Film | Hal dharbaaxo oo ninkeeda ku dhuftay ayaa badashay nolosheeda.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @shukricalimaxamed6711
    @shukricalimaxamed6711 หลายเดือนก่อน +44

    Qof ku jecel siwalbo oo unxanqo kuma dhawacyo 😢
    Ween kusaxantahy 😍💕

  • @Asmamohamed7465
    @Asmamohamed7465 หลายเดือนก่อน +63

    Naagaha somalida hadii ay sidaas sameen lahyeen nin naagtisa dilayo lama arkeen walahi hablaha somaliyed in la dilo ba lacag lagu sasabaya maskiin 😢

    • @XaliimoXassan-mr7pp
      @XaliimoXassan-mr7pp หลายเดือนก่อน +1

      Waa run

    • @ShukriCabdi-u3d
      @ShukriCabdi-u3d หลายเดือนก่อน +2

      Nagtu iyada ayaa ka adag nin ka laakiin wayna ogayn

    • @O.mrpromo
      @O.mrpromo หลายเดือนก่อน

      Nag inta ladila lacag lagu sasabaya waligey ma arag ee xaged kala imaday waxas? Reeraha islamka haa isku dirin , sidas wa inay sameyan kuteh.

    • @Fariiha_hassan
      @Fariiha_hassan หลายเดือนก่อน +5

      Lacagta xittaa waa wado kle lkn meeqaa arkay inladilo xittaa laraali gelineenin oo ayaga nh udhaqmaayaan si ineesan waxba dhicin oo kale kuwaas aniga markaa arko wxaa dhahaa weeba istaahilaan in ladilo waayo ayagaba haddeesan qiimahoodo aqoon

    • @maymuun7956
      @maymuun7956 หลายเดือนก่อน +2

      ​@Fariiha_hassan waxaa taas kadaran qofkii runta usheega oo dhaha naa ninka ku dilaaya ka tag waxee ula dhaqmee in qofkaas uuka xun yahay nolosheeda walee naagaha somalida ee waxaas ku qanacsan waa istaahilaan 😂😂

  • @rumeysahassan
    @rumeysahassan หลายเดือนก่อน +20

    Haaa aad oo weyn bee ugu saxneed

  • @FadumoMaxamud-u4l
    @FadumoMaxamud-u4l หลายเดือนก่อน +9

    Haa weku saxan tahay amrita plz waa filmkii 1aad ooiga oysiyay😢😢😢😢

    • @O.mrpromo
      @O.mrpromo หลายเดือนก่อน +1

      Ma filim dartiis ayad la oyneysa😂😂 Dan la an badna. Quranka aqriso aayado badan oo ohin ka Kenaya aya Jira 😅😅

  • @HodanFarax-x1l
    @HodanFarax-x1l หลายเดือนก่อน +9

    Haa wey kusaxantahy laakiisa waa xanuun😮😮

    • @UmuShamso-r3j
      @UmuShamso-r3j หลายเดือนก่อน +1

      Marba hadee meeshe timid sharafdaada jiljileec ha qorin👉👍

  • @KadraissaYoussouf
    @KadraissaYoussouf 19 วันที่ผ่านมา +1

    Haa sad oo weyn bee uyu saxneed 👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼

  • @SeynabAbdulqadirAbukar
    @SeynabAbdulqadirAbukar หลายเดือนก่อน +1

    Haduuba mar awooda inaa sameyo markalane weekasurtowdaa
    Mana ahan qof xanaqay okaliya qab ayaa uracsan
    Weeku saxantahy go ankeyda hablaha somaliyedne allah kadhigo saan cml❤

  • @FatuuabdiMaxamed
    @FatuuabdiMaxamed 19 วันที่ผ่านมา +1

    Weey ku saxan tahy walipa in saliid iyo sonkor u karkariso bey ahyd😂waxasa jaceyl laga dhahaa 🎉❤

  • @AlaahiAlaahi
    @AlaahiAlaahi หลายเดือนก่อน +5

    Haa aad iyo aad😊😊

  • @AxmedSaleebaan-il4od
    @AxmedSaleebaan-il4od หลายเดือนก่อน +15

    Way ku saxsaneed gabadha❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂

  • @YasminsiciidYasminsiciidahmet
    @YasminsiciidYasminsiciidahmet หลายเดือนก่อน +10

