madaxda dowlada dhaqaalihi ey dheceen ayey wadan kale dhigtee taas ayaana ku sababtay go,aanada dalka wadan kale laga soo gaaro laakin uma maleynayo in dhaqaalahaas gacantooda ku soo laabanayaan ee qaladaadka ey dalkooda iyo shacabkooda ka gelayaan ayeu sii badsanayaan
Burundi qorshe ayaa loo dagay oo ay soo dajiyeen cali balcad iyo sanboleesho iyagoo si qarsoodihi ah ula shaqeenayey ethiopia si loogu badalo maadaama ethiopia laga reebay marka Burundi waa la khiyaamay. Xasan waxaa uu ethiopia rabaa in ay maamul goboleedyada u gacmaha qabtaan taas waa qiyaano qaran.
Walaal wax layab leh xabashada in la rabo dadkaraba ma ilooben
Wa sax wa qurun madaxdeenu
Ilaahoow Diinteena Dalkeena Dadkeena waxaa kusoo duulay Soomaali Ilaahoow Dadkayga caqliga midnimada iyo iimaanka usoo celi. Ilaahoow Madaxda daniista yaashaa ah iyo kuwa dabadhifka ah Ilaahoow dhinac noodhaafi oo calaamado lagu garto sidi Masiixi Dijaal kasoo ifbixi.
Aaaaaammmmiiiiin.
Ethiopia ma.RaBno ali. Balcad. Iyo Xasan sheekh wa. Jaajuus u adeego. Ethiopia shacabka reer muqdisho kaca vilada ugu. Gala Xasan sheekh rida
Masar falastiin ayaa bowdkeeda lagu xasuqayaa waana u hiilinweydey anagoo kumanaan meyl u jirna miyey hiil na tareysaa haba kayaabin
Somali badbaadi ayey ubaahan tahay 2:14
Waxay ku dhax jiran xildhibanada somaliyed OO jecel gumaysiga Ethiopia Wana Ku qasban nahay Ethiopia in ay Ka mid naqato runti
😂😂😂 saan ma siyaasada ugu hadashaa masar dunida ka yaaban see somali saxiibo ween ugu noqotay wlhi
Wasiirka arimaha dibada ha iscasilo sababtoo ah wasaarad malahaan karto labo wasiir
Xasuuqe somaliya labade kun iyo totobade
madaxda dowlada dhaqaalihi ey dheceen ayey wadan kale dhigtee taas ayaana ku sababtay go,aanada dalka wadan kale laga soo gaaro laakin uma maleynayo in dhaqaalahaas gacantooda ku soo laabanayaan ee qaladaadka ey dalkooda iyo shacabkooda ka gelayaan ayeu sii badsanayaan
Waxaad isku magacawday Daacad. Xagee ku'bahdilnay Itoobiya? Ma'ilowday inaan u'rukuucnay gacmahana kadhunkanay.
❤❤❤❤😂😂😂😂
Walee Soomaali Ciil iyo Bahdilaad kabixi mayso inta Xasan Xaabsade Dal xaraashe iyo waxa lamidka ah ay madax nooyihiin.
Xassan sheikh waa siil siilna lugtii laqaaduu raacaa😂god haduu ka qodnaan lahaa ethopiyaa inaga soo rimin lahayd inuu nin la moodyahay lainoo qaataa😂😂Maya ma yaqaan sheekadiisu waa Ethopia maku naqsahee mise waa caraystaa duliga
Ethiopia daaroodaa lagareebi waayaay hada hawiyaa
Laheshiinaya markeena ayaan
Adeegsanaynaa hadii awal hawiye loo adeegsanjiray
Hada waxaa loo adeegsanayaa daarood adkaysta markiina
Xasan shiiq maxamuud marku itobiya tagay abiya aya kubah dilay ardi adis sababa mantana cadawgi sas aha sodhaweystey fulaynimo maugeysay madax weynaha waxan isdhikara wafulay tasa waxay tahay nasibdara oo xun
Beenlow
Xasan goormuu ka waynaan bahdilay iyo karaama torka dalka iyo dadka soomaaliyeed. Maxaa loo waayey siyaasiin iyo waxgaradka dalka.
Cali balcad sanbalooshe waa jaajuuseen ithopia xasan meeshey geeyaan Ayaan arki doonaa laluush dal l agaqaato ee wasiir fiqi Umaga somaaliyeed wey ku ogtay wax qadadkaaga ee inta asn shaftaada wax loodhibin iscasil oo umad usheeg waxaan anaguba ognahay oo ah in canaasiir meelwalba lagu dabadhigay by