Kaligiis taliye Siyaad bare hanoo faanin tuugsiga asagaaba macalin ku ahaay oo af miishaarnimadiisa qeeybiyoo xukunka aheeyd miyaad moodeen inuu umada wax u qaban jiray. Kaligiis taliye Siyaad bare wuxuu ahaa dhiigyacab aan u ogoleeyn ineey umada maskaxda ka horumarto.
Gaal sida loodawa socdo ayaa waqtiga iyo diinta iyo sunada rasuulka scw lailaaway subxaanalllh
6000 kun oo dollar qalab ah ba sawir lagula gly mesha dawlda ma jogto wa tugsto 😢
😂😂😂😂😂😂
Kusali Nabigena MOHAMAD(ﷺﷺ) The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad(ﷺﷺ)❤️🕋☝️
Mashallah ❤❤❤❤🎉🎉🎉
❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️
Walaahi dad tacbaan ayaa nahay allow noo gagaar
Wlhi waa ceeb in waxaas meel laso istagto
Waxaan dhan indinkaa gadan karo
Naclaaadddddd HSM maxaa waye waxaan
codka wariyaha ayan kahely nin mise naag yaa ikala sheegi kara
Garazia italian
Tv walahi hala xiro wax yar igusawir ah buu malinkasta bahiya wax umada kala dawan inaa midga tahay baa lagu arki waxaas okale soo bahiya
Sarkaalka.ciidanka booliska e calooshiis ka horeyso caloosh ha ka shaqeeyo inu jaro waa inu sameeya orod iyo jimicsi
Colool wayne ma anagaa maryo waynay war waxaan taakilo ka heli maysaane illaahay taakulo waydiista waxna qabsada caloosha ha iga hurinine
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Tanlyaani ayaan hada jooga ... nidaamkiida waa in lagu taba baro . tar tariib wax lagu siiyo.. marka wax u fiican sameyso agab yar lagu keeno...
Gumeysigu markuu baxey mab di.iisi baa harey
Mudanayaalku sheeg iyo maamul aan wax garanoo magaarsaara baa kacey
Waxaan dhamaantooda 1000$ kama badna 1qof oo somali ah ayaa bixin kara ee xishooda nio
😅😅
Waxaan dowlad ma ahan taliyaaniga mar oo u keeno laabtooyo dhamad afar iyo hal mator u keno ayey noqotay
Italy suuqa muqdisho buu 100 dollar police soomaliya uga soo adiga malin walba kkkkkkkkkkkk
siyaad bare maanta haduu nooolaan lahaa xabad buu isku dhufan laaha ragii uu wax baray oo mucaawano gudoomaya aan haba yartee waxa qorshe ah wadanka ka laheen iyo dulaalo meel walbo beecinaya
Kaligiis taliye Siyaad bare hanoo faanin tuugsiga asagaaba macalin ku ahaay oo af miishaarnimadiisa qeeybiyoo xukunka aheeyd miyaad moodeen inuu umada wax u qaban jiray. Kaligiis taliye Siyaad bare wuxuu ahaa dhiigyacab aan u ogoleeyn ineey umada maskaxda ka horumarto.
Umad bahaan ayaa nahay oo jahiliin ah war dhulkan ciidan adag maa
Lodhiso shekoyinka maad ka baxdaan somaliyey jahilinimda naheyso cid ay heyso majirto wlh umad doqoma ah banahy wlh
gata hee koley waad gadeysaane