Israel and Pakistaans are Neighbours and they they owe to live together and respect each other’s boundaries and live together peacefully and respecting each other interest. Allahe loves those who respect their neighbours.Fighting only brings disasters unrest and demolition. Stop weapons killing millions and millions of
Dalalka Norway spain iyo Ireland oo qudha ayaa dàacad ka ah kuwa reer galbeedka lkn inta kale waa munaafaqiin la safnaa yuhuuda xooghayaha guud ee qaramada midoobay mr Antonio gutaressna dadaal wayn ayuu u muujiyey reer gaza aaanay carabi muujin sidoo kale dalalka latin america in badan ayaa si buuxda isku garab taagtay sida Cuba Colombia Nicaragua iwm Africa koonfur Africa ayaà si buuxda u taageertay lkn carab ayaà si kasta dadka ugu dulisan waxba Uma qaban ree gaza marka laga reebo qadar iyo algeria
Please President DonalTrum become a peaceful leader and mediate leaders of the world to live together with peace and respect each other.we know America is strong in the government in the world but Super Mighty God Allah is the strongest and most powerful.
Qadar ayaan kaga kalsoonahay masar oo la aamini karo lkn qufulkaa aan furaha lahayn ee netanyaahu ayaa xidhe u noqon oo ka wakiil noqon in uu fulin doono wixii lagu heshiiyey
TRUMP albabadii jahannama ku fyurmay. sababtana waa qiyanadaan hadda aan maqlaayo weiba maanta mid kala ku fyurantay reer Falastiin Allah u hiilinayaa waaxa qabsan doonaan Daanta Galbayd iyo Quddus iyo Qazza waa arki doontaan InShaaAllah!
wax ka jira ma lahan heshis kas wadna ogan donta israil marka dadka lo si dayo galka ayay bilabaysa mel ku qor hada mida kale maraykanka israil ayuu la jira hadi turky ay ka urinayan in u xamas la jiro yuhudaba waxa la jira rer galbed o dhan lkn waxa mucgiso ah waxa is dagalayay 1 year and have hal sano iyo bar waa dad 50 years go don ahay o shacab ah iyo dawladaha adunka ugu tunka wyn ilahay baa u hiliyay markay wax u hiliya wayen rer Gaza # 1 waye yuhuda o maraykan gadal ka tagan yahay waxay ku balameen o ku heshiyen dadka ha nalo so dayo kadib an ku bilowno xabada lkn yaa uga lita hadaba waa laga adkaday hana dad kale ayay so qabsan donan mar dambena la isma amini dono sheda kala soco waxa dhici dona
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
Asc habeen wanaagsan bahda HBN online TV sxb mowliid xaaji barnamijka falanqenta caawa Guul xuuti inshaa alaah
Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah
Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega isriil dhulka allha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️ 🙏 💯
Thanks 👍
Mansha alaah ❤❤❤
Baxa Oo Baxa Cuduro Xun Alle ha 🆔inku Dhufto Waa Cadaw Aad u Xun
Alle Ayaa sheegay Rabiyoow Jabi oo Rubci Iyo Caabsi ku Rid Yahuuda
Masha alaah ilaahayba mahadle faalaastin guuul wayn ilaahow kuucawi shahada mujaahidinta ah guuuul wayn
Guul inshallah
Masar waa mas madow dhagar teeda ayaa reer Gaza halkaa dhigtay
Mahadsanid
allow u hili reer falastiin iyo muslimka
Ilaahow Jebi Yuhuuda InshaAllah
Inshallah ❤
Mowlid is very energetic afsomalina waladameyey, guleyso saxib.
Guul guul guul guul falastiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin
Yuhuud iyo maraykan dhagarka kasta ay doonanyan alle haku cesho
Allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar
Masha allah mowlid guul xamaas iyo xuuti
Alahu akba guuul way faalaastin maasha alaah ilaahayba guuul way nagucawiyay
Dad illahay aaminsan iyo qadarka Allah ya kabadinaya no one may Allah make it easy for innocent people 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🇵🇸🫂
Cafwan waa barnamijka qubana HBN online TV sxb mowliid xaaji
اللهم صل وسلم على سيدنا وحبيبنا محمد
Inaalilaahi wainaa illayhi raajicuun allaah AHU
120 QOF REER FALASTIN KA SHIHISDAY
KUFARTA ALAAH HA HALAAGO AAAMIIIIN
Allow ugar gaar walaalaheena reer Qaza oo culeeska ka dulqaad yarabi 🇵🇸
ansarula rag rag dhalay guuul 100%0xms sarup qudus iyo qasa dhaman muqawamada musliminta ha jabto cadowga ter falastiin guuuul insha allaah
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
ilaahay oo cadli ah ayaa jooga ishiisu ma hurudo way guulaysan reer falastiin insha alaah
Allow caawi yaa rabbi Allow guulee yaa rabbi falastiin
Allaahu AKBAR Allaahu AKBAR Allaahu AKBAR islamku ha guulaysto insha Allahu Guuul
Ilaahow quwe faalaastin guul wayn xamas
Ku.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Waa heshiis aanan horay usoconeeyn
Nabad waarta allaha siiiyo reer Gaza iyo dhamaan reer falastin. Amiin yaa rabbalcalamiin
Khair insha Allah
Waa war wanaagsan
Masha Allah
Meeshaas khiyaano adagbaa muuqat allow sahal
Nacaladii ilahay haku dhacdo ban gafiir iyo inta lamidkaa
Wllhi wax iga farxad badan ma arkin illaa waa jannaddii weye
Mash alh
Walee israa,iil
Lama aamini karo
Waa runtaa quraankaa lagu sheegay inaysan balan lahayn
Alhamdulillah bax dheh
Masar iyo Qadar biyo iyo caano mahan lkn Arinta Alle ayaa maamulaya arinta siduu doono bay noqonaysaa
Guul muslimka
Israel and Pakistaans are Neighbours and they they owe to live together and respect each other’s boundaries and live together peacefully and respecting each other interest. Allahe loves those who respect their neighbours.Fighting only brings disasters unrest and demolition.
