ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

MAXAA LAGU DHIGAY FAARAXII YIRI NAAGTAN SHUKANSADO MARWOOY II CASUUN KABTAYDII MA,ARAGTAA KADHACDAY🤣

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 เม.ย. 2023
  • #ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

ความคิดเห็น • 155

  • @maryansulayman957
    @maryansulayman957 ปีที่แล้ว +9

    Ayaaney gabdha habo yarteed waa naag dhiig leh wlhi😂waxa so xasustay gabdhi hada ka hor hooyded nagta garacese oo u maseresay 😂

  • @haliimohusseinali9923
    @haliimohusseinali9923 ปีที่แล้ว +2

    Sheeko cajiiba ayay ahayd ayaanay dhiira galin taana waan ku farxaa nololow intay nololi jirto

  • @faatimamohamedabuukar7936
    @faatimamohamedabuukar7936 ปีที่แล้ว +6

    Jah aniga waxaa iga gadan habaryarta wlhi❤❤😂😂

  • @ubahdhool8158
    @ubahdhool8158 ปีที่แล้ว +19

    Masha allah illahay nolo shada dambe hakuu barakeeyo wll sheekadan waxay cashar utahay naag kasta oo nin xaasleh shukaansato walee qaar an ogahay kuhabonaa sidaan😂😂😂

    • @faadunashaafi6800
      @faadunashaafi6800 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkk Ubah xbbti xabad kaaga miyey gadgad kuhayaan kuwasi

    • @ubahdhool8158
      @ubahdhool8158 ปีที่แล้ว

      @@faadunashaafi6800 maya 🤣 mid aan saaxibo nahay waan uga taag wayyy

    • @faadunashaafi6800
      @faadunashaafi6800 ปีที่แล้ว

      😂

    • @maqcuudyusuf774
      @maqcuudyusuf774 ปีที่แล้ว

      Scw abaayo mcn alaah dartii ayaan kugu jeclahay waxaaan asxaabtaada ka codsanayaa inaad adiga iyo asxaabtaada ii duceeya jizakumulaahu qayra wajisaa abaayo mcn

    • @nasteexojamac7019
      @nasteexojamac7019 ปีที่แล้ว

      09

  • @faxdiali8741
    @faxdiali8741 ปีที่แล้ว +2

    Ascabayo ayaangobdoon aalh kuxafido malmahan wan maqanay talefank ayaiga halaba Masha allh Walhi wan kuxisa Abayo allh kusharafo xabibiti 😘😘😘😘😘😘😘❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว +5

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 ปีที่แล้ว +3

    Jah dhiigaa igu kici rabo jah😂😂😂😂😂😂

  • @Farhia-
    @Farhia- ปีที่แล้ว +4

    Caawa waso dhaqsatay qalbiyey kheyr allaha kusiiyo❤

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali9616 ปีที่แล้ว +5

    Dadka qaar dadoda iyo aqligoodu isma leh 😂😂😂balayo karacday maskaxdaas habar yarted katimid cadi maha waxa igu daran nagta sugaysay intay guri islamed timid cunto 😂😂anisoy Allah kubarakeeyo rer kaga qurxoon masah Allah ❤❤❤🎉

    • @sacdiyomaxamud3990
      @sacdiyomaxamud3990 ปีที่แล้ว

      kkkk waanba la yaabay naag aan ninkeeda shukaansado sideen uga yeelaa aan ku martiqaado

    • @fatimahodey
      @fatimahodey ปีที่แล้ว

      Inay gabadha yar bahdisho bay utimid

  • @aniishxikma2785
    @aniishxikma2785 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa allaah waan jeclahay gabdhaha kartida badan wlhi aniso samiday qisadaadu waa cajiib
    Wlhi alle samiday daay ha isku kiin daayo qaali ayaan cadey adna ale haku barakeeyo

  • @user-sw1to8jc9u
    @user-sw1to8jc9u ปีที่แล้ว +3

    Wcs ayaan cudooney maasha allah abaayo guulayso goor walba

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm ปีที่แล้ว +4

    Wcs wlshey ayan mahad sanid hadan niyada kuku hay mcney hadan ku firsaneyn maba qabsan karoo howsha muqalo horan ku shaqestaa abyo ilahey hano kaa xafido wan kuku tashana xalay xajika kulaha gabdhan wad jeceshahy Mar walba wad firsatA War kuso bir wax bad ka faideysahe ban ku dhahy abyo alh noka xafido ayan quruxey

