Lama Filaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 พ.ย. 2014
  • Lama Filaan waa filim ka hadlaayo dhibaatada Social Media-ha ay u leedahay Mujtamaca. taasoo xitaa gabadho saaxiibo ah inay dhibaatadu dhex imaan karto.

ความคิดเห็น • 134

  • @libinalale3254
    @libinalale3254 6 ปีที่แล้ว +9

    Khadiijo waxaan isla degeneyn jilib xaafada waaberi waan xasuustaa 🤝

    • @ayaanabdulkadir5363
      @ayaanabdulkadir5363 2 ปีที่แล้ว

      Waan maqlay in ay reer jilib ahayd ee hada way iska dagday malaha waayahan ma arkin

  • @mohasaeed1878
    @mohasaeed1878 9 ปีที่แล้ว +4

    hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh walahi waxaan ka fileyey iyo sidaan u qosley waxaan ban lahaa waba dumarkii lo bahnaa dhaqankoodi iyo wanagoodi see intii dambe beerka i cadaadey hhhhhh so so nice flim wlhi hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @axmedismacil3267
    @axmedismacil3267 5 ปีที่แล้ว +12

    gabadha bacwaynaha xiran waxay isku egyihiin farxiya fiska. intii ila fikir ah like ii saara

  • @ifrahabi4834
    @ifrahabi4834 วันที่ผ่านมา

    Kii Jo jacayl, is most beautiful lady, I’m watching fourth times. She is funny and good actress Manshaallah ❤❤❤❤

  • @izamohamed4665
    @izamohamed4665 5 ปีที่แล้ว +5

    Wlh gabadha bacwenha wadata wajeclahay quruxley umah

  • @bashiiromar1598
    @bashiiromar1598 8 ปีที่แล้ว +6

    dumarku hadii afar hadii aysan iskagakeeydhigeen halnaag iyadoow ah way kaxiranyahay

  • @ekraabdulahi3211
    @ekraabdulahi3211 5 ปีที่แล้ว +6

    Waxaan daawaday 3 years ago cml

  • @ubaxbilaan799
    @ubaxbilaan799 4 ปีที่แล้ว +1

    Niin somali imaan malahan ilaay imaanka haku suugo 😯

  • @aishahasan1883
    @aishahasan1883 8 ปีที่แล้ว +3

    Nice wlhi l like this lady m.a

  • @Bigmanting150
    @Bigmanting150 6 ปีที่แล้ว +4

    M.A esh cala movie igadeh....lkn filinka no damestira cml not complete but it s the best movie so far

  • @maahaadahmed6649
    @maahaadahmed6649 8 ปีที่แล้ว +5

    jijo jacelka ay love you macnto

  • @sirwaan44
    @sirwaan44 9 ปีที่แล้ว +2

    sheekadaan caadi mahin waa sheeko xaqiiq ka hadleysa

  • @abdismaedyusuf3281
    @abdismaedyusuf3281 5 ปีที่แล้ว +2

    Faynus sheekh dahir ismoodey wllhi

    • @ifrahabi4834
      @ifrahabi4834 วันที่ผ่านมา

      Kkkkkkk, that was funny. Our feynus sheikh is our best actresses( somaliwood) not Hollywood

  • @nasiibbadanmohamed5291
    @nasiibbadanmohamed5291 5 ปีที่แล้ว

    Inantan jiijo ladhaho wlhi aad ban uga hela clipadeda wlo horay usoco in bdn bad iga qoslisay personal funny Msha alah l like u strecture

  • @makoahmed6684
    @makoahmed6684 7 ปีที่แล้ว +4

    Filinkan wa filin wacan please uyeela part 2 oo siday arintani kudhamaatay soodhamays tra saaxibadeed inay ogaatay inu shkaansaday ninkeedu

  • @alidirir5217
    @alidirir5217 8 ปีที่แล้ว +2

    aad iyo aad bay u wanaagsantahay

  • @barnibaarafrax5551
    @barnibaarafrax5551 ปีที่แล้ว

    Shib iska dheh 😊😊😊😊😊😊

  • @dqali2806
    @dqali2806 8 ปีที่แล้ว +4

    lol where's the rest?

