halkee ku talaa dumarku shaqo adag ma qaban karan warya shaqo way qaban karan dumarka hadalka badan jooojiya duamrka hooyainkiini naasaa doqoda kasooridi jiray u sheega way qaban w wadamdooda way difacaayn
Berhaan waxaa dhalatey inshilimaadka ay taliyaan. Waxaa arkay wadaad dhahaayo wadaadada ciraaq iyo Suuriya been ayay shegaan laakiin kuwa Sacuudiga run ayey dheegaan. Sow iskama cada wadaadkaas in Sacuudiga lacag laga siiyo. Sow taas diintada gado ma aha.
adiga umalow qabiilayste waynaday oo been shubaya tahay naftada horta u tali sow adiga xalalanayay in dagalkala is dilo maxa kagalay gabdh iyo wiilkii gelaya sheekow ku nacay
Waa caqli darro in dumar ciidan laga dhigo. Waa dhaqan gaal iyo dadka raaca wa maangaabayaal.
Mash Allaahh
Scw ❤❤❤❤❤
Waa sax
Scw
Dumarka askariyad manoqon karto😊😊😊😊😊
Wakhtigii asxaabahaa waa kii duumarku jiihaadka galayeen 🤔🤔🤔😮😮😮sheekhan muxuu kuu sheekeynaya😮😮😮😮
Asc
halkee ku talaa dumarku shaqo adag ma qaban karan warya shaqo way qaban karan dumarka hadalka badan jooojiya duamrka hooyainkiini naasaa doqoda kasooridi jiray u sheega way qaban w wadamdooda way difacaayn
Berhaan waxaa dhalatey inshilimaadka ay taliyaan. Waxaa arkay wadaad dhahaayo wadaadada ciraaq iyo Suuriya been ayay shegaan laakiin kuwa Sacuudiga run ayey dheegaan. Sow iskama cada wadaadkaas in Sacuudiga lacag laga siiyo. Sow taas diintada gado ma aha.
Maanta aduuunkii xooga shilimaad ah baa taliya.💯
🎉🎉🎉🎉🎉
Feministeyaasha ayaa xagaa kasoo galay Soomaalida
adiguba la midbatahy
.😢😢😢😢
Gabadh askariyad manoqon karto
Abuurka qofki iskabedela haa lakin shaqo way kamid noqonkaran
Maya dumarka askari ma noqon karaan
Maya
Wahaabi wax ladhahaa majiro al ka baqa
Dhamada gaalada intalaqaati kulahaa hadiilaqatidhaqamadagaalada mana lugugaaloobayo aduunyo waxas kahadlaa waxakaweeyn gaalnimada
Isweydin dal gaalo malatagi kara qofki tago xukunkisa xisaab xil maleh kii qadamo qarsada kii ubatagay wadankeda kii wax lawadago askariyeyo kee ugudhaw
Shiikh sow adiga dirica carabta qaba
😂😂
Ninkow iska bixi dirica carabta
🤣🤣🤣🤣🤣
Umal daacad kama aha waxa uu sheegayo waayo waa wahaabi wahaabiga ayaana maal geliya dulmi oo dhan. Daraf ayuu ka haystaa diinta waayo wuxuu ka hadli lahaa baydka Alle oo gaaladu xoogga ku haysato lagana dhigay suuq lacag lagu helo iyo meel loosoo dalxiis yago.
Nio sheikha kaxishoo illaheyna kabaq
Soomaaliyeey wahaabiyadda idinku dhex dhuumaalaysata iska ilaaliya, weliba wahaabiyadda iyo Yuhuud way saaxiibeen oo waakuwii diimaha isku darsaday.
War diraya iska bixi
adiga umalow qabiilayste waynaday oo been shubaya tahay naftada horta u tali sow adiga xalalanayay in dagalkala is dilo maxa kagalay gabdh iyo wiilkii gelaya sheekow ku nacay