  • @maskiiney143
    @maskiiney143 ปีที่แล้ว +3

    Habaryarta waa naag nool walle

  • @nimcoqaali3446
    @nimcoqaali3446 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah xbbti allah ha ku sharfo ❤❤❤

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 ปีที่แล้ว +3

    Habar yarta dhibleey waa

  • @queensacdiyo402
    @queensacdiyo402 ปีที่แล้ว +8

    Wcs ayaney caawa anaa uhoreeyo 🎉 m.a abyo alllah kuxafido ❤ ayaney waxa niiga codsanaa inaa magac iigu bixisaan walashy iga weyn ayaa gabar dhashay Allah ubarakeeye waxa liidhahay gabadhad habayarta u tahay adaa magac loobixiyo laga rabaa ama magac ubixinaysaa ee magac ukeen oo s kabilowdo oo magac gabar oo shidan ayaa rabaa inaad iiga caawisaan magacaas lo bixinaayo ayanay adiga iyo asxptada idinka sugaa magacaas ❤inta Owlad haysan Allah xasiiyo inta haysatana Allah ubarakeeyo Aamiin plz codsigayga ii tixgeliya gabadhaas idinkana habaryar ayaad utihin sidaydo kle ❤ Allah idin barakeeyo dhamantiina 💋😘 plz codsigayga iitihgeliya😊❤

    • @Kowther-41
      @Kowther-41 ปีที่แล้ว +2

      Safiyo ama siima

    • @zagal_faisal1013
      @zagal_faisal1013 ปีที่แล้ว +2

      Aswaan

    • @MalyuunAbdu
      @MalyuunAbdu ปีที่แล้ว +2

      Malyuun ubixiya ani igu magac dara xpptyy🥰

    • @Kowther-41
      @Kowther-41 ปีที่แล้ว +2

      Warada magaca s laga rabaa 😂😂

    • @queensacdiyo402
      @queensacdiyo402 ปีที่แล้ว +1

      @@Kowther-41 Haa weli mafahminaa umalaynaa

  • @umfuad4641
    @umfuad4641 ปีที่แล้ว +3

    Ayaan abaayo waaan kugu cusbahay bil cml kugu xeranhy waligey comanti kuma so qorin waaan xanunsanhy iso duceya adiga iyo asxabta mudo sanado ayaan caajis iyo jiro dareema 😢😢😢

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว +2

    Waaaw maanta anaa u horeeyo maash'allaah tabaarakallaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Ayaan Goobdoon ❤❤❤❤❤❤I love you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ifraaxabdilahi2882
    @ifraaxabdilahi2882 ปีที่แล้ว +2

    Asc ayaan sharafey Alle ha ku xafido adi family kaga ❣️❣️❣️❣️❣️❣️

  • @asliali5210
    @asliali5210 ปีที่แล้ว +3

    Alla ayaaney somali war lagu jaray mxaa kutaqaana waba sugi waaye😢😢😂😂❤❤thnks mcnteyda

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 ปีที่แล้ว +2

    Saan kuuu sugaaay leeeee ayàaaaaneeey

  • @mulkimicraaj-ig4nn
    @mulkimicraaj-ig4nn ปีที่แล้ว +4

    Ugu dambeyn qisadii guur ku soo dhammaty ❤
    Dhammantod Alle ha isku waariyo

  • @faizaaden2987
    @faizaaden2987 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah wllhi ayaneey qebtaan waa funny 🤣🤣🥰

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 ปีที่แล้ว +1

    M.a abayo Nolol farxad leh kuu Rajeynah

  • @mudanibra4889
    @mudanibra4889 ปีที่แล้ว +1

    jah manta number one inta iga dabysa wan Idin salmy

  • @FardusMohamoud-rv1ug
    @FardusMohamoud-rv1ug ปีที่แล้ว +1

    Habloo iska jir inaad xaasleh shukaamsataan dhibtaaye kuwabadba kaimankarta wugfanbey khaurbey ku dhmaatey

  • @nashadhussen9212
    @nashadhussen9212 ปีที่แล้ว +2

    Wsc Ayaan goodbon qll xiid sorry 😢 Wooow 🤣🤣👍😭😭👍👍😭🥰😭👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💋👌👋

  • @Ayaan___channel
    @Ayaan___channel ปีที่แล้ว +1

    M a alaah

  • @ahmedosman4023
    @ahmedosman4023 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan mahadsanid waad naqancisey maasha Allah.

