MISS UUNSI & NINKEEDA OO WAASHAY WEEY ISKU SOO LAABTEEN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 53

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial  2 วันที่ผ่านมา +5

    Miss uunsi & Ninkeeda yaa qaldan? Like saar & subscribe thanks

  • @SahraDahir-v6j
    @SahraDahir-v6j 2 วันที่ผ่านมา +3

    Abdifatah caadi iska dhig ❤ManshaAllah

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 2 วันที่ผ่านมา +4

    Ms.Unsi waa narcissistic asagana waa jilicsanyahay ama malakal mood ayaa wadho. I'm sorry for him 😔

  • @PrincessNajah
    @PrincessNajah วันที่ผ่านมา +1

    Doqantu inanka way jeclatay wayna kawaynthy maskiinka so baxso ii imay kutidhi😢

  • @safiyoali3131
    @safiyoali3131 2 วันที่ผ่านมา +1

    waa ninkaxuunsan.. awelbaayaabanaa naagbaa igaraacday...

  • @AxlaamAxmed-xk5zp
    @AxlaamAxmed-xk5zp 2 วันที่ผ่านมา +3

    Alle haku daayo arimahooodo Alle ha u saqiro❤❤❤❤❤❤❤ Allahuma aamiiiin❤❤❤❤

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 2 วันที่ผ่านมา +2

    Aad iyo aad maxamed iney dhameystirto ayey ka baqayaan miss uunsi waa halis qof ku jecel saas kuuma disheen !!

  • @Xasbunalahwanimcawakiilan
    @Xasbunalahwanimcawakiilan วันที่ผ่านมา

    Bismilah adigu buskudow maxaa uheysanweydey taadi😢🎉😂❤❤xasbunalah
    Dadkan ka fuq❤hooyo fiican Maqabo naa Wilka naayuusan kaa waalan wiilkaaga intaad u diide xaaskiisa iyo canugiisa❤🎉😂🎉

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 2 วันที่ผ่านมา

    Absolutely maxamed !

  • @Xasbunalahwanimcawakiilan
    @Xasbunalahwanimcawakiilan วันที่ผ่านมา

    Bismilah adigu buskudow maxaa uheysanweydey taadi😢🎉😂❤❤xasbunalah
    Dadkan ka fuq❤

  • @samsammaxamed8209
    @samsammaxamed8209 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ilhw wiilkan jacaylkiisa u sahal😢😢😢😢

  • @Xumeey
    @Xumeey 2 วันที่ผ่านมา

    Waad qaldantahay madeey ha disho hadeey rabo ayaga waa iska jacel yihin😊

  • @naciimaxasan448
    @naciimaxasan448 วันที่ผ่านมา

    Buskud ma Adaa marqaati ahaa markii ay xaniinyaha ku dhufanaysay
    Allaah kabaq oo beenta dhaah

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 2 วันที่ผ่านมา

    Yaa rabi

  • @sacdia1238
    @sacdia1238 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ninraga naagtiisa ka adag nacasna asagaa ka adag marka wiilkaas waa wiil wanaaagsan Unsiyeey wiilka unaxariiso nacas lajecladay hanoqon

  • @maryami2299
    @maryami2299 วันที่ผ่านมา

    Gabadhaan meets sano bay reeked qabiilahaan ugu diiday even ayadaa u carartay

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waa nin naagtis doonaya haday isku alabtan maxaa ku jaben waligeedba laysku laban hire ninka nasgtisa jecel waa sidaa

  • @IfrahShelmi
    @IfrahShelmi 2 วันที่ผ่านมา

    Aadbaan uga xumaha dhibka lamaanahaas lagu hayo waxaa wanaagsanaan leheed in waalidiinta iyo qaraabada wiilka ay ka dhafaan diminta qooska sax ma ahan in qoos la dumiyo ee waa in la isku maslaxaa

  • @safiyoali3131
    @safiyoali3131 2 วันที่ผ่านมา

    nin cad oo dheer oo nacasa umahorayn..

  • @farhadanolasha9761
    @farhadanolasha9761 2 วันที่ผ่านมา

    👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 2 วันที่ผ่านมา +1

    Marku cafimado ladaweye naagti

  • @MaryamMohamed-v4s
    @MaryamMohamed-v4s 2 วันที่ผ่านมา

    Film waaye inuu dilo armuu rabaa

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 2 วันที่ผ่านมา

    Adigu ma waaleyd markii muniiro kuleheeyd hooyadaa caay
    Adiguna ma waaleeyd A mucaashaq mawaala ee jeceelka ayaa waalan.

  • @KawsarOmar-wy4bp
    @KawsarOmar-wy4bp 2 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢naabsii haagali dooqon

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn 2 วันที่ผ่านมา

    Ninkan familigisa ha dayaan jugtiyo u xiise markan 2lugood haka jajbiso ama si nab kuwada jogayaan 2daas mid waye 😂😂😂

  • @safiyoali3131
    @safiyoali3131 2 วันที่ผ่านมา

    hooyadiis waxaysan raalika ahayn kumafaa idaayo.. kii qooraha lagatumay maahan miyaa. waabahal nacasa

  • @safiyoali3131
    @safiyoali3131 2 วันที่ผ่านมา

    nacaskaan naagtiidhashay baa dhibqabta

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 2 วันที่ผ่านมา

    Xasbiya laahu wanicmal wakiil

  • @IfrahShelmi
    @IfrahShelmi 2 วันที่ผ่านมา

    Wiilasha you tubareyda waa qaldanyihiin in wiilka laga dhigto wax lagu maadsado wiilka qalbiga u dhisa