    Marba hadii aysan agtiisa daganaan kudareemeynin waxa uu kasameeyey dartood wey kusaxantahay in ey nolosheeda ufurto wado kale oo cusub oo ay san nafteeda qanaaco been ah usameynin 🥰

  • @ZayNuu-g3u
    @ZayNuu-g3u หลายเดือนก่อน +35

    Way ku saxan tahy sabbtoo ah qfka sida dhabtaa ku jcl wxaz maku quuro💯

    • @YunisAli-t6p
      @YunisAli-t6p หลายเดือนก่อน

      Lalaabo suurada

    • @Abdinaasir836
      @Abdinaasir836 หลายเดือนก่อน +1

      Wax walba wanaaga iyo jeceylka ayaa ka weyn mana ahan waxaas yarka ah in loo burburiyo jeceylka

    • @maymuun7956
      @maymuun7956 หลายเดือนก่อน

      ​@@Abdinaasir836hadii lais jacel yahay ma lais dilaa marka

    • @YahyaAdan-c2k
      @YahyaAdan-c2k หลายเดือนก่อน +1

      Qofka haduu kudaneyo
      Darbaxo io waxas kuma qurayo

    • @Abdinaasir836
      @Abdinaasir836 หลายเดือนก่อน

      @@YahyaAdan-c2k OK waa arin fiican

  • @cabdalesiciid4102
    @cabdalesiciid4102 หลายเดือนก่อน +9

    Dabcan naagkastoo garaadle sidan ayey sameesaa 😊🎉❤

  • @UmuShamso-r3j
    @UmuShamso-r3j หลายเดือนก่อน +2

    Marba qofka hadoo bilaabo inoo gacan kuu qaado ama ku aflagaadeeyo wee kuu dhamaate because meel aa lagaa ixtiraameen inaa joogti khalad ee kuku tahay 👉✅😎🤪

  • @Shaamil_recap
    @Shaamil_recap หลายเดือนก่อน +4

    Fikirkeyga kuma saxno , hal dharbaaxsho nolol kuma burburto.👍

    • @muhaupdilaahi
      @muhaupdilaahi หลายเดือนก่อน +1

      Dharbaaxo qudha ha eegin ee muhimad muusinin oo jcylky uga bahnayd masiin filimkana waa inaloosoo kobe koly hadii dhmyz ahaan laa sa uma hadashen

    • @maymuun7956
      @maymuun7956 หลายเดือนก่อน +2

      Dilkaba waxuu ka imaadaa hal dharbaaxsho sababtoo ah hadee ka aamusi lahayd marwalba wuu dili lahaa waa abuser

    • @UmuShamso-r3j
      @UmuShamso-r3j หลายเดือนก่อน

      ​@@maymuun7956sax waa waxa gabdhaha soomalida SAAS ugale 🙄✅

  • @hannidadax7544
    @hannidadax7544 หลายเดือนก่อน +2

    Nolosh markay kugu darta qof aan ku fahamayna am ku dareemayna waa xanuun wlhi kaliyta dhirbaaxo ugamayna tagin ee waxay uga tagtay wakhati mu sina jira u ku dareemo naftayda anig way ila saxan tahay

  • @CaashoAbshir-u2u
    @CaashoAbshir-u2u หลายเดือนก่อน +3

    Wey ku saxan thy sbbto ah qof ku dhawacay lama dhowrto😊

  • @HoodanMaxamed
    @HoodanMaxamed 14 วันที่ผ่านมา +1

    Wawa❤❤💎👑☺🐍🌹

  • @Hanalizy
    @Hanalizy หลายเดือนก่อน

    We ku saxneed wana naag nool😂❤

  • @nawaalmaxamed7337
    @nawaalmaxamed7337 หลายเดือนก่อน +7

    We ku saxanthy gbdhha somalida hde qimahoda oganlhayen gbr wla dhibateyey la dhihi lahay mjiri laheyn lkn wlidkii aba oga horeyo