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 ปีที่แล้ว +1

    Wcs ayaan qurux masha Allah Alle hakuxafido Qaali ❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ikrannaasir6420
    @ikrannaasir6420 ปีที่แล้ว +1

    Horay uscoc wllshey mcn❤❤❤😊 200k insha Allha❤

  • @abdirizakosman557
    @abdirizakosman557 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh qiso an ka hele wye wlahi m.a. Adneh habo Tnx waqtiga qimaha badan na siiso jazakalh hbo

  • @iqracabdi8755
    @iqracabdi8755 ปีที่แล้ว +1

    Waaa sheeko qosul padan Qaybtan

  • @djjeceloww6171
    @djjeceloww6171 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan gobdoon waan kusalmay

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว +1

    Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allaha kuxfdo mashllah abyo guleso

  • @najmaahmed4139
    @najmaahmed4139 ปีที่แล้ว +2

    Wcs xbbti ayaan hore usoco

  • @sahrasahra1913
    @sahrasahra1913 ปีที่แล้ว +1

    Naa ayaaney inaa howsha kugu qabsooyo oo wiliba anoo faro qoyan comment ku soo qorooyo😂😂😂❤

  • @najmo2679
    @najmo2679 ปีที่แล้ว +1

    Ani hadakusoobiray abaayo mcn ♥️

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว

    Masha Allah❤❤❤❤ Jazakallahqeer💯💯

  • @Kowther-41
    @Kowther-41 ปีที่แล้ว +3

    😂 ala habaryartu aqli badana oo geesinimo badana m.a walee ninkas ti ceeb ehed wa aragyr

  • @QadroMohamed-sy4wd
    @QadroMohamed-sy4wd ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abaayo waa qiso cajiibaa

    • @hawoarte3033
      @hawoarte3033 ปีที่แล้ว

      Wa nag nol runti walhi wan yeli laha aniga

  • @hindiyogedi8397
    @hindiyogedi8397 ปีที่แล้ว

    Waasheeko Cajiib ah

  • @ruqiyoismanmaxamad3047
    @ruqiyoismanmaxamad3047 ปีที่แล้ว

    Wawwwwww❤❤❤❤❤❤❤❤❤masha allah allah ku xifdiyo in gobdoon

  • @xamdiseraarcali5713
    @xamdiseraarcali5713 ปีที่แล้ว +1

    Ar nasab sanaydaa naagtu

  • @sagalsiyaad-el3fj
    @sagalsiyaad-el3fj ปีที่แล้ว +2

    Wn sugayey ayaney ❤

  • @nasrakiin2729
    @nasrakiin2729 ปีที่แล้ว +4

    Waaba sugi la aaa 😅😅😅sidA jabka ujeckahay ayaneey😂 allha kuxafido huno

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 ปีที่แล้ว +2

    Woow wcs Abaayo ayaan masha allah sorry 😊😊😊😊😊😊😊😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @rayaanaxmed-uf6sv
    @rayaanaxmed-uf6sv ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤ wow m.a waa qiso marka qosol badan marna ceb ka dhacdey marka m.a ah ❤❤❤❤❤😊😊 alle ha isku ken barakeeyo mhd sanid abayo ayaan cdey

  • @nafisaahmed4887
    @nafisaahmed4887 ปีที่แล้ว

    Jisaakalaahu qayr abaayo

  • @raxmaaxmed5410
    @raxmaaxmed5410 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah walshy ayaan goobdoon ❤

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD ปีที่แล้ว +1

    Faataxaa lakala qaatay hhhhhhhh abgaal mey ahaayeen, waxan xasuustay baabuur iskarogo ah oo abgaal wateen gurigeena agtiisa ku jiirsiiyeen adeerkay oo 21adeer uyaraa bartii bay naftu uuga baxday,waxay aabo ka codsadeen 4faataxo inuu qaato wuuna ka aqbalay 4tii faataxo, waxay ahayd 1987 xaafada madiina

  • @farxiyomaxamuud6830
    @farxiyomaxamuud6830 ปีที่แล้ว

    Walee cashar ee udhigtay😂😂

  • @Fardawsamuhiimsiciid
    @Fardawsamuhiimsiciid 7 หลายเดือนก่อน

    wlhi waa sheeko qosol badan 😅😅😅

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid whli Qisadi labad qosol baa cidili

