MUUQAAL KU SAABSAN KAARAAN IYO XAAFADDA JABUUTI EE ISLA DAGMADA KAARAAN MOGADISHU 11/9/2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 22

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 2 ปีที่แล้ว +6

    Qofka aduunka ugu quruxda bdn waa nabi maxamed scw

  • @savekensington9850
    @savekensington9850 ปีที่แล้ว +1

    I appreciate you. I was in Kaaraan 1985 until 1987 Haafaada Djbuti any how never forget it
    Isgooyskaa karaan

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 6 หลายเดือนก่อน

    War wadadda ciida ka xaara sinoogtaah nadaadadda wadooyinku waa liidataa👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍

  • @najiibyare4483
    @najiibyare4483 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa xaaafad old ah masha Allah meelo badan oo aan wax badan ka aqoon bad na bartay waxan moodi jiray Kaaraan xaaafad wada jingada ah Lakin waa xafad shidan

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid

  • @imaamkatolka5059
    @imaamkatolka5059 2 ปีที่แล้ว +3

    Arjantin wali kama hayo quruxey

  • @halimahussein2000
    @halimahussein2000 2 ปีที่แล้ว +1

    maansha alaah keep going sister beautiful

  • @ahmedabokar6271
    @ahmedabokar6271 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah kaaraan

  • @Maxamedshiine7
    @Maxamedshiine7 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah walaal

  • @abdijibarAj
    @abdijibarAj 2 ปีที่แล้ว +3

    Maanta xaafadeyda soo duubtayee lkn meeshaan maahin jabuuti waa nageyle

  • @fartadagan442
    @fartadagan442 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a karaan waa meesha ku dhashay

  • @saidaali412
    @saidaali412 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaha

  • @mohammethussein9313
    @mohammethussein9313 ปีที่แล้ว

    Hada meshan wa casimad mad ile dihin alle umada haw gargaaro hoyadii dalka hadayba sidan tahay xalaka somalida manta ayey ka turjumaysa
    I'm from Hargeysa ❤

  • @umucaaishaumucaaisha596
    @umucaaishaumucaaisha596 2 ปีที่แล้ว

    Asc abayo waxan rabaa nus boos j
    Xaafada jamhuuriya ku yaalo ina ii soo.raadiso o qiima macquula ah fadlan iso jawaab

  • @warda4257
    @warda4257 2 ปีที่แล้ว +2

    Karaan busle wa xafad qadiim ah

  • @aaminaali9937
    @aaminaali9937 ปีที่แล้ว

    xaafadeeyda

  • @abdiadam3808
    @abdiadam3808 2 ปีที่แล้ว +2

    meel ay dowlad ka jirin waa saan camal , hadana dagka dagan maba u arkaan inay wax qaldan jiraan.

  • @anisohussein8202
    @anisohussein8202 10 หลายเดือนก่อน

    Kaaran dhanka bada ma noo soo duubikartaa

  • @JamesMo-h7b
    @JamesMo-h7b 7 หลายเดือนก่อน

    Waa kuso koray

  • @ureyjiaden5949
    @ureyjiaden5949 2 ปีที่แล้ว

    Waa meel dhimatay xafadad soo dubtay mantay