Ruqyadan dhagaha gasho farahane iska xidh hadi uu jini nolosha kula qaybsaday wuu gubani wuna dulobi

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 360

  • @sheikhcaydaruus
    @sheikhcaydaruus  3 ปีที่แล้ว +104

    Qofka ubaahan quraan saar online ah ee sheikh caydaruus halkaan taabo 👇👇👇👇👇👇forms.gle/RgQxhV6p4P2aUDp3A

  • @AHMEDQAYS-rk9hl
    @AHMEDQAYS-rk9hl 2 ปีที่แล้ว +24

    Shukran sheekh waan dhacay markaan dhagaystay jinbaa iga hadlay oo wuu baroortay ilaahay khayr ha ku siiyo if iyo aakhiraba sheekh

  • @dayibahmedadan9076
    @dayibahmedadan9076 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahay haka abaal mariyo quraanka Aad noo aqriday hadyadna jooga dhigtay anagana Alaha nagu caafiyo

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514 2 ปีที่แล้ว +5

    Maashaa alaah jizaakalahum wajizaa sheekh farxad ku nooloow weligaa

  • @zeituna7942
    @zeituna7942 3 ปีที่แล้ว +20

    Masha Allah Jazakallah Allah haka ajirsiyo sheikhow wlhi xanun dinaca bidixda ikahaye Ayan kareste mataqne wu ihaya ilahow nacafi aamiin yaaa raabii 🤲

    • @dhawrsanhappy6599
      @dhawrsanhappy6599 3 ปีที่แล้ว +3

      amba sidaasi ahay dhinac bidix layga hayaa Allow naga caafi

  • @kahiyechannel8580
    @kahiyechannel8580 3 ปีที่แล้ว +24

    Qof waliba OO muuqaalkan daawanow waxa Allihii ku abuurtay owgiis kaaga codsanaya inaa subscripe, share iyo like no saarto mahadsanid ❤️
    SHARAFI KORKAGA HA AHATO
    ❤️️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️✔️

  • @umumuscab1984
    @umumuscab1984 ปีที่แล้ว +3

    JazakallaH sheikh caydaruuz🙏🏻👏ilaahy badalkiisa haku siiyo anagana allow nagu caafi

  • @adontiialle5345
    @adontiialle5345 2 ปีที่แล้ว +2

    Shiikh waan Luloonayaa markaan quraanba maqlo wax yar haduu baxaba waan hurdaa isoo duceeya walalha😭😭

  • @sadioabdulle9059
    @sadioabdulle9059 ปีที่แล้ว +2

    Amasha allah kheekh caydaruus rabi mizanka xasanadka hakuusaaro
    Waxana kaga mahad cilinaynaa inaan ruqayadaadu xayasiis marba soogelaya lahayn waana waxay saamaynta uleedahay iyo qiraa,aada oo masha allah ah zadakaluhu min fadlih

  • @halimahussein8135
    @halimahussein8135 3 ปีที่แล้ว +14

    Asc,Masha Allah may Allah grant you jannatul firdous insha Allah... Ameen 🤲🏻

  • @nafisosalad1267
    @nafisosalad1267 3 ปีที่แล้ว +6

    Jasaakumullaah sheikh alle haku barakeeyo

  • @basraomar4515
    @basraomar4515 ปีที่แล้ว +5

    Carrabkaaga cadaabka Allahaka ilaaliyo aamiin

  • @umusaabirin9304
    @umusaabirin9304 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah baarakalaah fiika

  • @ashaporekh6908
    @ashaporekh6908 2 ปีที่แล้ว +2

    Ameen yarabbi allah kheyr ku siiyo ya sheekh

  • @amalfarah5237
    @amalfarah5237 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc sh caydaruus alle ha ku xafido haku barakeeyo adiga ehelkagaba