  • @farxiyogabal7984
    @farxiyogabal7984 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhhh wale waa sheeko cajiiba msh allh xbt adina mahadsanid

  • @djjeceloww6171
    @djjeceloww6171 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah cawa dakhso soo galise

  • @nadifohasan2489
    @nadifohasan2489 ปีที่แล้ว +1

    M.a xabiibti keep going

  • @Kiincalibarre
    @Kiincalibarre ปีที่แล้ว +1

    Asc Sheeko iga dheh😂 apaayo ayaan waa shamso ismaacìil halkaan sabiskaraab kasarey

  • @user-zi2fu2kt1j
    @user-zi2fu2kt1j 10 หลายเดือนก่อน

    Habar yar fican iga dheh

  • @dhoolruuxi6368
    @dhoolruuxi6368 ปีที่แล้ว +1

    Aniso yariisey it’s not easy 😂

  • @BGirl-fn8fu
    @BGirl-fn8fu ปีที่แล้ว

    Marka speaadka lagugu daawado ayaaneey kaalay iska arag😂😂

  • @caaishdhoon7203
    @caaishdhoon7203 ปีที่แล้ว

    Fcnaan lahaydaa Hadii cod lasooduubi Karo waraa isoriixaya any casharkaygi waa bartay qofkayga asaga unba nabsi igagalikara mahane meel umasocdi ayaaneey 😂😂😂😂

  • @zagal_faisal1013
    @zagal_faisal1013 ปีที่แล้ว +1

    Mhdsnidin ayaaney qali ❤

  • @maryanibrahim-tz2jh
    @maryanibrahim-tz2jh ปีที่แล้ว +4

    Ayaaney I soducee in aan helo iPhone 😭😂

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣Ana ducada igu dar yaaahee

    • @anfaccnaasir5318
      @anfaccnaasir5318 ปีที่แล้ว

      Kheer hadu ku yahay dag dag allah kugu sahlo 🤣🤣

    • @roodacrixmanmaxamuud6924
      @roodacrixmanmaxamuud6924 ปีที่แล้ว

      Igu dara ana🤣🤣 hdu khayr no yhy allaah hna siiyo

  • @hindamohamed6395
    @hindamohamed6395 ปีที่แล้ว

    Wcs ayaan harusoco guul Inshallh

  • @maryanissa2071
    @maryanissa2071 ปีที่แล้ว +3

    🙏❤️

  • @zamzamcumar5763
    @zamzamcumar5763 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @QaaliNuur-tw4uw
    @QaaliNuur-tw4uw 10 หลายเดือนก่อน

    Subxanalaah

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 ปีที่แล้ว

    maansh allh maansh allh maansh allh maansh allh wll guuul.iyo.gobonimo❤💚💚💚💚💚❤❤💚💫🇸🇴🇸🇴🥀🥀💘💘👍👍💘💘💘🥀🇸🇴💫💫💫💫🇸🇴🥀🥀💘💘💘👍👍👍👍

  • @Queen-official
    @Queen-official ปีที่แล้ว +1

    Nimanka qaar iyagoo cimri ah xita caqli malaha wan layaby lcg hada heysatid maha ina dadka bahdishid

  • @muniishaali6580
    @muniishaali6580 ปีที่แล้ว

    Wlhi wax ku soo dhamatey meela aan inba caadi eheen plz abyo waxba suganaa mida kasiidaran midan I.a xapti❤❤❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว

    Wcs my dear abaayo ayaan sharafeey waanku salaamay inbadan

  • @faadumoahmed1426
    @faadumoahmed1426 ปีที่แล้ว +2

    Bagaaa loo garaacay naagta

  • @aayaha.
    @aayaha. ปีที่แล้ว

    keepgoing wlasheey ayaan

  • @siciidomaxamud7282
    @siciidomaxamud7282 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤ wcs ayaan qurux

