Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni,

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 17

  • @mohamedabsiye2634
    @mohamedabsiye2634 2 วันที่ผ่านมา +2

    Mashaal Allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️💯💯💯

  • @khadar917
    @khadar917 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah dawladnimo isku tashi nabad iyo nimco Reer Puntlandow balantu waa shaqo no fadhi ku dirir iyo qayil.

  • @xafunabdi4540
    @xafunabdi4540 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Manshallah toolkey putlanders guuleysta From saciid Harti ❤❤❤

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc วันที่ผ่านมา

    Amal illaahay ha ubarakeeyo guulaysta

  • @ahmedelmi8173
    @ahmedelmi8173 วันที่ผ่านมา

    MashaAllah MashaAllah

  • @bby6
    @bby6 วันที่ผ่านมา

    Viva puntland state of Somalia and their leader his excellency President deni guleysta marwalba inshallah cadowgina ha jabo

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc วันที่ผ่านมา

    Guulayso madaxweyne

  • @Fays2010
    @Fays2010 วันที่ผ่านมา

    Dagmada Amal gobolka mijamaqariye ama magac kaleba u bixi oo Garowe leedahay.

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc วันที่ผ่านมา

    Waa in amal ay bada jiinkeeda hutelo dalxiis ay dhisaan waa ,in ay dhisaan garoomo ay dhalinyarada ku baashaleyan ,waa in dal xiiska ka qayb weyn ah kaqatan waain maaratoonka odayaasha ordisiya si uyaraato cudurada ,sokorta dhiikarta waa in ay dabaasha labarto,waa in shirkadaha ay sameeyaan tiiman ciyartoy baabuurta iskasocoto halayareeyo dadki halugeeyaan

  • @silverloola726
    @silverloola726 2 วันที่ผ่านมา +1

    War Deni Dhis warshado waxsoosaara. Intaad Hotelo iyo guryo diseeysaan, disawarshado yaryar waxeey soo saraan loo dirikaro Ethiopia iyo Soomaalida kale.

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m วันที่ผ่านมา

    Lacagaha kaashka halosameyo sida muqdisho kaashka laga qato mD siciidow

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv วันที่ผ่านมา

    Masha allaah Putland malgelinta kabayasha dhaqale bay mareysaa halka anaga aan xitaa amnigii malgelintiisu anan garin wali

  • @fadumasheikhmahmuod3082
    @fadumasheikhmahmuod3082 วันที่ผ่านมา

    😂Asc mudane mdx wayne meeday lacatiii dalka iyo dadka soomaaliya ?

  • @MjEmpire-w1s
    @MjEmpire-w1s วันที่ผ่านมา

    Jaadka puntland lakenayo Kenya lagasodiro halajojiyo dalka dalanyaro aa u badan hassan sheikh was qaadwale o jaadka kaganacsadho puntland hadi qaadka kajojisid wax badan alaqabsana sibo dalayaradha

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 วันที่ผ่านมา

    Qaadkaa iskaa joojiye reerputaland
    Haddi aad dooneysan 1on waxakaste
    Waaya hagaageyen