Stop weapons killing millions and millions of
Israel wey jabtey 46k falastin geeridoo du wa guul moral jab iyo qomamo alxamdu lilaah xamaas guul
Dalalka Norway spain iyo Ireland oo qudha ayaa dàacad ka ah kuwa reer galbeedka lkn inta kale waa munaafaqiin la safnaa yuhuuda xooghayaha guud ee qaramada midoobay mr Antonio gutaressna dadaal wayn ayuu u muujiyey reer gaza aaanay carabi muujin sidoo kale dalalka latin america in badan ayaa si buuxda isku garab taagtay sida Cuba Colombia Nicaragua iwm Africa koonfur Africa ayaà si buuxda u taageertay lkn carab ayaà si kasta dadka ugu dulisan waxba Uma qaban ree gaza marka laga reebo qadar iyo algeria
Masr waa dawlad daciif ah oo wixii la rabo loo yeersho Somalia wax badan ma dhaamaan
😂😂😂😂😂😂😂😂 waa Sax in ee qaataan aarsi naal
Haduu isku halaynayo netanyaahu dawlada maraykanka lkn reer gazana waxay haystaan allaha aduunka abuuray
Sababtoo ah ciidanka waxay soo taabteen xaqiiqda
Soomaalida waxay ku maahmaahdaa
Ceel ningalay baa laga waraystaa
Baga iyo kulcad ! Ayaguba Maxay
Daraad sameeyeen eydu!!
MSar xiligan cid Karabto Cawinad waxna yeysN borka isku qarin alxamduliLh alla mahad usugnatay
VIVO HBN TV
❤❤❤
Alxamadull hadi reer falstin EE nabda helan xuti ilahya ha guuleyo waxu Garba isatga buxu u siiya reer falstin mansh Aallh
ARSENAL FANS ODAYGAA WA INA ANFACAYA WERAR LA ANA INA HEYSA SXBAYAAL 😂😂😂
Asc. Mowliid. Waxaan. Aragnay. H BN. Kale. Ma Adigaa. Noqday. (2) H B N. Mise. Waa. Ninkale. Waa. Fahmiwayay. Ee. Wax. Noo. Soo. Sheeg. Saaxib
Please President DonalTrum become a peaceful leader and mediate leaders of the world to live together with peace and respect each other.we know America is strong in the government in the world but Super Mighty God Allah is the strongest and most powerful.
Won’t work they can change anytime.
Asc. Ustaad mowliid. Arinkaas. Isir sifeynta. Ah. Xitaa. Mareykan. Wuu. Ogaa. Biden. Laftiisa. Heshiis. Bay. Ku. Ahaayeen. Biden. Iyo. Ntyahuu. Balse. Ilahey. Ma. Dhihin. Oo. Maanta. Waad. Aragtaa. Guusha. Ay. Gareen. Maanta. Ilahey. Ha. Ka. Dhigo. Dhab. Heshiiskaan gaalo. Waa. Jabtee
Kai havertz lagu badala😂
Waxaas dhan waxaa ka muhim san dowlad ma helayan intaan dad laga dilay oo la xasuuqay
Qadar ayaan kaga kalsoonahay masar oo la aamini karo lkn qufulkaa aan furaha lahayn ee netanyaahu ayaa xidhe u noqon oo ka wakiil noqon in uu fulin doono wixii lagu heshiiyey
✌✌✌
war habarka wuu khalkhalay caafimaadba ma qabo xaaladiisa maskaxda waa bilaa caafimaad nataniyahu dee ha shakiyo maxuu qaadi
Wajiga 2aad iyo kan 3aadba dhaman walaqexay waxalagu heshiyay habraca iyo sida lofulinayo ok wamaxay marka qodobada cusub olagawada hadlayo wajiga 1aad kadib? mise qiyana kujirta halkas laysla ogyahay oxamas larabo inxujo logadhigo inay katanasusho mamulka qaza?