    • @maymuun7956
      @maymuun7956 หลายเดือนก่อน

      Naa naagaha somalida iyagaa gumeesiga raba 😂😂

    • @UmuShamso-r3j
      @UmuShamso-r3j หลายเดือนก่อน

      ​@@maymuun7956haa😂😂😂

  • @MaxamedCabfilaahi
    @MaxamedCabfilaahi หลายเดือนก่อน +4

    Kuma zaxnoo😮

  • @FalisAbdullahi-o1j
    @FalisAbdullahi-o1j หลายเดือนก่อน +3

    Haa weyku saxan thy sabbto ah hadii adan iska qaban qalad yaryar bari waxaa arkeysa adoo kugu fogaday😂

  • @taashuuali8476
    @taashuuali8476 หลายเดือนก่อน +5

    Ana ugu horeyo maanta❤🎉😊

    • @ShaatiWayne
      @ShaatiWayne  หลายเดือนก่อน +2

      🥰👍

  • @KhadiijaKhadiijacabdulaahimsxm
    @KhadiijaKhadiijacabdulaahimsxm หลายเดือนก่อน +3

    Haa 100%

  • @LayloLaylo-qh4jy
    @LayloLaylo-qh4jy หลายเดือนก่อน

    Wey ku saran thy wayo haduu jeclan laha mu dharbaxeen danbigana ma saareen🥺👍

  • @KaafiyoSigaad
    @KaafiyoSigaad หลายเดือนก่อน +1

    Wee kusaxantahay❤😂

  • @Mommyelza
    @Mommyelza หลายเดือนก่อน +3

    Tank u pro I'm late😩💕

  • @HodanFarax-x1l
    @HodanFarax-x1l หลายเดือนก่อน

    Ha wey kusaxantahay lakiis waa xanuun😮😮

  • @xasanruxaani7386
    @xasanruxaani7386 หลายเดือนก่อน

    Kuma saxno 1 dharbaxsho wax la isku furo ma aha 😊

    • @IlhanAbdirizak-ml1qr
      @IlhanAbdirizak-ml1qr หลายเดือนก่อน

      Dharbaaxada ha fiirin ee gabadha markii horaba dankamuu lahen shaqadiisa uu ku mashqulsanaa ayadoo culeys daremeyso uu dharbaxo ogu daray waliba dadka hortooda🙄

    • @xasanruxaani7386
      @xasanruxaani7386 หลายเดือนก่อน

      @IlhanAbdirizak-ml1qr wuu xanaq sana wuna qaldana lkn qofan qaldamen maleh iny cafio ficned

    • @faadumomaadey5327
      @faadumomaadey5327 หลายเดือนก่อน

      ​@xasanruxaani7386 haduu xanaqay maxuu ninka shaqada uu diday maxuu uu garaci wayay sbb uu iayada iu garaci haduu xanaqo ha is control hadii kala ma aho waxuu leyaho arka

    • @UmuShamso-r3j
      @UmuShamso-r3j หลายเดือนก่อน

      ​@@xasanruxaani7386balwada hadaa hal mar dhadhamisi wee Kula macanee ogow😂

  • @MarwaAxmed-xn5ex
    @MarwaAxmed-xn5ex หลายเดือนก่อน +4

    Of course way ku saxantay wayo qof aan ixtiraam iyo qadarin anan ku hayn ma agjoogi kartid

  • @MandeqManka-p3m
    @MandeqManka-p3m หลายเดือนก่อน

    Scw scw sc2❤❤❤❤

  • @sucdicaddey7597
    @sucdicaddey7597 หลายเดือนก่อน +3

    Wee ku sax san tahay nin dilay maxee ka ak qabaneysaa

  • @Aisha_Awes.i9544
    @Aisha_Awes.i9544 หลายเดือนก่อน

    Nin nak dilayo adunka unecbhye uf quf ku jecel and quf ku jeclen isku mit mahan 😊

