Waa in aan iswayrdiina Israel waxaa ku furan furobadan marka Iran hadii la weeraro awal Israel hisbullah ayey ahyd lkn hada hisbullah waa laga dhex qaraabtay lkn iminka waxa awooda leh waa tuuxiyiin tan kale madax carabta sudaan dhowr sheegay una Lee yihiin hamas halaga taquluso kow awalba ayaga kensaday madaxdaas labo in dagaalku pressure ku hayo dhanka shacabka ah hadii hamas jirin waa nabad sida ayagu aamin San yihiin lkn yahuud kuama ekaan doonan falistiin un
Allaha u gargaaro falastiin .
Dagaalka qaza weyiskacadahey iney wado carbeed kulugleeyehin alle hagarabgalo xaqa guuleyseysan goorkastaba
❤waxan jeclahay in ad wax ushegtan somalida is xasuqaysa waxay iskulaynayN anlagaranayn
Madaxda Carabta Waa Cumalaa ,Marba Hadey Xiriirka Alahooda Ka Jeysteen Kuna Badasheen Xiriirka Gaalada Waa Dhab Inay Noqdaan Kaba Qaadyo .
Waa in aan iswayrdiina Israel waxaa ku furan furobadan marka Iran hadii la weeraro awal Israel hisbullah ayey ahyd lkn hada hisbullah waa laga dhex qaraabtay lkn iminka waxa awooda leh waa tuuxiyiin tan kale madax carabta sudaan dhowr sheegay una Lee yihiin hamas halaga taquluso kow awalba ayaga kensaday madaxdaas labo in dagaalku pressure ku hayo dhanka shacabka ah hadii hamas jirin waa nabad sida ayagu aamin San yihiin lkn yahuud kuama ekaan doonan falistiin un
Wcs wll mawluu xaji❤❤❤❤
It's true Saudia emirates Qatari Jordan masaar iyo lubnaan waaye xaqiiq waaye taas Iranian haka reebin carab waxaa daahir ka ah
Siiriya iyo falastiin
Madax Carabeed oo macno leh hadda majiraan ee waxaa jira niman meesha lakeensadey oo fulayo ah.
Volcano kadocda anfarta
Waxaad xayeeysiinaysaan nin xag jir ah
Somalida hala bararujiyo iyaga isku mashqulsane cadowgenana wunagu mashqulsanyhy
America waxay ku jur wadadii burburka
Jimco lamid ah mowliid
Waar aaway qodobkii Carabta iyo Xamaas .