  • @hamdaabdirahman7422
    @hamdaabdirahman7422 3 ปีที่แล้ว +4

    Mash allh sheikh alle haku barakeyo shar oodhan hakaa xijaabo

  • @jaamaccabdi7266
    @jaamaccabdi7266 3 ปีที่แล้ว +7

    Al xamdulilaah ilaahay mahadi wax jira ah madareemin ilaa wax yar oo wadna xanuuna mooyaane
    Sheekh allaah hakubarakeeyo aduun iyo aakhiraba

  • @qalidega5055
    @qalidega5055 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah tawarakalallah jiiskalallah Sheikh 💕💕💞💞💞

  • @cabdinuurcabdinaasir550
    @cabdinuurcabdinaasir550 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah shiikh allaha ku barakeeyo dambigaagana alle hadhaafo i.a

  • @xayaadyuusuf9264
    @xayaadyuusuf9264 3 ปีที่แล้ว +4

    manshalaah shikh caydarus ale hakuxiftiyo adun iyo akhiraba dar ilahy ban ku jecelahy adiga iyo inta kherka kashaqaysaba❣

  • @indianamohamedsheikh7923
    @indianamohamedsheikh7923 3 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallah kheyr sheikh

  • @maxamadsayid8966
    @maxamadsayid8966 2 ปีที่แล้ว +5

    Shiikh waxaa LA is adeegdaday sixir si LA iiga xoogo dhul aan Leeyahay waxaan xalay dhageystay cilaajkaaga oo soconaayay 40 daqiiqo waxaan iga soo saartay ninnkii dhulka iga dhacay oo layiraado Yusuf geele ugaas ee ii diiday inaan shaqayisto ee Allah ku xifdiyo

  • @adamqassim614
    @adamqassim614 3 ปีที่แล้ว +12

    Bisinka Waxasoo Lacag Ahi waxay war Uma U Naxariista Illahay yanu Tufka qur.aaka idinka Qadine Halaysku Naxariisto bilaahi caleeg.

  • @munacadeey562
    @munacadeey562 3 ปีที่แล้ว +7

    جزاك الله خير

  • @hal-abuurhamdahaaji370
    @hal-abuurhamdahaaji370 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا وأحسن الله إليك يا أخي الكريم حفظكم الله

  • @yuuyusuf2174
    @yuuyusuf2174 3 ปีที่แล้ว +4

    Jazaka laah sheekh

  • @dhagacade9093
    @dhagacade9093 ปีที่แล้ว +1

    Jazaakumulaahu khayran sheekh

  • @faadumomohamedahmed8377
    @faadumomohamedahmed8377 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnzhllh sheekh allah ha ku barkeeto

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali9854 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah shiikh alle cimriga hubarakeyo

  • @naciimnalka355
    @naciimnalka355 2 ปีที่แล้ว

    m.a jaskallahu khayr alle haka ayarjiiyo kheikh

  • @eshimaelhajjwineess8196
    @eshimaelhajjwineess8196 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma shaa Allah Sheikh may Allah bless grant u in jannatul fridows

  • @osmanabati5425
    @osmanabati5425 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha allaah shuqran

  • @khalidmohamed1304
    @khalidmohamed1304 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah sheekh jasa ukala khayr

  • @ayaanfoos1640
    @ayaanfoos1640 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah allah ku barakeeyo

  • @anisodubad8584
    @anisodubad8584 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah ilahay haku xifdiyo adigana sheeekh

  • @ayaanabiib4922
    @ayaanabiib4922 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allaha alle ha ku xifdiyo sheekh