  • @NaciimoSaadiq
    @NaciimoSaadiq หลายเดือนก่อน

    Yes

  • @saynabfarax4790
    @saynabfarax4790 หลายเดือนก่อน +1

    May❤

  • @BarwaqoClahi
    @BarwaqoClahi หลายเดือนก่อน +2

    Haa we Ku saxanthay

  • @MunoMunomuno-r6o
    @MunoMunomuno-r6o 26 วันที่ผ่านมา

    Maya😢😢😢😢

  • @XasanCabdilaahi-z1s
    @XasanCabdilaahi-z1s หลายเดือนก่อน +1

    May😢😢😢😢😮

  • @MaidoMuusemaxamed
    @MaidoMuusemaxamed หลายเดือนก่อน +1

    MayA❤

  • @Zaka-t8l
    @Zaka-t8l หลายเดือนก่อน

    Kuma saxno wee ku saxan thy lee noga baxden war waxan wa sheko qiyali wana filim 😂😂😂😂

    • @UmuShamso-r3j
      @UmuShamso-r3j หลายเดือนก่อน

      Filim Kaba cashir AA laga bartaa ee maliska daawado👉👍

  • @Moneyyyyy-n6o
    @Moneyyyyy-n6o หลายเดือนก่อน +1

    Dharbaxsho feer lee ku xiga😭😂

    • @UmuShamso-r3j
      @UmuShamso-r3j หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂sax walahi

  • @AishaAbdikariin
    @AishaAbdikariin หลายเดือนก่อน +2

    Macagiis

  • @SiciidoCalifaarax
    @SiciidoCalifaarax หลายเดือนก่อน +1

    Maya😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @HanisaidAbdi-bu3ik
    @HanisaidAbdi-bu3ik 17 วันที่ผ่านมา

    Waa is qarxinlahaa

  • @KedirKadi-x6v
    @KedirKadi-x6v หลายเดือนก่อน

    kuma saxno😢😢

  • @HousseinAinanAbdoulchakour
    @HousseinAinanAbdoulchakour หลายเดือนก่อน

    Haa yekusahadaye yadu

  • @Mari___briizennie
    @Mari___briizennie หลายเดือนก่อน +3

    Waa naag nool🔥😂💋

  • @HodandahirYusuf
    @HodandahirYusuf หลายเดือนก่อน

    We ku saxan thy qof Hal mar isku dayay inu gcn ku qado qalas wlhi sidu qof an walidka ehen isku daya Wa qalad

  • @Zeinabmou-l1l
    @Zeinabmou-l1l หลายเดือนก่อน

    Haa wey kusaxantahy

  • @XaawoMaxamad-s6c
    @XaawoMaxamad-s6c หลายเดือนก่อน +1

    Maya

  • @abdififi1215
    @abdififi1215 หลายเดือนก่อน +5

    maya

  • @ZaamAHMED-u2u
    @ZaamAHMED-u2u 18 วันที่ผ่านมา

    Wey ku saxntahy nin aan qiimahda aqan si walbo aad u jecshy jeclkga ka tansuul qiimhda soo cesho wa sida ilatahy

  • @AbdiMuttalib
    @AbdiMuttalib หลายเดือนก่อน +7

    Sinaba uguma saxno ninu in uu xaskiisa garaaco.

  • @yasmiinmahamed
    @yasmiinmahamed หลายเดือนก่อน

    Mya kuma saxno

  • @zahraahmed1172
    @zahraahmed1172 หลายเดือนก่อน +2

    Haa sxb dabcan way saxan thy asaga nin wanaagsan haduu yahay iyada been kama sheegeen,dadka hortoodna kuma dhabaaxeen gabadha taas bis dhibaato kuma heen sidoo kale waad arkeesay ninka inuu san si farxad udheehan thy inuu iyada farxad ula qaadan nin mar haduu ku fikiro inuu cunugaaga kaa qaato kaas nin maaha❤