  • @saidabdikaremhersi5576
    @saidabdikaremhersi5576 6 ปีที่แล้ว

    Kkkk. Wlhy qoftan qorshe u degtay....so funny.

  • @mohamedfarah4866
    @mohamedfarah4866 9 ปีที่แล้ว +2

    Sxbkay Cabdi Nasiib sifiican baad uduubteen short movie, sheekadiisana waa beelo,,,keep it up brothers

    • @zamzamabdi2005
      @zamzamabdi2005 9 ปีที่แล้ว

      Yuu the his uuuuuokkkoiklkkkmgghhhhu

  • @umuhoodoayaanumeeymacabdal1109
    @umuhoodoayaanumeeymacabdal1109 5 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkkkkkkk wlhi parsatmoll waa iga qosliyey feynus dahirad is modey ku yeh

  • @aka.n1bulshit935
    @aka.n1bulshit935 8 ปีที่แล้ว +4

    Ree gaalkacyoodkan Waa qatar'jilaa ah

  • @farhandahir6776
    @farhandahir6776 6 ปีที่แล้ว

    Waa ruwayad qiimo leh aad iyo aad

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 5 ปีที่แล้ว +5

    Hhh wiilka yar kulaa o0 hooyo aabe marka uu baxo darbiga mxad sida maska iskugu dhajisa wlhi waa iga qoslisiisay 😅😅😅😅😅ciyaalka wadan waa qosol miran kk

  • @abdisalaamwarsame8527
    @abdisalaamwarsame8527 7 ปีที่แล้ว

    woooow mnsha allh

  • @saabirboy5519
    @saabirboy5519 5 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi gawarta dhaheso ana afar isku ah tas cml aan raba
    Wlhi ina hal gawar bis aan raba o sas cml eh ilaheyo i sahal😍

    • @inaaxmedxasan319
      @inaaxmedxasan319 5 ปีที่แล้ว

      Saabir Bõy kkkk funy tahay

    • @saabirboy5519
      @saabirboy5519 5 ปีที่แล้ว +1

      @@inaaxmedxasan319 kkkkk mxa😂😂😂doqeyga waye hda tahay welcm😂ani iyo adi barakalah

  • @sagalmusse6977
    @sagalmusse6977 5 ปีที่แล้ว

    Walaalayaalow waxaan idin waydiyay maxay Somalidu hadalkooda luuqada kale ay ugu daraan ayagoo waliba jajabinaya? Waa yaab, luuqadeenu idinkuma filno miyaa?

  • @duceysanemohamed7559
    @duceysanemohamed7559 8 ปีที่แล้ว +4

    hahaha Mohamed Barastamool funny waaye wllhi Kulahaa walal adiga Dumar niman kugu xishmenaya ha igu dayin dabeecadada

  • @dushasare2936
    @dushasare2936 5 ปีที่แล้ว +9

    Waxaan layaabana hay ninka oo nagata qabo lahjada uu ku hadlayo waa hadal ad adag koley ama waa mudug ama bari

    • @Qacqaac101
      @Qacqaac101 5 ปีที่แล้ว +1

      hhhh waa Sax Mudug Macaa Ma ahan Waa Nugaaaal Lahjadaa adag Macaa Bari ma ahan Waxa Lagaga hadalaa Garewe iyo aaga Ku dhow

    • @gabarbarichannel9804
      @gabarbarichannel9804 5 ปีที่แล้ว

      Waaa neer grwe hadalka Uu ku hadlayo lahjada kkkk

    • @bitterorsuschenal4213
      @bitterorsuschenal4213 5 ปีที่แล้ว

      Garoowe mahaa ninkan waa rer galgaduud siba cabuudwaaq wana nin marexan ah rer bariga boowe bey dhahan nomaa luqaad dhowa

  • @aminazahra9741
    @aminazahra9741 6 ปีที่แล้ว +6

    Caku iyo ragga somaliyeed damac badanaa janno hadi lagaliana kuma jiro bal waxa kamaqan uu raadinayo isheega