  • @nimcomaxamedgalaal-gr5jl
    @nimcomaxamedgalaal-gr5jl ปีที่แล้ว +1

    Wcs abayo

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 ปีที่แล้ว

    Masha Allah❤❤❤❤ qiso igdhe ❤❤❤

  • @NajmaXuseen-fx9cm
    @NajmaXuseen-fx9cm ปีที่แล้ว +1

    😢naa😅muqalka marhoran😢kusaray like cadi iskadhig

  • @hawoarte3033
    @hawoarte3033 ปีที่แล้ว

    Wlhi wa nag nool m.a

  • @user-lo7ei3jm7l
    @user-lo7ei3jm7l ปีที่แล้ว

    Jah boqordayda ayaan waan kusalmay❤

  • @user-iv9qd8pt3n
    @user-iv9qd8pt3n ปีที่แล้ว +1

    Mhdsanid ❤byoh

  • @caliilyasshacban1562
    @caliilyasshacban1562 ปีที่แล้ว

    ayaaniita byo mhdsnd xppti

  • @shamsohassan7503
    @shamsohassan7503 ปีที่แล้ว

    Waasheko cagb😃😃😃👍

  • @subeerahmed4166
    @subeerahmed4166 ปีที่แล้ว +2

    ayaaney wllo MaLinti dhawiid mad iGa xaNqdaY

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  ปีที่แล้ว +1

      Hee maxaa idhahaday oo kaaga xanaaqay macnaha???

    • @zuzu-ss2cl
      @zuzu-ss2cl ปีที่แล้ว

      Waan xasusta farintata lakiin mar wLpa postive ahay wll dadka noloshado udaaa wax aad cadi u tiri baa si kale u aragna inaan ku jawabo rabay waan iska amusy wllhi

    • @subeerahmed4166
      @subeerahmed4166 ปีที่แล้ว

      @@zuzu-ss2cl lkn wllo aNuu aniGa kula ma HadliN wax aaN zheeGyNa waa ruN markaz Aduu Ma runta ayaaD didyza zheeg pal

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  ปีที่แล้ว

      @@subeerahmed4166 wll hadaadba run sheegtay anigu kolay qoraalkaaga maan arage maxaad iga raali galinaysaa marka waa su, aale?

    • @subeerahmed4166
      @subeerahmed4166 ปีที่แล้ว

      @@ayaangobdoon3254 ayaaNey wllo wlhi aNuu wxpa kuma odhaN ee waaN ku zuaalay ee pal dip uu eeG ayaaney wllo dadku yay izku keeN dirin aduu Gabadh waGzan ayaad taHe

  • @xafuusinayaroow8686
    @xafuusinayaroow8686 ปีที่แล้ว +1

    Alla saan usugaayey lee ayaaneey 7:00 gaaraysan waan sugi la aa

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD ปีที่แล้ว

    Haa waatan qisadii thank you

  • @sayush520
    @sayush520 ปีที่แล้ว

    Masha Aallha❤❤Ayaan🎉🎉❤

  • @kingander3920
    @kingander3920 ปีที่แล้ว +1

    Waxan ahay qofka oguxoreyee😂

  • @saprinacayngal671
    @saprinacayngal671 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah ❤️

  • @shaamhassan1897
    @shaamhassan1897 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah 🤍

  • @mohameddabar8212
    @mohameddabar8212 ปีที่แล้ว +1

    Wcs abayo setahy

  • @sumayaotman7563
    @sumayaotman7563 ปีที่แล้ว +2

    Mahad sanid xppti adi aad usugaye xalqadan 😊❤

  • @asiyaasiya3628
    @asiyaasiya3628 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @salmawali3138
    @salmawali3138 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂 waa nag nool❤

  • @ifraahahmed592
    @ifraahahmed592 ปีที่แล้ว +1

    😭😭

  • @FardowsahassanwarsameWarsame
    @FardowsahassanwarsameWarsame ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤

  • @ismacilmaxamed827
    @ismacilmaxamed827 ปีที่แล้ว

    Good❤

  • @fatmahussain3509
    @fatmahussain3509 ปีที่แล้ว

    Ayaaneey malayn maysid sidaan u ilaashanayay qaybtan
    mahadsanid huuno macaney❤😍

  • @sacdiyomaxamud3990
    @sacdiyomaxamud3990 ปีที่แล้ว

    oo iyada ma doqon baa naag xifaaltan kala dhaxeeyo sidee uga yeeshay aan ku martiqaado

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  ปีที่แล้ว +2

      Way qiyaanaysay maahee martiqaad kama ahayn

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 ปีที่แล้ว

    ❤💚💚💚💚❤❤💚💚💚❤💚💫💫🇸🇴🇸🇴🥀💘💘👍💘💘💘🥀🥀💘👍👍👍💘🥀💘👍💫💫💫🇸🇴🥀🥀💘👍👍