  • @sahrasalad461
    @sahrasalad461 3 ปีที่แล้ว +6

    Asc sh ceydrus. Jasakumulahi qeyran ilahey waxankaga baryaya inukusiyo ajar rfara bdn sidad ugu gargarto wl dhiban ee dhibka lay u geysten dadka ehelka ah una adegsaden shayadinta si ay u dhibateyan noloshoda kana dagalamayo horumarka awlada maalka taclinta diinta aqlaqda dhibkana ugeysanayo sowja&sawjada iney kala geyan awlada &walidkana isku diran ayago adegsanaya shayadin umada dhib fara bdn bey ku hayan waxan ilahey ka baryaya inu ilahey ka qabto dhibka ay u geysanayan wlhda waxba u dhimin oo wanagoda jecel waxan ilahey uga baryaya inuso hadeyo siyana wax walbo oo anheysano oo ayagu aney heysan ilahey ba awode anagana wixi karankena ah wan sina. waxi karankena ah oo an awodno ilahey jidka tosan ha tuso wlhs. adiga &dhmn family ilahey ha idin xafido adun &aqiraba ilah haidinxafido. AAAmiiiin yaa rabi inagana ilahey ha ino anfaco dhmntn. quranka ilahna hano aqbalo hana noga qabto shayadinta &waxyabahey u adegsanayan wlhda kuna dhibateynayan AAAMiiiiin yaa rabi

  • @isramaxamed6241
    @isramaxamed6241 3 ปีที่แล้ว

    Jasaaka laah sh Boorman noogu ima allah kaa raali nodee

  • @nemo-qy6js
    @nemo-qy6js 3 ปีที่แล้ว +15

    Mashallah sheikh may Allah bless you janna and s shower you with blessing, ameen😍😍❤❤🤲🤲🤲💥💥💯

  • @amaal951
    @amaal951 3 ปีที่แล้ว +7

    Alle khayar haku siiyo sheikh caydaruus ❤❤❤❤❤💯💯💯

  • @suusaanpea1455
    @suusaanpea1455 2 ปีที่แล้ว +1

    aamiin Yaa Rabi 🤲🤲🤲🤲 illahey haku xafido sheikh

  • @HayadHilwa-wd7uf
    @HayadHilwa-wd7uf 28 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allaH❤🤗🤗🤗🤗🤗🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @sadiadini3079
    @sadiadini3079 3 ปีที่แล้ว +5

    Khaar aduun iyo mid aqiraba allaha kusiiyo cafimaad iyo cimri barakaleh allaha kusiiyo sheikh ameen yarabi

  • @faizamohamud2363
    @faizamohamud2363 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh ilaahey qeer hakusiiyo aduun iyo aaqiro

  • @haweyaadanhashi5444
    @haweyaadanhashi5444 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah jazakallahu qeyr

    • @ayapncaydid1873
      @ayapncaydid1873 3 ปีที่แล้ว

      Mansha Allah jazakallahu qeyr wxan semeyey in is xiiro qof an aqano aya dharanay oo wan maqlay shixo

  • @maxamuudsanyare6539
    @maxamuudsanyare6539 3 ปีที่แล้ว +7

    Asc sheikh allaah haku xiftiyo allaah carabkaga hakuu barakeeyo allaahna raxmadiisa hakugu arsaaqo aakhiro iyi adiinba sheekh malin dhawayd rababaan bishii 4 raad ee sanadka 2021 ayaan xanuun saday kadina cilashyo ayaa lageeyayy dhir ayuu ii qoray iyo saliid lkn waxba igamay bedelin sidii ayaaanbaa noqday 14 kadib hadal yuutiibka ayaan baadhay lkn ayaadkan ayaan kabaadhay kudi sheikh cadaruus adaan kuhelay ayaadka cokaga ad ku akhriysaa waxbadan ayayy iga bedelaan markaan dhegasto hadalbadan kadi maxaad igula talinlayd alle haku dhawreee

  • @munoxaaji293
    @munoxaaji293 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha alah shiiq jasakalahu qeer

  • @hamdifarah8790
    @hamdifarah8790 3 ปีที่แล้ว +8

    Maasha allaah waa cod aad umacaan

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah

  • @sadiadini3079
    @sadiadini3079 3 ปีที่แล้ว +5

    Allaha xafido sheikha

  • @haniqueencrystal8356
    @haniqueencrystal8356 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Sheikh jazakalahu khayr

