NIMCO YAASIIN | CALAFKA GURYA SAMAAN KU SUGAYA | CAWAYSK CIID EE HCTV.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 162

  • @yusriitaluuziina7449
    @yusriitaluuziina7449 4 ปีที่แล้ว +81

    Heestan wxn dhagaysanayaa wakhti xaaladu igu adag thy qofkii qoraalkayga arka iiduce wll insha alaah wn ka bixi xaaladaase😭😭😭😭😭
    Calafka guryo samaan ku sugayaa🙏

    • @shahinaasdauud8646
      @shahinaasdauud8646 4 ปีที่แล้ว +2

      wan kuu duceynaya walal allah kurbada ha kaa dul qaado adiyo inta kula midka ah

    • @yusriitaluuziina7449
      @yusriitaluuziina7449 4 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid wll ale raali ha kaa ahaado

    • @zaydu8435
      @zaydu8435 4 ปีที่แล้ว +3

      Wll xalada adag iyo murugta alle hakaa dul qaado,
      Guur xalal ah oo aad ku nasatana alle ha kugu arzaaqo

    • @nourmohammed2682
      @nourmohammed2682 4 ปีที่แล้ว +1

      Allaah swt hakaa kor qaado wllo, talo saaro ilaahay waan hubaa waad ka tallaabaysaa xaalad kasta oo cakiran oo kusoo waajahda

    • @ayaanmaxamed2808
      @ayaanmaxamed2808 4 ปีที่แล้ว +1

      Alle ha kuu gar gaaro wll ax ax

  • @yusriitaluuziina7449
    @yusriitaluuziina7449 4 ปีที่แล้ว +6

    Marku caashaqu ku goyo garkiyo Kala Jara hal boowlo adoon galabsan wax eed ah 😢
    qof kaad jamatee is giijo
    😢😢😢😢😢😢😢😢
    Guul iyo ilaahay aktiisa
    Intaan guur xalal ah helayo
    Gafiyo xuma dooni maaye Calafka
    Guryo samaan ku sugayaa
    🙏🙏🙏

  • @ayaanjanomahamed4499
    @ayaanjanomahamed4499 4 ปีที่แล้ว +22

    Guul io illahay agtisa intan guur xalal helo gef io xumo doni mayoh calafka guryo saman ku sugayah best song ❤👏

  • @amiiraabdi7441
    @amiiraabdi7441 4 ปีที่แล้ว +8

    Legend Nimco Allah yacizak wa boqorad wlhi😍😘😘😘❤

  • @ayaansafeway
    @ayaansafeway 4 ปีที่แล้ว +23

    Dadka qabyaalada ka hadlayoo allaha idin caafiyo. NIMCO YAASIIN Qabiil uma baahna Magaceeda Ku filan 🥰

  • @anuushwacays4883
    @anuushwacays4883 4 ปีที่แล้ว +41

    Nimcooy cidaad doonto sheego codkaganu jecel nahay kaliya🥰🥰🥰

    • @Seexo123
      @Seexo123 4 ปีที่แล้ว

      ramla mahamed . Walal waa runta

    • @saharamaxamed6770
      @saharamaxamed6770 4 ปีที่แล้ว

      Ramla Mohamed Right

    • @hibaaqnur1436
      @hibaaqnur1436 4 ปีที่แล้ว +1

      Cidaad doonto sheego mise cidaad doonto ahow? Hooska tuurmada maxaa kugu kalifay codkaagaan jeclahay uun maad ku daysid

    • @anuushwacays4883
      @anuushwacays4883 4 ปีที่แล้ว

      @@hibaaqnur1436 tana maxay ahayd na afka hanala soo galin nama xukuntide

  • @aminobashirdahir4988
    @aminobashirdahir4988 4 ปีที่แล้ว +15

    Walahi maamadan wan u murugooday yaqeey ciday rabto ha ahaate nolosheeda xor uga dhiga cidaan raadsanaysane haday dad rabaan kuwo u baahan jooge ha iska dhaafan gabartan

    • @Cawrala10
      @Cawrala10 4 ปีที่แล้ว +1

      😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @maymunmahamud6264
    @maymunmahamud6264 4 ปีที่แล้ว +3

