WAR DEG DEGA:LAASCANOD CUQASHA OO HADA FARIN ADAG UDIRAY ASAD|FIRDHIYE OO SHIR DEGDEGA QABTAY KADIB

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 62

  • @AmiraHassan-g8i
    @AmiraHassan-g8i หลายเดือนก่อน +2

    Waa dameerkii calanka ugu sawirnaa

  • @fosiafaarax8998
    @fosiafaarax8998 หลายเดือนก่อน +2

    Maansha allaah, ilaahay ayaa mahadaa iska leh

  • @MahamoudIbrahim-k3m
    @MahamoudIbrahim-k3m หลายเดือนก่อน +2

    MAJEERTEEN ISKAGA BIIRA

  • @NajaxMohamed-bc9ed
    @NajaxMohamed-bc9ed หลายเดือนก่อน +1

    Masha alaah waa runtiis

  • @jhashim739
    @jhashim739 หลายเดือนก่อน +12

    Wariye Dalha Waa professional journalist - Waa weriyaha kaliya aan xogta khaatumo iyo Puntland kala socdo. Viva Dalha✌️

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 หลายเดือนก่อน +2

    Guuleyso

  • @Userq2
    @Userq2 หลายเดือนก่อน +2

    Asc masha alaah reer Ssc khaatumo hooray u socoda guulasat jira jooga

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q หลายเดือนก่อน +2

    Guuuuuuuuuuuull maamul goboleedka SSC khatumo❤🇸🇴💕💪💪💪💪

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r หลายเดือนก่อน +2

    Soo da warka

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 หลายเดือนก่อน +2

    Aslm

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 หลายเดือนก่อน +2

    Mashaa Allaah guul guul SSC khaatumo guul iyo gobanimo horumarka iyo dawalladanimada idinka muuquda❤️🏇🏿❤️🏇🏿🏇🏿🤲🎉👏🏻🇸🇴

  • @AmiraHassan-g8i
    @AmiraHassan-g8i หลายเดือนก่อน +2

    Madaxwayne Siciid Dani Ayaan idiin ah Puntland Ayaad Ka mid tihiin

  • @husseinmahmood327
    @husseinmahmood327 หลายเดือนก่อน +1

    Ha noolaato ssc

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 หลายเดือนก่อน +2

    Mashaa Allah saraakiisha iyo ciidanka SSC khaatumo xaqabaa ku dagaalameyesan guushana idinka iskallehe❤️🏇🏿❤️🏇🏿🎉🏇🏿🇸🇴💪🎉

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 หลายเดือนก่อน +2

    Calyo calyo

  • @CabdiriiqCabdiriiq
    @CabdiriiqCabdiriiq หลายเดือนก่อน +1

    Cool chanel waan taageeraa sida wacan ee wararka sugan ugu soo gudbisaan ummadda somaliyeed sidaas darteed waxay fariintadaydu daaran tahay .Marka aad ka hadleysaan maleshiyada hargeysa. Dhaha kooxda calancasta snm
    Buurmadowna dhaha ninka kaligii isboqray ee been madow
    Waayo iidoor boqor maleh

  • @RuqiyaAbdi-p9b
    @RuqiyaAbdi-p9b หลายเดือนก่อน +1

    🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @maxmuudBagadi
    @maxmuudBagadi หลายเดือนก่อน

    guul.madaxweynaha.laascaanp.fardhiye
    guul

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z หลายเดือนก่อน +1

    4 ciidanka Somalia ah I D caarar wata ayaa iyakoo nool lagu qabtay Xeraale banaankeeda,2 habar gidir ayey ahaayeen labada kalana abgaal.

  • @MohamudfarahOmar
    @MohamudfarahOmar หลายเดือนก่อน +2

    Muxuu.burburin.karaa.p.lan.ma.diyanay.noqotay

  • @Userq2
    @Userq2 หลายเดือนก่อน +2

    Walala putlaan xasan sheeq putlaan kuma burindoon waxaa xasan sheeq kuma burindoonto isdaas xasan sheeq dad kaa raga ayaa jooga putlaan waxaany reer ❤❤❤❤ isku tiirasaan ❤❤❤❤ maxdadii taageersamdaa❤❤❤❤

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg หลายเดือนก่อน +2

    Asd diyasno waa nin mrakasta lagubirburiyo dhulkiisa tiimkisu waa timaki iyadoo dagaal laascanood kusocdo dagaalka garoowe karidaayey wagii farmajona Sasu aha wanin mrakasta u shaqeya cadowka butland 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔

  • @gucuregacod7119
    @gucuregacod7119 หลายเดือนก่อน +2

    Waar maxad tiri caadi maha kkkkkkkkkk adkaatay mudaharad miyuu wadaa dameerka qayliyey fardo ayan lascanod ku ogaaye waa maxay dameerka mudaharadka wadaa😅😅😅😅😂😂😂😂