  • @naimasaedkunle9436
    @naimasaedkunle9436 3 ปีที่แล้ว +1

    Jasakllh sheikh

  • @shaaficicabdi4010
    @shaaficicabdi4010 3 ปีที่แล้ว +7

    Aamiin yarabi 🤲🤲🤲

  • @maryanmahat3398
    @maryanmahat3398 3 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh ilaheya haku xafido marakan dhageyasanayo wadanaha la iga qabana labo laba iqabato tabaratan weya iga taga

  • @cadnaanpoyofficall8715
    @cadnaanpoyofficall8715 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah shiikh

  • @army-on8wp
    @army-on8wp 3 ปีที่แล้ว +2

    Jasakalaahu qeer

  • @alina-wo3xz
    @alina-wo3xz 3 ปีที่แล้ว

    Shiikh Illahay ha ku xifidiyo

  • @dadaabrefugeechannel345
    @dadaabrefugeechannel345 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh- jazaka aallahu kheyr, maqal kaliya ma la helli karaa sheikh

  • @nafisaahmed4887
    @nafisaahmed4887 2 ปีที่แล้ว +1

    Qayr allaha ku siiyo jissakallaahu qayr

  • @nawalmohamud5455
    @nawalmohamud5455 3 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay haku xifdiyo shiikh

  • @iimaanmaxamed8602
    @iimaanmaxamed8602 ปีที่แล้ว

    Masha allah jazakalahu qeer

  • @deeqoyaqshiid2556
    @deeqoyaqshiid2556 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansalllha shiiiq mahasanidi

  • @Cocoady134
    @Cocoady134 3 ปีที่แล้ว +8

    Lkn quraanka lacagta aad ka qaadanaysan wa qaali hal bil 150 dollar ilahay uga baqa dadka xanusan,

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 2 ปีที่แล้ว +3

    Massha allah

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali9854 2 ปีที่แล้ว +1

    Shiikh alle hauxafido wax arkaya jini ilahadsaya oo leg waan kudelayna iyo habeenkii mid San arkayo e maxan sameeya shiikh adoo raaliya

  • @nasriincabdi6043
    @nasriincabdi6043 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashaall ahaa shaaiik

  • @amaalnuur7540
    @amaalnuur7540 2 ปีที่แล้ว +3

    Abti aniga aya rabo waxa ihayo in aa quran la iga saro waxan qaba soonkor dadka waxey dhahan qumayo aya kugu jirto ani waxan jiira 14 sano lkn waxa la imaleynaya gabar 8 jiir ah isogar gaar

    • @Beingme541
      @Beingme541 ปีที่แล้ว

      Allah kucafiyo albaqra aqriso malinkasta dhameyso

  • @amaalmohamed6808
    @amaalmohamed6808 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc Sh caydaruus Nairobi mel quraan sar maku leedahay

  • @LuLu-wt7ss
    @LuLu-wt7ss 2 ปีที่แล้ว

    Sheikh dartis Alley Quran igudar plz Alley cadabta hakahuriyo inshallah

  • @nimcoabdullahi3560
    @nimcoabdullahi3560 ปีที่แล้ว +2

    jazakallah shekh 🥰❤️🥰🥰

  • @boqoradapuntland9880
    @boqoradapuntland9880 2 ปีที่แล้ว

    Sheikh cayduruus waan ku rabayee xgee kaala so xiriiraa xnuun aan gran waayey ba ihayee

  • @daahiyougaas2523
    @daahiyougaas2523 3 ปีที่แล้ว +3

    Shukran walaal jizaakallaahu kheyr 🌺❤️👍🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @siciidtimacade5401
    @siciidtimacade5401 ปีที่แล้ว

