ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Allaha kuu naxariis to Abwaan mohamed ciisa abdi ganey meereeyihi tiyaatarkii qaranka Soomaaliyeed Ahna Colneyl kii Aas aasay dhidibada u taagay Hobalada qaranka waaberi
Waa Hees Xasuus Gaar ah igu leh AUN.Abwaank Curiyay. Oyo Laxamiiatahaba Xasana Alloow kuu Daanbi Dhaaf .cimri iyo Caafimaad ❤❤❤❤
Erayadii ciise ganeeyLaxankii jiirLuuqda samatarJiir iyo ciise ganeey ladaba AUN
maxamed cali kaariye aale hau naxaristo ayaa lahaa hestan ilma dhawr habeen jiray waxaa lamida aniga iyo jacayl kayga faha heeskan fahansin jacayl
Hassan aadan samatar allaw fanaan ma yaahy from darwiiish reer soola
Mid kmd a heesaha aan ugu jeclahay se dadka badi aysan fahamsanayn.
Waxan fanan ma oronkoroh masab aan kudarajeeyeyoh garan la ahay🎉
Heestan waa hees qaali ah midhaheeduna waa erayo waawayn
Waa Hees Noloshayda Qayb ka qaatay iyo Xasuus Dhab ah igu leh Taariikhna ka dhaxlay Mahadsanid Samatar
Ilmo dhawr habeen jireyHaddaan waalidkii dhalayDhibaatada ka celineenHayga dhicin ha dheeliyin Dhabta waayo lagu haynInta uu dhamays noqdoDhakhso uma koraayooWaah waahHeeskii heesaha.
erayada abwaanki cise ganey
Xasan aadan samatar
ILMA DHAWR HABEEN JIRAY HADAAN WAALIDKII DHALAY DHIBATADA KA CELIYO HAYGA DHICIN HA DHEELIYINDHABTA WAAYO LAGU HAYNDHICI MAYSO QAYRKII INU DHINAC ISTAAGEJACAYLKAA DHIGISO DHAQALAHA U BAHANE WAA IN LAYSLA DHAWRA HADII ESHA LAGU DHIMAYGEELA NIN DHIIRANI DHEELMAYNIN GALABTIDHARARTINA HAWDKIYO KAYMA DHABI LEHDAAQSIIN WAQAL SOO DHACAYIYOTUUG DHUMANYIYO DHUUG IYO QANIINIYO DHUKAN LAGAMA WAAYO DHIMASHO WAW HALISEJACAYLKA DHIGISO DHAQALAHA U BAAHANE WAA IN LAYSLA DHAWRA HADII EESHA LAGU DHIMAYDHIR HADII LA BEERO DHULKA LAGU TALAALO
Heestan yaa leh midhaheeda?
Hees: Ilmo dhowr habeen jira Fanaan: Xasan Adan Samatar Erayo: Maxamed Ciise Ganeey Laxan: Cabdi Kariim Jiir Taariikh: 1974
aniga iyo ayaan
Allaha kuu naxariis to Abwaan mohamed ciisa abdi ganey meereeyihi tiyaatarkii qaranka Soomaaliyeed Ahna Colneyl kii Aas aasay dhidibada u taagay Hobalada qaranka waaberi
Waa Hees Xasuus Gaar ah igu leh AUN.Abwaank Curiyay. Oyo Laxamiiatahaba Xasana Alloow kuu Daanbi Dhaaf .cimri iyo Caafimaad ❤❤❤❤
Erayadii ciise ganeey
Laxankii jiir
Luuqda samatar
Jiir iyo ciise ganeey ladaba AUN
maxamed cali kaariye aale hau naxaristo ayaa lahaa hestan ilma dhawr habeen jiray waxaa lamida aniga iyo jacayl kayga faha heeskan fahansin jacayl
Hassan aadan samatar allaw fanaan ma yaahy from darwiiish reer soola
Mid kmd a heesaha aan ugu jeclahay se dadka badi aysan fahamsanayn.
Waxan fanan ma oronkoroh masab aan kudarajeeyeyoh garan la ahay🎉
Heestan waa hees qaali ah midhaheeduna waa erayo waawayn
Waa Hees Noloshayda Qayb ka qaatay iyo Xasuus Dhab ah igu leh Taariikhna ka dhaxlay Mahadsanid Samatar
Ilmo dhawr habeen jirey
Haddaan waalidkii dhalay
Dhibaatada ka celineen
Hayga dhicin
ha dheeliyin
Dhabta waayo lagu hayn
Inta uu dhamays noqdo
Dhakhso uma koraayoo
Waah waah
Heeskii heesaha.
erayada abwaanki cise ganey
Xasan aadan samatar
ILMA DHAWR HABEEN JIRAY
HADAAN WAALIDKII DHALAY
DHIBATADA KA CELIYO
HAYGA DHICIN HA DHEELIYIN
DHABTA WAAYO LAGU HAYN
DHICI MAYSO QAYRKII INU DHINAC ISTAAGE
JACAYLKAA DHIGISO DHAQALAHA U BAHANE
WAA IN LAYSLA DHAWRA HADII ESHA LAGU DHIMAY
GEELA NIN DHIIRANI DHEELMAYNIN GALABTI
DHARARTINA HAWDKIYO KAYMA DHABI LEH
DAAQSIIN WAQAL SOO DHACAYIYO
TUUG DHUMANYIYO DHUUG IYO QANIINIYO
DHUKAN LAGAMA WAAYO DHIMASHO WAW HALISE
JACAYLKA DHIGISO DHAQALAHA U BAAHANE
WAA IN LAYSLA DHAWRA HADII EESHA LAGU DHIMAY
DHIR HADII LA BEERO DHULKA LAGU TALAALO
Heestan yaa leh midhaheeda?
Hees: Ilmo dhowr habeen jira Fanaan: Xasan Adan Samatar Erayo: Maxamed Ciise Ganeey Laxan: Cabdi Kariim Jiir Taariikh: 1974
aniga iyo ayaan