    Nimca yasiin carale mam Ilove u wlh ilhy waxan kaga baryaya inu awald ad ku ciil baxdid ku siyo🤲🏿😭kuna bariya asaga qawiyee🤲🏿

  • @ShukriXaaji-t4r
    @ShukriXaaji-t4r 5 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan 2021 dii wan dhagesan jiray 💔🥺 hadana 2023 dii wan dhageysan jiray markle 🥹💔cawana wan dhageysana Ayadoo ey Tahay 4/6/2024 💔🥹Calafka guryo saman ku sugayaa🤲😢

  • @ruweydageni7765
    @ruweydageni7765 4 ปีที่แล้ว +8

    Guul iyo illahey agtisa intaan guur xalala helayo gaf iyo xuma doni mayee calafka gurya samaa ku sugayaa

  • @khadrafarah9023
    @khadrafarah9023 4 ปีที่แล้ว +7

    Woow nimco yasiin my favourite 🎈🎆🌹💗

  • @faizaali807
    @faizaali807 4 ปีที่แล้ว +2

    OH NIMCO Really
    Codkaganaa is good great 👍
    Thank you so much 😊 👋🇺🇸😍

  • @hamdayasin5436
    @hamdayasin5436 3 ปีที่แล้ว +1

    Inshallaah isbadal khayr qaba qofkasta uu jecayhy inay noloshu uu quruxbadanaato ana sido kle waax khayr qaba igu soo duceya wlo

  • @naimasaid8693
    @naimasaid8693 4 ปีที่แล้ว +4

    Codkeda iyo action keda i love🥰🥰🥰🔥

  • @asmahussen3562
    @asmahussen3562 4 ปีที่แล้ว +5

    Gabadh dheere quruxda 100% bayhauysataa mana gabawdo sida nimco yasiin oo kale 💋💋❤️ nimco sharaf jecliyaa waa gabadha aan diiday inay ka maqnaato arooskayga een dhawr cisho daradeed u nagaaday🙏🙏🙏

    • @zakicabdi8886
      @zakicabdi8886 4 ปีที่แล้ว

      Wll arooskaga ku hami inu kaso qaybgalo sheekh dirir ama mustafe burco intan dhagaysanaynaba ino danbiye alaha gurigagana ka yeelo mid ad farxad iyo nolol dheer iyo awlaad salixa kuhesho alaha ku xafide

    • @asmahussen3562
      @asmahussen3562 4 ปีที่แล้ว

      Horta arooskagu uu dhcy lkn sheekhyadu meherka aya tagaan hawshu way qaybsantahay

    • @1001-c3k
      @1001-c3k 4 ปีที่แล้ว

      @@asmahussen3562 intii kasoo qeybgashay iyo intaan kasoo qeybgelinba hawshaasiyo warkeedu dhamaa dhe'

  • @saidamin3840
    @saidamin3840 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa run rabiyoow guri xalaala

  • @asiaahmed526
    @asiaahmed526 4 ปีที่แล้ว +6

    Nimcoy abwanka hesta sameyey darenkayguu turjumay wllhi tiro maleh intaan ku cel ceshtay😋

    • @amiiraabdi7441
      @amiiraabdi7441 4 ปีที่แล้ว

      Wlhi ani xitaa heestan way iga gadantahay😭❤

    • @xamdamahamud8304
      @xamdamahamud8304 4 ปีที่แล้ว

      Hablahii sheekhyada ahaa my uu soo sartee calafka iska suga

  • @shamhadabdullah8289
    @shamhadabdullah8289 3 ปีที่แล้ว

    Qalbiga jecelka somaray wuu daremi karaa heesta markad dhagaysato jecelka wad xasuusan aad somartey ❤❤❤❤👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻😇😇😇❤❤❤❤