  • @kaahanuura6261
    @kaahanuura6261 5 ปีที่แล้ว +7

    Hhhhh xasid nimada wa fiicntahy sometimes

  • @abdiasisyusuff787
    @abdiasisyusuff787 5 ปีที่แล้ว

    Wa sxb Kay janan mudug boy ahaa hhhh
    Reer cabudwaaq weye ninkan

  • @nalkacadeeyhd7615
    @nalkacadeeyhd7615 5 ปีที่แล้ว

    Plc qebtakale noso galiya

  • @badrikorane5141
    @badrikorane5141 8 ปีที่แล้ว

    masha alah weey wlhi

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 6 ปีที่แล้ว

    Kaas jaceyl Qasaaro dheh.

  • @hodihassan9905
    @hodihassan9905 8 ปีที่แล้ว +4

    suprise ,gumayoo sprise maxa ugu goysey"kutene soo funny lol

  • @yuuyojama1176
    @yuuyojama1176 5 ปีที่แล้ว +3

    Am Somali And I Love Somali ppl All Of The World

  • @AminaMaandeeq
    @AminaMaandeeq 9 ปีที่แล้ว

    Oh my God naxadin loom dhinto lakiin maxaad u dgabeestiri weeden waxa Ka sii danbeeyo inaba caadi ma ahan

  • @warishussein895
    @warishussein895 9 ปีที่แล้ว

    Cadi maahan filmka

  • @ashamohamed6653
    @ashamohamed6653 9 ปีที่แล้ว

    Nicr

  • @mohameddheere3906
    @mohameddheere3906 8 ปีที่แล้ว +8

    abayo jijo jecelka cadi ma ahan riwayadan lkn sodhameystira adinko mahadsan

    • @naimahabdi1229
      @naimahabdi1229 5 ปีที่แล้ว

      inshallh sabtida laso dhamays tira

  • @nasraabda1709
    @nasraabda1709 5 ปีที่แล้ว

    Al sido ula hadlay ayaa kahelay gabadha

  • @sirdhigedhige8708
    @sirdhigedhige8708 9 ปีที่แล้ว +3

    mamada guriga Dagan oo wilka dhashaay waan ka helay markan arko waan qosla

  • @badrikorane5141
    @badrikorane5141 8 ปีที่แล้ว

    aad iyo ada ayan Uga helay

  • @ridwanahmed4157
    @ridwanahmed4157 5 ปีที่แล้ว

    kkk cajib inanta dhane marekanka joga dirac shidah may kulabsnaty

  • @farhiyafarahnoorkeeynan98
    @farhiyafarahnoorkeeynan98 5 ปีที่แล้ว

    Feeynus sheek dahir ismoody kuulaha kkkkmm

  • @mankaboy3963
    @mankaboy3963 5 ปีที่แล้ว +3

    Asc walalayal Subscribed igu sharfa hadey walalnimo jirto

  • @abdiabdi4390
    @abdiabdi4390 4 ปีที่แล้ว

    Dhar gaduuda Ciyaal Xamar Caadi eh Waaye

  • @allxamdulillaah
    @allxamdulillaah 5 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkkkkkk hhoooyo maaxaaaa darbigga isskuggu dhajisaaaa markuu aaaabo baxo siddii maskii..waalaahhi jjiijjo iyo paracetamol jjilitaaankoodda jeclahhahy

  • @rashiid187
    @rashiid187 9 ปีที่แล้ว

    Bishumu guduudan Indho waaaweeyn kkkkkkk.