  • @luulmaxamed2257
    @luulmaxamed2257 วันที่ผ่านมา

    Ninka Ragaa lama ciilo qaalbigiisa ilaaliya wiilkiina yuusan idinka waaalan

  • @bosteyaabdulle1078
    @bosteyaabdulle1078 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ninkan waa qaldan yahay marka hore waa nin wax heysanin,nagti shalay dishay baa laga celcelinaa,hooyadi buu didan yahay hadalkeda waa hooyadi shalay daweyneysay,caku caku

    • @saynabibrahim4703
      @saynabibrahim4703 2 วันที่ผ่านมา +2

      Inuu hoyadiis warkeeda yeelo ayaa u kheyr badan aduun iyo aakhiraba waa hoyo siduu cumugiisa u jecelyahay ayey u jeceshahay tankale markey halkan joogtay so muusan arkin cunugiisa maxuu sidaan u sameynaa

    • @bosteyaabdulle1078
      @bosteyaabdulle1078 วันที่ผ่านมา

      @@saynabibrahim4703 Waa doqon u firso talo waalid qofki diida waa dulubayaa,manta arki maayo oo qooq baa haya,lakiin waxan sugeynaa malintey kow ka siiso Jini Uunsi.

  • @ladanrooblle6157
    @ladanrooblle6157 2 วันที่ผ่านมา

    Waa nin jecel raba inuu reerkiisa lamidoobo wuuna ka arigti dheer yahay

  • @rabiiconuur8549
    @rabiiconuur8549 วันที่ผ่านมา

    Buskut adiga miyaa dad wax ka sheegaysid yaab aniga ayaa arkay.

  • @AmaalCabdiraxman
    @AmaalCabdiraxman 2 วันที่ผ่านมา

    Ilahow isku soceli lamanaha 😢

  • @farhiyoali791
    @farhiyoali791 2 วันที่ผ่านมา

    Waalidkaa wuxuu raali ka aheen ha sameen

  • @degaa1276
    @degaa1276 2 วันที่ผ่านมา

    Ninyahoow Allah kacabsi

  • @ZamzamFrx
    @ZamzamFrx 2 วันที่ผ่านมา

    Wuu Xanuunsan yahay

  • @FatmaMohammed-bs1vk
    @FatmaMohammed-bs1vk 2 วันที่ผ่านมา

    Somali iyo Jaceil mxa kalahasto 😂😂😂

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 2 วันที่ผ่านมา

    Waligeedba lays dili jiray dagalka miss uunsi way ku curate inay ka tagtay ahaydisag ilmaha midna inay waxa gaadhsiso may ahayn

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 2 วันที่ผ่านมา

    Hada is jeceshihin anaga maxa naga. Galay ma anaga in kala dirnay

  • @ashamohamed7006
    @ashamohamed7006 2 วันที่ผ่านมา

    Waad wada jiran tihiin
    Xaraan ayaad wada barateen ok barawaha aad shegesaan waan gobol oo madax wene u ah lafta gareen ok ka dhamaada weyna isla degi jireen weli good raxwen iyo cida bara waha waxaa idin haysto nafsiga mudane madax wene Mohamed siyaad bare janada Allah ka warabsho inshallah idinka sow ma ahan dhulka Allah idinla jero inshallah dhul gariir Allah idinku furo umada waad dhibteen
    Boob dhac dil xasbunallah xasbunallah wanec I mal wakiil yahuu

  • @mohamedisak4827
    @mohamedisak4827 2 วันที่ผ่านมา

    War kan wa jilicsan

  • @rabiiconuur8549
    @rabiiconuur8549 วันที่ผ่านมา

    Adiga guriga maa Iska fadhisid l oo hooyadaa la joogtid dadka ha lugooyin.

  • @Maria28832
    @Maria28832 2 วันที่ผ่านมา

    WARYA EELAAY WIIQ BUSKUD BEENLOOW AAMUS KIR

  • @user-bk3mq9sz7
    @user-bk3mq9sz7 2 วันที่ผ่านมา

    Dadka been haka abuurin ma waalan sidaan irsaqada aad ku hesho waa xaraam diinkana waa taqaan

  • @KawsariinaChannel
    @KawsariinaChannel 2 วันที่ผ่านมา

    War, umadda ka xishood, xayawaanyohow maxay tahay aflagaadadan waawan , qofkii umada ku xadgudba qofnimadiisa ayay ka jarantahay sorry 😢
    Shalay bay arintani adigay kugu dhacday oo adoo saa u eegaya lagaa qaaday marka miyaad jilicsanayd markaa

  • @ashamohamed7006
    @ashamohamed7006 2 วันที่ผ่านมา

    Darood Darood jira oo joga Viva Viva Viva axmed modowe Viva Viva khoor khoor Viva lafta gareen Viva dani Viva

    • @ahmedabdi5747
      @ahmedabdi5747 2 วันที่ผ่านมา +2

      You are out of topic

    • @HaboonDucale-k2d
      @HaboonDucale-k2d 2 วันที่ผ่านมา

      Axmed madoobe dad maskiina oo aan dagaal wadin buu dilay mida kale Ogadeen waa Etopian waaayee maxaa dhigay somaliya Oramada Axmed waa Nin Goday ku dhashay dadkan Siyaad Bare baa meesha ku abuuray waar dadka dhulkoodii uga baxa go back to Aware iyo Goday. injirtiirtii Awoogaa ku noolaa. Agfheer ilaa jaahil Badowiya Histarigiina ogolaada oo dib u raaca iyo Gaajo foqol Gaajo

  • @IfrahShelmi
    @IfrahShelmi 2 วันที่ผ่านมา

    Aadbaan uga xumaha dhibka lamaanahaas lagu hayo waxaa wanaagsanaan leheed in waalidiinta iyo qaraabada wiilka ay ka dhafaan diminta qooska sax ma ahan in qoos la dumiyo ee waa in la isku maslaxaa