  • @maankaismail3615
    @maankaismail3615 3 ปีที่แล้ว +2

    Maamo Fankii Wali Adiguu Kugu Dambeeyaa❤🙏

  • @mohameddek7511
    @mohameddek7511 4 ปีที่แล้ว +9

    I love your action voice and everything’s simply 💎✌🏿

  • @saadiq.mohamedismail
    @saadiq.mohamedismail 2 ปีที่แล้ว +1

    Wooow what a great song. Maamo nimco god bless you.🙏

  • @ubaxiidalkeygow2381
    @ubaxiidalkeygow2381 4 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤ we love u Nimco Yasiin qalbiyadaad daweysaa

  • @farxiyabashir1761
    @farxiyabashir1761 3 ปีที่แล้ว +1

    Heestaan aad ayeey iitaabatey,qiso jacayl dhaba oo anigga isoo martey 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @bahjaxasan5556
    @bahjaxasan5556 4 ปีที่แล้ว +2

    Woooow ninmco yasiin nic hore usoco ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @daganahmed2329
    @daganahmed2329 4 ปีที่แล้ว +5

    Calfka guruyo saman ku sugaya woooooooow💞❤😍

    • @axmedindho737
      @axmedindho737 4 ปีที่แล้ว

      Iskaga suga aboorba cunaaya kolaybe 😂😄😄😄😄👊👊

  • @suldanabdirahman3970
    @suldanabdirahman3970 4 ปีที่แล้ว +4

    Waa hees facan lkin calfaka gurayasaman ku sugaya
    Anigu waxaan ku badelilaha
    Calafka gurigayagan ku sugaya👈

    • @ifrahomar7854
      @ifrahomar7854 4 ปีที่แล้ว +1

      Gurya samo.waa guri kasta ojogtid kudono haa ahade

    • @smicerhillac8771
      @smicerhillac8771 4 ปีที่แล้ว

      @@ifrahomar7854 Yes Sitha waye Wa sax

    • @iskufilan9151
      @iskufilan9151 4 ปีที่แล้ว

      @@ifrahomar7854 yes abayo wa runtaa

  • @zaprina8142
    @zaprina8142 4 ปีที่แล้ว +6

    Yurub geenyo iyo aniga iyo inta nala teamka ah heestan way na taaabatay😥

  • @asmahaji7229
    @asmahaji7229 3 ปีที่แล้ว +1

    Heestan iyo xaalad kle 2021 💔😪

  • @wardahibo175
    @wardahibo175 4 ปีที่แล้ว +3

    Nimco yaasiin nagta kaliye taageero ❤️❤️❤️❤️

    • @yahyaahmed2239
      @yahyaahmed2239 4 ปีที่แล้ว

      Imka magacedu waa Burco jaamac

  • @MusTafa-wp1nt
    @MusTafa-wp1nt 3 ปีที่แล้ว

    The only and one Legendary nimco yaasiin.

  • @muunamohamed6359
    @muunamohamed6359 4 ปีที่แล้ว +2

    Msha allah 💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💞🌹🌹🌹🌹🌹🌹 nimco sharaf

  • @milgoahmed1535
    @milgoahmed1535 ปีที่แล้ว

    Still am watching

  • @amiiraabdilahi2709
    @amiiraabdilahi2709 4 ปีที่แล้ว

    Hore uu soco mamo somaliyeed

  • @1001-c3k
    @1001-c3k 4 ปีที่แล้ว +10

    Wxy wxno magacyo ahe lgusoo halqabsaday kii sameyey mkuwii ag afdhiyee la mirqaamayeyba

    • @umuyacquubmsbruukiskuwaara8089
      @umuyacquubmsbruukiskuwaara8089 4 ปีที่แล้ว +2

      Kko maaragtay asxaab murqaan

    • @1001-c3k
      @1001-c3k 4 ปีที่แล้ว

      @@umuyacquubmsbruukiskuwaara8089 kkkk wd ila aragten inuu abwaankasi mirqaan waramay

  • @hothanmohamed5118
    @hothanmohamed5118 4 ปีที่แล้ว +3

    Woooow cod ayuu ilaahey siiyey ❤️😍😍❤️

  • @xamdatania729
    @xamdatania729 3 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭😭hesta anay iga turjumaysa 😭💔💔 cawa 29 November 2021