    • @UmuShamso-r3j
      @UmuShamso-r3j หลายเดือนก่อน

      Sax walahi👉✅😘

  • @HindisaHusein-lj6yv
    @HindisaHusein-lj6yv หลายเดือนก่อน

    Maya. Mahaldhirbaxo. Baykukalatageen😂😂😂

    • @UmuShamso-r3j
      @UmuShamso-r3j หลายเดือนก่อน

      Hadaa maanta lagu dharbaaxo barina wee ku xigtaa ogow 😂😂😂

  • @SihamAbdikader
    @SihamAbdikader หลายเดือนก่อน +4

    Wee ku saxan thy ❤

  • @fadumamohamed5539
    @fadumamohamed5539 หลายเดือนก่อน

    Kumo saxno waayo raagalin ayuu ka baxiyay

    • @ismahanhussein2901
      @ismahanhussein2901 หลายเดือนก่อน

      Hadana So kuma noqonayo teda kale ma isla marki Ayu rali galiye wa may

    • @maymuun7956
      @maymuun7956 หลายเดือนก่อน

      Adiga hadii lagu dilo oo hadana raali noqo lagu dhaho ma aqbali laheed ?

    • @UmuShamso-r3j
      @UmuShamso-r3j หลายเดือนก่อน

      ​@@maymuun7956😂😂😂

  • @CabdiraxmaanFaysal-l6i
    @CabdiraxmaanFaysal-l6i หลายเดือนก่อน +4

    Anaa uhoreeya

    • @ShaatiWayne
      @ShaatiWayne  หลายเดือนก่อน +1

      🥰👍

  • @Abdiwasac..Z
    @Abdiwasac..Z หลายเดือนก่อน +1

    Kuma saxno

  • @FaadumoAbdikriin
    @FaadumoAbdikriin หลายเดือนก่อน +2

    My😢

  • @MalaboIbraahim
    @MalaboIbraahim หลายเดือนก่อน +3

    Haa wee kusaxan tahay 😊

  • @fatxaapdrahman9158
    @fatxaapdrahman9158 หลายเดือนก่อน

    Hadan booskeeda ku jiro sidaa ay samaysay uun ban samayn laha waayo qofna xaq uma laha qofka kale inuu ku xad gudbo

  • @xafsaxilkas3709
    @xafsaxilkas3709 หลายเดือนก่อน +1

    Ani ahaan ilama sax na waayo owlada waxaa koriya jclka labada waalid qalad halmalin ugalay oo fharmar raligali uuka kixiyay iney goan sidaa uadag qadato kuma racsani waayo nafgoday ayaa laga sabraaa lkn marba haduu umad mesha imaday wlhi waxan iranlahaa ubadkaga dartii usamir ilen cadawad hore dhaxdoda maolin

    • @UmuShamso-r3j
      @UmuShamso-r3j หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂local hadee usabar mar kale oo dilaa woo raali Galina marks mar walbow soo SAAS usameenaayo woo caadeesanaa marks meesha inaa laga ixtiraamo AA fiican adoo ubadka mustaqbalkooda xataa fiirinaayo Dan ayaa uku jirtaa because Hadoop ninja xaaskiisa ugacan qaado ilmahana ee arkaan nolol wanaagsan kuma korayaan maxkasdooda AA wax gaareesa✅👈👍

  • @Sweetie-19
    @Sweetie-19 หลายเดือนก่อน +5

    Wey ku qaldantahy ma qaldami waa Alle waligedaa la qaldami jiray ugu yrn hduu raligaliyaay ineey cafiso wuu mudnaay canugaasna walidkiisa Uu ku dhex koro hadhaw

    • @fadumoali600
      @fadumoali600 หลายเดือนก่อน +2

      Mar,ba haduu barto qofka gacan qaaad waa uuu wadaaa waligiisa waaana toxic qof bulsho dhexdeeda kugu dharbaaxaayo

    • @maymuun7956
      @maymuun7956 หลายเดือนก่อน

      Adiga hadii kula fududahay in dadka hortooda lagugu dilo oo iska cafiso hadaba ogow dadbee lafududeen dhiigana waa loo dhashaa 😂😂😂

    • @Sweetie-19
      @Sweetie-19 หลายเดือนก่อน

      @@maymuun7956 nolasha ma ahn mindi mindi ku tag wxaa xalin kartana gurkada loma burburiyo klaiyaa dharbaxay wlipa asagoon uqasdin iydana wxy aheed ineey ujwpto Oo tiisa Oo kle ku dhufto wrkna meshuu ku xirmi lahapa qalas