  • @AbdinasirAli-q2r
    @AbdinasirAli-q2r หลายเดือนก่อน +1

    😅😅😅😅😅😅

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 หลายเดือนก่อน +2

    Xasan dhiiqo kalgacala uma magacaabin taliye ciidan ee wuxu u magacaabaya funaafaqada iyo in uu puntland loo adeegesado dhibaatenetooda lkn wuu ku hugoobaya😉

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs หลายเดือนก่อน +2

    maamulka ssc khaatumo hanoolato

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r หลายเดือนก่อน +2

    Wa sax Marka aad damer maqasho waa sheydan cawdi bileyso

  • @gucuregacod7119
    @gucuregacod7119 หลายเดือนก่อน +2

    Muuse dadka xaabo loma oyaan ah ayuu kadhigtay waana iska garan layihiin ilaahada wana la xisaabtami layihiin muse jodaan dhibtada intaas le.eg gaadhsiiyey wilashoodii cajaaib sheikhow

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 หลายเดือนก่อน +4

    Asad Wa Ina Canbaashe Labaad Lakiin Puntland Asad Diano Kaliya Maaha Wa Wada Asad Libaxyo Ka Badan Asad Diano Dani Wa Inu Iskadhacsha Xasan Adadeeg Balaraba Goaann

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 หลายเดือนก่อน +1

    Weji loox jimce wanaagsan saydhi beenta ,maxaa cusub .

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z หลายเดือนก่อน +2

    Gurguurte hal lug ayuu ku taagan yahay,mana sii joogi doono.

  • @shukrilibax
    @shukrilibax หลายเดือนก่อน +1

    Asc Masha allaha guuleyso inadeer dalxo waa runt ? Ilaah haku xifdiyo amiin 🤲 reer muqdisho waxa eey ku faanayan in uu Asad u burburi dono pundland 😂?
    Guul iyo gobanimo khaatumo ❤
    Dani anaga oo mucaradeysan baa taagersan maantay ?
    Xasan munafaq somali oo dhan buu raba in uu ku duulo amaa uu burburiyo ?
    Xasan dhiiqo dadka uhadlo iyo kuwa anaga eeh uu lacag siiyay xasan xarash qaran in pundland la burburindono ?
    dani beey pundland oo dhan oo ladagalamayan?
    dani waa hal shaqsi ? Waxyalaha qaar kuma aan raacsanin ?
    Maantay waa somaliya oo dhan iyo mj 😂😂😂 ?
    adigan arkay qof wax socdo dhax dhaxad ka eeh?
    Xasan dhiiqo waxa uu ka shaqeeyay waa isku diirka reeraha iyo dagal sokey un ?
    Somaliya oo dhan xasan moryan waa u iibsaday ?
    Scw Scw Scw Scw Scw Scw
    Ilaahow dalkena diintena iyo dadkena nooga badbaadi xasan xarash qaran amiin yaa allaha 🤲🤲🤲❤❤❤💯💯💯💪💪💪
    Hanbalyo xasan xarash qaranow waad ku guuleysatay in aad shacabka somaliyed aad iskaga dhigto wadani daacad ah ?
    Sidee baa xasan dhiiqo loo aamini kara waa ninki geela 91 baalonoqo ku soo qoranayay?
    Mw farmajo waa mareexan dhahaye ?
    Maantana isla ninkas reer mayland dhahayo somali maba ahan ?😮🤫🤫😂

  • @gureey3185
    @gureey3185 หลายเดือนก่อน +2

    Dambigii aan kaa dhagaysan jirnay music miyaad noogu dartay

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg หลายเดือนก่อน +1

    ini diyano waa Ninka iyadoon bosaaso weligeed madfac kadhicin karidey ama xukunjecel
    haka ahato ama neceeb deni haka ahato ninkani weligisba wanin cadowga ushaqeya☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo หลายเดือนก่อน +1

    Uma malaynayo in gurigii hooyadii loo adeegsanayo hadduusan doqon dam ah ahayn

  • @shukrilibax
    @shukrilibax หลายเดือนก่อน +2

    Xasan xarash qaran iyo ismacil barbaro iyo itopiyo iyo muuse juudan waa saxibo filan beey somali udhigayan 😂

  • @YusufAflahar
    @YusufAflahar หลายเดือนก่อน

    Waa adduun waalan cuqaasha maxaa siyaasadda geliyey?

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 หลายเดือนก่อน +2

    Asad waxba kama qabankaro putland haduu tuubo raac noqdana we will BBQ for sure shacab iyo madaxweyne iyo cuqaal isku duuban ayaa jooga 😮

  • @YaasinSugule
    @YaasinSugule หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 หลายเดือนก่อน

    Caaqil waana lagala quusay. Waa horgal wacal ah. Aabay baan ka dhaxlay. Oday cisman dayaano waligii horgal manoqon.