  • @xamdqbashiir219
    @xamdqbashiir219 4 ปีที่แล้ว +3

    😍😍😍😍

  • @hamdamowlid1646
    @hamdamowlid1646 4 ปีที่แล้ว +2

    Insha allah ❤💋😍😘

  • @hareisaorphanage
    @hareisaorphanage 4 ปีที่แล้ว +1

    Amiin Kabtan Muuse Cawl dhagaha u fur arinka alpha

  • @iskufilan9151
    @iskufilan9151 4 ปีที่แล้ว +1

    Gaf iyo xuma dooni maaye calafka gurya saman ku sugayaa 🔥❤️

  • @sumayasubeeda7261
    @sumayasubeeda7261 4 ปีที่แล้ว +2

    hargaysu wa janada aduunka bal day fananti yurub jogaba ka maqnaanla sanad casimadayda Somaliland

  • @nimoabdillahielmi4281
    @nimoabdillahielmi4281 5 หลายเดือนก่อน

    Hadaan cidi ii garaabayn
    Cukusow laygaba gurahaynin
    Hdaan koornahoow gartayda
    Aminba anay galayn dhagtisa
    Hadii gabankan jecladaba
    Gayaanka kheiyrow ka doorto
    Yusufow isa saaro geed dheer
    Gadhkiyi heegada is geeyo
    Guul iyo ILLAAHAY agtiisa
    intaan guur xalaala helayo
    Gef iyo xumaa dooni maayee
    Calafka guryo samaan ku sugayaa
    Hadaan cidi ii gar gaarayn
    Jacaylka gacan layga siinayn
    Hadaan gooha iyo kaaha
    Habeen gidi lay maqlaaynin
    Markuu caashaqu ku gooyo
    Garkiyo kala jaro halbowlaha
    Adoon galabsanin wx eeda
    Qofkaan jamataa is giijoo
    Guul iyo ILLAAHAY agtiisa
    Intaan guur xalaala helayo
    Gef iyo xuma dooni mye
    Calafka guryo samaan ku sugayaa

  • @daganahmed2329
    @daganahmed2329 4 ปีที่แล้ว +1

    Woooooooow nimco yasiin❤💞

  • @ayanwardhere9673
    @ayanwardhere9673 4 ปีที่แล้ว

    Woooww, what a hit🤩

  • @thestrongperson519
    @thestrongperson519 4 ปีที่แล้ว +1

    Maamo nimco wnku hystaa heestan👍💋🌹

  • @ahmedamuse8666
    @ahmedamuse8666 ปีที่แล้ว +1

    Erayada Axmed saleeban bidde

  • @wardoushosman2965
    @wardoushosman2965 4 ปีที่แล้ว +2

    woooow mzhlha ❤❤❤

  • @cadeygabow5968
    @cadeygabow5968 4 ปีที่แล้ว

    Mashallh nimco yassin wxn kahelayba intan gur xalal helayo gaf iyo xumha doni mayo calf guryo saman kusugaya

  • @asmadahir7308
    @asmadahir7308 2 ปีที่แล้ว +1

    calafka guryo samaan ku so gayaa🥺

  • @qalbifuran3212
    @qalbifuran3212 4 ปีที่แล้ว +3

    Wow I like song calafka guryasamo waa xaafadii aan ku korey ku suagayaa Hadan cid ii gargarey

  • @amranahmed8914
    @amranahmed8914 4 ปีที่แล้ว +2

    Nimco yasin murti iyo qiso dhaba ayaa lagugu ogyahay heestana dad bdan ayay khusaysaa oon anu kamid aan ahy

  • @loulamohamed4898
    @loulamohamed4898 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allha nimco yasin qurxlay ALE aku xifdiyo hees wacan kalaf ka guryo saman ku sugaya

