Aar. Dawladii hore xa ga y jireen kuwan imika baraarugay Malaha waa kuwii ina biixi xaaraanta la jaqaayay oo imika is leh way idinka gu i xaaraantii waanu idin fahan nahay Sharkiin moodi
Kkkkk kani film ma aha la jaanqaadi kra casrigan ma ahaa , dircter ka ka xun xaqiiqdi , camara , shaqsiyadka , habka jilinki iyo goobaha lgu duubay ba ma mid intaa ba wangsan
Waa Riwaayad Cajiib Hore U Socda
Xigmad baa ku duugan ❤
Only Dadkiii 2017kiii NiiclaHa Ka Daawan Jirtay Ninkan😂 Harayuuup
😂
Me too haaraayuup zamzam sharaf raxma rayz now she is in germany
Ŵaa runtàa
Xasuus 😂
Uu waynaaday lkn😮😂😂😂😂😂😂
Dhigdhigaayo maxaa laga wadaa ❤🎉
Qar ka mida wilashani riwayadii haraa ayuup kuwada jireen
Ninkan haraa yuu miyaa ❤❤❤
Masha Allah .
Allaylahee waa dhaxal soomaali.
Waxan ma flim aahaan ayaan u daawadaa mise riwaayad ahaan😂
Waar waa qoladii havyoco 🎉🎉
𝑭𝒊𝒍𝒎𝒊𝒎 𝒒𝒂𝒃𝒚𝒂𝒍𝒂𝒅 𝒅𝒊𝒊𝒅𝒂𝒉🎉
Ma Aniga Ayaa Moodaya Mise wiilka wayn Riwaad Aan hore U daawaday Ayuu ku jiray Riwaayadii haaraayuub mise waaba haaraayuub wiilku 😂
kuli inta u badan waa isla jilaayashi ruwaayadaas
Waa majaajilo qurux badan ereyo gaar loo xushay, murti,maahmaah iyo xikmadina ka buuxdo
Aniga waxaa iga qosliyay sarajooga igu meheri markii lacag la sheegay
Aar waaa haara ayuub gabdhii yareyd ee uu uurka u yeelo awaay😅
Waa wacyi gelin wanaagsan
Xal xabo kama fahmin wllhi❤
Ninka haare ayuub miyuunan ahayn
dhagan dhagayo ayaa wasir noqday waa duni akhiro
Wow ❤
Haara aYuup
Qaabka loo duubay waa perfect lkn sida loo jilay ayaa wax yar isku yara toosnayn anigu riwaayadda waxan ku qiimeyay 10/8 lkn wlhi waa riwaayad micno wayn xambaarsan guulaysta dhamaan guul iyo Gobonimo
Yaah waar dee waa film aan inaba caadi ahayn yaah😂🎉
Musuq masaq jojiya madax day😢
Dhag dhageeye😂😂😂😂😂
😂 madaxweyne cabdirahaman ciiro
Aar. Dawladii hore xa ga y jireen kuwan imika baraarugay
Malaha waa kuwii ina biixi xaaraanta la jaqaayay oo imika is leh way idinka gu i xaaraantii waanu idin fahan nahay
Sharkiin moodi
Xaaraantee? Lagu cunay halkee?
Kkkkk kani film ma aha la jaanqaadi kra casrigan ma ahaa , dircter ka ka xun xaqiiqdi , camara , shaqsiyadka , habka jilinki iyo goobaha lgu duubay ba ma mid intaa ba wangsan
Haaraayuub😢😂😂😂😂😂😂
That's my team horyaal tv qofkii 603 Ee filimkan daawada 🎉🎉🎉
😂😂😂
Riwaayad noocana wali ma dhamaysan😂
😂😂 wan kahelay wale waba qosol socda
Warqada stop maxaa loogu qoray afsomali jooji maxaa udiiday
Haaraayuup yaa ka saayo😂
Haaraa yuu u ekaaa isaga miya. Riwaayadii haraayyuu
Naag somali idont like it 😅😅😅😅😅😅
Magacii musaslaku
Haaraayuub acting
Harayuub 😂
Walle waa murtii
Hadan fiirsan intaan Wax qorin horta han dhameysto
Awdiga qoray😂😂😂😂
😂