FURSAD GANACSI WARSHADA BUSKUDKA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024
  • Muuqaalkan waxaan warbixin idinka siinaya Wershada Buskud oo dalka Turkiga aan idiinka hayno. Buskud waa badeecada aan soo dhoofsano waana fursad ka banaan dalka oo lagu baajin karo buskud ka dalka dibadiisa laga keenayo.

ความคิดเห็น • 57

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  8 หลายเดือนก่อน +8

    Fadlan Like saar muuqaalka
    Latalin Ganacsi 👉🏼☎️WhatsApp :wa.me/message/VONE72HUQTIKA1

    • @elahmedi24
      @elahmedi24 8 หลายเดือนก่อน

      walal farimaha ka jawaab ado mahadsan.

    • @caishasugulle397
      @caishasugulle397 8 หลายเดือนก่อน

      waxa karaa raba sabuun tana warshadeeda ku soxiji

  • @hoodoahmedmohamed9301
    @hoodoahmedmohamed9301 8 หลายเดือนก่อน +11

    Waligy weyga guuxysay xata kuwa gacanta wan iskudaya ilhy malbarakysan hysiyo aamin

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 8 หลายเดือนก่อน +9

    Ganacsatada Soomalidu wax
    Ay La.soo dagan mooyaane
    Caqligaa warshada Lagu samaynayo male.

  • @khaliifdaacad7165
    @khaliifdaacad7165 8 หลายเดือนก่อน +3

    Ninkan wlhi anigoo 14 jir ah ayaan daawan jiray, masha allah ilaahay ha ku barakeeyo. Inagama caajisayaba.

  • @Zakaria-Ad
    @Zakaria-Ad 8 หลายเดือนก่อน +4

    Warshadan yaa share wada noqonaa lika saara communtina raaci

    • @Ifka427
      @Ifka427 6 หลายเดือนก่อน

      Anaa kula noqonaya

  • @Abdihero-p3k
    @Abdihero-p3k 4 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha alh wll

  • @kassimahmed9736
    @kassimahmed9736 5 หลายเดือนก่อน +1

    masha allah ilahay haku dhawro

  • @Ceeriyaawi
    @Ceeriyaawi 7 หลายเดือนก่อน +1

    Laydhka aad uu qaali ah. Daraasad badan bay u baahan tahay arinkani

  • @suberyare8645
    @suberyare8645 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Oreo waa xaaran. Ina roodhilaw

  • @saalimqalinle5466
    @saalimqalinle5466 8 หลายเดือนก่อน +2

    Aad ayaa umahad santhy. Wall zakariye. ❤️

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  8 หลายเดือนก่อน +1

      Adaa mudan walal in badan

  • @fatimaabdullh6177
    @fatimaabdullh6177 8 หลายเดือนก่อน +4

    Qiimaheeda imisa ayaa lagu qiyaasay.

  • @abdiqaniqayre
    @abdiqaniqayre 8 หลายเดือนก่อน +1

    asc zakariye abdullaahi illaahay cimrigiyo caqligaba hakuu barakeyo

  • @hawakiin6410
    @hawakiin6410 8 หลายเดือนก่อน +2

    Lkn buskud yada casira lagama sameeyo bur
    Somalida waxa ganacsato u ah dad aan aqoon badan laheyn
    In ey wax soo dhoofiyaan maahe caqli kale malahan

  • @nimomahamod
    @nimomahamod 8 หลายเดือนก่อน +1

    Sakariye wll dharka iyo dawarka so geliy waa u bahnahaye

  • @feysalmaxamedcabdi8259
    @feysalmaxamedcabdi8259 8 หลายเดือนก่อน +1

    Sakariye wll waan ku salaamey

  • @ahmedd9046
    @ahmedd9046 8 หลายเดือนก่อน +1

    DR. SAKARIYE WARSHADAN WAA WARSHAD AAD MUHIM AH.MAHAD SANID.

  • @Khaled_Yusuf
    @Khaled_Yusuf 8 หลายเดือนก่อน +5

    Dhawr minute ka hor waxaan dhagaysanaayay barnaamij aad leedahay oo aad kaga hadlaysid culaysyada nolosha qaabka la iskaga fududayn karo anigoo practice garaynaya ayuu notification ku ii soo dhacay

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  8 หลายเดือนก่อน +3

      MashaAllah waa si wanaagsan walal halkaa kawad digriga 👍🏽

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 4 หลายเดือนก่อน

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxad noo sheegtaa qiimaha ay wershaddu ku kacayso.
    2.0. Haddaba waxanu rabnaa inaad noo sheegto inta ay ku kacayso tan 100 kun oo tan samayn karta.

