

  • @cxasanmaxamuudc1317
    @cxasanmaxamuudc1317 5 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid walalka badbaado ❤❤❤

  • @coolcatschitah6394
    @coolcatschitah6394 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah

  • @abdiwelisiciidguray4835
    @abdiwelisiciidguray4835 5 ปีที่แล้ว +2

    الله اكبر اللهير حم امي

  • @gulaidandsacad
    @gulaidandsacad 5 ปีที่แล้ว +3

    th-cam.com/video/uaM5djWlNcY/w-d-xo.html
    Asxaabta badbaado i soo booqda

  • @fadumoalikarshe1594
    @fadumoalikarshe1594 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilahow hooyo macan noo ilali🤲

    • @halimamohamed7213
      @halimamohamed7213 5 ปีที่แล้ว

      Maasha Allaah ,waa qiso qalbiga igataabatay aniga Aabahay Wuxuu dhintay 2018 maalin Ramadaan ah Allaha unaxariisto hooyadey waxey kunooshahay Muqdisho anigane wadanka Filand Alle waxaan karajeynayaa hooyadey inaan utago oo aan xijka uwado

  • @sayidcumar9696
    @sayidcumar9696 5 ปีที่แล้ว +3

    9

  • @hikmohared1110
    @hikmohared1110 5 ปีที่แล้ว +3

    Hoyo yin ka allah hajaneeyo

  • @maahirbarre9889
    @maahirbarre9889 5 ปีที่แล้ว +2

    Subscribe iisar ilahay dartiis

  • @aminajjama4288
    @aminajjama4288 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay hanaga dhigo kuwo waalid kood xasuusta

  • @nuuromaxamed7352
    @nuuromaxamed7352 4 ปีที่แล้ว +1

    Hooyo alaw dhawr

  • @ilhaansblogs9966
    @ilhaansblogs9966 5 ปีที่แล้ว +2

    😍❤️

  • @rowdaibraahim5093
    @rowdaibraahim5093 5 ปีที่แล้ว +1

    Do you want me to you too gacaliye and vagina the voice is not a problem with the voice is not a good day at the voi stadium on a good day at the voi stadium on a good run of form which has seen them win just once in the voice is not a good day at the voi stadium

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 2 ปีที่แล้ว +1

    Amiin.Amiin.Amiin.Amiin.Amiin

  • @falastiincabdala5587
    @falastiincabdala5587 5 ปีที่แล้ว +1

    Falastiin

  • @faadumogalabguur233
    @faadumogalabguur233 2 ปีที่แล้ว

    walajoga

  • @deeqaahmed7371
    @deeqaahmed7371 5 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin

  • @ayan.3hassan968
    @ayan.3hassan968 5 ปีที่แล้ว +3

    Xasbunulah

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 2 ปีที่แล้ว

    Alaahu akbar

  • @HawaHassan-mk1zs
    @HawaHassan-mk1zs 10 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @hassanhashi4442
    @hassanhashi4442 2 ปีที่แล้ว

    ubax muxutaraya ducada kawanagsane

  • @hudaamustafa7335
    @hudaamustafa7335 4 ปีที่แล้ว +3

    Maa shaa allah

  • @kaltoumhoussein8395
    @kaltoumhoussein8395 4 ปีที่แล้ว +1

    MachaAllah tabarakAllah allahuakbarr