  • @sabadabdi9426
    @sabadabdi9426 9 ปีที่แล้ว

    Waxaan laayaba raga somalida suits silver kaa xagaayi kaa heelaan fuulxumo kk

    • @shamsoyussufmohamed8669
      @shamsoyussufmohamed8669 6 ปีที่แล้ว

      Sabad Abdi 😂😂😂😂iyo kan white ah wax ka foolxun ma jiraan

  • @waahwah2820
    @waahwah2820 5 ปีที่แล้ว

    Maxaad darbig iskugu dhajisaa sida maskii hhhhhh

  • @baabkakhalifa1464
    @baabkakhalifa1464 8 ปีที่แล้ว

    wan ka helay riwayadan wlhi kkk

  • @raxmoabdi2529
    @raxmoabdi2529 8 ปีที่แล้ว

    nice movie

  • @munahamud1711
    @munahamud1711 9 ปีที่แล้ว

    tani waa lafilaa la dhayalsaday waanay dhacdaa in badan

  • @farhiaalihassan2137
    @farhiaalihassan2137 9 ปีที่แล้ว

    😂😂😁😀😁😂😂😀😂ala dhulka pltlk dadki waa walay bisinkoow

  • @Yfarah1
    @Yfarah1 9 ปีที่แล้ว

    Omg where is the rest? Please complete the story

  • @browniesh7896
    @browniesh7896 5 ปีที่แล้ว

    8:23😂😂😂😂😂 and 8:45 after they snitch on you omg hooyo please don’t do that😭😭😭😭8:49 omg

  • @hanasalahtalawadaagsalah3991
    @hanasalahtalawadaagsalah3991 4 ปีที่แล้ว

    Jiijo alaabtiii dirjiinka kkkkk

  • @iimaanjaamac4931
    @iimaanjaamac4931 7 ปีที่แล้ว +5

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Govinda Le itilmamoysaaay

  • @suheebnuur194
    @suheebnuur194 7 ปีที่แล้ว

    hhhhh yaahuuu

  • @ubaxbilaan799
    @ubaxbilaan799 4 ปีที่แล้ว

    Wahaahi waa runteed raaga somaliyeed America ayeey kacabsadaan 😂😂😂😂😂

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 3 ปีที่แล้ว

    Qofka markay dhibato haayso waxa lagu yaqaan in ay kasuurtowdo aniga iqabo ukugu idhii maxay tahay koobka laysu qabanayo aniga miyaa shaha😋kacabay🤗😎🤓😳🙉🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hanasalahtalawadaagsalah3991
    @hanasalahtalawadaagsalah3991 4 ปีที่แล้ว

    She is funny

  • @farhiyanur5779
    @farhiyanur5779 7 ปีที่แล้ว

    I like his English accent kkkkkk

  • @xubiali7991
    @xubiali7991 5 ปีที่แล้ว +1

    Mmda anbo ku hesto cadi mahan

  • @hodanculusow3248
    @hodanculusow3248 5 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkk cadi ma ahan

  • @fadumajamac2083
    @fadumajamac2083 6 ปีที่แล้ว

    Waana ku dhax jirta

  • @faaraxcabdi2642
    @faaraxcabdi2642 8 ปีที่แล้ว

    wax mataqanan

  • @qadijocumarqadijocumar6368
    @qadijocumarqadijocumar6368 5 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkk

  • @naimaabdi3728
    @naimaabdi3728 9 ปีที่แล้ว +1

    Wow caadi ma ahan plz qeybta labaad so galiya

  • @ayaansaid5197
    @ayaansaid5197 8 ปีที่แล้ว

    hhhh habarteeday Kathy kulaahaa somali hhhhh

  • @nasraabda1709
    @nasraabda1709 5 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhh Maxaa durbika iskuku dha jisaa ayaa Qusul leh nhhhhhh

  • @Mohammed-xf4wf
    @Mohammed-xf4wf 8 ปีที่แล้ว

    kkkk

  • @abdijama6809
    @abdijama6809 8 ปีที่แล้ว

    derbiga oolyo burushatada waaba xusuuus hore

  • @dalkanuurkeeda9089
    @dalkanuurkeeda9089 7 ปีที่แล้ว

    qeyb kale malahan miyaaw

  • @xubiali7991
    @xubiali7991 5 ปีที่แล้ว

    Maxamed rer mudug ninku

  • @bilanadan4981
    @bilanadan4981 7 ปีที่แล้ว +2

    faynuus shiiq daahir kulaha🤣🤣🤣🤣

  • @hodanabdirahman6313
    @hodanabdirahman6313 6 ปีที่แล้ว

    Kkkkk

  • @nasraahmed4513
    @nasraahmed4513 7 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkkkkkk cajb

