Abdirahman Abdishakuur Meeshii Ugu Dambaysay ayay Maradu kaga dhacday - Jaamac Gallad.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on TH-cam, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on TH-cam.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our TH-cam channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

ความคิดเห็น • 67

  • @fadumasheikhmahmuod3082
    @fadumasheikhmahmuod3082 11 หลายเดือนก่อน +5

    Jaamac galad maash allaah run baad ka hadashay soomaaliya guul guul ssc khaatumo guul idinkuna guulaysta ❤

  • @aminaali5816
    @aminaali5816 11 หลายเดือนก่อน +2

    Cabdiraxmaan cabdishakuur madaxweynaa mustaqbalka

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 11 หลายเดือนก่อน +2

    Waa xaqiiq jamac qofki ilahay kuxiran umadana nabad galiya wuxu kunolan nolal fican❤❤❤❤❤❤

  • @cabdimaxamed2106
    @cabdimaxamed2106 11 หลายเดือนก่อน +4

    Jaamac Gallad oday Soomaaliyeed oo qiiro leh, noolow ❤❤❤❤❤

  • @aliyahhassane8872
    @aliyahhassane8872 11 หลายเดือนก่อน +5

    Jamac is amazing! 😂Masha Allah

  • @egnismailcabdi4111
    @egnismailcabdi4111 11 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha allaah

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 11 หลายเดือนก่อน +2

    Guul guud ahaan beesha Daarood midnimada waa muhiim haybti garan iyo uruuris samaale maxa ina gumeed laangaab ah Daarood isku dheerarintiisa waa lagu jabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yurubsamatar4433
    @yurubsamatar4433 11 หลายเดือนก่อน +2

    Waa runtaa jamacow Xabadi kama dhicin Maashalaah ale haw siyaadiyo

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 11 หลายเดือนก่อน +2

    Ma sha allah jeneral Jaamac Galad iyo Nuur from GK

  • @asimabdi8843
    @asimabdi8843 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waligaa Cibaadayso Jaamac Galad

  • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
    @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 11 หลายเดือนก่อน +3

    Ku jecliyaa jamac galad u beyond funny and truthful ❤️❤️❤️

  • @abdullahimohamed9751
    @abdullahimohamed9751 11 หลายเดือนก่อน +1

    Jaamac xasan shiikh iyo c/cabdi shakuur in ayna dawladnimo rabin oo.aqoon waakuusheegay markaad hor.ordaysay

  • @shamsodaahir8098
    @shamsodaahir8098 11 หลายเดือนก่อน +1

    Jaamac galad afka alle kuma qabto SOOMAALINIMADU hawaarto

  • @ashafarah6052
    @ashafarah6052 11 หลายเดือนก่อน +4

    Jaamac Galad Guulayso!
    Guul iyo Gobanimo SSC ❤️🙏🇸🇴

  • @mukhtarhagar4344
    @mukhtarhagar4344 11 หลายเดือนก่อน

    HADALKAS JAAMAC GALAD YIRI WAA RUN 100%.
    IIDOOR IMINKA QORSHOHOODU WA INAY AARSADAAN DAGAALNA WA DHACAYAA LKN INAY DHUL DHULBAHANTE LEYAHAY HABEEN U HOYDAAN WAA CALAACAL TIMO KASOO BAXEEN
    KALSOONIDAAS XITAA IYAGAAN QABIN MANA AWOODAAN DIB DANBE INAY INTAY DHULBAHANTE SO DHEX GALAAN HADHOWNA LAKALA FIRDHIYO LKN DAGAL WA SO QADAYAN QORSHOHODUNA WA AARSI.

  • @yurubsamatar4433
    @yurubsamatar4433 11 หลายเดือนก่อน

    S s c guul Iyo gobonimo

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 11 หลายเดือนก่อน

    Guuuuul British soomaliland government and Somalia italiya and jabuuti

  • @AhmedAli-ge5xf
    @AhmedAli-ge5xf 11 หลายเดือนก่อน

    Jaamac iyo Ahmed waan idiin salaamay,cc shacuur waa la wada yaqaan, qabyaaladda baan diin u ah,waa Nin cuqdadeysan ,waxaan qabaa Inay waajib tahay in loogu jawaabo si waxtar u ah dadka réer ssc isagana qalbiga jabisa .
    Jawaabtaasi waa:inaan u guntano oo dhiirigelino in degmooyinka daarood oo idil (soomaaliya,dawlad degaanka soomaaliyed,NFD) gabadhubu ka abaabulaan lacag aruurin lagu taageerayo walaalahood ssc,ragguna cod iyo gacanba gabdhaha arrintaas Ku taageeraan waa ugu yaraan 150 degmo,cc shacuur taas aan ugu jawaabno

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 11 หลายเดือนก่อน +1

    Kana wuxu kuwaashay isaaq iyo hawiye xassan shiikh waa madaxwaynaa somaliya nacaybkiisana waxba kaqaadi maysid

  • @abdulkadirali894
    @abdulkadirali894 11 หลายเดือนก่อน

    QARANIMADA IYO MIDNIMADA SOMALIYEED FIRST.

