tabliiqintu walhi WA firqada ugu saxsan anigu qaadka 11ka duhurnimo sida ugu fadhisto 1 habenimo Ayan ka kici jiray Inan qof dinta Barta noqdo xafidul qurana noqdo 1sano gudehed iyaga sabab u aha من يريد الله به خيرا يفقهه في الدين ❤❤❤❤
Nolosheyda buugii iigu horreyay ee aan aqriyo oo aan dhameeyo oo aan ka faaiday. Quraanka dabadii ❤❤❤ Waad ku mahadsantahay dadaalka aad ku bixisay dhamaan waxa aankaa faaiidey ❤❤ Nolosheyda Hal doorada ka mid ah ayaa tahay walalo oo caqligeyga maskaxdeyda dadka koriinshihiisa ka qeyb qaatay ayaa tahay 2018 ilaa Abid keyga waan ku daba soconaa Haduu alle raali ka noqdo😢😢😢😢
In badan mawduucyada aad soo gudbiso waan dhageystay wax badanna waan ka korodhsaday balse anigu like inaan saaro waan hilmaamaa middaas waan ka cudur daaranayaa, haddii aan ku arki lahaa waxaan ku oran lahaa waad mahadsantahay.
Aadanow saaxib nin ku dayasho mudan baad tahay buugaasna waan ku ramstay waxaan ku akhriyey carabi iyo somaali oo aan hada ku aqrinayo saaxib aadanow waxaad aad ula jaan qaaday heerka fahanka ee buugu xambarsanyahya mahadsanid buugag badan waan kasugayna waana ku bogadinayna saaxib.
Mudane waan ku salaamay, Marka Hore waan kaaga mahad celin muuqaaladaada qiimaha Iyo qaayaha wayn ee aad soo gudbiso buugan iyo kuwa kale ee aad turjuntay Xagee laga helayaa hadda Waxaan joogaa itoobiya lkn wadankii hooyo waan ku soo wajahanay sanadka cusub Insha Allah Xagee ugu hagaagaa buugtaas Mahadsanid
You deserve more than a million, but we are Somalis, and it's hard for us to support good people, but it's easy for us to be supporters of useless people.😢😢😢😢 I hope one day you will reach one million❤❤❤
zxp waxan ahay dadka kugu xiran ama ku dawada marwalba iyo muqal walba waxan itabadan kahela dhirigalintada ama xigmadahaga sii ad ah na waxan uu jecladay book ka bockgran ku yala ee wan ku salamay zxp sidas darted waxan ka codsanaya in ad nosamayso taxane buga ah oo muqaloo ah ama oline korso ah oo iiba thanks pro etc...?
tabliiqintu walhi WA firqada ugu saxsan anigu qaadka 11ka duhurnimo sida ugu fadhisto 1 habenimo Ayan ka kici jiray Inan qof dinta Barta noqdo xafidul qurana noqdo 1sano gudehed iyaga sabab u aha من يريد الله به خيرا يفقهه في الدين ❤❤❤❤
Ilaahayow wiilkan dhallinta ah ee cilmiga bdn aan ka faaiidnay
Ilaahayow maalinta la qaawan yahay awaal mari 😔🤲
Amiin ilhay hanada xifdiyo ❤❤
Aaamin
Saaxiib waan ku taageera❤❤❤❤😂😂😂😂🎉🎉🎉 2:00
Aamiin yaa Rabi 👏
Aamiin
Dhigane cajiib ah weeye magaca loogu magac darey ayaaba kahelay!! Mahadsanid ustaad maalmahan aad ban kaga faaidey buugag tayo iyo qiimo leh❤
Abowe podcast noga soo samee codsi waaye hno soo dheere video gaas plz abowe💖🥰
Sido kale wan jecelahay lahy
Alxamdulilaah waan dhameeyay akhariska buuga waan kusalaamay zhp ala macaanaa 9/02/2024 jimce bil udanbeeya bisha shacabaan ❤
Zxp xagee laga helaa buugan
@@shiinexuseen1800iQra Books Hargaysa Wll
Alxamdulilaah is la anigii ayaa soo booqday tariikhdii aan qoray mudo yar kadib 11/07/2024 ❤
Ilawoh inadaa inta aan aqoonta faafino❤
Saaxiibka kaliya ee niyada noo kaawadeeya , mahadsanid Aadan.
waa kusalaamay saxiib Aadan sahan waxaan maktabadeyda yaala 4 buug oo Aaad turjuntay , dhamantood turjumida afka somaliga ay kuwada qoran yihin saxiib waxad modaa in ay aad u adag yihin waan rajena in aad wax kabadali doontid.