  • @madhaafantv6596
    @madhaafantv6596 4 ปีที่แล้ว

    Manshalh Habaryar nimco yasiin carale

  • @cadceedmediapro6142
    @cadceedmediapro6142 2 ปีที่แล้ว

    Guryasamo somaliland

  • @princessprincess8792
    @princessprincess8792 4 ปีที่แล้ว +1

    Cod macaan iyo qurux illaahay baa ku siiyey

  • @faizaciiro7076
    @faizaciiro7076 4 ปีที่แล้ว +2

    Msh alh nimco yasiin ❤❤❤

  • @hamdigarweyne-hag
    @hamdigarweyne-hag 4 ปีที่แล้ว +1

    Codka nimca sharaf♥️🤤

  • @Hiisamin04
    @Hiisamin04 4 ปีที่แล้ว

    Wooow Heestii Ciidada 202020202020

  • @deeqsuudi3454
    @deeqsuudi3454 ปีที่แล้ว

    Alaah wax wayn ayay kahadlaysaa ee siwayn udhuuxa

  • @xamsemohmoud265
    @xamsemohmoud265 4 ปีที่แล้ว +1

    Yusuuf
    Cukuse
    Khayre
    Waxay waxanoo raga nimcooy heesta ku jira 😆😆😆

    • @innahargiesa6772
      @innahargiesa6772 4 ปีที่แล้ว

      Amiin iyo toorno ku dar 😂😂😂😂

    • @xamsemohmoud265
      @xamsemohmoud265 4 ปีที่แล้ว

      @@innahargiesa6772 😆😆😆 ma yaabtay quruxeey adna

    • @siraad8026
      @siraad8026 4 ปีที่แล้ว

      AABI ku dar Magacyada

  • @shahinaasdauud8646
    @shahinaasdauud8646 4 ปีที่แล้ว +1

    heestan maha qabyalad ee ninkii sameeyey heesta biyo dhacay ba sameeyey e gab ka dhaha ma fahmaysaane

  • @cabdirisaaqxuseen3953
    @cabdirisaaqxuseen3953 3 ปีที่แล้ว

    Calfka burcon kusugaya👄👄👄👄👄👄

  • @haldoordumar6770
    @haldoordumar6770 4 ปีที่แล้ว +4

    Heestan xaladeday kahadlaysa

  • @abdirahmanismail5992
    @abdirahmanismail5992 4 ปีที่แล้ว +2

    ciidagalow gurmad dag daga inanta gaadhsiiya toorno wasiirka waxbarashada cukuse ex wasiirki xanada xoola yusuf kayse warfafinta xiabiga ucid.

  • @sharmarkecabdul6419
    @sharmarkecabdul6419 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay Somalia bogooda burcad ha isku mariyo war dumarka guursada oo xumada ka daya

    • @mustafeahmed2547
      @mustafeahmed2547 4 ปีที่แล้ว

      Gabdhihii somalida qaarbaa u sobaxay in aydhibateyaan ilohoow kaqabo masakinta

  • @MP-dw8ef
    @MP-dw8ef 4 ปีที่แล้ว

    both u and Nimcaan hilaac

  • @somalilandpresstv
    @somalilandpresstv 4 ปีที่แล้ว

    Nimco yassin walee codba ku dhan🙏👍👌☑️☑️

  • @ALHAMDULILLAH7992
    @ALHAMDULILLAH7992 4 ปีที่แล้ว +1

    Intaan guur xalaala helaayo gaf iyo xumaato dooni maaye calafka gurya samaan ku sugaya