  • @mohamudhirsi250
    @mohamudhirsi250 11 หลายเดือนก่อน

    wlh jamac dhulbahante wa u hiliyay

  • @yurubsamatar4433
    @yurubsamatar4433 11 หลายเดือนก่อน

    Waa runtaa jamacow waa tuug cuqdadi Dishey

  • @mhassan3385
    @mhassan3385 11 หลายเดือนก่อน

    Jaamac galad, lipax lipax Geesi daarood

  • @abdullahimohamed9751
    @abdullahimohamed9751 11 หลายเดือนก่อน

    Ninkii lasoohelay wuxuuyiri maxaa laygagafarxi bariba waalumine ina cabdi shakuur calooshiisuu hadlay waana ku.ogayn

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 11 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂 Rag badan ayaa tuugsigii kasoo cirmey😅
    Harti is not easy😅
    Jinigii u weynaa markaan diley ayaa roobkii noo da’ay😅: Sayid Maxamed Cabdule Xasan😊 AHN Aamiin!

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 11 หลายเดือนก่อน

    War Ninka shaw Xisbigii Wadajir baa burburay

  • @aminaali5816
    @aminaali5816 11 หลายเดือนก่อน

    Ssss ssc waxjira maaha waxba masafaynkarayaane ciidanku isagaa isjebiysy gaaj

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 11 หลายเดือนก่อน

    Wallaahi jaamac buufi cayayaanka ,Faysal af booto.

  • @yurubsamatar4433
    @yurubsamatar4433 11 หลายเดือนก่อน

    Ina mako waa doqonka siyaasada

  • @aminaali5816
    @aminaali5816 11 หลายเดือนก่อน

    Waaryaahe ciilqaboow ciilkan kuhayaan kayaabay oromaad kahadashay dir baanaan uyeeran

  • @ugbaaddhuh3560
    @ugbaaddhuh3560 11 หลายเดือนก่อน +1

    Jamacaw laascaanood maxa u tagi wayday oo taalada shuhada iyo goojacade u so arki wayday

  • @abdulkadirali894
    @abdulkadirali894 11 หลายเดือนก่อน

    CCW WAA WAASHAY AMA WAXAA KU DHABOOBAY WAXYAABIHI LAGU XAMANJIRAY; KHAA'INIMO, BAACNIMO, IYO QABYAALIISTINIMO.

  • @aminaali5816
    @aminaali5816 11 หลายเดือนก่อน

    Waar cagdheer adiguba maad soomaali utimaadid dameeroow cabdiraxmaan cabdi shakuur waa ninjira

  • @koosarmaxamed8712
    @koosarmaxamed8712 11 หลายเดือนก่อน

    Cadheer xarwayn

  • @UmaHashim-is6zh
    @UmaHashim-is6zh 11 หลายเดือนก่อน

    Hawiye ayuu kasoo jiidayaa guricel mareexaan oo isaga shilaabo kaga soo horeyeyna wuu fogaynayaa laascaanodna wuu difaacayaa

  • @maxamedisaaq944
    @maxamedisaaq944 11 หลายเดือนก่อน

    DALADOOW WAA NA WAALEEYSAA😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤

  • @aminaali5816
    @aminaali5816 11 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkk wasaaradaaba kaladhacday gaajaa looga qaxayaaa kkkkkkk

  • @xagaltube6872
    @xagaltube6872 11 หลายเดือนก่อน

    Alla jamac dhib badanaa

  • @user-py8em7hy6s
    @user-py8em7hy6s 11 หลายเดือนก่อน

    Kuwan waa laba nin oo qaawan

  • @abdullahimohamed9751
    @abdullahimohamed9751 11 หลายเดือนก่อน

    Nuuroow hadii aad qirteen in aad qaldanteen SSTV kusoodara cid aan absameahayn oo idiinsheegta qatarta