Buugaan WaN iibsan i.Allah Wana wada aqrin wxana rajeynayaa inan wax ka faaido❤
Casariyena haka tagin
Insha allah ❤❤
Maanta hud hud baan tagay anigoo buugaan raadinaayo laakiin nasiib darro wuu go'ay la igu dhahay mana iska waalin casariye ayaan dhab soo dhahay❤
Nolosheyda buugii iigu horreyay ee aan aqriyo oo aan dhameeyo oo aan ka faaiday. Quraanka dabadii ❤❤❤
Waad ku mahadsantahay dadaalka aad ku bixisay dhamaan waxa aankaa faaiidey ❤❤
Nolosheyda Hal doorada ka mid ah ayaa tahay walalo oo caqligeyga maskaxdeyda dadka koriinshihiisa ka qeyb qaatay ayaa tahay 2018 ilaa Abid keyga waan ku daba soconaa
Haduu alle raali ka noqdo😢😢😢😢
الی المنکسرة قلوبهم buuggiisa ah na isha ku haya Bahdiinnaasi inaadeer 🎉🎉🎉
Mansha'allaah sxb uhoray usoco idam alle🤲🤲
Xaley ayaan soo iibasdey wan akhrindona wlo jazak allhu khayr
Xagee ka heLayaaa❤
@@BilaAbdi-t7x iqra book 📚 hargeisa
Sxp asoo pdf ma haysa
Waan ku salaamay sxb waxaad ileedahay cimrigu wuu soconayaa wax qabadyo sheegan oo la tilmamana maan samayn
Aniguna waxaan ku leyahay
Oo yaa kugu yiri wax qabadyadu waa inay noqdaan kuwa amakaag keh oo waawayn isla markana sheegan wax qabadyadu sxb ma'ahan kaliya ku wayoyga dhiganayasha sooyaalka lagu xuso dadkuna ay ka waran kooda isla dhexmaraan
Yaa yiri waa inaanu dhamanteen noqonaa ikhtiraac yahano, fiqi yahano , suugaan yahano, hogamiya'yaal, hantilayaal ama dad caan ah si aynu u noqono dad wax qabad sameeya war in uu qofku noqdo aadame/ insaan inuu noqdo Lafteeda ayaa ah wax qabad wayn oo aan dhayal ahayn
Waxaynu nahay halyeeyo saaxiib xataa hadii aynanu ciidamo hogaamin oo aynanu guulo goob dagaal ka soo hoynin ama aynaan ikhtaracin dawooyin ama aynaan daah feydin qanuun fiisigis ah ama aynaan helin isku dhis cusub oo kimistiri ah ama aynaan dajin xeer xisabeed ama bad horleh o gabayu eyahay aynaan sameyn amaba aynaan abaalmarinta nopal ku guleysan
HALYEYO ayaynu nahay markeynu la halgameyno nafaheena sida malin'lahaa inaynu (ilahay) casiyin
Sidoo kale halyeeyo ayaynu nahay marka aan casino ee hana dib ugu soo no'qono (ilahay) inagoo taagdaran oo toobad raadis ah
Halyeyo ayaynu nahay marka aynu dadka niyada u dhisayno iyo marka aynu erayadena sida ka fiirsiga leh u xulanayno si aynaan dadka kale daremayashoda udurin oo ayna oraahehena ugu margan
Halyeeyo ayaynu nahay marka aynu soo marno maskiin waregakeysi wax ku gadaya ee aynu wax ka iibsano sicirka uu ku gadayana aynu uga yara badino ee hadana sadaqo (ilahay) dartii ah oo daahsoon u niyaysano
Halyeeyo ayaynu nahay marka aynu bisha dabayaqadeda gaarno ee waxa aynu faraha ku hay'naa yaraadaan hadana aynu bahideena dadka ka asturano
Halyeyo ayaynu nahay marka aynu ubadkena ku tarabiyadeynayno in (ilahay ) ay ka cabsadaan ee aynu ugu ilaalino inay xifdiyaan juz camo sida aynu ugu ilaalino ayan xifdiyaan jadwalka isku dhufashada
Halyeyo ayaynu nahay saaxiib marka aynu hooyoyinkeen iyo aabayasheen u sama falayno marka aan dariskeena samo kula dhaqmayno lamanayashena cawinayno qarabadana aynu xiririnayno
Halyeeyo ayaynu nahay saxiib marka aynu waxbarashada dadalkaas ku bixinayno iyo marka aynu quudka ubadkenaa dhidid iyo tacab ugu kenayno
Boga wax qabadyadada ku darso saxiib in saladii subax aad u kacday oo ku darso waxkasta oo kaa soo garayba inaad dadka aad jeceshay garabkoda kabixin inlee qofka qalbigiisa ku siiyay wuu isku kaa haleyay oo uu isku kaa aminay
(ilahayna) wuu jecelyahay in amanada cida leh loo'gudo e
Boga wax qabadyadada ku xardho markad ku faraxday wax qabad uu qofkale ka dhabeyay waxay ku tusinaysaa inaad ledahay qalbi wanagsan e oo ku qoro in qofkasta oo nimco haysta oo aad aragtay aad u duceysay inuu ilahay u barakeeyo waxay ku tusaysaa inay tarabiyadadu hagagsan tahay oo qqd edbontahay wixii uu waynuhu kuu qondeyay aad ku qanacsantahaye ku darso bogaga wax qabadyadada
Qofkastoo murugeysan ood ilinta aad ka tirtay eraykasta oo wanagsan oo aad qof niyad jabsan moraalka ugu dhistay iyo gacan qabad kasta ood qof waayuhu cileen u fidisay ku darso bogaga wax qabadkaga Hinaasa kasta oo aad qarsatay si aydan isku seegin cidaas kula jirta idinkoo safarkaas nololed dhexda kaga jira
Nabadiino saxiib
MaHadsanid lph 🙏👑🦁😊
Mahadsanid wllka buugan isbuc baan aqrinaya hada waana buug aad wacan
Where did you get this book?