Asc
Aniga meejan heshiis ugama jeedo lkin allaah bay leeyihiin
HBN
Mawliid masarna maxaa lasiiyey
😒🤔🤔
Ragbaa jilibka u aasti difaaca gaza
FALASTIIN guul
Ustaad mooliid arteeta waxaad isla joogtaan landan marka adigoo ku mahdsan rayigaan fiican aad soo jeedisay cayatooygaan 62 jirka ah inji sooqaato si uu goolalbadan ugu dhaliyo arsinal
Caaw waa 20 mowliid
Reer arsenal 😂
Masar hada yaa wax uga baahan
Mowliid aad baad umahad tahay
Waxeey rabaan ineey goortay doonto eey soo duqeeyso
Miyaanay marka lasiidaayo maxabiista kadib maanay dagaalka jeebkiisa bilaabin doonaan yaaka celinaya dagaalka waxan qabaa inwado banaan lagufuray falastiin
Wayab ala maxay faqday yuhudu 😅😅😅😅😮😮😮😮
18 maha waa 19
Saxb arsenal uma baahna idinka aa u bahan
Xamas.iyo xuutiyinta.xisbullahi ayaa
Ladagaalamay Yuhuudi wayna ka
Guulaysteen ilaahayna wu jabiyey
Yuhuud iyo inti taageersanaydba.
Saraaya alqudus iyo alqasaam
Wellee askar badan wa toogteen
Ilaahay ba gacmahooda iyo lugahooda
U adkeeyey
Ruush wado halaq ayuu noqday waayo waa nato cida weerarka ku haysa lkn marna jawaab ku haboon kama bixiyo
Israel lama aamino karee cabsi weyn aya ka qaba hishiiskan in Israel dagaalka dib u bilaawdo’ shacabka walalhen illah dagaal kle dib uguma celiyo.
🥘 needed
Shaki ma ahan ee waa khiyaano cad waadna ogaan doontaan Israel & mareykan waxey u heystaan iney umadaha kale ka caqli badan yihiin
Waan kugu raacsanahy ma.aaminsani , waxa meesha kasocdo oo dhan balse aan aragno
Ilaa saacada udanbeeysa
Koley xamaas waxaas way ogtahy dhankoodana way diyaar sanaayaan qorshohooda
Hatscasilo xaramiga argagixisada ah awalba 2ildhiban barlamanka kulaha asalmadorsha ah wuxu karkisa xoqanjiray xaramiga kale maliyada
Masaarida yay waxb boorka isku qarin waaa la,ogsoonayahy waxay thy iyo waxay guday
Moliid subax wanaagsan afkaaga caano macaan iyo caafimaad kucab
Xabad jojinta khasabay Israel ku ogololatay, xamasbana ku dirqiday
ninjas waxay ahaytd in laga wacaa ICC halkans maxkamadda lagu saaro wasaqa dad buu dhameeyay
TRUMP albabadii jahannama ku fyurmay. sababtana waa qiyanadaan hadda aan maqlaayo weiba maanta mid kala ku fyurantay reer Falastiin Allah u hiilinayaa waaxa qabsan doonaan Daanta Galbayd iyo Quddus iyo Qazza waa arki doontaan InShaaAllah!
Aloow adigaa madahleh jabiyey cadowgii aqbalayana
Ducadaanadii
wax ka jira ma lahan heshis kas wadna ogan donta israil marka dadka lo si dayo galka ayay bilabaysa mel ku qor hada mida kale maraykanka israil ayuu la jira hadi turky ay ka urinayan in u xamas la jiro yuhudaba waxa la jira rer galbed o dhan lkn waxa mucgiso ah waxa is dagalayay 1 year and have hal sano iyo bar waa dad 50 years go don ahay o shacab ah iyo dawladaha adunka ugu tunka wyn ilahay baa u hiliyay markay wax u hiliya wayen rer Gaza # 1 waye yuhuda o maraykan gadal ka tagan yahay waxay ku balameen o ku heshiyen dadka ha nalo so dayo kadib an ku bilowno xabada lkn yaa uga lita hadaba waa laga adkaday hana dad kale ayay so qabsan donan mar dambena la isma amini dono sheda kala soco waxa dhici dona
𝐀𝐬𝐜 𝐡𝐛𝐧 𝐰𝐚𝐱𝐧 𝐫𝐚𝐣𝐞𝐲𝐧𝐞𝐲𝐧𝐚 𝐢𝐧𝐚𝐚𝐝 𝐚𝐝𝐢𝐠𝐮 𝐧𝐨𝐬𝐨 𝐝𝐠𝐮𝐝𝐛𝐢𝐧 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐭𝐢𝐝 𝐢𝐧𝐬𝐡𝐚𝐥𝐥𝐡 𝐰𝐚𝐚𝐝 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐧 𝐭𝐢𝐡𝐢𝐢𝐧❤
Qadar iyo masarba inlaqiyanayo waycadahay lakin waxafiican warega horaba inykafekeran tagero dhankastaba dhamaystiran inay gudaha ugusidiyariyan olagusogarikaro wayo israil wexedu waiman la an iyo dhulbob umasocoto xamas