  • @libanbariyoow8327
    @libanbariyoow8327 11 หลายเดือนก่อน

    Ninka shabaab kaa cayriyay baad kutilmaamaysaa qaa in subxanallah

  • @aminroble9032
    @aminroble9032 11 หลายเดือนก่อน

    qaranimada maxaa kaa galay adiga Ethiopian baad tahay wadankaagu haku deeqo

  • @mahamoudbarreh3467
    @mahamoudbarreh3467 11 หลายเดือนก่อน

    Jamac galad fidnada

  • @abdullahinur5327
    @abdullahinur5327 11 หลายเดือนก่อน

    Illahi baa igu og waa inaad shallaydo nacaybka indoor jaamac

    • @MohamedAli-pk5qv
      @MohamedAli-pk5qv 11 หลายเดือนก่อน

      Stop dreaming, ur small 3 little cities in a desert

  • @aminaali5816
    @aminaali5816 11 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkk wasr danbigay galeen duufaanbaan kabaqayaa inuu kusoosocdo dufaanhoraantii

  • @mohamoudahmed6621
    @mohamoudahmed6621 11 หลายเดือนก่อน

    KUWA HADDA LADOORTAY QAARBA FORT LINEKA JOOGEY.

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 11 หลายเดือนก่อน

    CCSH hadaladiisii horee hiilka u muuqdey sida uu hada u hadlaa Cagta ki dhufatay wuxuu qabaeyna waa kasoo burqaday balse waxaan ku odhan lahaa
    Xumaantaad Daarood u qabteyna na tustay wabana nagaga qaadi maysid BUUS iyo KHARA baanu ku nidhi

  • @UmaHashim-is6zh
    @UmaHashim-is6zh 11 หลายเดือนก่อน

    Waryaa nuura ninkaan hakukafsoomin ee Dib ueeg taariikhdisa isaga iyo rerkisaba

  • @gabileyball
    @gabileyball 11 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂

  • @caanoos
    @caanoos 11 หลายเดือนก่อน

    Asc Abdirahman A. Shakur waxay caydu u qaban ogtahay ma ogid yimaa
    Waa dagaal….waa Sawir

  • @habibamahad8009
    @habibamahad8009 11 หลายเดือนก่อน

    Jamac dagaal qabiil aad wadaa 😂

  • @mohamoudahmed6621
    @mohamoudahmed6621 11 หลายเดือนก่อน

    IYO IYAGO 8 REER AH.
    MIDKIINA DHULBAHANTE LASIMANYAHAY DAARODNA KA KALA FOGYOHIIN. 😅

  • @mohamedibrahim1741
    @mohamedibrahim1741 11 หลายเดือนก่อน

    🎉❤. Kkkkkkkkkk

  • @mubarikcisman9525
    @mubarikcisman9525 11 หลายเดือนก่อน

    Beenaale.....beenle dhaly.....jamac gallad....ku shubo.....makugu shubtaa....caado qaate

  • @UmaHashim-is6zh
    @UmaHashim-is6zh 11 หลายเดือนก่อน

    Deeganka aad lawadagto warsame noo sheegi kartaa??? Shilaabo in lagaa qabto ayey ubaahantahay ehelkeediina way soojeeda shisheye kalkal waxaa kufilan oo shido kugu filan mareexan

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 11 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂 Wallaahi waa run waa Cadow tamar ka’a 😂😂🎉

  • @hodanabdi2352
    @hodanabdi2352 11 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkk

  • @dualeibrahim4033
    @dualeibrahim4033 11 หลายเดือนก่อน

    Saxiibayaaloow 😂jaamaca galad isbadal waayn baa kamuuqda sidii looxoreeyay goojacade maxaa cusub?😂😂😂

  • @faysalfaqay4376
    @faysalfaqay4376 11 หลายเดือนก่อน +1

    Jamac galad nin adag oo laga tagero
    Puntlnd jubaland scc iyo dds
    Iyo NFD
    Iyo dhulkasta oo darod laga tagero
    Horey usoco

  • @koosarmaxamed8712
    @koosarmaxamed8712 11 หลายเดือนก่อน

    Cadheer xarwayn

    • @IB_Adam
      @IB_Adam 11 หลายเดือนก่อน

      Cagdheer dheh abaayo!
      Cadheer cidda hoos ayaa loogu xantaa.Rabbi ha lagabaqo oo ha la xishoodo!😁😁

    • @IdirisHambal
      @IdirisHambal 11 หลายเดือนก่อน

      Dddd