    M.a shiikh Alle haku sharfo

  • @user-pj5dw2bd7r
    @user-pj5dw2bd7r 2 ปีที่แล้ว

    Masha alah masha alah alah haku xafiito

  • @Farahjama-ud9sb
    @Farahjama-ud9sb 10 หลายเดือนก่อน

    Jisaa ikalaa qayr shiikh caydaruus❤

  • @ogasali4429
    @ogasali4429 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha ku barakeeyo

  • @nasteexodheeman8154
    @nasteexodheeman8154 3 ปีที่แล้ว +1

    manshlhaaa shugrn lkn sheekha waxan dareemay kulayey iyo wadno gaarcaa

  • @ladkaahmed9812
    @ladkaahmed9812 3 ปีที่แล้ว +7

    jazakakaahu kheyr

  • @youngash6411
    @youngash6411 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah

  • @shukritani5316
    @shukritani5316 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh Caydurus ilaahay miisaanka xasanaadka ha kuugu shar oo dhana ha kaa ilaaliyo .

    • @anabibrahim2531
      @anabibrahim2531 2 ปีที่แล้ว

      Asc dose anyone knows his number pls

  • @sofiasofia6648
    @sofiasofia6648 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah mashallah

  • @abdifatahdekow5382
    @abdifatahdekow5382 2 ปีที่แล้ว

    Allah kubarakeya

  • @nuuroabdul9494
    @nuuroabdul9494 ปีที่แล้ว

    Mashalah alah kubarakeeyo cadoga haakakhabato

  • @jawahirbashiircali9258
    @jawahirbashiircali9258 2 ปีที่แล้ว +1

    Shiikhow cagaha baa iqaboobaya iyo gacmaha wadnuhuna wuu igaracayaa waxaan dareemayaa walwal is madaxa culays baa igasaran dhuunta xabeeb baa igadhag waxaan isleeyahay waad dhimanaysaa biri bina bakii lagaaro barida kle walwal baqdin plz isoo jawaab mxaa zameeyaa

  • @qureshasheikh0963
    @qureshasheikh0963 2 ปีที่แล้ว

    Masha alaah alahaku xifdiyo

  • @muntaasjamarti6299
    @muntaasjamarti6299 3 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh hooyaday jiin ayaa ku jiira afaar saano kahor ayaa laga qaabtay haada ayaa kuso noqdeen

  • @halimahhaliy7021
    @halimahhaliy7021 3 ปีที่แล้ว +2

    mashaAllah

  • @sucaadcabdalle3629
    @sucaadcabdalle3629 3 ปีที่แล้ว +5

    asc sheekh wxaan rajaynyaa inaad isoo jwaabto
    garbka midigbaaa xoog ii xanuuna
    naxdin saa idana wan leeyahay waxaan ka naxsany ma garanyo
    aroortii markan soo tooso xubnaha ixanuuna
    kaligay ma bixi karo yacnii hadaan is yidhahdo suuqa tak inan dhimanyo anan soo noqonayn baan ku fikiraa
    ardayad baan ahay markaan imtixaan galayo anigoo su asha garanyaa ayaaan su aal khaldan kaga jawabayaa anigoo og inay khalad tahay
    waxa iidheer illow farabadan
    mar walba inaan kaligay joogaan jeclehay oon dadka ka dhax baxo
    wxa klaan isku arkay halkaan wax ka barto waadhul carbeed oo carabi lagaga hadlo carabigii waan garanyaaa lkn mar allaala markan isyidhaahdo ku hadal maxaad idhiibatay ma aqaan wax I amusiiyay
    waxa kale oo jirta hadan isyidhahdo meel fagara ah ka hadal mar allaala markaan hadalka bilaabo waan gariirayaaa/jaraynyaa waxaan ka hadlayayna waan illoobayaaa
    sheeekh waxan rajaynyaaa inaad icadayso calamdahaa an soo sheegay ma had sanid

    • @fardawsam816
      @fardawsam816 3 ปีที่แล้ว +3

      Wll marka hore Alle haku shaafiyo
      Lakiin ma ogtahay suurada barakaysan Al-baqrah hadaad maalin kasta akhrido inay ku daawaynayso.!!!???