  • @ayuubahmed6790
    @ayuubahmed6790 9 ปีที่แล้ว

    anagaad noola imaanaysaan caqliga dameerada gabdho saaxiiba ku dheheen war raggad daba joogtaane oo kaalay ragga ayaa xun oo damac badan ilaa hada waxaad ka hadlaysaan inaad ragga bahdishaan ee somaliyey wax isku fala , cadaan iyo madow iyo jaalo iyo kafee , waa isku wada mide rag waa rag uun ama ha damac badnaado ama hakuugu koobnaadeee sida isku dhaama somali weeney waad sii socotaane waxkale soo jila aanan ragga ka ahayn wuxuu ilaahay fikir idin siiyay tan uun baad daba joogaysaan waa waxaad hormar la gaari la,a dihiin ,,,,,, sidaan ku socda achtu schaise

  • @asadyoung069
    @asadyoung069 9 ปีที่แล้ว

    WALAL ADIGA DUMARNIMO AYAAN KAAGA XISHOONAYAA HA IGU DAYIN DABEECADAADA KKKKKKKKKKKKKKKKKKK WUU KA BAXSAYE WLHI HAHHAHA

  • @abdirashidyeedhay9122
    @abdirashidyeedhay9122 8 ปีที่แล้ว

    hhhhhhhhhhhhhhhhj qaybta udanbaysa siday iskufuirinayan ban jahelay

  • @saatahaybaalugulatacaamula4460
    @saatahaybaalugulatacaamula4460 8 ปีที่แล้ว

    hhhh

  • @farhiyanur5779
    @farhiyanur5779 7 ปีที่แล้ว

    hehehehe

  • @hamdahabimana8399
    @hamdahabimana8399 5 ปีที่แล้ว

    faynus cheikh ayaad is muday kuu laha😆😆😆

  • @samircomics5466
    @samircomics5466 5 ปีที่แล้ว

    Subscribe igu kaasbeya wll yal

  • @abdikaafiabdi8495
    @abdikaafiabdi8495 8 ปีที่แล้ว

    L

  • @ddbbddb3479
    @ddbbddb3479 3 ปีที่แล้ว

    Hahahaha

  • @sirdhigedhige8708
    @sirdhigedhige8708 9 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkkkk lama filaan waye wallahi

  • @allemanddem3014
    @allemanddem3014 8 ปีที่แล้ว

    what the fuck

  • @craxmaansiciid2438
    @craxmaansiciid2438 5 ปีที่แล้ว

    Yogit

  • @djjdndnsnbsbsbsbbsbs9636
    @djjdndnsnbsbsbsbbsbs9636 8 ปีที่แล้ว

    በዚው ግን ክቀጠለ ወደፌት ለሚኖረው የህዝብ መተሳስብና መፍቃቀር እየ መነመነ ይሄዳል ስውን ያህል ነገር ወደ አገሪ ልገባ ፍልጋለው ብሉ እጅ ቢስጥ ለምንድን ነው የዛው አገር ፓልሳች ለጫት መግዣ ሲሉ ስውን ወደ አገሩ ክመላክ ይልቅ ለአጉል ደላላዋች ስውን እንደ እቃ ይሽጣሉ ታድያ በዝው ክቀጠለ ኡትዩፕያ ውስጥ ያሉ ጅቡቲያን ላይ ምን ሊደርስ እንደሚችል ማስብ አያቅትም በቃ አንድ ስው ህገ ወጥ ክሆነ ማለት ወረቀት ክሌለው ማለት ነው ለምን ይሽጣል ወደ አገር የመመለስ ስራ ያለበት መንግስት ስር ያሉ ፓሌሳች እንዴት ክደላላ ጋር ውንጀል ይስራሉ

    • @abdullahiahmedmohamed3925
      @abdullahiahmedmohamed3925 8 ปีที่แล้ว +1

      talk english or somali that we can understand what u r talking about coz we are somalians we can't understand amharic

    • @aminohassn3315
      @aminohassn3315 4 ปีที่แล้ว

      .

  • @badrikorane5141
    @badrikorane5141 8 ปีที่แล้ว +2

    aad iyo ada ayan Uga helay