Maxumid sida aad wax noogu sheegtay Dr balse waxa kamaqan in aad sawiradi aad soqaadato oo uu qofku kala ogaado meesha aad ka hadlayso midas waxay fududaynaysa in dadka kugu xiran ay iska ogaan karan waxa haya mahadsanid Dr 🫡👏👏
Dr arthritis iyo rheumatid arthritis maxay kula dewan yihiin aniga waxaa laii sheegay in aan roomatiizan aan qawo da,deyda waa 30 jir waxaan joogaa soomaliya
DR Urur Waad Mahad santahay
asc our best doctor good explantion for this subject.i wish you the best.
Wcs, thanks a lot!
Jazakallahu khayr dr
Waadna ku mahadsantahay cashirrada muhiimka ah
Amazing❤
Thank you!
Mahadsanid dr urur
Masha'Allah
Maxumid sida aad wax noogu sheegtay Dr balse waxa kamaqan in aad sawiradi aad soqaadato oo uu qofku kala ogaado meesha aad ka hadlayso midas waxay fududaynaysa in dadka kugu xiran ay iska ogaan karan waxa haya mahadsanid Dr 🫡👏👏
Mahadsanid!
Horay u soco dr
Mashallah
Mahadsanid
❤❤
I'm suffering wallahi rheumatoid arthritis and psoriasis arthritis
Ilaahay haku caafiyo
@drurur aamiin I'm using 25mg metatraxate injection for rheumatoid arthritis is OK? this treatment
Anaga u hayna daawo runti
Dr arthritis iyo rheumatid arthritis maxay kula dewan yihiin aniga waxaa laii sheegay in aan roomatiizan aan qawo da,deyda waa 30 jir waxaan joogaa soomaliya
Rheumatoid arthritis waa nooc ka mid ah arthritis. 1:09 ayaan kaga hadlay iyo 2:21
mhdsnid
Welcome!
Lugaha sidii qof waayeela bay ixanuunaan anoo 26 hada galaya dawooyin badan baa cunay calcium collegene magnesium iyo supplements kaloo badan wali waa ixanuunayaan orodka iyo jimicsiga waa iiga sii daraa
Intaad supplements qaadan, baaritaanno ka sameyso dhakhtarkaaga!
@drurur afrika joogaa doctor fiican male wadanka joogo Mozambique 🇲🇿 baa ladhahaa