Waan kaa qaaday saaxiib❤ ADAN SAHAN❤
Jazaakallah ❤❤❤
Ustad adanow ilahow cimrigaada dheree😢 ❤
Guuleyso wll halkee ka helaa hargysa😢❤
Xageeen ka heli kara buugan.
جزاك الله خيرا
Habeenkii Ayaan Akhriyi Jiray Waxad Moodaaba In Uu Ad'ham sharqawi Aan La Fadhiyo Masha Allah Waa Dhiggane Cajiib Ah 🎉
Inyar saas la iiga sheegy i cajab galisy buuga dhan mxn ka filan 😮❤🎉 i.a inan akhristo rajayn
Buuga naftayday gacalo waa isoo gaaray shaqo fiican haysaa wll tolow ma jiraa buug ka hadlayo sida loo mamulo dareemadada
In badan mawduucyada aad soo gudbiso waan dhageystay wax badanna waan ka korodhsaday balse anigu like inaan saaro waan hilmaamaa middaas waan ka cudur daaranayaa, haddii aan ku arki lahaa waxaan ku oran lahaa waad mahadsantahay.
Adan sahan waxa uu innaga mudan yahay inaan garab qabano waa haldoor yar ummad kasta waxa ay kor uqaadan inta anfacda balse anigga waxaad moodaa inaan xagga kale ula kacnay oo inta liidata ayaa baraha bulshada lagu muujiyaa
Waa ku salamey Adan walaalo wax aan jeclahey buugagatada please in tee kehelikara
Buugan weli ma bilaabin waxaan wadaa casariye runtii waanan la dhacsanahay
Mahadsnid ustaad buuggani aad buu i anfacay waana buug wakhtigii ugu habboom yimi
Wan ku salamay saxiib🕊️📿
Aadanow saaxib nin ku dayasho mudan baad tahay buugaasna waan ku ramstay waxaan ku akhriyey carabi iyo somaali oo aan hada ku aqrinayo saaxib aadanow waxaad aad ula jaan qaaday heerka fahanka ee buugu xambarsanyahya mahadsanid buugag badan waan kasugayna waana ku bogadinayna saaxib.
Wll pdf make hesaa
@@shukriartsn may walaale isagoo caadi ah baan hayaa
@@shukriartsnanaa haya
@@Bedri174 Gmail iku sdr adoo mahdsan
@ mrbedri wlaal sideen ku helaa asago pdf oo somali ah?
m.a Aad bad umahadsan tahay zaxiib
waa dhigane dareenka qofka og
wan iibinaya insha Allah hadii rabi idmo
Ku darssso Bogaga Wax qabadkaga hinaassO wallba ood la gubtahayootty Oo aad qarsatty si aadan issu seegin ciddaas kula jirtta Idinkoo safarkka nololed dhexdda kaga jirra❤
Sahanka xogohow madaxweynaha Mustaqbalka aya ku salaamaya❤🎉
Guusha waa dhowdahay 😊
Walal meshaan kaheliyo ii sheega
Wallahi waa buug aaan caadi ahyn aadna aaan uula dhacay 😢😢😢
Mhdsanid wll
Ilaahay hakaa farxiyo wll Adan.
Waan ku salaamay sxb adam 2 sano Stress iyo murug maantaan ugu roonahay LXMDULILAAH
2sano miyaa murug la noolayd
@@yaxyecali5232 haa wlhi ALLAH hanaga Dulqaadee
Wanku salaamay saaxiib.