    • @naciimaqaali6884
      @naciimaqaali6884 3 ปีที่แล้ว +3

      Abyo xanunkas ana qabijiry xiligan ardayda ahaa anoo sidi xanuunsada guursady kadib xanuunki aad bu ugu fafay jirka dhan wax badan wan xanunsana lkin hada wan fcnhy koley dawo quraan an ahyn male xanunkas quranka akhriso marksta adkarta suuratul baqra

    • @ilahanmuhumed9390
      @ilahanmuhumed9390 2 ปีที่แล้ว +1

      @@naciimaqaali6884 wllo anah hada sidaba ahy lkn illahy baan cafimad waydisanynaa

    • @musagoud4884
      @musagoud4884 ปีที่แล้ว

      Dhaqtar ma u tagtay neerfo wll

  • @allemahadleh9391
    @allemahadleh9391 3 ปีที่แล้ว

    Mn ch Allah sheikh

  • @shugrifaarx1078
    @shugrifaarx1078 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansh allah

  • @elaataysin1229
    @elaataysin1229 3 ปีที่แล้ว +5

    Maansh Allah jasakumullahu khayra

  • @marianfaisalmahamed6340
    @marianfaisalmahamed6340 3 ปีที่แล้ว +4

    Sido kle qurankaga wlhi wanku cafmaday malin an dhagaystya ruqiya da jinks ku haysta 2 cod sii ruqiya iso daa Shaikh aidarus 🙏🙏

  • @hakimamohamed3329
    @hakimamohamed3329 2 ปีที่แล้ว

    Masha.allaah

  • @sureriyamohamed9922
    @sureriyamohamed9922 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansh allah qur an

  • @cawilmohamed8436
    @cawilmohamed8436 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc maasha alaah walaahy waxaan ahaagabadh aadu xanuun sanjirtay aleha xafido caydaruus waashiidhii iigu saamayn tabadnaa waxjir kayga kujira

  • @istaahiljaamac4404
    @istaahiljaamac4404 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheekh caydaruus janada ale hakugeeyo cadawgaa jaban waxaan dareemay kulaal iyogarabka oowax kudhex socsocdaan🥕🥕🥕♥️♥️♥️🍉🍉🍉🍒🍒🍊🍊🍎🍎🍑🍑🥑🥑🥑🥦🥦🌽🌽🌽🍓🍓🥦🥦🎁🎁🎁🎁🎁

  • @zhukrijama7989
    @zhukrijama7989 3 ปีที่แล้ว +3

    Jizakumullah khayra sh

  • @xamdisalax9917
    @xamdisalax9917 3 ปีที่แล้ว

    M.a shiikh jasaka laah aniga 4 bilod cilaaj jogay sanadkan bilawgisa ilaa hada walina

  • @fatiimaabdi7229
    @fatiimaabdi7229 2 ปีที่แล้ว +1

    Shekh jazakallah badaxa iyo indhaha iyo garbaha ayuu iga dhibay garbaha iyo qoorta wu kabaxay badaxa ayuu kujira quranka markad codkan macaan ku awrinesid ayan waxyar ku reesta jazakallah

    • @Fearles575
      @Fearles575 11 หลายเดือนก่อน

      Garbaha alxamdulilah dheh aniga jirk dhan ayuu caajis iyo daal iyo murqo xanuun kudarsade masha allah sheikh qeer Allah siiyo

  • @faadumaxassanaxmed1933
    @faadumaxassanaxmed1933 3 ปีที่แล้ว +2

    Shiiq,waxadareemaa.hura.jiraka.gubasho.iyo.cabsi.maxasameeya