  • @RuqiyaAbdi-p9b
    @RuqiyaAbdi-p9b หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @bby6
    @bby6 หลายเดือนก่อน +1

    Dowladan Hassan qabuure faagte u hogamiyo o idinka ad buunbunisan xagay ka talisa war ugandes ba muqdisho ku ilaliya Hassan munaafaq tuladi u ku dhashay matagi runti marka you guys don't waste your time on this issue

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 หลายเดือนก่อน

    General koffi ina dayaano wax uu puntland ka qaadi karto majirto haloo diido in uu soo galo puntland waa meel laga nacay general koffi ilaaheey cumrigiisa soo gabogabeey

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek หลายเดือนก่อน +1

    Bakh madow isagu xaar buu kufadhiyaa nin xaar ku fadhiyana cid dhegaysanaysa malaha hadankiisuna waa xaarkii uu kufadhiyoo dhuuso kudaray markaa dameer bakh madow intuusan dhulbahante uhanjabin horta xaarka haka kaco

  • @CabdiMaalig-o7v
    @CabdiMaalig-o7v หลายเดือนก่อน

    Wxn soo dhigay adoo wiil majeerten dhabta kaga fadhiya ma adigaa damerka ciyaaya ku busharayso balantan ku qaday isdawasho wacan

  • @AhmedHassan-c2o
    @AhmedHassan-c2o หลายเดือนก่อน +1

    Asstaantii Khaatumo ayaa kaa daba ciyaysa

  • @YusufAflahar
    @YusufAflahar หลายเดือนก่อน

    Warku wariye waa kaa khaldanyahay,sanyare maaha caqil balse waa shakhsi u dooda ssc khatumo

  • @MahdiAdan-n3g
    @MahdiAdan-n3g หลายเดือนก่อน

    Uraaye

  • @CabdiAxmed.cabdi.3355
    @CabdiAxmed.cabdi.3355 หลายเดือนก่อน +2

    Adaa.sida.dameerkaa.uciyaya.waxaana.kuusoo.qoray.doolada

  • @amaaniHaye
    @amaaniHaye หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😢😢😢😢

  • @HalimoMuuse-c6n
    @HalimoMuuse-c6n หลายเดือนก่อน +1

    Adigu qabiiliiste qurmay aa tahay

  • @CabdiraxmaanIbrahiim
    @CabdiraxmaanIbrahiim หลายเดือนก่อน

    Dameer baakaa.soos ciyaaya

  • @MohamedAhmed-xn1eo
    @MohamedAhmed-xn1eo หลายเดือนก่อน

    Garaad furaashbaa ina jaamac baadi .

  • @MahamoudIbrahim-k3m
    @MahamoudIbrahim-k3m หลายเดือนก่อน

    Dameerkiu and calendar ku samaysaateen dameerkii ayaa idinku ciyey

  • @SayidAbdirasaq
    @SayidAbdirasaq หลายเดือนก่อน

    Suaasha waxeytahay malakala jecel

  • @MrOyusuf
    @MrOyusuf หลายเดือนก่อน

    Kkkkk
    MA DAMEERTAAD KA BAQDAY

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo หลายเดือนก่อน

    Waxaa wax lagu qosla ah inaad tiri Xasan Sheekh ayaa u taliya Ra’isulwasaaraha. Ina adeer waan ka baxnay xiligi la isgarabyaacayey oo qarannimo ayan dooneynaa iyo dal ay kala danbeyn ka jirto. Marabno cadowgeena inuu dib inooga faa’ideysto.

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r หลายเดือนก่อน

    Kanax oo NAFTA wa warkaga yaa didan maisaaq ba

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 หลายเดือนก่อน

    Sow adiga ma ahayn ninkii afka ka lahaa ciidamada ina diyaano ee ps hala laayo waxa aad ku hadashay miyaad ilowday

  • @Sweety143Alfulayl
    @Sweety143Alfulayl หลายเดือนก่อน

    😂😂😂 Damerki hawiye ad ku cayneysan maxaa girigina kenay 😂😂😂 marwalbo wxdan aheyn ma noqoneysid hawiyena waa kaan manta mahadaxweyne ku ah marna ad ledahay.iiqoonso gobol marne ad ledahay Somalia dowlad kams jirto bal adiga isdhageyso😂😊

    • @hirsifow2183
      @hirsifow2183 หลายเดือนก่อน +1

      Hawiye Sool wey degaan. Aricadeeye ayuu weriyuhu degan yahay saa la soco.

  • @MahamoudIbrahim-k3m
    @MahamoudIbrahim-k3m หลายเดือนก่อน

    Maamul gobbled ayaad u wareerteen