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre 2 ปีที่แล้ว

    🥰

  • @munaxasan7944
    @munaxasan7944 4 ปีที่แล้ว

    Nimcow qabiil kada kuma tagnid eee lugahada ayaa ku dagan tahay horey usoco

  • @ayaanmaxamed2808
    @ayaanmaxamed2808 4 ปีที่แล้ว +1

    Nimcoy xbbt dadkiina maxaad uga dheeratey walaashaa adeega keli baad ka dhigtey qofna qabiil kiisa ma naco qof wanagsan baad ahayd Lkn anigu malintaad Walidka oo dhintey iyo dad kiini dafirtey bn Ku nacey weli nimcoy ma arag qof walidkii dafira oo Mar kaliya qabiil kle raad sada dad wanagsan baad ka soo jeedey yaa Ku bedeshy waadigii dadkiina jeclaaye imikana tooba dheh imikaad aduunka joogta hadhow markaad aduunka ka tagto xisaab ayaa Ku sugeysa beentaad sheegtey iley alle iyo umadiisuba way Ku arkayaane dadkuna lafahaga cad cad bey garanayaan maxaad Ku keentey marku Walidka dhintey oo walaalkaa oo udambeyey dhintey oo walashaadi kaa wayneyd adeega keliya aduunka Ku joogto dadkiina dafir naa hadaad qoraal keygaa aragtid walaashaa usoo noqo sacad muuse baad sheegatee hadhoow cadab kaa bad baadin maaye hadaad diin leedahay oo aad quraanka in uun ka taqaan waxaas maad sameyseen wlhi walaashaa kamaad ohiseen adeega yaasiin ax ax wlhi sorry 😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @daadeheeye4175
    @daadeheeye4175 3 ปีที่แล้ว

    Hees Arwaax Caashaq Ah!!!

  • @siciidboqortyo2662
    @siciidboqortyo2662 2 ปีที่แล้ว

    . 2:23 set 15oct

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw nimco

  • @omargojah3809
    @omargojah3809 4 ปีที่แล้ว +2

    We love you nimca yassin❤😢🙏

  • @jaabircariif5895
    @jaabircariif5895 4 ปีที่แล้ว +1

    Nimco yasin wn ku jecelhy hoyo mar uun maku arki donaa

  • @YahyeApdi-he8fr
    @YahyeApdi-he8fr ปีที่แล้ว

    Halkii hadmad dawadeeda isiin dhantadii oo hiinragty Palqapta.

  • @Caliya2020
    @Caliya2020 4 ปีที่แล้ว

    Nimco sharaf yaa salaam ❤❤

  • @Nuurtoali129
    @Nuurtoali129 2 ปีที่แล้ว

    Ninka Alpha la yidhaa caadi maaha

  • @quruxsanmohamed5197
    @quruxsanmohamed5197 4 ปีที่แล้ว

    Guul iyo ilahay agtiisa intan guur xalal ah helayo calafka guryo saman ku suugya

  • @abdiqanikarto1267
    @abdiqanikarto1267 4 ปีที่แล้ว

    Nimco mnsha allaah

  • @farxiyabashir1761
    @farxiyabashir1761 3 ปีที่แล้ว

    Abwaankan xagee kahelaa noloshayda buugaag jacayl in aan kaqoro iguma fila, bal hadduu suugaan kucabiri karo, I am sure in uu dhowr hees kasamayn karo.

  • @abdidanjire5018
    @abdidanjire5018 4 ปีที่แล้ว

    AwaL
    Ma lagugu heshiyay Nimcoy indrr

  • @faizacaynaanshe6800
    @faizacaynaanshe6800 4 ปีที่แล้ว

    Waaaw nmco waa fnanad cjiba

  • @MX-gm1nh
    @MX-gm1nh 4 ปีที่แล้ว

    Lamaa gaaro Nimco yassin caarale nolow

  • @farxiyacaliismacil4370
    @farxiyacaliismacil4370 4 ปีที่แล้ว

    Calafka guryo samo ku suguyaa🙏🙏🙏

  • @farhandarbo1187
    @farhandarbo1187 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkk xasuus

  • @ayaanmaxamed2808
    @ayaanmaxamed2808 4 ปีที่แล้ว

    Nimcoy adigaaba geed dheer isasarey oo qabiilkiini wacnaa qabiil kle u caraarey wll ilaahy ka baq qof Waa Ku siiya waad aragta Lkn qof wax kuu sheega ma aragtidee qabiil kaagii hore Ku soo noqo wax yabaha qaar Waa dhimashee qof kasta qabiil kiisa buu sharaf Ku leeyahy iyo maamuuse qabiilkasgii baad sharaf iyo maamuus Ku LA hayde Lkn hadeer sharafi dhimatey adiga iyo cidlo ayaa is leh aqiro na xisaab baa kaa dambeysaa ileyn alle wuu Ku arkaaye dadkii ileyn waadiga LA murmaaye sorry

  • @CISHQI27
    @CISHQI27 4 ปีที่แล้ว +1

    Hada iminka guur xalaala doonayso intaad cimrigaa gaadhaysay maxaad qabanaysey nimcay😁😁😁😁