    • @UmuShamso-r3j
      @UmuShamso-r3j หลายเดือนก่อน

      ​@@Sweetie-19mexee ujaawaabtaa maba Ka fileyninee😂

    • @Sweetie-19
      @Sweetie-19 หลายเดือนก่อน

      @@UmuShamso-r3j Oo wx hdeey kgu dhacan fikirba ma adaa ubahana Quruxeey wash mrkuu kusiiiyo wash ku siii🤣🤣

  • @naimanor5092
    @naimanor5092 หลายเดือนก่อน +2

    Haa waku saxned🎉

  • @IkraanCabdisahal-s3u
    @IkraanCabdisahal-s3u หลายเดือนก่อน +2

    Waxaas wax la isku furo mha oo guri lo dumiyo

  • @albashiiralidiini1316
    @albashiiralidiini1316 หลายเดือนก่อน +2

    We ku saxan tahay ❤

  • @MaidoMuusemaxamed
    @MaidoMuusemaxamed หลายเดือนก่อน +2

    Maybe waxaa loobaahnaainayfursadsiiso

    • @M4mp5be8w
      @M4mp5be8w หลายเดือนก่อน

      Aniga waan ka aarsan laha oo waan garaci laha walahii ilahayow aanba isago hurdo aan kal ladhace ma dhaafen kaa😂😂😂

  • @maryanabdi-xs6jl
    @maryanabdi-xs6jl หลายเดือนก่อน

    Xaga diintena hadan u eego wey khaldan thy oo gabadhu ma ahan ine reerkedu burburiso hadi kle narta aade lkn hadan hindi ahan laha wan samen laha wexe samysay ilen diin ii celisa malahan

    • @UmuShamso-r3j
      @UmuShamso-r3j หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂istaaq furulaah diinteena ma dhihin halagu bahdilo Hadaa maanta lagu dharbaaxo barina haraanti AA kuku xigte ileen balwada sigaar AA laga bilaabaayee😂

  • @FadumocaliMaxamed-o2z
    @FadumocaliMaxamed-o2z หลายเดือนก่อน

    Haaa😢❤

  • @PrincessFatima-up7ky
    @PrincessFatima-up7ky หลายเดือนก่อน +4

    Ani😊

    • @ShaatiWayne
      @ShaatiWayne  หลายเดือนก่อน +2

      🥰👍

  • @Berberafilms
    @Berberafilms 22 วันที่ผ่านมา

    Dumarkan dumar ahan ayay u hadlayan lakin kumay saxnen inaya sidas damayso

  • @Nasrashikhxasanxuusen
    @Nasrashikhxasanxuusen หลายเดือนก่อน

    Wiikusaxantahay

  • @UmuAdam
    @UmuAdam หลายเดือนก่อน

    Maya😢

  • @ShukriCabdi-u3d
    @ShukriCabdi-u3d หลายเดือนก่อน +4

    Way ku Saxan tahay

  • @RuqiyoCiise-g7e
    @RuqiyoCiise-g7e หลายเดือนก่อน +3

    Wee ku saxantahy wayo qofka ku jecel gan is kadaayee hadal xun kuma quuro

  • @XidigtaQueans
    @XidigtaQueans หลายเดือนก่อน

    Fikir ahaan tayda way ku saxan tahay

  • @Mohaxasan540
    @Mohaxasan540 หลายเดือนก่อน +4

    MAy

  • @faadumomaadey5327
    @faadumomaadey5327 หลายเดือนก่อน

    Dharbaxo iska daye haduu hadal xun igu dhaho afkisa aya gubaya iyo gacmahisa xun sheydamada

  • @FathimaDbn
    @FathimaDbn หลายเดือนก่อน +2

    Waa ay kusaxanthy 😢

  • @AsmaJamac-u1p
    @AsmaJamac-u1p หลายเดือนก่อน +2

    Thanks sxb 👍 😊❤

    • @ShaatiWayne
      @ShaatiWayne  หลายเดือนก่อน +2

      Adiga mudan abayo🥰👍

  • @MaidoAbdikarin-g7w
    @MaidoAbdikarin-g7w หลายเดือนก่อน +5

    Weykusaxantaha ani haboskasjokilahaa sas wansamenlahaa asimaaidhalatymarkuuidharbaxaa😂😭😭😭😭😭😭