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid ustad walow aanan haynin lacagtii lagu bilaabi lahaa

  • @maxamedaxmed5498
    @maxamedaxmed5498 8 หลายเดือนก่อน

    aad iyo aad baad u mahadsantahy

  • @ramaddanabdi1272
    @ramaddanabdi1272 8 หลายเดือนก่อน

    Wadanka korantadiisu waa qaali

  • @Khaled_Yusuf
    @Khaled_Yusuf 8 หลายเดือนก่อน

    Masha’Allah

  • @khalidsillah4525
    @khalidsillah4525 7 หลายเดือนก่อน

    ❤waan saaray likta

  • @saalaxawad6322
    @saalaxawad6322 5 หลายเดือนก่อน

    Warshadeynta somalidu wey ka baqdaa sabah dayactirka ma awoodaan maba laha farsamadaas

  • @abdilaahicaska389
    @abdilaahicaska389 8 หลายเดือนก่อน +1

    Alibaba qaabka wax looga Soo dajiyo nala Soo wadaag wllo

  • @Dahab7
    @Dahab7 8 หลายเดือนก่อน

    Waad mahadsan tahay sxb

  • @maxamedrasaas8434
    @maxamedrasaas8434 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wanku salamay

  • @MayanSaney-xz4vn
    @MayanSaney-xz4vn 3 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @fuaadcali4882
    @fuaadcali4882 8 หลายเดือนก่อน

    Zakariye waxad mawduuc ja soosameysa meel lagabarnkaro xirfadaha sida keyg sameynta cunada

  • @zakizaki5048
    @zakizaki5048 8 หลายเดือนก่อน

    Laakin zakariye warshada qiimaheeda dhamaan maa noo sheegtid markaas qofkii awoodo wuu kusoo wacanaa

  • @aliabdisalan139
    @aliabdisalan139 8 หลายเดือนก่อน

    Salaamulaah mudane

  • @Khadar12-u6j
    @Khadar12-u6j 8 หลายเดือนก่อน

    Waa imisa qiimihiisu wll

  • @horumardaneeye6077
    @horumardaneeye6077 8 หลายเดือนก่อน

    Zakariye waxan raba latalin wll wn kula si xiririi inshallh

  • @AhmedIbrahim-yi7zu
    @AhmedIbrahim-yi7zu 8 หลายเดือนก่อน

    Szb waxa ka so hadashan warshada cabitanka sida mango apple iyo wixi lamid

  • @YasinnShucle
    @YasinnShucle 8 หลายเดือนก่อน

    Walle qiimaha ku bixi kara nooso raaci iyo siday u kala qalisanyihiin ama u kala raqiisisan yihiin warsaduhu

  • @Hage.media1
    @Hage.media1 8 หลายเดือนก่อน

    Waad mahadsantahay wll wana fikir wanagsan

  • @XmdaiIbrihm
    @XmdaiIbrihm 8 หลายเดือนก่อน

    شكرا

  • @KhadrahHussein
    @KhadrahHussein 8 หลายเดือนก่อน

    Mhdsanid zak❤

  • @MaxamedCartanshirexusen
    @MaxamedCartanshirexusen 8 หลายเดือนก่อน

    Maxamed cartan shire xuseen

  • @fadxinasteexmahdi1351
    @fadxinasteexmahdi1351 7 หลายเดือนก่อน

    Ninyow lcg intee la eg ba kubaxaysa

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 8 หลายเดือนก่อน

    Warshad dharka sheey saliid lagu qaso iyo sheey lagudubo yaawanaagsan buskud ilko jabis salid hacunin hana laguugu qaso bur waliba salidaadan aqoon xeer doonfar

  • @razmirafiiq
    @razmirafiiq 8 หลายเดือนก่อน

    Marka waxii noo shegto xagee Ka Kena adiga aya Ku rabma SAA noogu so dhibto

  • @Gabood12
    @Gabood12 8 หลายเดือนก่อน

    Wll wxa an rabay in an bilaabo ganacsi fadlan haday macqul tahay link an kala soo xidhiidho ii reeb

  • @SuldaanFahad
    @SuldaanFahad 8 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @horumardaneeye6077
    @horumardaneeye6077 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @suadgellemuhumed5166
    @suadgellemuhumed5166 8 หลายเดือนก่อน

    Asc wall

  • @abdiwali4669
    @abdiwali4669 8 หลายเดือนก่อน

    Asc wll wan kusalamay
    Walal waxaan youtubka ka arkay mashiin wall wallpaper printer la dhoho oo gidaarka wax kuugu sawiraya bal search garee oo soo ogow hadey thy fikrad lagu shqaysan karo usoo bandhig wlleheen io halka laga heli karo qiimaha io sida u ushaqeeyo waa ubogay runtii in gidaar wax lagu dhajio ayuu meesha kasaarayaa si qurux badan ayuuna ugu sawirayaa gidaarka

  • @sucadcali6452
    @sucadcali6452 8 หลายเดือนก่อน

    First

  • @SuldaanFahad
    @SuldaanFahad 8 หลายเดือนก่อน

    Thanks