Wan jeclahY😊
بارك الله فيك يا أخي الكريم
Mudane waan ku salaamay, Marka Hore waan kaaga mahad celin muuqaaladaada qiimaha Iyo qaayaha wayn ee aad soo gudbiso buugan iyo kuwa kale ee aad turjuntay Xagee laga helayaa hadda Waxaan joogaa itoobiya lkn wadankii hooyo waan ku soo wajahanay sanadka cusub Insha Allah Xagee ugu hagaagaa buugtaas Mahadsanid
Walal waan ubahanahy xageen kahelaa
Mahadsanid saxib ❤
Masha allah I'm with you always guulayso sxiib 🥺
Halken ka helaya zxp 🎉aadan wll
mahadsanid sxp qali❤
Buugaan wuxuu naxasuusinaayaa nimcooyinka ilaahay inagu maneystay. Sida tabliiqda. M.a
Ilaahay hakugu abaal mariyo abaal mar midkaugu wanaagasa.
Mahadsanid aadan
Walal xageen ka helnaa buugan
Mansha Allah halkee laga helaya 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Ilbaxnimo!
odha hahan aad buga ka sooqadatay waxa lamooda budhcad in qalbiga lay marinayo sidan igu riyaqay malayn maysid 😊😊
M.a waa xaqiiq Ruunti 😊😊
Nolow walaal inta nolali jirto🎉❤
Masha allh waa buug cajibaa jasakalaah wllo
Mahadsanid Aadan
Msha Allah sxb
Walee sanadkaan sii dhamanaya labo buug ayuu I baray mahadsanid ugaasoow
Mahadsanid ustaad adan sahan🙏
Mahadsanid macalin
Masha allah ❤😊zxp ilahay hakaa jaza siiyo shaqadan wanagsan❤
Ustaaad mahadsanid waligay buug ka macaan ma akhrin
Xaggan ka helayaa buugan waan ku salaamay saaxiib
Waan la helay xaqiiqdi wana wada aqriskisa 🎉🎉🎉waad mahadsan thy wllo adan
Sii wad I like all boog you let show to us👏🫡salaanta na Waan kaa qaaday saaxip✋🏼
Aadan sahan
Halkeen kaala soxidhidhaaa
Asc aadan seen ku gadan karaa buugaagtaada anoo jooga yurub
Mahadsanid walaal wax badan baan kaa faa'idey ❤❤
You deserve more than a million, but we are Somalis, and it's hard for us to support good people, but it's easy for us to be supporters of useless people.😢😢😢😢 I hope one day you will reach one million❤❤❤
Absolutely you have told the truth ❤
@@maajidcusmaan4868 thanks wllo
Not all of us 🥺
@@sawdaacabdicali6961 yeah
Yaa ku yidhi soomalidu ma taageeraan dadka wanaagsan waa caqliyadeena ina xumeynaysa wllo waad qalad fahantahay somalida
Jazkilh janah aadan
Mahadsanid wlle❤
Macalin haragayasa xagee ka helaaa❤
Thank you my ustaad
ALLAHA KU BARAKEEYO AKHII CASIIS.
Asc wll sahan Bogaan BDF Ahaan ma u heli karaa Dalka majoogi sorry malkale Aan kala xariiyo waan waye
Sidookale❤
Waan kaa QaadEyyy Saaxiin❤❤❤
Mahadsanid adam
zxp waxan ahay dadka kugu xiran ama ku dawada marwalba iyo muqal walba waxan itabadan kahela dhirigalintada ama xigmadahaga sii ad ah na waxan uu jecladay book ka bockgran ku yala ee wan ku salamay zxp sidas darted waxan ka codsanaya in ad nosamayso taxane buga ah oo muqaloo ah ama oline korso ah oo iiba thanks pro etc...?
waan ku salaaamay zxp xagee laga helaya
Soo badi walaal podcasts buugaagta
Shukran walal❤
Mahdsanid ustaad😊❤❤
Jasakumulah wasiir🎉
Msh Allah ❤ wllky waa dünya wlhi waan ka helay buukan
Bugan waan akhriya aad bu ufican yahy so proud ❤
Wll halken ka helayaa
Zxp inoo soo badi buugaaagtan 1:34 ❤
Mahadsanid ❤
❤jasaakumalahu khayr
إلى المنكسرة قلوبهم Iyo ليطمئن قلبي
Waan kaa sugeynaa abowe Allaha ku barakeeyo ♥️
Masha'alah buugu qiiro qiiro wye😢❤
❤❤❤mashllha brother ❤❤
Waan ku salaamay saaxiib🥰❤️🫡
Buuga xagee ka helaa play storekeeper soo gali sxp
Aad baa umhadsanthy sxib qli❤
Buugan xagee ka helaa walalka wa ka iibsanaaye
ilaahay baan ku dhaartee waan necbaysanayey ilaa intii videogu ka dhamaanayey inaan ku kale shido gaar inta buuga uu aadan akhrinayo
nabdeey
Aadanow waa ku sugna dhanka sahan podcast
Mahadsnid Ustaad❤
😭😭😭😭😭😭 ilaahaw xafid aadan
Waaa Book cajiib xagee laga helaaaa