    • @YunisAli-t6p
      @YunisAli-t6p หลายเดือนก่อน

      Afsomali sida lo qoro baro horta macaac yahe

    • @zainuuawow1955
      @zainuuawow1955 หลายเดือนก่อน

      Xanuun maajiro micnaha kistee sax dhahday maa kuhanuujisay raga dhan naagtaa qaldan soo qorayaane ​@YunisAli-t6p kadhamaaw gabadha

    • @maymuun7956
      @maymuun7956 หลายเดือนก่อน

      ​@YunisAli-t6pmaxaad lacaytamee duli war orad danyeelo duleeste 😏😏

  • @anasyare3035
    @anasyare3035 หลายเดือนก่อน +2

    Khalad waa dhaca waana la xaliya marka ayda khaldan si mastaba

  • @MuuseCabdi11
    @MuuseCabdi11 22 วันที่ผ่านมา

    haa

  • @XafsaMusayxasan
    @XafsaMusayxasan หลายเดือนก่อน

    Haa maxay ugu saxnan wayday 😅

    • @UmuShamso-r3j
      @UmuShamso-r3j หลายเดือนก่อน

      😂😂😂sax

  • @MaidaAxmed-t9y
    @MaidaAxmed-t9y 21 วันที่ผ่านมา

    Haaa

  • @MumtaazCali-w4h
    @MumtaazCali-w4h หลายเดือนก่อน +4

    Dharbaaxo hadii lais kufuray soomaalidu mar walba way is furi lahayd😂😂

    • @rumeysahassan
      @rumeysahassan หลายเดือนก่อน +5

      Ninka marku Ku dharbaaxo ag fadhi adi lknsa gabdho badan baa bahdilkas udulqaadan Karin baa jiro oo iska furayo ninka

    • @maymuun7956
      @maymuun7956 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@rumeysahassanwaa runtaa dhiig laay bee dumarka moodaa 😂😂

    • @faadumomaadey5327
      @faadumomaadey5327 หลายเดือนก่อน +2

      Dharbaxo ku dharbaxo hadaka amusto oga malinta xigat in uu Sunkisa kugu garacidoni

    • @UmuShamso-r3j
      @UmuShamso-r3j หลายเดือนก่อน

      ​@@rumeysahassanyes😂

    • @UmuShamso-r3j
      @UmuShamso-r3j หลายเดือนก่อน

      ​@@faadumomaadey5327sax😂😂😂😂

  • @mohamedfarah1898
    @mohamedfarah1898 หลายเดือนก่อน

    Hay kusaxanta 😢

  • @zamzamhasen
    @zamzamhasen หลายเดือนก่อน +3

    Miskin😢🥺😭😭

  • @GhHg-fc4ok
    @GhHg-fc4ok หลายเดือนก่อน +1

    Ana ugu horeyo maanta

  • @craxmanoday6793
    @craxmanoday6793 หลายเดือนก่อน +3

    May kuma.saxna

  • @AmeeraAWaanaag
    @AmeeraAWaanaag หลายเดือนก่อน +1

    Why does he talk like this?

  • @SaharaMustafe
    @SaharaMustafe 28 วันที่ผ่านมา +1

    Aad iyo ad wy kusxanthy

  • @FahmoAbdullahi-u6j
    @FahmoAbdullahi-u6j หลายเดือนก่อน

    Magacisa filim kaan

  • @umaymaazultan3065
    @umaymaazultan3065 18 วันที่ผ่านมา

    Amriitadeeda manaqaane way ku sxn

  • @MaxamedNuur-z9g
    @MaxamedNuur-z9g หลายเดือนก่อน

    haaaa

  • @ayaancabdilahi3960
    @ayaancabdilahi3960 23 วันที่ผ่านมา

    HAA😅

  • @faisalmohamud7948
    @faisalmohamud7948 หลายเดือนก่อน +2

    Kuma saxna goaankaasi

  • @CadeSaciid-e3e
    @CadeSaciid-e3e หลายเดือนก่อน

    Qalad wye 😂