  • @sahraali1882
    @sahraali1882 4 ปีที่แล้ว

    Nimc

  • @hamzailyasismail3601
    @hamzailyasismail3601 4 ปีที่แล้ว

    Edo ma da'daabad nagu dafirtay
    Lkn wlh kama xumi soomali oo dhan cidaad doonto sheego isaaq hadaad sheegatayna waa dad soomaliyeed oo sharafle imika waa soomali ka bax oo soomali ku biir Lkn waxay nagaga xumaan lahayd adigoo oromo sheegta😱

  • @qimaabadaan5932
    @qimaabadaan5932 4 ปีที่แล้ว

    Wow sweet one ❤️🥰 even though I don’t like music

  • @boqoreinashabeel1066
    @boqoreinashabeel1066 4 ปีที่แล้ว

    Islaantii gabooye ka tagtay ceeb waynaa
    Waa gii hore wan gareeri jiray qabiil ay tahayna ma aqoon lkn maantaan ogaday cimri tagy ceeb laguma sabootiyo

    • @mocharles5641
      @mocharles5641 4 ปีที่แล้ว

      Adiga kaligaa baa in la quudhsado u qalma oo midgaan edeb daradaku noqday

  • @caliyuusuf8366
    @caliyuusuf8366 4 ปีที่แล้ว

    Wasiir Cukuse iyo wasiir toorno raysalwasaare khayre 🙄qabiilkeeda u saxa

  • @kaniidmuhiyadi8451
    @kaniidmuhiyadi8451 4 ปีที่แล้ว +2

    Why gabooye loo yasayas isaagow joojiya shekadaas datku waa iskumid

  • @sunshinegirl8547
    @sunshinegirl8547 4 ปีที่แล้ว

    Heesta😥😥😥😥

  • @amranibnukhayre9802
    @amranibnukhayre9802 2 ปีที่แล้ว

    Pp

  • @adansaid961
    @adansaid961 4 ปีที่แล้ว +1

    Habar.waalan.iska.naso.wad.gaboowdee😛😛😝😜

    • @Cawrala10
      @Cawrala10 4 ปีที่แล้ว

      Schließen Sie den Mund für Tiere🤐🤐🤐🤐🤐

    • @adansaid961
      @adansaid961 4 ปีที่แล้ว

      @@Cawrala10 kuma.fahmayo.somali.ama.engilish.igu.sheeg🤝🤝

    • @jamam60jama69
      @jamam60jama69 4 ปีที่แล้ว

      Waan kugu hasta nimcooy

    • @mocharles5641
      @mocharles5641 4 ปีที่แล้ว

      Midgaanimo macnaheedu waa xishood daro bani aadmiga caaya

    • @fathiamohamedahmed472
      @fathiamohamedahmed472 4 ปีที่แล้ว

      @@adansaid961wu kucaayey.wan afjarmal kugu wax ku dhahay bilaaledabad xoolatay afkaag xidho

  • @yummyhammy7547
    @yummyhammy7547 4 ปีที่แล้ว

    Eeyaa islaanta salaan walaashaa Adeega just great your sister which is the only your blood now and stop pretending like you are Isak. The Isak family is not yours no doubt about it all. Mid kale majeerteenba ku qaba waligoodba gabooyaha waa guursadaane mxd ana noo sheegen Sidaa aad tahay ayuu kugu qabaya? Yaab🤔

    • @ayaansafeway
      @ayaansafeway 4 ปีที่แล้ว +2

      Midgaan waa qofka alle ka fog adigana waxaad u egtahay qof fogaaday ee Mamada ka xishood waxeey ahaataba anagaa jecel oo ku qanacsan.

    • @mocharles5641
      @mocharles5641 4 ปีที่แล้ว +2

      Midgaan dhimatay oo yasan baad adigu tahay. Waaa dhaqan xumadaa akhlaaq xumadaa midgaanimo macnaheedu.

    • @ifraaxahmed6570
      @ifraaxahmed6570 4 ปีที่แล้ว

      Jcyl dhb qali