Oo waxaan idin waydiiyay Wasiirkii hawshani khuseesay muxuu uga hadli waayay ileen waa tii W. A. Gudaha laba loo kala jebiyay Mudane Xasan Axmed Maclin W. W. Dawladaha Hoose iyo horomarinta magaalooyinka.
Dowladu faraha ha kala baxdo Gebilay Mayor shaqo kuma laha dwolad dhexe Reer gabiilayoow daladan fashashta ee qabsatay ha ka yteelina inay idin soo faro geliyaan
Guuuuuuul somaliland geeeeesi reer somaliland viiva somaliland viiva viiva
Guuuuuuuuul somaliland viiva viiva viiva somaliland viiva viiva viiva somaliland
MAYIR KU DHIBKA SOO SOCDUU. KA JAARMAADAY VERY GOOD.
Oo waxaan idin waydiiyay Wasiirkii hawshani khuseesay muxuu uga hadli waayay ileen waa tii W. A. Gudaha laba loo kala jebiyay
Mudane Xasan Axmed Maclin
W. W. Dawladaha Hoose iyo horomarinta magaalooyinka.
Iska celiya dalka deyday baa qabsaday rer gabiley dhukur khadar garbaharay hamaqlina
Guuuuuuul somaliland somaliland guuuuul somaliland somaliland viiva viiva somaliland viiva
Guuuuuuuul somaliland geeeesi somaliland viiva somaliland viiva viiva somaliland
Reer dawlad khayru masuula weeye
akhas
Sax sax maasha alaah❤❤❤❤❤❤
Maamulkii Somaliland wuxuu noqdey guri colaadeed
Xanuun dawlada ah ayaa ku dhacay dadkee dawladu waabay diidày bedelka mayarka isaguuna isagaa is casiilay
MADAWLADBAAJIRTA DEYDEY AYAANAQABSADAYE MEYDKII MADAXTOOYADA LAGUCUNEY AYAA LAIDINKAWARSUGAYAA
WAANU KA XUNAHAY FARAGELINTA WASIIR CABDALLE KU HAYO GABILAY
Isla yaaba dalka sharci baa yaale
2 qoolo baa taaqada
Dowladu faraha ha kala baxdo Gebilay Mayor shaqo kuma laha dwolad dhexe Reer gabiilayoow daladan fashashta ee qabsatay ha ka yteelina inay idin soo faro geliyaan
Cadawadii wadani Gabiley kuwaden miyaa Durba labilabey.
DAWLADIAJIRTO MAALINTEY JABUUTITAĜEEN AYEY INADHAXALWAREEJIYEEN CIROOY HAISKUDAYIN INAADFARAGALISO MAYORKOODA IYO MASIIRKOODA WAA INAAD BILILIQEYSATAAN AYAAD'DOONEYSAAN DAWLADNA MATAQAANAANE KAHAGARDAAMADA
Waar Jibril Abokorow meesha iska wareejiya,oo meesha u dhiba Akisho,iyaga ayaa meesha hore u Marin doona
Waa sharci daro
MAGALO WADADII DIBU DHACA QAAADAY..
Nagtan afka dheeri may hilibkedi iska walato maxa dhexdhigay melwalba makhajisho
This hiliblayda ahayd maxaa soo kiciyay
Shabcaan caanalay meelwalba meerkat qaalinaaysaa naa wax isku fal jaahiladyahay
Kuwan hadlayaa reeer gabileyba maaa waaa qoladiii reeer hargeysaa , mayorku ma heeega
Deeqoryagaha soqata
Waar qooloma mayir ma maxadsacaseba misa habar awal
Gurmad ayee u baahan tahay S/land allow xafid JSL waa lagu soo duulay
Jilicsan. Yaa sooduley. Cidcasta denbiga cidkasta waaledahay.
Sac weeye maxaad samayn kartaaa daanyeeryahaw
SOOSOCO SIYAADBAA GABILEY UTAAGWAAYEY SHARCIGA DAWLADNIMO SOOBARTA MARKAASAA NALAHADLIKARTAAN
Naagten afkaa hadhuubaka leeha
Shabace afka iskuu Qaboo
Koleey waxa ku dhalay kuwa dumarka wax ka sheega
Adaaba naag ah😂 mgca rag kuso qoraty isdaaya
Waad edeb darantay jaahilad yey waa laguu talinayaaye liq usgag!!
Lo'dii maxay leedahay anagaa dooranay cabdiraxmaan cirro mar kalena waan ugu celinaynaa yaa hadli kara
Lodo wa kuwee ku difaacay ceerigaabo yusray
Bila sacaad muuse ciiro kursi ma koreen mana hawaysteen bila abaal dhukuran o ciil u kursi iyo sacad muusse u qaabo nasabadisa uga baxay
Sharci daro weeye.